Dadka Saxanka La Ciidey Miyaa Tahay Mise Magaalka Ayaa U Dalxiis Tagtay?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 34

  • @FadumaYarow-r6h
    @FadumaYarow-r6h 3 місяці тому +4

    Abdixaliin Cali waan ku salaamay waxaan ku riyooday Anigo
    kooxdiina ka mid noqday🤩🤩

  • @xaawahasan-bf4br
    @xaawahasan-bf4br 3 місяці тому +3

    Mashallaah tabaarakalaah si dadban aa wax aad noogu xayeeysiiseen guuleeysta

  • @ismailmahamedjogow5525
    @ismailmahamedjogow5525 3 місяці тому +5

    Ciid mubarak all Muslims ☪️ ✨️

  • @LadanAxmed-ix9rj
    @LadanAxmed-ix9rj 3 місяці тому +4

    عيد مبارك وكل عام وانتم بخير 🎉🎉❤

  • @Engmarcadde516
    @Engmarcadde516 3 місяці тому +10

    Laa magaal walaa saxan midna kuma qaadan only hurdo inta jiifatey wan salamayaa❤

    • @NajmoAbdi-fk3pb
      @NajmoAbdi-fk3pb 3 місяці тому +1

      Ani seexo markaa is lahaa aaba cunug naga dhumay naxdin ku dhameystay ciida walhi lkn waa helnay markii danbe

  • @Niimcakiin
    @Niimcakiin 3 місяці тому

    Mansha allh

  • @HajaraaAli
    @HajaraaAli 3 місяці тому +1

    Masha Allah

  • @BishaaroYusuud
    @BishaaroYusuud 3 місяці тому

    Maan sha allaah tabaarikalaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajmaJama-e2m
    @NajmaJama-e2m 3 місяці тому +5

    Inta saxanka la qaadatay 😂 one like 👍

  • @SafaQalbiqurux
    @SafaQalbiqurux 3 місяці тому +1

    Qofka 1aad🎉

  • @AbdishakurMahadali-br1lg
    @AbdishakurMahadali-br1lg 3 місяці тому

    beer tasting nabada🎉🎉🎉

  • @IBrozskills
    @IBrozskills 3 місяці тому

    Excellent advertisement

  • @XaawoCaligurrey
    @XaawoCaligurrey 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @apdaa22channel79
    @apdaa22channel79 3 місяці тому +1

    Aniga saxanka ayaan la waatay

  • @AajomohaJaamac
    @AajomohaJaamac 3 місяці тому

    Fartuun alx kulahaa ilaha namotiyay xiligii hore dalxiis majirin xaafada kuqaatay maba bixin😂😂

  • @abdulaahi961
    @abdulaahi961 3 місяці тому

    Maalinta 1 : sariirta la qatay
    Malinta 2 : saxanka la qatay
    Malinta 3 : magalka ka shidantahay😂

  • @Caasha-y2c
    @Caasha-y2c 3 місяці тому

    Second

  • @FogaanDersi-jl3zy
    @FogaanDersi-jl3zy 3 місяці тому +1

    Saxanka,lasaaxiibay hhhhhh

  • @HaHA-rm2fp
    @HaHA-rm2fp 3 місяці тому

    Team sabgaad😂

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 3 місяці тому +2

    ‏‎الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله إلا الله. الله اكبر الله اكبر ولله الحمد. الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا وصل الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا🤎

  • @falismxamed4612
    @falismxamed4612 3 місяці тому

    ❤❤

  • @ConfusedShipsWheel-gi3de
    @ConfusedShipsWheel-gi3de 3 місяці тому

    ManShalaa. allh❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @RamlaAbdiwaliali
    @RamlaAbdiwaliali 3 місяці тому

    Jikada waa meesha aan ka dhamaa waaye 😢😅

  • @Iamcrazy680
    @Iamcrazy680 3 місяці тому

    Saxanka 😂😂

  • @SHEIKHA-r4
    @SHEIKHA-r4 3 місяці тому +1

    Wllayalow masjidkan location kisa iishega inte waye ma.aqan daacad iga tahay😢❤

    • @somaliqueen7492
      @somaliqueen7492 3 місяці тому +1

      Airport muqdisho agtiisa ku yaal

    • @SHEIKHA-r4
      @SHEIKHA-r4 3 місяці тому +1

      @@somaliqueen7492 magaciis masajidka

    • @IftiinJanno
      @IftiinJanno 3 місяці тому

      bajaajleyda wey yaqaanaan waxaad dhahdaa masjidka cali jimcaale ubaahanahy .

  • @Naima-43
    @Naima-43 3 місяці тому

    Inta saxanka la qaadatay ismujiya ciidan hilib qeybis iyo martile maba la bixi karo ciida kala ku fiican bixida ani saasan qaba

  • @Abokor564Abokormoh-rm1tp
    @Abokor564Abokormoh-rm1tp 3 місяці тому

    Xaytshahay masjidka laisku dhex sawirayo

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 3 місяці тому

    hilib😢😂