'' Maayar Mooge Hargaysa Fooqyo Dhaadheer Ayuu Ka Dhisay '' Orod mooge

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @baalgoraychanel9116
    @baalgoraychanel9116 8 годин тому

    Maayar Mooge Wax La Arkayo oo Sida Cadceeda u Cad oon Sacab lagu Qarin Karin ayuu Qabtay Fooqyada Dhaadheer isagaa Degmo Kasta u Dhisay Waxa lagu Jiray Xafiisyo Siyaad Bare ka Tagay, Xaruntii Dawladda Hoosena Waaka Ka Dhisay Fooq la yaab leh oo Ka Macdanta iyo Tamarta u eeg Kana Dheer Maayaradii hore oo dhamina Waxay Fadhiisan Jireen Gurigii ingiriisku Dhisay 1940 Ma Beenbaa Miyaanay Run Sida Cadceedaa ahayn oon Sacab iyo Munaafaqad iyo Qof Nacayb lagu Qarin Karin illaahay Ha inoo Daayo Maayar Mooge Caasimaddu Way Ku Raysay isaga Hortiina Caasimad Umay Ekayn Waxa ishaarooyin ah ee Meel Walba Ku Xidhan Miyaad Dafiraysaa Markii horena Tuulo Weynaatay ayaa la Moodaayay Waxa uu Waddo Dhisay Lama tirin Karo Xaafadahan Cabanaya 12 Waddo ayuu u Dhisay inta Hadhayna Wuu Dhisayaa Waar illaahay Ha laga Baqdo Waa La Dhiman doonaaye aakhira Waxaad ku hadlaysaan ee Been ah Waa la idin Waydiine

  • @Abdiaziz-Hussein
    @Abdiaziz-Hussein 11 годин тому +1

    Wariyahani waa garac caadiya
    Magaaladaadii boorama maad tagtid kuye😂😂😂😂😂

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 12 годин тому

    Kaa yari waa kulmiyihi dhacay, bal eega wuxu ku hadlayo,
    mooge waa mayir muusena wuu dhacay

  • @hodanomar9395
    @hodanomar9395 15 годин тому

    Wariye ilaaahay ka baq

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q 18 годин тому

    MOOGE QIRO

  • @shabcaanmaxamed1024
    @shabcaanmaxamed1024 18 годин тому

    Ala waa kii dhaweeyaha lacagtiisa iiga dhacay

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 18 годин тому +2

    Wariyahan yare ma kulmiyihij dhacaa waaakan ina moooge ku dawakhe waaar muuuuse ciraaa la tartamay

    • @hassanwarsama338
      @hassanwarsama338 18 годин тому

      Mayer giiiiiro xisaab baa u taala

    • @Wanaagsane
      @Wanaagsane 17 годин тому

      @ s/land 34 yrs bay u taaaala in cashuurti dalkoo dhan tuuulooyin lagu dhistay waaa kayska matajinaya time ki xishooodku wuuu dhamaaaday ku biyo caba waxba hala hadhina bun layskama dhimaaaye dastuuur gacanlibaaxba shaqaynayaaa yaaa ku xisaaabiyay 9yrs soltelco iyo biiiixi

  • @AdamAdam-y3z2b
    @AdamAdam-y3z2b 16 годин тому

    Kan yari wariye maaha tababar u fura

  • @HoodoDayib-n7x
    @HoodoDayib-n7x 17 годин тому

    Wariyahan tababarbuu u baahanyey oo saxafi kuma banaana ma moodaa danbi baadhe tuug indhaha u guduudinaaya

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686 17 годин тому +1

    Giiiro😂😂😂😂

  • @abdulrahmanmohamed7880
    @abdulrahmanmohamed7880 18 годин тому

    Wareye qabyaaladaysa ah oo dadka caasimada ka xegsanaya waligay maan arag

  • @galeyrtours9193
    @galeyrtours9193 15 годин тому

    wariyaha yaa u xiiray hhhh

  • @MaxedcabdijamaIlkajiir
    @MaxedcabdijamaIlkajiir 17 годин тому

    War ninkani wa nin wanagsan runtisu shegay xilkanu saxiba nahay. Bu yidhi

  • @EHLUDIININAXAJI-h8k
    @EHLUDIININAXAJI-h8k 9 годин тому

    Mayor mooge tuug

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 18 годин тому

    Ninkani.waa.faaruq.fooqyada.dad
    Ku.dhisten.ayuu.leeyay.ina.mooge.
    Ayaadhisay.ina.mooge.cashuur.
    Ayuuka.qaada.hadaad.hadlaysid.
    Wax.saxa.ayaa.lagahadla

    • @Wanaagsane
      @Wanaagsane 18 годин тому

      Dadku horaba waaa looooga qaaadi jiray waaana la cuni jiray, dalku bakhaaaar la biishado maaaha waaa la dhisayaa no more 3 mushahar