afurka waxan isla sameneena walashey Hibaq

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 633

  • @fadumafaduma5376
    @fadumafaduma5376 4 роки тому +31

    Mashallah your a chef.
    Who agrees this girl can cook.

  • @maxamedsalaadcartan8459
    @maxamedsalaadcartan8459 4 роки тому +78

    MissFosiya inta u xiistay like isaara

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 роки тому +1

      Wll qalai isoboqo fadlan🙏👍🏿

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 роки тому

      @@itzzarashow1996
      Waa ku saaray bro SUBSCRIBE adigana ii saar inshallah igu sharaf

    • @cabfiraxmanaxmed4903
      @cabfiraxmanaxmed4903 4 роки тому

      Fosiya ma xaas baad tahay adi wll

  • @user-su4cr5nz6s
    @user-su4cr5nz6s 4 роки тому +37

    ماشاءالله
    مرتب وانيق
    ونظافة
    أنا من متابعينك معجبه فيك كثير ماشاءالله من بداية رمضان
    الي يعرف العربيه من اخوتي الصوماليين أتمنى تترجمولها كلامي لهذه البنت الجميله
    أنا امي صوماليه وابي يمني
    متابعتك من فرنسا افهم الصومالية ولكن لا استطيع الكتابه ❤
    شكرا لوصفاتك الرائعه

    • @maandeqmohamedali
      @maandeqmohamedali 4 роки тому +1

      ما شاء الله شكرا عزيزتي

    • @ميميجنل
      @ميميجنل 4 роки тому +2

      masha allaah si hagagsan khatara nadiifa
      ani waxan ahay taagerahaga aadna kaga hela masha allaah ilaa bilawgi ramasan
      cidii garanaysa carabida walaalahayga somaliyed waxan rajaynaya inad u turjumtan hadalkaygan inantan quruxda badan
      aniga hoyaday waa somaliyad abahayna yamani
      somaliga waan fahmaa lkin ma qori kari
      waad ku mahadsantay qaabkagan quruxda badan
      wxn rajynaya inan kugu turjumay

    • @ميميجنل
      @ميميجنل 4 роки тому +1

      اتمنى اني وصلت لك الرسالة كما طلبتنا اختي بعض كلمات ما عرفت افسرها صح لان انا استعمل اكثر اللغة العربية لهيك صارت اصعب شوي ان اترجمها معظمها اللغة صومالية

    • @nasriinnasriinmohmed281
      @nasriinnasriinmohmed281 4 роки тому +1

      ما شاءالله اختي انا اتفهم باللغه العربيه

    • @user-su4cr5nz6s
      @user-su4cr5nz6s 4 роки тому

      @@maandeqmohamedali عفواً☺

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Рік тому +1

    Masha Allah sisters Inaba cadi ma aha cuntadiina isku dhuuq weeye jzklq thanks for sharing keep it up good work qaaliyeey.

  • @shaaficiyusuf2561
    @shaaficiyusuf2561 4 роки тому +1

    Run ahaantii aad baan uga helay qaabka wanaagsan ee aad u diyaarisay iyo sida farshaxanka leh aad u duubtay video-ga horey u soco waad gaati doontaa inaad noqoto chef buuxa👏👏👏.

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 4 роки тому +17

    Hadad adigoo afurtay daawaneyso muqalkan
    MissFosiya
    fadlan
    #LIKE ta iyo #SUBSCRIBE nagu dhiira galiya oo ino saar

    • @reerfarahabtidoon7957
      @reerfarahabtidoon7957 4 роки тому

      Wali manan afurin 3saac ayaa idhiman cuntada ayayba iga haysaa 😭😭😭😭

    • @asiyaluula8825
      @asiyaluula8825 4 роки тому +1

      Reer farah Abtidoon isku mid ayaan nahay ✌️

    • @somalitiktok32
      @somalitiktok32 4 роки тому

      @@asiyaluula8825 oo halked beerka ujifta

    • @somalitiktok32
      @somalitiktok32 4 роки тому

      @@reerfarahabtidoon7957 oh sory lkn halke waaye meshas

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 4 роки тому

      @@reerfarahabtidoon7957 walaal subscribe plz ilahey dartee subscribe iigu saar plz mahad sanid

  • @cabdifitaxaxmedqaasimqaasi1807
    @cabdifitaxaxmedqaasimqaasi1807 4 роки тому

    Miss fosiya and hibaq wax hanagala siiyo afurka qurux badan lol well done

  • @nastehochanell3391
    @nastehochanell3391 4 роки тому

    Miss fowsiya waxan ku dortay gabadha somalida ugu cunta fiiican masha allah

  • @mohamedmuuse24
    @mohamedmuuse24 3 роки тому +2

    Abayo ku soolaabo UA-camka wan ku baryaa abayo wallahi wan ku xiisay

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 4 роки тому +13

    Finally wad so labatay m.a vlog kubartay nolada gys one love

  • @zuhuura8200
    @zuhuura8200 4 роки тому +7

    Masha Allah walalo isjecel, Allah idin xafido Ramadan Mubarak 🥰🥰

  • @aishaahmed4510
    @aishaahmed4510 4 роки тому +1

    alla aby msh allh aad baa idinkaga helay saas kuwada adi aby isla soo sameeya msh allh❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌

  • @asiaibrahim7869
    @asiaibrahim7869 4 роки тому +1

    Wllo waxaad noo soo sawirtaa xawijiyada thankz sister foosiya

  • @hamdaabdilahi1017
    @hamdaabdilahi1017 4 роки тому

    masha allh walaalahy maanta igu horeysa booqashadiina hore usocda xbbti

  • @hussinfirstman9472
    @hussinfirstman9472 4 роки тому

    Masha alh sidaa usameeseen cuntada macan waaye anika waan kahelay isoo dhaweeye waan cusbahay

  • @saynabjama7756
    @saynabjama7756 4 роки тому +1

    Wlhi intaa UA-cam dawaney gabdhan qof lamida ma arkin xga cuntada keep going sister

  • @umuhadiyah8362
    @umuhadiyah8362 4 роки тому

    Maash allah hoyo sharaf leh ayaa adunka idin keentay idinkana wAd da daasheen allah idin barakeyo

  • @mriddisleharis1413
    @mriddisleharis1413 4 роки тому +22

    wow wow mashallah mashallah beauty lovely family❤❤❤

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 4 роки тому

    hibaaq habooney haybad iyo asluubey hanaa iyo harwanag saney hablaha hogan koodaay hadalsan iyo hanaan wacaney guuleysta❤❤

  • @khadijasheikh4418
    @khadijasheikh4418 4 роки тому

    Asc waa video qurux badan waxaan xiisaynlahaa inaa nosoo galisid meelaha aad dharka ka gadatid keep going

  • @abdiwahaabyasiinosman403
    @abdiwahaabyasiinosman403 4 роки тому +1

    M.a abaayo sare illah haku daayo gacmahaga .wllahi qaar badan oo dumar ah ayaa ka fiicsntahay❤❤

  • @shirwaclibaax4899
    @shirwaclibaax4899 4 роки тому

    m.a cunta karintiina aad ayaa uuga helay dhiiri galin ayaa naga mudan tihiin wxaana tusaale utihiin hablaha kale ee somaliyeed e cunta karinta isku wanagsaneyn, wxaana rajeynayaa gabadha iscalman donno sidan oo kale in ey cunta kariska ugu wanagsanan doonto mhdsndiin 😍👍

  • @fatumajama9806
    @fatumajama9806 4 роки тому

    Masha alaah ilahey ha idin xifdiyo gabdha ku dayasho mudan asturad iyo aqlaq nadafad iyo cunta karis amantas oo dhan waxaa iskaleh hoyadiin macaan idin tarbiyeysey Masha alaah ilahey ha idin daayo amiin yaa rabi ❤️❤️❤️

  • @dalmarhaji7122
    @dalmarhaji7122 4 роки тому

    maasha allh hablo badnoo lasooeryirabay waad udhigty casharo fiican
    jazaakalaah

  • @muminoshalle2394
    @muminoshalle2394 4 роки тому

    😢😢😢abayo waxbadan ayan kaa faaideu♥️♥️♥️ thanks

  • @muhanadyare985
    @muhanadyare985 4 роки тому +11

    masha Allah wad isku egtihiin allaha idindeysto dhamaantiin love idin ku ah horey usocda

  • @galgalachennel3480
    @galgalachennel3480 4 роки тому

    M.alh waa afur aad u qurux badan o aad ka shaqaysay wxn so xasustay meherad an ka shaqayn jiray qabka baridka

  • @husniali4870
    @husniali4870 4 роки тому

    Waxa nasiib leh ninkii calaf aad u noqotaan cunto mcn Waa uu ka dhargaa mana idin ka fogaanaayo waligiis alow calaf qeer qaba idin sii aamiin

  • @abdirahmangabeyre359
    @abdirahmangabeyre359 4 роки тому

    Masha Allah. Fosiya. Si Fcn. Aan. U. Firsaday. Sida aad. U. Sameesid. Raashinka. Iyo. Cabitaanka. Aad. Iyo. Aad. Aan. Ugu. Helay. Walahi. Laakin. Markaan. Fasax. Soqaato. Oo. Aan. Imaado. Dalkaad. Joogtit. Waxaan kudadaala. Sidaan kuu Arkilahaa. Rashinkaad. Sameesidna. Si. Live. Aan. U. Cuno. Isha Allh. Walasheey

  • @shaadiaabdi1605
    @shaadiaabdi1605 4 роки тому

    Masha Allah. Ilaah Hakuu barakeeyo gacmahaada

  • @bossjhj
    @bossjhj 4 роки тому +3

    Wlhi I never get tired of watching your videos ❤️😘 I always enjoyed ❤️ keep going abayo mcn❤️

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 4 роки тому

    Mashalah siwacan oo nadiif ah oo quruxu badan ayad usameysah mashajh

  • @ahmedteena5705
    @ahmedteena5705 4 роки тому +23

    Masha allah qoftaa niyada kuhaye miyaaaa miss Fosia

  • @halimoawil4097
    @halimoawil4097 4 роки тому +12

    Maasha allah ilahay ku daayo hibaqa ♥️♥️💉

  • @khadijahassan7058
    @khadijahassan7058 4 роки тому +1

    Ada ujeclhay gabdhan🥰 NoloSha kuma ciisho byo tagero number one aya ku ahay💫

  • @jinn-ol8fc7rs1w
    @jinn-ol8fc7rs1w 4 роки тому

    Yes lkiiin halkee joogtaa iyo cinwankga mahadsanid

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 4 роки тому +1

    Anoo dheregsan hdaan gbdhan daawado baahi baaba idisha😂😂🤣😀
    Mcha allh shrfey rabi gcnta hakuu barakeeyo

  • @axmedkookeaaxmedkooke26
    @axmedkookeaaxmedkooke26 4 роки тому

    fusiyoy hurta wan kahelay wlh masha alah ilah haku barakeyo gacantada

  • @aminaahmedyusef4192
    @aminaahmedyusef4192 4 роки тому

    Asc
    Habo waan kusalaamyaa
    Waxaanku leeyahey masha Allah ilahey gacantada hakuubarleeyo.

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 4 роки тому +5

    Masha Allah Fowsiya fiicaney waa inaad restaurant furataa 😂😂 Cz you will be the best chief ever

  • @wanaagsansidawalaashed9855
    @wanaagsansidawalaashed9855 3 роки тому

    Miss fosia yaa uxiisay Ramadaankan ☹️

  • @munishaabukar8135
    @munishaabukar8135 4 роки тому +8

    M.a hibaq markaa arkay waa soorday hibaq iyo xiis waa I din xiisay💕💕💕

  • @khadiijaababkey5801
    @khadiijaababkey5801 4 роки тому

    Maashaalaah tabarkalah shugran Alle hani xafido wanka helay

  • @mxali6824
    @mxali6824 4 роки тому +2

    Wllhi abaayo waan kuku xiranahay labada biri oo maqneed waa luutabay cimri dheer iyo cibaado suuban kuu rajeynaa❤❤💋

  • @kamalali79
    @kamalali79 4 роки тому +11

    Asc qaaliyey abaayo see tahay Soo ma fiicnid walaasheey ilaah gacandaada ilaah hakuu dhaafo walaasheey adiga hibaaq ilaah waxa aad jeceshihiin ilaah haku siiyo Aamin Aamin Aamin walaasheey

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 4 роки тому

    Masha Allaha Illahay gacmaha haydin barakeyo

  • @cismaanabuukar3694
    @cismaanabuukar3694 4 роки тому +1

    Wcs wll qaali masha alah walaashaana waan soo dhaweeynee naa masha alah horay usoco wll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋

  • @farhiaelmi2855
    @farhiaelmi2855 4 роки тому

    Maashaa allaah caafimaad ku cuna allaha idin daaweyo

  • @rahmashukri9476
    @rahmashukri9476 4 роки тому

    Mashaaa Allah Abaayo qaali waan ka helay sifiicn ayaa u diyarisay❤❤👌👌

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 4 роки тому

    Masha allaah wan kahelay wlhi wana idin jeclhy fosiyo iyo hibaq horay usocda Ramadan mubarak ⭐️🌙😘

  • @aragsanahmed8849
    @aragsanahmed8849 4 роки тому

    Mnshaa alaaah 😅😂Wllshy runtii ninka ku helaaa gabadh iyo badhbuu helay hooyadaa magu khasaarin alle ha ku daysto horomar wacan wll 😍🙏

  • @yassiir7341
    @yassiir7341 4 роки тому +1

    Masha allah ilaahay hakuu dayo gacantada miss fosia

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 4 роки тому +5

    Miss dagan iyo hibaq keep going my queens🇸🇴💋❤

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 роки тому

      Wll qaali isooboqoo fadlan🙏🙏👍🏿👍🏿

  • @isseosman3574
    @isseosman3574 4 роки тому

    Mashallah waan soo socda anfurka dariska xalashaa waaye 👌

  • @libanahmed8211
    @libanahmed8211 4 роки тому +1

    Cunto aan ka helay oo i cajabiyay ayaa sameeysay ee macmacaan caafimaada uma wanaagsana
    Jzakalakhayr

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 4 роки тому

    Masha Allah baaraka Allah sisters 👯 it’s beautiful 😍 and yummy 😋, xageed joogtaa walal bal aan mar idinla afire

  • @ayanlesamaale
    @ayanlesamaale 4 роки тому

    Masha Allah Wll, wad u faa'iidaysay ragga wali ku jira fagaaraha doobnimada oo aan ka mid ahay😍 markaa wax badan ayaan kaa faa'iiday intaa Ramadaanta, oo afur kaalay arag ah ayaan samaaysta 😍🤗,hilib digaagaa ayaan jeclaahy oo intaa badan aan cuna, inaba caadi ma aha. Hähnchenbrust waa hilib aan dufaan aan lahayn,wana cunto Cafimaad leh siiba ragga Murqaha inaay dhistaan raba ayuu ka caawiya inaa caadi ma aha. Form Germany 🖐🌴💐 horay u soco Walaal

  • @naimaabdullahi6473
    @naimaabdullahi6473 4 роки тому

    Masha Allah tabarakalaah abayo mahdsnid abayo intee lagu gadaa liindhanannta cusbada laga sameyay lidal ka mayaalaa kuso dhawey kamirada iskirin ayaan kaqadana mahdsnid qaali dumar 👌👌👍❤❤❤❤💞💞

  • @simon7847
    @simon7847 4 роки тому

    masha allh gacmahiina ilaahi haidin barakayo

  • @theonedirir
    @theonedirir 4 роки тому +5

    Manshallah
    Fawsiyo walaashay igawayn bay u egtahay...

  • @xamdashugrivlogs6538
    @xamdashugrivlogs6538 4 роки тому

    masha allah qunto quruxbadan macaa macan sidan filayo

  • @MmAli2267
    @MmAli2267 4 роки тому +15

    Masha Allah Walashey Gacantada Allah Kubarakeeyo Adiga Iyo Gabdhaha Kale Walalaheyga Ah Runtii Hadii Aan Rag Nahay Howl Culus Ayaad Naga Heysaan Allah Idin Xafido Dhamaan Tiina Abayo Abowe Inta Walasheena Channelkeda Kuxiran Subscribe Isaara Alle Dartiis Soonkana Allaha Naga Wada Aqbalo Dhamaanteena Aamin🤲👇🙏🇸🇴

  • @miiganchannel6061
    @miiganchannel6061 4 роки тому +1

    Waa gabdhihii ugu horeeyay oon arko iyago jiko ku heshiiya Mnshaa Allah

  • @zuhrazhirezuhracadeey5031
    @zuhrazhirezuhracadeey5031 4 роки тому

    M.a gaari dumar genyo ninka helaa nasiib leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahruujadaganinaahmed5197
    @zahruujadaganinaahmed5197 4 роки тому +1

    Masha Allah

  • @abdirashiidak4718
    @abdirashiidak4718 4 роки тому

    fowsiya tan kayarisi mashaalaah nic1🤝

  • @faaisabdi3226
    @faaisabdi3226 4 роки тому

    masha allaah allaw gabar gaariya ku weydiisanay

  • @nourdinhasann927
    @nourdinhasann927 4 роки тому +1

    I was just watching your videos right now masha allah Aa tiHiin NolosHa idinMa XumeySo keep going guy's😍

  • @hafsoahmed3257
    @hafsoahmed3257 4 роки тому

    Msha allh wllo an jclhy Ramadaan mubarak

  • @abdirahmanmohamad9682
    @abdirahmanmohamad9682 4 роки тому

    masha Allah ,allah gacantada haku barakeyo aniga waxaba moda ina afurka an samaysto oo dhan adi ka bartay wax badan ka faiday hamburger 🍔 an waligey samayn xita wa ka bartay wan sameyay , cawana alabtan an ka bartay wa ina sameya haben dambe thnkz walashey 👍

  • @shamsacumar1321
    @shamsacumar1321 4 роки тому

    Masha allah foziya abyo gacanta allah ku barakyo

  • @AbdullahiYare-em1fp
    @AbdullahiYare-em1fp 4 роки тому

    M.a apyo hormar wacan ayaan kuu rajeeenaaa ❤️💯❤️💯❤️💯❤️💯❤️💯❤️

  • @mariyomohamed4845
    @mariyomohamed4845 4 роки тому

    MashaAllah abayoyin gacmahina Allaha idin barakeyo MashaAllah allaha idin xafido ishan ka cunay wallahi ❤️❤️❤️❤️💯💯💯

  • @saliii.
    @saliii. 4 роки тому

    Masha allah i love it alle idinkana gacanta ha idiin barkeeyo

  • @canabaafi7753
    @canabaafi7753 4 роки тому +1

    Masha allaha labo an kala dhicin o waalalo ah ba tihiin allaha idin barakeeyo fowsia videos kada laga xisaayo runtii allaha ku daayo baayo😍😍😍👌👌😍😍👏👏

  • @saacidherrera2166
    @saacidherrera2166 4 роки тому +1

    M.a apayo mcn adiga iyo hibo oo ku magac dheer hibaaq Pea 😍 waqti kadib videoga wn helnay anfur wngzan

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 4 роки тому

    Masha Allaha ninkii ku hela nasiib leh cunto fiican baad siin la, ahayda caafimaad leh. Gabadho Dhalinyar waa tihiin Ma hooyo sidaas waxa ku bartaya

  • @niinaapdy9371
    @niinaapdy9371 4 роки тому +8

    M.a my Favorite sister ❤❤
    Hda kadip fosiya kadip lagu dhahaaa😂

  • @iraaqiyare2522
    @iraaqiyare2522 4 роки тому

    M.a Allah wllo yaal keep going farxad ku nolaada wllo qli ah

  • @farhiastars5239
    @farhiastars5239 4 роки тому

    Allaha ku caafiyo abaayo allaha idin xafido adi iyo hibaaq

  • @khadrageenyo7941
    @khadrageenyo7941 4 роки тому

    Mansha allaah alle haydin barakeeyo aniga shurbada ayaan ka helay way fududahay waa inan sidaa hibaaq u samaystaa ❤️❤️❤️

  • @asmaaadan8975
    @asmaaadan8975 4 роки тому

    Xbbti fosiya ku xisnay alle haku xifdiyo

  • @fartuunxasan5311
    @fartuunxasan5311 4 роки тому

    Wllshy qali mansh allh abowe qali hibo keep goig

  • @maandeqmohamedali
    @maandeqmohamedali 4 роки тому

    Masha allah gabdho yar yar oo hormar wataa tihiin illah ha idiin xifdiyo

  • @sacdiyosuusuuchannel2457
    @sacdiyosuusuuchannel2457 4 роки тому

    Masha allah abaayo fowziyo cadey iyo hewaq qatar waad ka baxsaten ilaah ha idin barakeyo keep going mar walbo hare usoco Allah ku cafiyo abaayo fowziyo cafimad ku cunah

  • @rukiadalmar6891
    @rukiadalmar6891 4 роки тому

    Masha Allaaah Allaaha ku barakeeyo amiin

  • @xafsaabdikadir7977
    @xafsaabdikadir7977 4 роки тому

    M.a abyo mcn ramdanki hda wa gaba gabo balse waxn rajeynyna inad mar mar no soo gali doonto sidan cml aniga figrd ahntyda🥰✌🔥♥️💯 keep going

  • @shukriabdisalamhassan8170
    @shukriabdisalamhassan8170 4 роки тому

    MashAllah

  • @israamoha6960
    @israamoha6960 4 роки тому +7

    Mansha allah my girls hibaq igu salan♥🙋

  • @amalmahrez5105
    @amalmahrez5105 4 роки тому

    Mashallah wlashey Fosiya adi iyo hibak wxan idiin leeyahay Ramadan Mubaric alle ha idiin dhoowro ❤❤❤😍

  • @ayanyusuf1136
    @ayanyusuf1136 4 роки тому

    Maasha alaah foosiya iyo hibak walaalo isjecel ilaahay ha idin barakeeyo dar ilaahayban idin jecelahay qaali 😍😍😍😘😘😘

  • @ladiyamahamed8925
    @ladiyamahamed8925 4 роки тому

    MaanshaAlla hablahaygii hore u socoda

  • @badriadiamond1051
    @badriadiamond1051 4 роки тому

    Masha allaah gacmo wadajiraa guuli ku jirta sisters😘😍keep going yqey

  • @DalwaDalwa
    @DalwaDalwa 4 роки тому

    Manshallh mss hipaq ilaah hakuxafido

  • @nimofarah9277
    @nimofarah9277 4 роки тому +1

    maanshaa allah qatar

  • @hibakahmed8966
    @hibakahmed8966 4 роки тому +12

    Waraa foos Dadka beenta ka daa waa barooya kulaha😂😂😂

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 4 роки тому

    Maashaa allah walaalo isku duuban oo si wadajir ah u howl galayaan maashaa allah waaye maalmahaan waa naga maqneyd ee hada kadib lee ganaga sii maqnaan

  • @barremohamed3230
    @barremohamed3230 4 роки тому

    Maasha allaah wllyaal illaahey ha idin xifdiyo

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 4 роки тому

    Wooow masha allah 🙏🙏

  • @nuurashiikhdon1856
    @nuurashiikhdon1856 4 роки тому

    M.a wey qurx bdn thy iney mcn thy an jclhy keep going sis❤😍✌