Wareysiga Cabdullahi Cali ee ganacsiga Soomalida ee Tanzania iyo wadamada kale. By Aweys Foodey
Вставка
- Опубліковано 7 вер 2024
- www.kalsantv.com
/ kalsantv
/ kalsantvuk
Kalsan TV Kala xiriir
Tel: +44 (0) 208 961 6267
Email: Kalsantv@gmail.com | Sales@kalsantv.com
Mansha allaah ustaadkani waxbadan buu inoo iftiimiyay soomaaliyeey.
Wa bentis somalitha kwa ugu xasidsan wa kwa Tanzania iyo Zambia wa jajusin
War yaa iga caawinahya qaabkii aan ku imaan lahaa Tanzania iyo gabka aan ula shaqaysan lahaa bulshadaas somaliyeed
Fadlan igu caawi somalia joogaa
MAASHAA ALLAAHHH ABDULLAAHI HOREY USOCO LAANDHEERE BANAAN DEGAY
SIIDO KALEE WAA ANIIGA SAHAL ABDI BOUULALE OO.JOOGA DJIBOUTI. WAXAAN RABAA.IN
WAX BARAASHO
KA SAMEEYO.
DALKA
TANZANIA 🇹🇿
IN.KASTAA OO
DJIBOUTI 🇩🇯
EENA KU LAHEEYN
SAFAARAD. MAGAALADA
DARA SALAM AMAA
CASIMAADA. CUSUB.EE
DALK TANZANIA 🇹🇿. EE
DODOMA
Asc
Wll
Waxaad iga caawisaa
Sidaaan kutegilahaay
Tanzania
Waxaanrabaa inaan tagee
Sxp ana inan tagan raba xaged joogta
Ana inaan tagaan rabaa zxb
Ma tagtay wll
@@cumarahmed3558 ma tagtey wll
@@kingsaki5997 ma tagtey wll
Tanzani qof jooga ban ubaahnahay somaliyey
WAN KU SALAAMEY
ABDI LAAHII. OO.JOOGA TANZANIA
Soomaalia imaaw somali passport qaado deetona tartiib uga dag zambia.
Hadii damac kale ee ah inaad kasii gudubto uu kugu jirona congo kadag.
Deetana tartiib u gal zambia.