JIZKUMULLAAH sheekh Umal Allah ku xafido, hadduu madaxweynaha tanaazulu raggaas laguma aamini karee cid kalena ma aragno haddaan shacab nahay ee iimaanka ha is geliyaan mucaaradkan.
Wawalo run aan isku sheegno nin kasto oo is soo sharxo waxaa lacag soo siisa dawlad shiyeeye si ay iyagu u maamushan marka madaxweynaha hada joogo iyo kuwa rabo waa isku mid all waxa wato shisheeye ee hdii madaxweynaha hda joogo intuu culimada u yeero hadhaho mid iska soo saaro oo wadankan kitaabka alle ku dhaqo markas culimada madiiden lkn nin rabo inuu deyn iska bixiyo ileen lacagtii isku soo sharxey ayaa laga rabaa waxaa kaloo usii dheer in amarkooda ku shaqeyn doono marka mid roon majiree iska daaya nin jecleysiga iyo qabiilkaa ku ordeesan anig iyaga dhan waa isu keymid oo mid roon maba arki
Allow marqaati ka ahow anagan anigana marqaati ayaan ka ahay in Sheik Umal gutay waajibkiisa umada somaliyeed sidee ay u jooji lahaayeen dheega maalin kasta daata. Mar hore ayaan jeclaan lahaa in culumada soomaaliyeed sidaan oo kale xaqooda u gutaan lakinse maanta wan arkay Illaahna hanaga dhigo kuwii qaata waanada. Aamin Insha Allah
Shiikhu run buu sheegay, jazakallahu kheyr. Laakiin waxan ka sixi lahaa ma fiicno in hadda Farmajo tanasulo oo boorsadiisa ka qaado meesha. Waxa ka dhalanaysa dhib iyo bililiqo. Waxa fiican in doorasho la qabto oo loo tartamo kursiga. Marka inta aan ka aragno Farmajo wuu rabaa inuu doorasho qabto ee waxa hortaagan madaxweynayaasha kale ee gobolada. Taas sidee loo xallinayaa ?
King Jacon, waligaa ma aragtey sheikh yada waaweyn oo is soo sharxaayo sida sheikh mustafa , abu dalxa iyo inkaloo badan oo xil u ordaayo marka meesha waxa ka cad in ninkastoo is soo sharxaa ey dowlad shisheeyo wadato si ey danahooda uga fushaan somalia isaguna uu ka taajiro marka hdii ilaahey laga baqaayo meeshan wax ummada soomaliyed u roon majiran ee iyaga dhan waa dad la maamulo marka kuwa hda jooga ilaahey hanago qabto dhamantood oo ruux soomali ah oo ehlu diina oo kitaabka ilaahey nagu maamulo ilaahey hana siiyo hdii aan shacab nahney aan ka duceesano dadkan oo aan iska deyno qabiilka iyo nin jecleysiga
First off all we all know that Farmajo is very good learner and perfect for all Somalia 🇸🇴 if you’re not gonna be qabilaste and talk to Ahmed Meadowe that’s killing the innocent people every day and Dani as well the hypocrite and leave Farmajo alone and go pray salato towba you commit a sin subha’naallah
@Run sheeg sheikha waa ka hadalyey oo dano shisheeye yaan dalka loo burburin ayuu ku dhahey mana lasoo koobi karo inta wadan ee rabto in somalia danahooda ka gaaran hdii somali wax fahmeeso sheikhu wax ayuu natusay in nin wadan raba oona ilaahey uga cabsanaya dadka uu san xil u dagaalameen una ordeen ee meshan wax is dhaama majiran marka shacabkii dantooda raacan lahaane waxaa lagu mashquuliyey qabiil
Dawladii hore adinka lee dudumiyey, Tan oo hada soo kaceysana adinka aa raba inaad dudumisaan. Hawiye wax boob iyo wax dudumis lee ku fiican tahiin. Sheeg runta Sheekh booc booc.
Sheekha halawaydioyo madaxaa laga, amar qaadan karaa ninka yidhi magaalada, aan kasoojeedo nin reer hebala mamaulikaro see, isaga maamulkiisa loogu hogaamsami bal aduu, isqabadsii.
شكرا عمي لقد رغبت انتشار مثل هذه الخطب بين مجتمعنا اليوم ، وأحب أيضا أن نعرّف الشعب الصومالي من هو مالك الأرض وما مدى معني الألقاب المزعوم في خصوصة الأرض؟ ومعرفة الله من خلال الكتاب والسنة وخاصة الأمثلة الموجودة في كتاب الله .
Sheikhu kama hadlin duulaanka ay soo qaadeen salibiyiintu iyo in dalka uu ku jiro gumaysi aad u daran. Aamusnaantiisa ayaan shubho weyn ka qabaa. Culumada waxaan leeyahay: ilaahay ka cabsada, oo gumaysiga lagu hayo dalkeena ka hadla. Kuwa soo duulay waxay doonayaan inaanan la isku xukumin Kitaabka iyo Sunnada. إِن يَثْقَفُوكُمْ يَكُونُوا۟ لَكُمْ أَعْدَآءًۭ وَيَبْسُطُوٓا۟ إِلَيْكُمْ أَيْدِيَهُمْ وَأَلْسِنَتَهُم بِٱلسُّوٓءِ وَوَدُّوا۟ لَوْ تَكْفُرُونَ
Jazaaka allah SHIIKH UMAL, qolo kasta kalmadii ay mudneyd ayaad u jeedisay, allaha xaqa iyo maslaxadda ummadda fahamsiiyo dhammaantood
Jazakallah ilaahay sheikhMaxamed umalaw ajar iyo xasanad haka siiyo iyagana ilaahay haka dhigo kuwa qaata wanadada
Jazakallah khayr sheikh anaga kuwii qaata wanadada Allah inaga dhigo Amiin 🤲🤲
جزاك الله عنا خير الجزاء، وأطال الله عمرك...
JIZKUMULLAAH sheekh Umal Allah ku xafido, hadduu madaxweynaha tanaazulu raggaas laguma aamini karee cid kalena ma aragno haddaan shacab nahay ee iimaanka ha is geliyaan mucaaradkan.
Walaahi waa runtaa
Wawalo run aan isku sheegno nin kasto oo is soo sharxo waxaa lacag soo siisa dawlad shiyeeye si ay iyagu u maamushan marka madaxweynaha hada joogo iyo kuwa rabo waa isku mid all waxa wato shisheeye ee hdii madaxweynaha hda joogo intuu culimada u yeero hadhaho mid iska soo saaro oo wadankan kitaabka alle ku dhaqo markas culimada madiiden lkn nin rabo inuu deyn iska bixiyo ileen lacagtii isku soo sharxey ayaa laga rabaa waxaa kaloo usii dheer in amarkooda ku shaqeyn doono marka mid roon majiree iska daaya nin jecleysiga iyo qabiilkaa ku ordeesan anig iyaga dhan waa isu keymid oo mid roon maba arki
@@Dagansaid17 adiga waxba ma aragtidee sidee dhamaan isku mid ma noqon karaan sxb shanta farood Alle ma simin, marka adiga waad ogtahay qofka roon iyo midka aan rooneyn, Dad gatay damiirkooda iyo wadaniyadooda oo dalal shisheeye dalaal u ah kuwaasi waa kuwa aad adiga sheegtay maba inoo roona lkn midka hada jooga faahfaahin uma baahna hadaad muwaadin soomaaliyeed tahy
Kheyr aan lasoo koobi karin Allaha siiyo sheekha massages qiima badan ayuu somali udiray ee Allaha nagu anfaco AMIN
Jazakalahu kheyr sheikh umal wlh waank iyo wax sheeg uma yara Allah ya xifdak
Allow marqaati ka ahow anagan anigana marqaati ayaan ka ahay in Sheik Umal gutay waajibkiisa umada somaliyeed sidee ay u jooji lahaayeen dheega maalin kasta daata.
Mar hore ayaan jeclaan lahaa in culumada soomaaliyeed sidaan oo kale xaqooda u gutaan lakinse maanta wan arkay Illaahna hanaga dhigo kuwii qaata waanada. Aamin Insha Allah
Jamaal jazaakallaahu khayra
@@hafsaali4297 shukran walal
Jazaa kallaahu kheyr wacdiga qaybta shacabka ayaa naquseyso allaha nagu anfaco.
Shekh umul alle ha ku barakeyo
Saaxiiix subxanaallaah jazakallaahu kheer shiekh 👏👏👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Khayr iyo ajar Allaha kaa siiyo waanada
Iyo wax u sheegga diintooda waajibaadka
Allah ku waajib yeelay.
Sheekh Cabdi Umal waa Nin aftahan ah . Oo aarbaan. uguyeedhaah ama libaax. He is 💕💕💐🌿👑👑👋👍
Maasha allah... khudbad qiimo badan... allaha nagu anfaco,,, sheekhana allaha ka abaal mariyo.
لااحب الرءاسة ايها الشيخ
Intaad tidhi in la’eg uun.
Mansha Allah sheikh umal jasakallah 💙👈
Jazaaakakaah kheyr allh ku siiyo
Waa run waxuu ka hadlay sheeq Umal ilaaheeyoow ku xifdi ilaaheey ka baqa
Jizaakallaahu khaur shiikh umal xafidulaah runta ayaa u sheegtay illahay quluubtooda ha isu soo dhaweeyo
mashaAllah, sheikhy ilaahey kheyrkaga habadiyo
Sheikh umal kheyr Allaha siiyo, waqti loo baahna ayuu so hadlay!
SHeekh Maxamed Cabdi umal run badan ilaheey haa ku xifdiyo .waa sax ilaheey xaqa hangu sugaa yaa Allah
Shiikhu run buu sheegay, jazakallahu kheyr. Laakiin waxan ka sixi lahaa ma fiicno in hadda Farmajo tanasulo oo boorsadiisa ka qaado meesha. Waxa ka dhalanaysa dhib iyo bililiqo.
Waxa fiican in doorasho la qabto oo loo tartamo kursiga. Marka inta aan ka aragno Farmajo wuu rabaa inuu doorasho qabto ee waxa hortaagan madaxweynayaasha kale ee gobolada. Taas sidee loo xallinayaa ?
Masha ALLAH ilahayo nooxafiid culimadena ALLAH yaxfaduka
CID lagu bedelo bedelo far maajo ma hayno ilaahoow buurcadan wax ha noogu dhiibin waa nawada iibsanayaane
Aloow Nooga gargaarr qoomkaan🤲
King Jacon, waligaa ma aragtey sheikh yada waaweyn oo is soo sharxaayo sida sheikh mustafa , abu dalxa iyo inkaloo badan oo xil u ordaayo marka meesha waxa ka cad in ninkastoo is soo sharxaa ey dowlad shisheeyo wadato si ey danahooda uga fushaan somalia isaguna uu ka taajiro marka hdii ilaahey laga baqaayo meeshan wax ummada soomaliyed u roon majiran ee iyaga dhan waa dad la maamulo marka kuwa hda jooga ilaahey hanago qabto dhamantood oo ruux soomali ah oo ehlu diina oo kitaabka ilaahey nagu maamulo ilaahey hana siiyo hdii aan shacab nahney aan ka duceesano dadkan oo aan iska deyno qabiilka iyo nin jecleysiga
Mashaa alah alah ku xafido shiqow lakin waxaa wax walbo ka weyan in la bad baadiy dalka iyo dad ka marka ilahay ka cabsada walaa la yalow
farmaajo gar iyo gardaraba waa taageere miyaa qaladkiisa waa loo sheekaa farmaajo ciil qabe kursi isku dhajiye kursi jecleysi iyo hogaamin xumo isku darsato
@@cabdiwahaabaadam8033 kan ilaahey hanaga qabto maanta hal.madfac oo kugu dhacaa kugu filan asigana wax kaama oga markaa dhimatana maxee kuu taree taagernimadii ilaaho waxaan ka bariyaa kuwaan waxba hanoo ku dhiibin mid diinta islamka wax nagu xukumiyo allaha keeno amiin
Mashaa Allah sheekhunaa runtaad ka hadashay. Allah ha ku anfaco siyaasiyiintaas wadanka qasaya.
First off all we all know that Farmajo is very good learner and perfect for all Somalia 🇸🇴 if you’re not gonna be qabilaste and talk to Ahmed Meadowe that’s killing the innocent people every day and Dani as well the hypocrite and leave Farmajo alone and go pray salato towba you commit a sin subha’naallah
V. À
P
.
@Nafiso Sheekh Axmed waa runtaa wll, qoftaan waxaan umalainayaa inaisan fahmin wuxuu shekhu kahadlaayo, marka dhanka qabilka ayey ubooday. Allah hacaafiyo 🤔🤔
afka u dhace aaaaamau
@@cabdiqaniabdi9967 war waa maxay waxaan magaca ninka wato oo hadana sidii habrihii habaartamaya,oo kusoo barbaare guri laga habaartamo. Walciyaadu Billah 🤮🤮🤮🥱🥱🥱
Masha Allah sheqow Ilahey hakubarakeyo
Maasha Allah sheikh Allah ku barakeeyo
Allahu akbar ilaahay hakuxafido sh umul wacyi galintada ilaahay xaqa hatuso madaxdas.
Ilaah ha ku xafido
MaashaAllah shekhanaa jazakallah khayr
MashaAllah 💞💞💞💞
Masha allah sheekh aqoon diimeed iyocaaqilnimo ayaad idly darsatay
Sheikh allaha kuhafidho lakiin sheiikh ma iloowdey deni iyo duxuulow
Waa saas
Mantu lahadley
Sheikh meequu tanaasuley madaxweenaha ma waxaad rabtaa iney dhulkaana iibsadaan iloohow kuwaa hanoo dhiibin culimada horta hamidoobaan Markaana wadanka culimada ha hogaamiyeen
Tanaasul waligiis masameenin hadana lagama rabo qof wuxuu xaq ulahaa dhamaadeen oo baxo tanaasul lamayiraahdo tanaasul waa hadii 4 sano gudaheeda uu bixi lahaay hada weeba dhamaatay
Baarka allaah fiika wafii cilmika sheeqanaa faadil allaah ha ku xafido
Mashaa allah sheekh alle haku xafido
Guulaysta waligiin All Somali wayn Ilaahoow Wadankeena Nabad nooga dhig Ilaahoow Madaxdeena noo daa Ilaahoow Dadkeena Qabiilka iyo Qurunka ka saar Ilaahoow Bogeena Bur Cad isku Mari Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
الله يحفظك من كل شر يا شيخنا الفاضل
As3
Some people dislike the Sheikh's preaching
How i wish they know the truth
Allah make us understand the Haaq
Masha Allah. Fadlan hadii ad rabto su'aalo dinii ah halkan ku dhufo.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
ua-cam.com/video/XDZLwYswegQ/v-deo.html.
Masha allah sheikh jasakalah❤❤
Ilaahey ha ku xifdiyo, Jzk kheyr
Shiikh umal alle haku xifdiyo shiikhanaa
alle haku xifdiyo sheekh
Masha Allah ilaah haku barakeeyo
Jasakala khayr
SHEEKHAW MAXAAD AFKAAGA UGA ILAALINAYSAA IN FARMAAJO AAD SOO QAADO OO AAD XAQA UGA GABANAYSAA
Guul umada Soomaaliyeed iyo dawlada Soomaaliyeed guul madaxweyne Farmaajo Sidookale guul ciidanka qaybihiisa kala duwan guul 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Jazaakallaahu khayr shiikh
Allaah haku barakeeyo sheekh aamiin aamiin yaarabi 💕💐🌿🦁🦁
Masha allah
Alaha ku xifdiyo ,yaa sheykh,
Barakallah
Qoodeey Iyo Xeradeey pointiga saxdaa Wadaadku waa taab
Ilaahay Ajar iyo Xasanaad ha ka siiyo
Soomaalina Ilaahay ha tuso Dantooda
اللهم اجعلنا من الذين يستمعون القول فيتبعون احسنه
اللهم آمين يارب العالمين
شيخ محمد عبد أمل حفظه الله
Alhu akbar ilahay haku xafido
Miyaadan ka war qabin in wadanka ay ku tartamayaan Kenya iyo Imaaraadka iyo waliba kuwo badan oo kale maxaa uga hadli weyday
#Been sheeg. miyaadan ka war qabin in wadanka ayku tartamayaan. gadar iyo itoobiya iyo eriteria oo cadowga umada iyo qaarkaloobadan. taa maxaad uga hadliweysay.?
@Run sheeg sheikha waa ka hadalyey oo dano shisheeye yaan dalka loo burburin ayuu ku dhahey mana lasoo koobi karo inta wadan ee rabto in somalia danahooda ka gaaran hdii somali wax fahmeeso sheikhu wax ayuu natusay in nin wadan raba oona ilaahey uga cabsanaya dadka uu san xil u dagaalameen una ordeen ee meshan wax is dhaama majiran marka shacabkii dantooda raacan lahaane waxaa lagu mashquuliyey qabiil
@@Dagansaid17 danaha dibada iska daa xaarmaajo eriteria iyo abiy ayaa wax kuyiri oo uula qaatay. oo kaaga xun ka kale
Been sheeg ma araagtiid ertari ethopia ee farmasjo hoosta kuwado nacalaad yahay
4 sano wax cusub maadan sheegin intuu imaanin iyo markuu baxaba rag somaliyeed ayaa joogo hadii isaga ladoortana waa wado
Maasha Allaah tabaarika laah💕💐🌿👑
Shiikh umul farmaajo qalad ma qabo mucaaradka ayaa qaldan siyaasada lama socotid gadaal u eego markas ka hadal🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Jazakallah sheikh
masha allh baraka allh
sheikena illah ha,xafido lakin hal,su,al ban weydiyay kuwan kursiga rabo waa warabayal rabo inay umada cunan marka ma,lagu daya umada? ha,cunane
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 khudbadaa 10 kasano ee soosocota raad keeda waa la arki doonaa
Sh.madaxda soomaaliya umaysan.imaanin inay danaha shacabka kantaliyaan ee la soco.
سعادة الشيخ محمدعبدة امل حفظه الله ورعاه
اللهم آمين يا رب ولك اسام
Dawladii hore adinka lee dudumiyey, Tan oo hada soo kaceysana adinka aa raba inaad dudumisaan. Hawiye wax boob iyo wax dudumis lee ku fiican tahiin. Sheeg runta Sheekh booc booc.
Qof xanuunsan ayaa tahay ilaahey haku caafiyo taasi waa duco
markasta hawiye hawiye adinkey inaga dagi ladahay hadanah waxa muqdisho shaxadka kasodonanyo waa adika bahiyahay socoto dhuka dhagax iyo kuleka badan qudarnah anaga le nasugeysan bahiyahay bahida dhashay
@@dahirgure7666 Allaahumma aammiin. Waa runtaa Dahir
Masha allaah
Shekhu run badana ilahow ku xafid
mashaallah sheikhow illohow rabiyow Somaliiaa ugargarrr garabgal Farmajooo cidanka hoogaa allajecliyaa danab haramcaad gorgor cidanka cerka baddaa waranka cidanka Nisa gulleysta somaliiaa hanoollaata waliigeeeeed Allah garabgalo cadhowga somaliiaa cagtahoostiiss farmajooo cafimad iyo cimridereeeee Allah uziyathiyoo Farmajooow waxkudama lawaaaa waadguuleeysaan waadnasoonoqhon sonokhooo adhooo nabadddd ahhh gulleysaa waliigaaaaa alllleeeeeeeeh garabgal Allah cadhowgaaga somaliiaa cagtahoostiss Farmajooow waxkudama lawaaaa nolaw ooooguuuuullllleeeeyyyyysssssaaaaaassaaaaaaaa waliigaaaaa alllleeeeeeeeh garabgal Allah gull wacan farmajo waantum bikheir I,a aminnnnnnn ya rabiiii
Waryaa baataryahoow yaa cadowgiisa oo allah cagtiisa galinaayaa asiga ayaa shacabka inuu dhameeyo ugu talagalayo, farmaajo waa ahlu naar dadka ayuu dilaayaa markkas ayaa leedahay soo noqo adoo nabad ah, siduu ku helayaa nolol ama nabad Hadii uu asiga nabada diidey oo uu diidey inuu doorasho caadil ah inuu qabto, waryaa dad kaga horeeyey gursiga sharaf ayey u dhiibeen, lakin farmaajo maxaa u diidey inuu sharaf u dhiibo, ciidan xoog iyo kaligii taliye siyad bare ayaa ku guul dareestey asigoo 20 sano madaxnimada haayo ayaa gursiga lala gadiyey , farmaajo oo 4 sano oo kaliya heesta madaxnimada wax na kama tarayo. Farmaajo cidiisa waa wacaliin mana istashilaan iney wadanka kataliyaan farmaajo tan ayaa gursiga lagaga soo saarayaa 👊🏽👊🏽💪🏾💪🏾💪🏾🤛🏽🤛🏽 xoog kaalay adiga ku guuleeysii baatarka🥵🥵🥵
I feel Marcy for those who looking seat 💺 ayada Allah swt wa cadcadyihin ilahayo haqa natos
شكرا
Sheekha halawaydioyo madaxaa laga, amar qaadan karaa ninka yidhi magaalada, aan kasoojeedo nin reer hebala mamaulikaro see, isaga maamulkiisa loogu hogaamsami bal aduu, isqabadsii.
Adeer dadka reer gedo kenya ayaa dullaysatey oo xasuuqday ayadoo usoo mareysa ninka ay mesha keensatay ee madoobe sidaa awgeed ayey dawlada somaliya ugu diidey ninkaas meel fog wax ka eeg oo hankaagu ha sareeyo walaslkayow
" Luqadda qabyaalada joojiya "
Alla haku barakeeyo sh umal
Tanaasul waxaa ladhahaa qof wuxuu xaq uleeyahay katago farmajo 4 sano wee udhamaatay dadka qabiil baa indhaha tiray dictator nimo ayuu raadinayaa
Kkk marka villada markuu farmaajo kabaxo adi maagaleysid😁😁🙄
Mashallah speaking the haqq shiekh Umal hafidullah
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
شكرا عمي لقد رغبت انتشار مثل هذه الخطب بين مجتمعنا اليوم ، وأحب أيضا أن نعرّف الشعب الصومالي من هو مالك الأرض وما مدى معني الألقاب المزعوم في خصوصة الأرض؟ ومعرفة الله من خلال الكتاب والسنة وخاصة الأمثلة الموجودة في كتاب الله .
Shiikh ilaah haku xafidee hana nagu anfoco wanaaga aad nafareyso insha alah Larkin ninkaan axmad madoobe ah maad sigaar ah ila hadashid malinkasta kismayo waxaa Laguna yaa dad aan waxba geysanin katana hadashid ilaah hakugu dawo sheeq inaad kahadashid dhibka uu geysto madoobe insha alah
@ Nalka wuu lahadlay Sheekha hadda kahor hadana wuu lahadlayaa oo Mucaaridku kamid yahay. Alxamdulillaah hadana mid kalo tan kadambeysu duube Allaha xifdiyo fiddaarayn Sheekha. Adigana siwanaagsan baad uhadashaye Allaha kuxifdiyo
WALLAALAYAAl❤️ ALLAH❤️ DARTIS❤️SUBSCRIBE ❤️IIGU ❤️SAARA ❤️💐🙏MAHADSANIDIN ❤️💐❤️👍
manshaa allaah,.sidaa waa dhab e alle halaga cabsado
Waa gurtidi ay u bahnayeen somalidu
Malaha sheekha Sheekh Cali wajiis ayaa soowacay oo muxaadaradan kadalbaday Illaahay labadaba haxifdiyo, amaan ayay agtayda kamida yihiin farmaajase, Illaahay sinanada soomaali ha,udhaafiyo 30,ayuu dib uceliyay.
Sh. Wa runtaa muxu kursiga iskugu dhajinaya tanazul farmajo tabazul
shiikh kan hadda jooga waa kan ugu roon kuwa sharaxan
Sheikh Umul Abdullahi Yusuf Iyo farmajo waaax waka sheega balse waligaay Ma Araaag Ahmed Madobe Asago waax Kasheeegayo
Waryaa aamus geed yahow wabyaaladu ka dhex dhawaaqeyso hadalka oo dhanna dhageyso 😎
Asc shekh runbaad sheegtay
Farmajo hadduu waxmaqlaayo inuu taladaas qaato ayaa u fiican
Geedbaad tahay Ee Aamus Yuslusyiw
😭😭
Soomaaliya waa reer hebal xaaladdu way is badalaysaa ,waa wabyaalad iska cad.
TAARIIKH LAMA ILAAWAAN
Culimada dariiqadaha ictisaam,salafi iwm horey loo oran jiray alitixaad aabayaashii xarakaadka islaamka ku faafiyey geyiga Soomaaliya baneysan jiray dhiiga iyo xoolaha muslimka aan iyaga aheyn markii eey waayeen dul eey ka galaan siyaasadda Soomaaliya markii ey qaraabiyeen masaajidii cibaadada alle ee magaalooyinka Soomaaliya oo dhan si eey markaan u noqdaan parasite (jeermis )ku dhex kora duleelka eey indhaha ku hayaan ee ah hogaaminta Soomaaliya waxeey bilaabeen nasteexo eey ugu nasteexeynayaan qaad cunka qaa'inul wadanka,qabyaaladiistaha ka aradan diinta islaamka fadhiya villa Soomaaliya majnuunka waqtiga ka dhamaaday intuu maahsanaa isku dhejinaya sidii koolo bir joodariyada raaxada leh ee yaala villa Soomaaliya weey quman yihiin marakaan. Salafiyiin,ictisaam,suufi iwm ogaada waxaa kugu socoto qoraal eey qorayaan mala'ig allena waa ogyahay quluubtiina oo waa daalacanayaa waxna kama qarsana alaah qof toosi iyo qofkii sii qaldami, ogaada qof walbo xor asagoo ah uu dhashay kedibna alle waa ogyahay naftii toosi oo jidka toosan qaadi iyo tii lumi oo naarta geli camalkiina wanaajiya waa intaas ood naxariis alle heshaan badbaadisaan nafta muslimiin badan jahaad ka ugu wanaagsan waa kan aad kula jahaadeyso naftaada ,aduunyo jeceyl,maal raadis,dabaqyo dhiso hantiile noqo walaahi xisaabaa ka dambeyso wax badan oo cilmi ah waad leedihiin intaas waa iga waano qof walboo qirayo ashahaadateynka oo muslim ah guusha islaamka waa jecelyahay dariiquu doono ha raacee mar haduuba ku dhex jiro kitaabka alle iyo sunada xabiibkeenii aan kecleyn ee nab Muxamed SCWS dhexdiisa. Dagaaladii ba'naa ee yurub ka socon jiray boqolaal sano weey ku qasaareen boqorkii iyo kaniisadii waxaa ka xoog badiyey mushrikiin la nadnaadeyso mabda'a DIMOQRAADIYAD waxeey go'aansadeen in qof walbo wuxuu aaminsan yahay loo madaxbaneeyo. Maanta aduunka waxa lagu owr kacsadaa wadamada Islaamka mabda'aas lagu dhibaateeyey qowmkii nabiyulaah Musaa CS ka dambeeyey waqtigiisii 3000 sano mar hadda laga joogo tabuudkii iyo dhaxalkii nabi muuse waxeey ku tuureen meel qashin qub ah kedib markii la gaaray dagaalkii daaluud iyo jaaluud uu qeybta ka ahaa nebi daa'uud CS waxeey guusha ku gaareen reer binu israai'l markeey ogolaadeen daaluud calaamad tusineyso awoodda alaah siiyey oo aheyd in mala'ig u keeni doonto Taabuudkii ama sanduuqii ku keydsanaa dhaxalkii nebi Muse cs ka tixraac suurada Baqara 246- 251.
Ogoow Nebi Muxamed scw waxaa laga joogaa 1442 sano, nebi Muxamed scw iyo nebi ciise CS waxaa u dhaxeysay 500 sano , nebi ciise iyo nebi Muse CS waxaa u dhaxeysay 1800 sano. Gaalada waxeey noo sheegeen in mabda'a DIMOQRAADIYADDA la qoray mudo hadda laga joogo 3000 sano bal qiyaas adiguba faraca iyo meeshuu ka soo jeedo mabda'an faasidka ah ee DIMOQRAADIYADA.
Waxaa lagu baabi'iyey muslimiintii reer binu Isra'il dukundaakuna looga dhigay laga xoog badiyey taabuudkoodii iyo dhaxalkii nebi muusena laga tuuray, laga tirtiray caqiidadoodii lan gubay kitaabkoodii towreed lana diiday in eey ku dhaqmaan .
Sadar muuqdo su'aal ka dhan adigaba garsoore noqo oo xukun ku rid qofkii ku xukuma mabda'an DIMOQRAADIYADDA ummad muslimiin ah.
Ha iloobin , kutubta Towreed,sabuur,injiil iyo furqaan nabiyadii alaah ku soo dejiyey iyo magacyadoodii aan sii raaciyo xaashihii kale ee lagu soo dejiyey nabiyo kale waqtiyo kala duwan.
Nabi muuse waxaa laga joogaa 3742 waqtigaan aan hadda joogno 2021 da ,bal xisaabso inta sano ee u dhaxeysay xabiibkeenii Muxamed scs iyo nebi muse CS aan kuu sheego adigoon xisaabin waa 2300 sano.
Si taxadar leh u feker walaal isbedelka waayaha ku yimaado wuxuu sababaa nusqaan ku timaado dhinac walbo oo nolosha ka mid ah sidaas darteed nabigeenii sharafta lahaa xabiibkeenii Muxamed scw wuxuu umadiisa muslimiinta ee ka dambeyso kula dardaarmay in fitnada iska soo dabadhici doonto eeyna muhiim tahay in eey gowska dambe ku qabsadaan labo sheey waana kitaabka qur'aanka iyo sunada nebiga scw.
Waxaa soo faagay tixraacay taariikhdan waa:
Cabdiraxman Maxamud Xasan Ina Bulsho
Taanaasuli maayo shacabka ayaa raba oo doonayo somali ayaa doonayso oo rabta farmaajo ...qof iyo cod ama farmaajo no more...shekow axmed madobe ee inaderka ah kaso bilow...
Masha allahu
Waad ogtahay soomaaliya waxa ka jira inay gaalo dhistay ee maxaad u taageersan tahay sheekh???!!
Asc jasaakumu laahu qayr
Sheekh runta iska sheeg, Wadankaan waxa qasey waa Hawiye.
Adiga dad badan oo muslim ah ayaa wax .ka sheegeeysaa ilaaheey ku soo qabay calaamo dag dag ilaaheey kaa soo bixi
sheekh waadadaashay umadeena ilaahay fahanhasiiyo
Shiqa keenyo maasoodirsatay mise ina adeerkiis madoowbe ayuu kasocdaa a deer farmaajo shacabka ayaa rabo wax lootanasulo meesha majoogo ee nagaxishoo
Lakin sheeq farmajo kursi kuma dhegana imasa mar ayuuw dorasho ku baqay ,somaliyey ayan qamis leydinku qaldin caqligu ha sha qeyo
Hdu Ku dhegin xilka golaha haku warejiyo
Shiikh baad tahaye siyaasada ka bax
Kkkk waxa tahay kuwa uu sirtooda banaanka keenay kuwa inay kahadlaan marka umada muslimka ah loogurmanayo waa culimada markaa hanuun waa hanuunka alle
@@caynaashe8541 mashaa Allaah jazaakallaahu khayra. Madaxda xunxun waxaa naloogu ibtileeyay Shacabkii baa kanoo miiran oo aflagaadeynaya Culumada ah.
@@hafsaali4297 walaashay adaa mudan
🧕🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Sheekh umal Runta ayaa u sheegtay Farmaajo kaligii taliye oo xukunka dhaxal uma helin, laakiin kuwa Farmaajo facebook-ga ka taageero waxay dhihi doonaan sheekhu ma Qaran_dumis buu ku biiray, ileen waa ciyaal xun xun oo lacago loo tuuree, dagaalada sokeeyana lagu dhalay.
Dadka chanale ka lacakta ku raadinaayow muxadaraat ka waxaat so dhax dhikteen 30 xayeesiin oo fisiqi iyo balaayo ka buuxda
Waxaan umalaynanaya hadeey idin faafis idinka tahay ka joojiya xayesiinta aan ku habooneen diinka hadiikalana lacak raadis haday idinka tahay dhibaato aduun halahaas baa kaaga filan
Sheikhu kama hadlin duulaanka ay soo qaadeen salibiyiintu iyo in dalka uu ku jiro gumaysi aad u daran. Aamusnaantiisa ayaan shubho weyn ka qabaa.
Culumada waxaan leeyahay: ilaahay ka cabsada, oo gumaysiga lagu hayo dalkeena ka hadla.
Kuwa soo duulay waxay doonayaan inaanan la isku xukumin Kitaabka iyo Sunnada.
إِن يَثْقَفُوكُمْ يَكُونُوا۟ لَكُمْ أَعْدَآءًۭ وَيَبْسُطُوٓا۟ إِلَيْكُمْ أَيْدِيَهُمْ وَأَلْسِنَتَهُم بِٱلسُّوٓءِ وَوَدُّوا۟ لَوْ تَكْفُرُونَ