وليس الذكر كل أنثى )jir ahaan fakar ahaan caqli ahaan awood ahaan marka gabadha muslimadaa waa inay ninka dhigtaa halka ayada ay taagan tahay halka kasoo horjeedo insaan nimada oo kaliya ayaa naga dhexeeso.(حب الشهوات من النساء ) ragu waxay aad u jecel yihiin dumarka kuwooda qalbiga ka bukana uma kala soocno mid laqabo iyo mid aan laqabin
Ayuub waa ku salaamay ABti waxaan ahay gabadh soomaalileed walaashaa kala ah waxaan ahay ardayad dugsi sare dhigata waxaan leeyahay hami aad u wayn waxaan doonayaa talo inaa i siisi si aan guushayda u xaqiijiyo
Hada Gabdh Aaa sxp mudo ahayN Bà Iso dirtey sxp ma noqoN karno waayo iri waxa isoo dirtey linkigan vediogan ku jiro 😢 Nio qoftà adaa ku haysTaa Niyadaa ka j3cLaà e 😂
Ascm walal aad baad u mahadsantahy mid baa jidho iso waca vedowga sideen ula so dagaa iga caawi waanba u dirayaa ha ogado arrinku inuu walaltinimo ka ahayn ee uu ka yahay damac waalaya dabeecadaha ragga iyo maanta barasha wacan willow 😄dib dambe ha isu key so wicin hadii kale maxaa dhacaya video gan kuu soo diraa inshaa allaah adaa yiqyiqsa doona xishoondoona yaabi doona jaaw 👋
Ani ahntyda ma jirto gabar aan asxab ahn isku xaririno kuwa aan ilma adero sax nahay hala qabo ama yan la qabineh xita ma radiyo hadanan dan ka lahen Tan kale naag an ila socono xita maka yelayi qof kale asxaba nahay iyo isku fasala ahn jirnay iyo wax la mid ah iskaba daa inan ka yelo mid aan qabo guriga ijogto
AYUUBOOOW WALHI BILLAHI TALLAHI ARINTAA AAD KA HADLEESO ANIGA AYAY SI DHAB AH IIGU DHACDAY IN GABAR AANU WADA SOCONO AY WIIL KALE DHAHDAY WIILKAAS ASXAAB AYA NAHAY WAX BADAN AYAN IS NAQAANAY HADA MARKAN BARNIMIJKAAN DAAWADAY DAACADII WAAN QOSLAY BARNAMIJKABA INAN ANI SOO DIYAARIYAY AYAAN ISKU MALEEYAY RUNTI ARIN XAQIIQO AH AYAAD KA HADASHAY RAG IYO DUMARN WAX XIRIIR ZAAXIBTINIMO AHI KAMA DHAXAYN KARO UU WAANA MAHADSANTAHY
Kaasi waa bastar ee xirirka u jar Mar danbana hala hadlin. Waliga qofna haka ogalan bahdil, English oo kugu gumesanayo waad baran karta xita hadday rabto hakugu qadato 10sano lkn waliga lidasho ha qadan walashey
Allaha kaafarxiyo macalinkegii wanaa janadana alle hakugu abaal maryo oo rafiiq allaha kagadhigo xapipkeni muhamed SCW❤❤❤❤
Mashallah qof runta jecel dheh
@@Soojeed36 ❤❤
Salllhu callhi waslama ❤
وليس الذكر كل أنثى )jir ahaan fakar ahaan caqli ahaan awood ahaan marka gabadha muslimadaa waa inay ninka dhigtaa halka ayada ay taagan tahay halka kasoo horjeedo insaan nimada oo kaliya ayaa naga dhexeeso.(حب الشهوات من النساء ) ragu waxay aad u jecel yihiin dumarka kuwooda qalbiga ka bukana uma kala soocno mid laqabo iyo mid aan laqabin
mzhallaH mclin ayuub Ahmed jasakaa laaH sida cilmiga faaidada leH noola wadaagto ajar akhiro alleH hakasiiyp mclin qiimo bdn dadka waxa ugu kheyr bdn qofka dadka canfaca booskii nolosha ee waxtarka aadmiga aheyd 100% waad buuxisay adoo nala wadaaga arrimo jira, dhacay & xaqiiqoyinka nolosha waxanad mudan tahay abaalmarin,abaalmarina waxa ugu qiimo bdn abaalmarinta alleH swt guuleyso mclin lapada daaroodpa.
ku sali nabigena scw❤
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayihi wasalm
Scw scw❤❤
Scw scw scw
Keep going forward never look back
And be yourself
Waa run dabcan sinaba suurtogal uma aha inay nin iyo naag saaxiibo noqdaan waayo abuur alle ayaa meesha taala oo ninku isma hayn karo.😊
Waligay nin lama saaxiibin allah baana kamagangalay
Mashaallah good adviser❤❤
Masha Allah bro
Ustaad illahey Haku barakeeyo
Khayrka bisha ramadaan alle hayna gaadhsiiyo oo hayna waafajiyo inshalah
Aaamiin
Q
Amin yaa rabi
Thank you teacher... 🥰🥰❤❤🙏🙏💯💯
Masha allha wll illhey ha ku Barakeeyo caqliga iyo maskaxda thank you 😊 ❤🥰
Wlhy waa mawaduc aad muhim u ah. Yaa ayub wan raabay cid sifafahisa
Wan kaga mahad crlinaya
AYUUB AHMED MY BEST TEACHER
Run badanidaa ustaad
Taariikho badan Ayan Ka hayaa xaaladaaas
M a
Dhiirigeliye waalaahi wax badan iga caawisay
Kuma iloowidoono
My teacher keep going
Ayuub
waa ku salaamay ABti
waxaan ahay gabadh soomaalileed walaashaa kala ah
waxaan ahay ardayad dugsi sare dhigata
waxaan leeyahay hami aad u wayn
waxaan doonayaa talo inaa i siisi si aan guushayda u xaqiijiyo
Xiriirka alle adkey Hamigagane u dhaqaq waa xaqiijin dontaa❤
Xikmaawi jasakallah khayr
Alahuma baliqnaa ramadaan
Scw
My brother ayub ilahay ha ku dayow
Asc thanks abti keep going
Thanks Ustaad @ayuub ahmed❤
Wax badan iskee badalay
Markii aan bilaabay daawashada muuqaaladaada
Marnaba ha joojin
M.a Mclin ayub ahmed keep going sxb sare cashiradada wan lasocdaa hormar wacan ayan ku leyahay
Waxaad kamid tahy dadka aan muqaladooda kahelo😊
Waan kugu raacsanahay fikirkaan 100%
Hellow wll
Wllhi waa dhab
Lkn aniga shaqsi ahan dumarka markan xiriir ku ogohay runta ayan u sheega iney kala tagan neh ma jecli
Wallhi been ma ahan 😍
Thanks my teacher 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
M..a ustaadi hadaad haleeshay jawaabta saxda ah
Ilaahy wuxuu xarimay wax wngsn kuma jiraa ❤
Ayub wll runtaa weye zxp iyo wll midna ma galaaN
Masha allah wall aan tageero aqli leh 1 minid 71 qof ❤
Xaqiiq weye bro Naag iyo nin zxptinimo kama dhaxeyn karto
Gulaysoh apti ❤
Libaax kulaaha waraabe dheh ustaad😂😂
😂😂
Sax wlh masha allh wll qali allh ku xafido ❤
wad mahadsanid walal sidada malin walba aad wax nogu shegto ❤🥰
El-ustaad Ayuub sir qaran baad kashif tay
Thanks brother 100%
Ragg io dumar sxb ma noqon karaan dhurwaa in hilib lagu aamino waa habeenkii xalay ahaayee tagay nimanku waa jaanis gaad maalinkuu helo bas khalaas
Ayuubow ani nafteyda maalintaan hano qaadey ilaa iyo maantoon mamo ahey rag uun baan asxaab aheen goob waxbarasho rag uun baan wax labaranayey goob ganacsi rag uun baan laganacsanayey hadana macrifadu xuduud bey leedahey qoyskeyga iyo gurigeyguna xuduud buu leeyahey
For word Captain 👍
Walahi been mahan😊❤
Really ✍️ ayuub wllkey Beenta Maaha Taasi waa Run Wlhi
Rutan ku gu jeclahy wll horey usoco wllkey
Thnkz iftiimiyaha xaqiiqada🤍
Hogaasi maxey habla badn ku dhaceen
Mustaqbal quruxbdana ku waayen
Hada Gabdh Aaa sxp mudo ahayN Bà Iso dirtey sxp ma noqoN karno waayo iri waxa isoo dirtey linkigan vediogan ku jiro 😢
Nio qoftà adaa ku haysTaa Niyadaa ka j3cLaà e 😂
Kk ya niyada ka jeclaw kugu yiri.
Wiil io gabar sxp ma noqon karan 100%.
Nin saxib lamihi balyo hal saxibte
Hhhhhh
Ustad tnx
Mansha Allah wll wax badan Ayaan ka faiidnay
Waa mhd ustad ❤
I love you abowe ayuub 👊
Waa xaqiiq walhi inad been sheegin
Sxb taa waan kaaqoray iyo qaar kaleba
Waa laso dahday ayuub waad mahad santahy allah kuxafido
Wa runta 😮
Waa xaqiiqo ayuub Ahmed shugran dhiire galiye
Hadalkaga wa xaqiiq ustaad❤
Ayuub waa aqoon yahan waayo aragnimo udheertahay
Waa runtaa wlhi waxaad sheegayso dhan anigu wan arkay sxbtinimo kama dhaxay krto
Ayuub axmed ❤
Tnx ustad❤
Keep going
Ayuub fikirkaan makuku racsani
xaqiiqo waye walhy thanku wll
Xaqiq waye ragu ciyar ma galan hora loo yihin wa dhurwa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 dumarkuna wa mukulal 😂😂
Runta waa ✅
Wllo maxaa ku helay Vedio Yada soo badi ❤
facts wallahi,
Exactelly👌☑️
Fact mrwlba xaqiiqdaa abaarta mclin😊
m.a ayuub Thanks sxb
Ayuubow waayahaan naagaha baa dhisine
Macalin ❤
Ayuub ustaadkena illhay ha ku xafido waxbadan kaa faiday walhi
Ascm walal aad baad u mahadsantahy mid baa jidho iso waca vedowga sideen ula so dagaa iga caawi waanba u dirayaa ha ogado arrinku inuu walaltinimo ka ahayn ee uu ka yahay damac waalaya dabeecadaha ragga iyo maanta barasha wacan willow 😄dib dambe ha isu key so wicin hadii kale maxaa dhacaya video gan kuu soo diraa inshaa allaah adaa yiqyiqsa doona xishoondoona yaabi doona jaaw 👋
Sax baad ka hadashay wL
Thanks macalin
Really 😊
Ani ahntyda ma jirto gabar aan asxab ahn isku xaririno kuwa aan ilma adero sax nahay hala qabo ama yan la qabineh xita ma radiyo hadanan dan ka lahen
Tan kale naag an ila socono xita maka yelayi qof kale asxaba nahay iyo isku fasala ahn jirnay iyo wax la mid ah iskaba daa inan ka yelo mid aan qabo guriga ijogto
maseerlow😂
@@deeqsanabdihalane3446 waxa la igu nacay ma ahno🤣🤣
Dulqaadka badi😂
Asc hore usoco bro
😊😊✅
That's true
Salu calaa xapiip lkn macalin ayuub dhib badanbaa loogaystay macalin dunidu gacntaada hakujirto lakin yaanay qalbiga galin sida koob gacantaada kadhacay kama naxdin
Waa run wllhi😮
AYUUBOOOW WALHI BILLAHI TALLAHI ARINTAA AAD KA HADLEESO ANIGA AYAY SI DHAB AH IIGU DHACDAY IN GABAR AANU WADA SOCONO AY WIIL KALE DHAHDAY WIILKAAS ASXAAB AYA NAHAY WAX BADAN AYAN IS NAQAANAY HADA MARKAN BARNIMIJKAAN DAAWADAY DAACADII WAAN QOSLAY BARNAMIJKABA INAN ANI SOO DIYAARIYAY AYAAN ISKU MALEEYAY RUNTI ARIN XAQIIQO AH AYAAD KA HADASHAY RAG IYO DUMARN WAX XIRIIR ZAAXIBTINIMO AHI KAMA DHAXAYN KARO UU WAANA MAHADSANTAHY
Ayuub waad nafashilisay 😅😅
❤❤ gulayso wllkyga ❤❤
War😢gabdhaha😢hanugu😢dirin
Asc ustaad waxaraba Ina kaso hadasho dabeecadahan ninka Leh Inu kalsonidada hoos udhigo kushaki galiyo kaadhaadhacsinnayo Ina walantahy oo caawin ubahantahy ku eedeynayo markasto Kuna dhahayo cid kurabto malahan aniga kaso garay adigo sheeko caadiya idin socto ku imtixanayo sida Uber ayu wada dadka uso koran lahadal hda waxtaqano Marka cabsatana damiina tahy kudhahayo hda goan qadatana kaadaba ordayo aniga English ma aqano lkn dabeecadahan gaslighting mxa ladhaha iyo narcissistic icaawi please
Kaasi waa bastar ee xirirka u jar Mar danbana hala hadlin.
Waliga qofna haka ogalan bahdil, English oo kugu gumesanayo waad baran karta xita hadday rabto hakugu qadato 10sano lkn waliga lidasho ha qadan walashey
M.a ayub ahmed
Ustatad guleyso mar walbo
Ma icaawin kartaa
Wlhi been maha waa xaqiiqada dhabta ee raga raga zxb io walaal lagama dhigto aniga ahaanteyada kama helo raga zxbtinimda io walaalnimada igu so orda
M.a