I am dhulbhante from lascaanood I’m very sad about what happened between our people. May Allah swt bring peace , love and solidarity between our people. Still love hargeysa beautiful city I hope nothing but the best for it ❤
Maansha Allah Hargeisa Hadhwanaag Wey Dhisatay Thanks Gurup Ak Vlogs Sida Fiican Ee Aad Noogu Soo Duubto Horumarka Ka Socda Casimada Hargeisa iyo Guud Ahaanba Jamhuriyada Barakaysan Ee Somalind Waxa Nafarax Geliya Sida Aad U Soo Duubto Oo Si Cilmaysana oo Aad ka Shaqaysay Qaarba Waxay Soo Dubayaana Aanad Dawan karayn oo Meeshiba Cawlaan ka Dhigaya
Waxaa iigu danbaysay 2006 kaalinta indho birta habeen kasta marka aan kala baydhka kusii socdo waxaan aniga Crew gaygu ka iibsan jirnay sharaab markaa xiiso lahaa oo quraarado ku jiray soodhe lahaa 16 never seen it again
Reerkoodu waayo waad xanuunsaneysaaye anaguba ma naqaan inka ta kale reer maxaad ku falaysaa hargeysa hadaad ku dhaltay ama aad qof reer somalilaana aad tahay ku farax horumarka enkelt badawnimadu waa balaayo
Yes..Somaliland is a safe place but I expect the roads would be better than this after 30+ years. Where does all those poor people's tax money go.? to attack people in Lascanod and Sool region.? 😆
We love hargaisa... walaalayaal horumarkiina aad ayaan ugu faeaxsanahay mansha allah....from garoowe
Ilma adeeradaaa allaha dhibta haka dulqaado
I am dhulbhante from lascaanood I’m very sad about what happened between our people. May Allah swt bring peace , love and solidarity between our people. Still love hargeysa beautiful city I hope nothing but the best for it ❤
Aad ayaan ugahelay inaad khilaaftay caqliyaddii soomali guud ahaanteed lagu yaqaanay Run ahaantii ma filaynin hadalkaasi dadka magaaladaas dagan cid kamid ah shaqsina ha ahaadee inuu kasoo bixi doono aan kahayn dhaqankeenii soo jireen ka ahaa . Mahadsanid ayaan ku leeyahay zhp
Masha alllah nolow wllo dhulbahanta xalaaashabadtahay❤
Masha Allah hargeisa hore u soco 👏👏👏💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
Masha Allah nice video! Beautiful to see Hargeisa thriving!
Waaaw MASCHALLAH I Like HANOLADO SOMALILAND GUUL IY0 GOBANIMO FROM DJIBOUTI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Maasha Alla waa xafadayadii allaw noo barake nabada inta aan haysana sii.Insha Alla waan u soo socda magaaladaydii quruxda iyo hawada macaaneed
The Republic of the people from the people to the people shall never perish from the face of the Earth
I could not believe its hargeisa wow very beautiful 🤩
maansha allaah hargeisa waan jooga hadana meeshan maan arag.
It's so amazing wooow my country 😍😍❤️❤️
Mashallah tabaarakallah illaahay swt hayna ilaaliyo oo haynoo siyaadiyo nimcada iyo nabad galyada ba inshallah khayr guul iyo gobanimo Somaliland
Maansha Allah Hargeisa Hadhwanaag Wey Dhisatay Thanks Gurup Ak Vlogs Sida Fiican Ee Aad Noogu Soo Duubto Horumarka Ka Socda Casimada Hargeisa iyo Guud Ahaanba Jamhuriyada Barakaysan Ee Somalind Waxa Nafarax Geliya Sida Aad U Soo Duubto Oo Si Cilmaysana oo Aad ka Shaqaysay Qaarba Waxay Soo Dubayaana Aanad Dawan karayn oo Meeshiba Cawlaan ka Dhigaya
MashaAllah beautiful video, keep them coming bro 👏🏾👏🏾👏🏾
Keep going bro runtii waa lagu faana dalkaga hooyo ee lagama faano aad baan u mhd snthy halka kaga hay
Maansha Allaha waar haadha Niimcda Illaheye Idiin Siiye IIaarkaye
Imaaqlyda inaaga daaye illaheye
Mahadi haa uu suugnati Waxa Caadogu Iinoogu Waasheye Niimcadina Qaarsada
Hargeisa somaliland 💯✅❤️
KEEP GOING BROTHER ❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Mansha allah ilaahay ha xifdiyo hargaysa waa tagtay.
MASHALLAH jigjig yar waxay noqotey meel kale mashallah waxaa igu dabeysey 10 sano ka hor
MashaAllah Hargaysa somaliland
Maanshalaah qatar ayaaba la moodaa meeshan maanshalaah ilaahay ayaa mahad oo dhan iska leh
Maa shaa allah illahay nimcadaa noo siyaadi oo noo barakee dalka yaga hooyo somaliland guuuuuuuuuuul
Wow horumar wacan jigjiga yar xaafad yaan lagu sheegin wa faras magalo
Wllo dhaqaalaha yaal baan ka yaabay waaba cajiib masha allah
Haa suuqa hooseba iyadaa ka qurux badan xaafad ayuunbaa la dabo sidaa kkk
ahmad asxab qaliya iyo siciid aad ban idin so salamayaa masha alaah somaliland alow no dhowr hargaysa mcn keda ninkii garan unbaa garan 👍👍👍
Masha Allah. Hore maxaan u arki waayey xaafadan casriga ah❤👍🏽
Madalah iyo konfurta hargiesa meel ka qurux badani ma jirto mashallah halkaas nooga soo duub,nagadaa buraha iyo qarfah jigjiga yar
Hargeisa waa mid walaal waa iskumid uun kkkkk
😂😂😂 ale xiqdiga iyo xaasidnimada kuhaya hadii lacabiro tolow intuu marayaa ......cida lacagta hacawryin sxb
@@amiinali8969 mahdsanid abaayo cida dhan ba wanahey,cold down masAlaha meel ka qurux badan ma jirto hargiesa say mashallah qumaayo isha xumi
Masha Allah wadankeyga somaliland ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹❤️❤️👑
MashaAllah... Hargeisa cadeey#soolrespect#vivasomaliland.
MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤
nabadu waa horumarka aadamaha meel nabadi ka jirto ayuu hor umar ka jiraa
Maansha alaah waa lahorumaray moolkaasi wuxuu leeyahay dabaq sadexaad oo lagu iibiyo alaabta guryaha maad
Masha allaah
Mashalla Mashalla
God bless somaliland
Maasha allah hargeisa
Escalator weeyaan wllo
Sxb waad mahadsantahay
Taladaadana waan kasoo jawaabayaa meheradna waan kafuranaa insha allah
Markaan imaado hargeisa
Hore usoco wll
Mansh Allah tabaraka raxman Allahuma barkeek siidni
Thank you. You are the best
Ma Sha ALLAH
Masha allh ❤ ♥
Masha'Allah Somaliland Allow dhowr.
Aslcaleykum maansha alaah Maansha alaah alxamdu lilaa guuleysta Reer soomaaliland alxamdu lilaa alxamdu lilaa maansha alaah Maansha alaah.
Somaliland alle nabada ha u siyaasadiyo iyo horumarka.
Dadka dalka maalgashanaya alle ha u barakeeyo maalkooda.
Mashallah horumar Wacan hargeisa caday
Masha allllah ilaaahow xifti hargeysa❤
Mansha allaah tabaarakalaah my home town ❤❤❤
Allahuma amin
I love you Hargeisa
sxb waad mahadsantahay inaad wadankaaga aduunka tustaa waa horumarka dalkeena
Maansha Alaah
Hargeisa hoyga fanka inay tahay waa laysku raacay ❤
Iyo horumarka iyo waaaga❤
Acuudu bilah magacasi wa 15 sano
Masha alaah jig Jiga yar
Masha alllllan ilaaahow hargeysa dhawr❤
Wallo waxaad soo duubtaa jamacada quraanka ee la dhisayo iyo xaafadaha u dhaw ee dhamka jigjigayar iyo xafadaha u dhaw
Masha allah qurux jugjigayar❤❤
waa meel faras magalo ah oo qurux badan se waxey ubaahan tahay wadadasi Strome drainage concrete waa qaali lakin waxaa ku haboon in loo sameeyo catch basing iyo pibe biyaha storme water geeya meel laag ah
meeshi laga sameyn lahaa wey iska banaan tahay qorsheyn uumbey ubaahan
ماشاء الله تبارك الله
Mashallah
Sxp hamdaan hotel area noo yara duub ado mahadsab
Manshallah
Snickers is my best one
Wooow walaahi wadankii socoy marba hadii Snickers gii yaalo
Walal qimaha Lagu kireyo dukanada noso dub please. Mahdsanid
Inta badan qurbo joogu xarfan maaha Decoration iyo maalgalin badan ayay guryaha ku saneeyan meherad yar way ku khasaran waxa fiican ta ka taxadir
🤩🤩🤩🤩🤩♥️✌
Mashallah
Good night sxb hawl fiacan bad nohaysaa Mahadsanid
❣❣❣
Wlhi iyadoo banaan. Ah ayaan kubada. Ku ciyaari jirnay
Asc wall 150 inoo soo duub🙏🙏
Jijiga yar way quruxbadan thy lkn wadooyinka ayuun baa KU yar
Waxaa iigu danbaysay 2006 kaalinta indho birta habeen kasta marka aan kala baydhka kusii socdo waxaan aniga Crew gaygu ka iibsan jirnay sharaab markaa xiiso lahaa oo quraarado ku jiray soodhe lahaa 16 never seen it again
Ha ka soo dhicina markay socinayso waa khatar waliba dumarka dharkooda dhulka jiidanaya waa qabsadaa
Nin meharadaa jaranjarada soconaysa lehI toloow ma isbixinaysaa
Lakiin walal waa kusoo celcelisey video ga adoo raali UA-cam Ka data
Reer burco markay arkaan horuru marka hargiesa waxay dhahaan Somalia no dhaatay Somaliland isla yaaba reer burcocoy
@SUHAYB SAALIM reer burco inay badow caadiya yihiin oo miiyada ku xeeran kaso wada galay waxa cadiiyiin u ah cay ayaa kaso horiyiisa
Reer burco waa guush somalilaan iyo guusha hargeysa anoo reer hargeysa ayaa kule hargeysaa dhismaysa oo burcaa dhismeysa oo somalilaan odhan baa dhismeyse been ha ka sheegin reer burco waax somaliya la yidhaa lagama yaqaan togdheer
Kkkkk wll hana fogayn dee burco hadaan la tagno hargeisi meel kuma geynaysee kkkk
Nio qabyaaalada aad ku dhex wado jooji! Xaafadaha hargeisi ma kala hawo fiicnee
Guuleyso libaax lkn waxan laa yabaay iin aay tukamaadu iskuu dabaa xiigan marka waxa ficnan lahayd iin xooga space loo masameeyo sii haddii daab kaa kaaco looga hortago
Alle inooma keeno wl
@@cabdalacawilyoohiye3 amiin amiin wll
Back to burao pleass😊
Calamadaha soo duub markad wax faah fahinayso iskada ereyada englishta ah ilbaxnimo msha ee afkaga wsx ku sharax
kkkkk
Xaafada magaca halaga bedelo waa maxay jig jiga yar
😂😂😂😂😂 Dhinaca kale ayaad ka timid
Adiga iyo dedaalkaaga mahee waa adiga iyo "reerkaad tahay" ama adiga iyo "laaluushkaaga", xataa laaluush bilaa reer ahi ma shaqaynayo.
Runta ha la isu sheego Soomaaliyeye calanka aad doontid sido oo.
Xanuun ku haya dhakhtar u aad please
Reer kiina ayaad amaaneysaa hhh
Reerkani waa reer shaqaystay oo nolosha heer ka gaadhay Xukuna ilaahay ugu daray sxp ee quudh nimcada walaalkaa haysto waa la quudhaayee Xoog kumay helinee allaa siiyey maalka sharafta iyo Xukunkaba
Waxba maleh inaadeer xaafdo badan buu tagaa inanku ka daa ha qabyaaladayne isku reerna ma nihin.
Reerkoodu waayo waad xanuunsaneysaaye anaguba ma naqaan inka ta kale reer maxaad ku falaysaa hargeysa hadaad ku dhaltay ama aad qof reer somalilaana aad tahay ku farax horumarka enkelt badawnimadu waa balaayo
cillaajka kuugu dhow iska xaadiri xaakadaadu waa emergency.
Waad bugtaa qofyow Hargeisi waa hargeysa afarteedii daamood noogu dhan inanku ciduu yahay ma maqan hodan hillls markuu duubayay siduu noo cajaniyay uunbaa muuqaalkanina noo cajabiyay
Yes..Somaliland is a safe place but I expect the roads would be better than this after 30+ years. Where does all those poor people's tax money go.? to attack people in Lascanod and Sool region.? 😆
I can't believe this faxax is talking about escalators....
You only know about them because you are a refugee so don't act special 🤣 your not even one generation out of the miyi
Masha Allah
Maanshalaah
masha allah
Mansha allaah