КОМЕНТАРІ •

  • @KaamilDeeq
    @KaamilDeeq 2 роки тому +24

    Wee wee banaadiriga tolow maloo bogay hadaad ka hesheen waxaan keeni lahaa mar kan may may lkn heesaha xaqooda hala siiyo juhdi ba galay wlhi wax fudud ha moodina si aan xusuus idiin galino shaqo dheer ban kasoo mar nay dadkeenow

    • @FaisaAmir
      @FaisaAmir 2 роки тому +1

      haa waa loobogay dumaashi sobadiya heesahay

    • @KaamilDeeq
      @KaamilDeeq 2 роки тому

      @@FaisaAmir haye insha allh saas ban yeelayna

    • @Anshaxa007
      @Anshaxa007 2 роки тому +1

      Ma Qoladan ba badalay legend Costa & Ina aweys gedow u maleyn mayo,,,,..Costa 100%

    • @maxamednuur6734
      @maxamednuur6734 2 роки тому +1

      Adaban ku salmey kamil iyo koxdabada barta kaga haya sowada koxdu wa kox dhamaca hore uscda✌️✌️✌️✌️

    • @KaamilDeeq
      @KaamilDeeq 2 роки тому

      @@maxamednuur6734 aad ban kaaga qaaday wll qli marxaba

  • @abdirahmanmohamed821
    @abdirahmanmohamed821 2 роки тому +3

    Caadi mahan fankii banaaadiriga o soo laabtey musig live ah wax la heli karo mahan waaw hore Ha loo scoda wiilka kitaarka tumaayo shucuub yemen aan daris ku ahayn please telefankiisa ii soo raadiya

  • @hooyosomaliyeddream8841
    @hooyosomaliyeddream8841 2 роки тому +4

    Best barnamij 2022 good going sister noso badi love ❤️ from Dhagahbuur Somali galbeed

  • @AZus6pd
    @AZus6pd 2 роки тому +1

    Walahi waxaan soo xasuustay waa gii degmada waaberi. Batariga iyo boongaha. Macaanow,iyo siidii cali wiinkeey. Shooliyoow .Hadana waxaan aragnaa halnin oo wato lawo wax 🎹 iyo 🎤.

  • @sadikramadan6836
    @sadikramadan6836 2 роки тому +1

    Dawlaay xusuus aun k kurtwaarey faisa amiir merci beacoub from djibouti

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 2 роки тому +3

    Waaaaw heeso waa kuwaan hadaa run Soomali sheegayso Thanks qofkii soo qaban qaabiyay 🥰🥰

  • @idiristempo6561
    @idiristempo6561 2 роки тому +5

    Faiza amir aad baan ugu Farax sanahsy in aad producer u noqoto kooxdan aan jeclahay ee al casal band well come back
    Banadiri style 👏👏👏👏🖐💯🌷

    • @FaisaAmir
      @FaisaAmir 2 роки тому +1

      Mahadsanid walalkey Alfanaan Idis Tempo

    • @MrBravo24b
      @MrBravo24b 2 роки тому

      Idriis tempo sxb Banaadiri Weyso noqoneysa Heesahi loo baahnaay waraa waa aniga buuwe waaye isoo qabo

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 2 роки тому +1

    Walaashey faiza Amir adigana si gaar ah ayaan kaaga mahad celinayaa wakhtiga iyo juhdiga aad geliseen barnaaminkan..

  • @MrBravo24b
    @MrBravo24b 2 роки тому +4

    Heesihii Banaadirigu waa ineey soo laabtaan Hiddo iyo Dhaqan wanaaga Dadkii lagu Yaqiinay Reer Banaadiri Come Back paesani Abwaanadii rer Banaadigu waaweynaa Allah u Wada Naxriisto sida Abwaan weyn (Aweys Geedow Diinle) Sida (Daahir Nuur Xaaji oo loo yaqaana Dr Raafi sida Macow Awdiinle illahey Janada firdowsa ka waraabiyo dhamaan Aamiin Aamiin Aamiin...

  • @AhmedIbrahim-he2ux
    @AhmedIbrahim-he2ux 2 роки тому +1

    yasalaam waa heeso macaan iyo fanaanin cod dahabiya leh ay heesayaan oo sooto macaan laakin nasiib daro waxba kamaan fahmin luqadey ku heesayaan oo fahamkeedu igu adkaatay laakin boqolkiiba boqol ayaan siiyey waana fanaanin aan kala dhicin,GUUL IYO HORUMAR AYAAN IDIIN RAJEYNAYA MUSTAQBALKA DHAW.From Somaliland Hargeisa.

    • @AZus6pd
      @AZus6pd 2 роки тому

      Walahi waan qoslay . Waa laguu fasiraa.

  • @sadikramadan6836
    @sadikramadan6836 2 роки тому +1

    Waxaa iigu dambeysay muusic noocan oo kale 30sanno horteed al casar band halkaa ka wada from djibouti

  • @fadumahussein972
    @fadumahussein972 2 роки тому +1

    Xasus waayo waayo banadirigi soo laba kacleyay ruwayadihii tiyatarka hala soo celiyo tikidka la goosan jiray ❤️🇸🇴

  • @garaaddheere350
    @garaaddheere350 2 роки тому

    Waayo waayo riwaayadan national theatre mogdisho ayaan ku galay 1996 riwaayado banaadiri ah oo xariir ayay ahayen dadkii sameeyen ma noola badankod dhalinyarada soo nooleyen fanka waa mahadsan yihiin wayna xasuusiyen

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 роки тому +1

    Wlhy waxaan soo
    Xasuutey boqorkii banaadiriga
    DR raafi❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdiali8688
    @abdiali8688 2 роки тому

    Waaw Alcasal band hanbalyo kooxda iyo barnamij kooda cabdi caziiz iyo faysal iyo waliba awees qureesh shooliyare waaw reexari is com back

  • @User_19567
    @User_19567 2 роки тому +1

    EL Barimo Faiza Amir. You the most amazing Masha Allah

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 роки тому +2

    Soomaali Fankeedu Dhulka Kuma Dhacaayo , Maalin Walba Dadbaa Usoo Baxaaya, Al Casal Waa Koox soo Celin Karta Historygii Dur-Dur & Iftiin...Waan Idin Taageersanahay Maantaaba iigu Horeysa Kooxda oo aan Daawaday Cliptan Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  • @binticali2421
    @binticali2421 2 роки тому

    Waaw waayo waayo xasuus wadanka markoow nabada ahaay yaa tiyaatarka fayl gali jiray ruwaayadihii xamariga. Halasoo nooleeyo

  • @najmadaacad8969
    @najmadaacad8969 2 роки тому

    Horey soco kooxda Al cabid band

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 2 роки тому

    faizamiir waad mahadsantahay viva banadiriga

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 2 роки тому +1

    Hhhhhhh Live music maaha wa playback laso sharaxay masraxa oo qalabkii oodhan lakeenay
    Live hadii lootumi lahaa waxa kujiri lahaa hawo lkn logic pro x baa lasoo marsiiya musiga iyo codkaba
    Anyway way shaqeeyeen kooxdaan thnkz dhamaantiin

    • @gaasiradheer909
      @gaasiradheer909 2 роки тому +1

      Waryaa habeenkan live baa loo heesay ma aadan joogin meesha ee aamus, videoga ayaa la saarey waa dhihi kartaa bes🤪

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 2 роки тому

      @@gaasiradheer909 Hhhhhh hadii live looheesayay maxaa loola xishooda oo loosoodhigi waaya
      hada codka aan maqlayno wa playback

    • @gaasiradheer909
      @gaasiradheer909 2 роки тому

      @@GorGor2023 Faiza amir weydii taad
      adiga heesahan reerkoraad ayaa Ka tahay oo tiyaatarkii waqtigiisi maba nooleen mana fahmeesid 😜

  • @darishore814
    @darishore814 2 роки тому

    Waa in Nootka laga hadaa heesaha banaadiriga oo saan oo kale show yo u gooni ah in loo galo aye ku macaan yihin elite hotel liido loo soo buuxiyo haben munaasabad only banaadiri music ah waa la wada ciyaari laha baashaal

  • @bilalmusic3715
    @bilalmusic3715 2 роки тому +5

    Thank you so much Xabbibti, Faiza Qali❤️ Guuleso

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 2 роки тому

    Maku Raadihaayi Ruuxayga ad Waaye Raga iga Roonoow Runtaada Miyaaa
    Xasuus Sad Maleh Sariiglaay Ruwayadaas Xasuus Waye Faiza Amiir Mahadsanid Fananiinta Heesahan Soo Cusbooneysiiyay Way Mahadsanyihiin iyo Al Cazal Band Horay u Socda Fankii Banaadiriga Aan Naqanay Ayaa inoo Soo Qaadeen
    Heesto Qub iyo Qac ah Ayaa Na wareeriyay
    Hees waa Heestii Hore Dadna Waa Dadkii Hore Aniga Lamagoodle aan ahay Heestaaan Banaadiri ahayna Maba ka Helo ♥ Viva Reer Xamar Wayne ❤

  • @abwaanbaafobaafoyare2127
    @abwaanbaafobaafoyare2127 2 роки тому

    nin facaa naagtaa haku niikiyo adna musig utun dayuus

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 2 роки тому

    Maryan Abuu Cimaamadeeda Mala Haysan Karo Walahi Fanaanad Buuxda waye Heesihii Hore ayay Na Soo Xasuusisay Horay u Soco Aqwaan Faiza Amiir Mahadsanid 🥰🥰

  • @hooyosomaliyeddream8841
    @hooyosomaliyeddream8841 2 роки тому +1

    Wiil usa 🇺🇸 school isla dhigay jirnay ku jiraa meeshan nolow bro hadad comment aragtid ku bashal Somalia

  • @FaadumoJeylaani-zb4jm
    @FaadumoJeylaani-zb4jm Рік тому

    M alaah m abuu viva

  • @idrisdhafe
    @idrisdhafe Рік тому

    thank you Faiza, ma lagu soo darikaraa, signal/channel Boongaha, bass iyo guitar player into the mix?

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 2 роки тому +2

    Runtii waa xusuus jawi dagan than kastan waa 100% 100% thanks ALL WIILKA FARAHA KA HADLA AL CASAL

  • @MohamedHassan-re2hk
    @MohamedHassan-re2hk Рік тому

    Xasuus aan caadi ahen waaye banadiri leh iyo Somali waa dad la soo xulay horay u socda ❤❤❤❤

  • @sheikhissaa
    @sheikhissaa 2 роки тому +2

    Live showgaan xasuus aanan caadi eheen ayuu igiliyay. ❤️❤️❤️

  • @aminogurey6691
    @aminogurey6691 2 роки тому

    Waaw walshey qali mahad sanid wagi bari samad ki ayad naso xasusisay ♥️

  • @aminanurani5047
    @aminanurani5047 2 роки тому +1

    Saas waye🌹🌹🌹

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 Рік тому

    Waaaaw alcazal band guu lleysta

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 2 роки тому

    Aad iyo Aad ayay u mahadsan yihiin dhaman kooxda al casal.
    Waa barnaamij dhameystian dhinac walba mid kale iyo mid kalana waan idinka sugeynaa.....

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 роки тому +2

    Masha Allah jimco wanaagsan wlaalayaal 🥳🎊🎉🤩🤩🤩🤩🤩🙏🙏🙏🙏

    • @FaisaAmir
      @FaisaAmir 2 роки тому +1

      Jimco wanaagsan walalkey mahadsanid

    • @qadarc1
      @qadarc1 2 роки тому +1

      @@FaisaAmir adiga mudan wlashey 🙏🥰 Allah Ku xafido 🥰🤲

  • @shamsudinsheikali4036
    @shamsudinsheikali4036 2 роки тому +4

    Aad baad u mahadsan tahay, kaalin loo baahnaa ayaad soo buuxisay. 👍🏾

  • @gaasiradheer909
    @gaasiradheer909 2 роки тому

    Maryan abuu waa fanaanad ee reer xamarka ayaa ah qashin oo aan darajeenin fanaanintooda iyo fankooda sida soomaalida kale. Kooxdan waa jirtaa horey u socda 😍

  • @adminuser9232
    @adminuser9232 2 роки тому

    Heesaha banadirigi hore halz soo raadiyo waa ok updateka cusub aad aya logu helay Heesaha liveka banadirigi ah

  • @khaderhassan5362
    @khaderhassan5362 2 роки тому +1

    kaamil deeq ? daki hor adlee kanoo lee abaa

  • @lpn_boy2196
    @lpn_boy2196 2 роки тому +1

    rajada waa romeyha ruuney 💃🏽

  • @bilaal20
    @bilaal20 2 роки тому

    Woow aad ayaan ugu farxey in aan arko heeso sii live ah lootumo io sida loo tumey wax cilaad aan leheen aad ayaan kugu mahadnaqayaa.

  • @abdimahamud1333
    @abdimahamud1333 2 роки тому

    Fankiina hore u socda waan idin soo dhaweynayaa dhamaantiin

  • @xasancabdulahi4725
    @xasancabdulahi4725 2 роки тому

    Waa lobogay hesaha live ka ah
    Soobadi

  • @intisaamofficial3008
    @intisaamofficial3008 2 роки тому +1

    First one

  • @Wafalakeofficial
    @Wafalakeofficial 2 роки тому

    FAZIA AMIIR| ==show qurox badan
    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 Рік тому

    Waaaaw mc haashin yuusuf yare alcazal mc shoolli yare mc awees alxazal wallkii cabdi diimow cumar bakaari san dheere yare sln sre dumaashideey iyo eiilka yar ee uska celi beyso sln sre ❤❤❤❤❤❤

  • @maazimcade
    @maazimcade 2 роки тому

    Waayo waayo wllhi xasus luntay soo celiseen thanks guys 👦😘😄❤😊

  • @ibrahimbaydhabo7902
    @ibrahimbaydhabo7902 2 роки тому

    Masha.allh
    Wllhi
    Waa
    Xasuus
    Xore

  • @gacaloscott9474
    @gacaloscott9474 10 місяців тому

    🔥🔥🔥💃🏽🌹

  • @Anshaxa007
    @Anshaxa007 2 роки тому +1

    Maxuma..E marku leyahay roob raxmadisa lagu raxeyste...Ku dhawaqa banadiriga sxda waxa uu aha & Roob raxmadisa lu raxeste..lu raxeste = lagu raxeyste..But here original pronauncatione

  • @boqaradarerbukeofficial
    @boqaradarerbukeofficial 2 роки тому +2

    Keep going my sister

    • @FaisaAmir
      @FaisaAmir 2 роки тому

      mahadsanid abayo guuleeso

  • @adminuser9232
    @adminuser9232 2 роки тому

    Xasuus dheerr aya igashay

  • @sharmakitaani2439
    @sharmakitaani2439 2 роки тому

    Waaaw amazing 👏

  • @ssmedia.production7238
    @ssmedia.production7238 2 роки тому

    Finaly this is it thanks faiza we need more of this!

  • @kassimare8048
    @kassimare8048 2 роки тому

    Kkkkkk maa afsomaliba

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Рік тому

    Casal waa carabi May malab band yiraahdaan

  • @miicadsiciidcabdulahi4143
    @miicadsiciidcabdulahi4143 Рік тому

    Odaygaa yaree gaabani waa funy

  • @ibrahimbaydhabo7902
    @ibrahimbaydhabo7902 2 роки тому

    Nice

  • @kassimare8048
    @kassimare8048 2 роки тому

    Akhiro udaa

  • @maxamedyarw4764
    @maxamedyarw4764 2 роки тому

    m alaah

  • @abdigeedi765
    @abdigeedi765 2 роки тому

    Good

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 роки тому +2

    Jimco wanaagsan walaal waxaan buuxiyay sharuudihii saacada UA-cam kaliya isoobooqo mahadsanid wlaal 🙏🙏

  • @rashidgalol2312
    @rashidgalol2312 3 години тому

    Najib

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 роки тому +1

    koox shidan weeye waxan xasuusanay kooxdii waaberi iyo shareero

  • @xoriyoalbdullahi7517
    @xoriyoalbdullahi7517 2 роки тому

    Serabtiin hee sheerta lak wax kasto wan sameeyna wadna ku mahad santahay madaamo aad waayo waayo ama 33 gadaal noceliseen macalimuu shooli yare iyo inta tumeeyso iyo kuwa horinaayo salaan sharaf dalka Allaha nodajiyo

  • @simoonsiman1158
    @simoonsiman1158 2 роки тому +1

    Keep going

    • @FaisaAmir
      @FaisaAmir 2 роки тому

      mahadsanid walashay noloow

  • @yusufomar6021
    @yusufomar6021 2 роки тому +1

    I enjoyed it very much thank you very much for the song and great music.

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 2 роки тому

    🎶📱🎧

  • @kassimare8048
    @kassimare8048 2 роки тому

    Maxeey kuhadlayaan

  • @drstaqiyataqiya551
    @drstaqiyataqiya551 Рік тому

    Jah

  • @Faysal_Mohamed
    @Faysal_Mohamed 2 роки тому

    war bacda williys ka meeesha geeeye hhhhhhh

  • @superpiiteofficial2712
    @superpiiteofficial2712 2 роки тому +2

    Live qurux badan iyo fananiin waweyn

    • @FaisaAmir
      @FaisaAmir 2 роки тому

      thanks alfanaan bite yare fanaanka qarniga

  • @lpn_boy2196
    @lpn_boy2196 2 роки тому

    waqti badan waad shay hesan 👆

  • @MohamedMohamed-zm8dv
    @MohamedMohamed-zm8dv 2 роки тому +1

    Flashbacks!

  • @sihamcadey1345
    @sihamcadey1345 2 роки тому +1

    Saas waaye

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 2 роки тому

    WAAW INNABA CAADI MAAHA.........🎤🎸🎹🎺🎵🪘🎶🪕🪗🎷

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 2 роки тому

    fananadaan magaceeda isoo qora

  • @ibrahimmahmood1005
    @ibrahimmahmood1005 2 роки тому +1

    Thanks Thanks 😊 🙏 ☺ 😘

  • @mohamedsalah-jl5ep
    @mohamedsalah-jl5ep Рік тому

    Like 🎉

  • @kassimare8048
    @kassimare8048 2 роки тому

    Kkkkkkk

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 роки тому

    ❤❤🙏🙏

  • @abdilafrah8274
    @abdilafrah8274 2 роки тому +1

    Qofkasta 20000dolar buruj alcarab ugudeqday1000000dolar cafiyo saamax saxib samu walakey mahamed binrasid almaktuub

  • @lpn_boy2196
    @lpn_boy2196 2 роки тому

    xamar iga dheh 😀

  • @CabdaleIbraahin
    @CabdaleIbraahin Рік тому

    Mmmnn

  • @hudahashim3062
    @hudahashim3062 2 роки тому

    Xasuusta ninki xasuusto

  • @kaskeypro4225
    @kaskeypro4225 2 роки тому

    Fanki oo dhinta ayad sonoleysen hobalada wabari teems al casal

  • @munac.raxiin7944
    @munac.raxiin7944 2 роки тому

    Hore u socda

  • @jaamacmaxamedqaliif7836
    @jaamacmaxamedqaliif7836 Рік тому

    Thanks

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 роки тому

    Heesta shirib Lee u egtahay

  • @XamarCade-iz6hl
    @XamarCade-iz6hl Рік тому

    Hollow

  • @hudahashim3062
    @hudahashim3062 2 роки тому

    Wadanka marki nabada aha ayaa naso xasuusisay

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 роки тому

    musiga macaa somalaay soo booqo cajiib weeye arag arag xasuus bad galysaaaa

  • @fartacabdi2264
    @fartacabdi2264 2 роки тому +1

    Barnamishka nin ka kamiristaha ka ka aha hala badalo ama shooli ha ku Tosiyo Aduunkan ka firsanena Mohamed Ibrahim cadow sholi yare

  • @Hitthesack94
    @Hitthesack94 2 роки тому

    Waayo waayo ayaad nasoo xasuusisey Faiza Amiir wallee thank you Faiza abaayo. ❤️ 🌹

  • @abdigeedi765
    @abdigeedi765 2 роки тому

    Good

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 2 роки тому

    🎶📱🎧