Faah-faahinta Vidiowgii cajiibka ahaa ee maanta laga baahiyay Aljazeera ee kayimid Alqasaam, iyo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2024
  • Faah-faahinta Vidiowgii cajiibka ahaa ee maanta laga baahiyay Aljazeera ee kayimid Alqasaam, Marwykanka oo weeraray Xuutiga, iyo gargaar aan xaadi aheyn oo loo diray Gasa.

КОМЕНТАРІ • 607

  • @nadaarashow9782
    @nadaarashow9782  9 днів тому +222

    Vidiowga cajiibka ah ee maanta.
    ua-cam.com/video/rP-3EjRynG8/v-deo.htmlsi=hWUYlUnYBZc7mnbM

    • @Jacaylmohamed1
      @Jacaylmohamed1 9 днів тому +8

      Masha Allah Masha Allah allahu Akbar ♥️ allahu Akbar ♥️ allahu Akbar ♥️

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima 9 днів тому +2

      @@Jacaylmohamed1 Allaahu. Akabr 🇵🇸

    • @MaxamadQadar-t3p
      @MaxamadQadar-t3p 9 днів тому +3

      Guuuuuuuul

    • @laylaismail4531
      @laylaismail4531 9 днів тому

      I’m

    • @Jacaylmohamed1
      @Jacaylmohamed1 9 днів тому +4

      @@MaxamadQadar-t3p bikhudratilaah waaye saaxiib alxamdulilah

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 9 днів тому +10

    Yihuuda iyo maraykanka. Waxay sheegaan waa been ha rumaysan. Jabkooda way qariyaan .. ❤❤

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 9 днів тому +9

    Adkaysigii mujaahidiinta iyo ducadii islaamka ilaahay nasrigiisii waa siiyay Guulaysta mujaahidiinta Gaza ,Jab iyo halaag allaha u keeno Yuhuudda iyo xulufadeeda aamiin aamiin aamiin

  • @sadaamsheik
    @sadaamsheik 9 днів тому +8

    Allahu Akbar Geesinimadii oo socota waye ustaad rag rag dhalay
    Isma lihibwaxaa jira cid maanta Ree Qaza ka geesisan ayaa aduunka saaran

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 9 днів тому +9

    Walaahi wa mujaa hidiin naftoot hurayaal ah al qasaam iyo xamaas ilaahow guleey falastiin oo garab u noqo ya allaah ya raxmaan ya raxiim adiga ayaa awoodleh ee caawi falastiin aamiin yaarabi

    • @Beingme541
      @Beingme541 9 днів тому

      Mujahedento idil saraya Al qudus alaqsa martrys we badan yihin

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 9 днів тому +10

    Masha allah Libaxayo dhalinyarda reer falastin qaza ilahay haa xoreyo insha allah gul gul qaza 🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💯

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 9 днів тому +6

    Casawga sahnuuniyada. Argagixisada ah ee isu soo bahaystay. Xasuuqa shacabka falastiin illaahay halaag. Iyo bur bur haku salido. Aamin yaa rabi

  • @suwezali9056
    @suwezali9056 9 днів тому +5

    Thank you ❤ adeer inshallah reer falastin guuul 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴💙💙❤

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o 9 днів тому +5

    Ilahay ree falastiin dhibaatadaas hakadulqaado Aamiin yaa Rabi❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed 9 днів тому +16

    Falastiin waa dad imaan badan oo geesiyaal ah ilaah habarakeyo dhibka haysta shacabka reer gaza ilaah haka dul qaado

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 9 днів тому +6

    Alla maxaan farxay farxay ilahow guusha sii shacabka iyo mujaahidiinta qasa.. aamin aamin

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 9 днів тому +9

    Ulululululu geesisanaa alloow xafid dhalinyarada halgamaysa

  • @caydaruusaxmedmaxamuud
    @caydaruusaxmedmaxamuud 9 днів тому +3

    Quraanka Kariimka ka ah bay ka akhristeen, ogowna Quraanka Ciyaar ma ahan.
    (واذا قرات القران جعلنا بينك وبين الذين لا يؤمنون بالاخرة حجابا مستورا)
    (وجعلنا من بين ايديهم سدا ومن خلفهم سدا فاغشيناهم فهم لا يبصرون)
    الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @Goolan-sc8pu
    @Goolan-sc8pu 9 днів тому +2

    Waa run alle ayaa kaqarinaya yaguna gesinimo way layimadeen wayna gulaysanayan bi idmilaah allahu akbar allahu akbar allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤ guul gasa

  • @HayabeMuxumad
    @HayabeMuxumad 9 днів тому +5

    Waidaa qara atalqur aana jacalnaa baynaka wabayna ladiina laa yu minuuna bill aakhirati xijaaban masduuran xijaabkaasaa kaqarinaya waalama taabtaan asc yaa ikhwaanii

  • @Maxbuubxaajimaxamed
    @Maxbuubxaajimaxamed 9 днів тому +23

    ASC mudane Nadaara Yuhuuda iyo Ameerikaanku markay ilmo, haween iyo rayad laayaan ayaay yirahdaan ciidan ayaan laaynay iyo qalab ciidan ayaan burburinay oo been ah. Guul Guul Guul falastiin 2-xuutiyiinta iyo dhamaan mujaahidiinta Aamiin Aamiin yaa Rabbi.

    • @labricola6993
      @labricola6993 9 днів тому

      Point of correction, they're not jews. They're khazars Ashkenazi European converts from the caucasus mountain

  • @aftaxyassin1265
    @aftaxyassin1265 9 днів тому +3

    Maasha Allah waa cajiib videogan guulaysta reer falastiin horay u socda

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 9 днів тому +10

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu

  • @Mohamedjama434
    @Mohamedjama434 9 днів тому +14

    Guul palastin🇵🇸 👊👊 ilahay ha guuleeyo guusha ha siiyo 🤲amiin
    Ciidamo mala'igeed baa la shaqeynaya muqaawi'mada

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 9 днів тому +3

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 9 днів тому +1

    Allaahu akbar ❤❤❤.
    Illaahoow ugargaar Falastiin iyo dhamaan amuslimiintu meelkasta oo ay joogaan, Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.

  • @shandesabdi9739
    @shandesabdi9739 9 днів тому +5

    Allah haa tiiro indhaaha cidamad yuhuuda aaamiiiiiin yarabi naga allah haka dhiigo yuhuuda iyo mareykan aaamiiiiiin yarabi allah haku riido cudur an huray loo arkiin cidamada yuhuuda aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 9 днів тому +3

    Kataa- ibu cisadin al qassaam wlhi hadaan helayo meel aan uga biiro waan gali laaha. Waa rag rag dhaafay Allah xafido 🤲☝️

    • @Beingme541
      @Beingme541 9 днів тому +2

      Janada Allah idin Ku kulmiyo

    • @Moustapha97
      @Moustapha97 9 днів тому +2

      @@Beingme541 Amiin wll jazakallah adna soo kale Allah kugu arsaaqo janada

    • @Beingme541
      @Beingme541 8 днів тому +1

      @@Moustapha97 ameen ya Rab🤲🏻👍🏻

  • @huseinblack-fv4ty
    @huseinblack-fv4ty 9 днів тому +20

    لا نقول إلا كما دعا رسول الله من قبل🥹
    آواكم الله🇵🇸
    ثبتكم الله🇵🇸
    نصركم الله🇵🇸
    أيّدكم الله.🇵🇸
    اللهم بردا وسلاما علي غزه💔
    نبكيكم ونبكي قلة حيلتنا😭 والله..‏اللهم أرسل جندًا من جنودك وملائكة من ملائكتك تدافع عن غزة ، اللهم سخر لهم ملائكة السماء وجنود الارض ومن عليها ، اللهُم كُن لأهل فلسطين عونًا ونصيرًا، وبدّل خوفهم أمنًا ، اللهم احرس أهل فلسطين بعينك التي لا تنام ، اللهم انصر أهل فلسطين وثبت أقدامهم.
    اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء فيارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين.🤲🇵🇸🕊️✌️

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 9 днів тому +2

    Wiiilashaas qaatumadooda qar ,Allaha ku qatimo inshaa Allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maxamednuur9254
    @maxamednuur9254 9 днів тому +2

    Waa.mucjiso.geesinimo.xad.dhaaf.ah.waad.mahasantay.nadaar.guul

  • @zakariyasamiir9890
    @zakariyasamiir9890 9 днів тому +65

    Ilaahay adoomihiisa inuu guusha siinayo ma cid ayaa ka shakisan
    Waliba si sharaf leh ayay u guulaysanayaan insha allah

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 9 днів тому +3

      Aamiin insha Allah

    • @user-tr7of8tg1t
      @user-tr7of8tg1t 9 днів тому

      alaaha..wayan.awodi.diinta..xaqbay.kudagalamyan.alaha.insh.alaha ..guusha.helayan

    • @user-tr7of8tg1t
      @user-tr7of8tg1t 9 днів тому

      Wan.udcayna..ducanay.in.sh.alaha

    • @mariyanjama6527
      @mariyanjama6527 9 днів тому

      Guuuuuulllllll🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

    • @falisa576
      @falisa576 8 днів тому

      Insha Allaah way guulaysan. anaguna
      Ducada ban la garab taganahay
      Walalahena reer fslastiin

  • @user-gf7wk3dy7l
    @user-gf7wk3dy7l 9 днів тому +3

    waxaan ahay soomaali waxaan joogaa ethiobia aad ayaan ugu faraxsanahay. sheekada caawa alqasaam

  • @MahamudFarah-lv3xj
    @MahamudFarah-lv3xj 9 днів тому +3

    Illaahaw,lajirfalstin masha allah guul

  • @halimafarah523
    @halimafarah523 9 днів тому +2

    I ❤them mansha Allah
    Nadaar adbad umahadsanta walal gul iyo gobanimo urajaynaya Gaza

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 9 днів тому +1

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة غزة غزة المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 9 днів тому +1

    اربط الجرح وقاوم وامسح الدمع الحزين 🖤💚❤️🇸🇴🤍🇵🇸💙.

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 8 днів тому +1

    Taangiga waxuu meesha ku sugaaye malukumoodkiisii alhamdulilahi calaa kuli she;i ilaahey baryadeena meel cidlaaa madhigaayo ilahow wa mahadsantahay rabiyow guulee mujaahidiinta🤲ya rabi jabi daalimiinta allahuma aamiin 🤲🤲🤲

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 9 днів тому +1

    Waa muuqaalo cajiib ah ilaahoow ugargaar masaakiintaas madluumiintaa oo muslimiintii indhaha ka fiirsanaayaan insha allaah waa guuleesanaayaan

  • @updirizackhuzzein3899
    @updirizackhuzzein3899 9 днів тому +1

    Allahu akbar bur bur oo baabiya yahuuda Rabi yaa garab kiina biidnilahi falastiin weey guuleysan

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 8 днів тому

    Maqaawimada waa halyeeyo aduunka islamka isoobaxay✊🏿✊🏿✊🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Allah haxafido oo Cadowga haka qabto 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸.
    Dadka reer Ordun shaqo fiican ayey qabteen Masha Allah 👍🏿👍🏿👍🏿👏🏿👏🏿👏🏿

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o 9 днів тому +1

    Allow jab iyo halaag ku rid yahuuda iyo mareykan amiin yaa rabi 🤲

  • @hawohassan4630
    @hawohassan4630 9 днів тому +1

    Mashaa allaaah Mashaa allaaah Illahow qalbiga gomodaha wadnaha madax iyo mijaba Illahow u adkeee Illahow guusha siii Illahow ugargaar Illahow naga aqbal ducada Illahow hanagu qadin ducada guuuuul bi’idnillaaah yaaa Falastiin

  • @aminahussein9450
    @aminahussein9450 9 днів тому +3

    ASC. Walal Nadaara Maasha "ALAAH" dheh markey wiilasha gaaraan Guul.

  • @musamahamed856
    @musamahamed856 9 днів тому

    Mashallh Mashallh guul guul alow ugar gar falastin iyo musliminta wanagsan

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 9 днів тому +5

    MuCujiso waaye. Allah. Waa. Ugargaarsy. 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🩷

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 8 днів тому

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @ashaali5033
    @ashaali5033 9 днів тому +1

    ماشاء الله تبارك الله ilaahay ha xifdiyo mujaahidiintena guul guul falastin

  • @maxamedwali7711
    @maxamedwali7711 9 днів тому +1

    Allaahu akbar walaahi nimankaasi waa geesiyaal difaacaya dalkooda iyo dadkooda oo iska diiday gumaysiga yuhuuda aniguna aad iyo aad ayaan utaageer sanahay ducadana waan umiisayaa insha allaah

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 8 днів тому

    OGEEYSIIS nadaaroow indhaha ku haay wargeeysyada caalamku waxa eey ka qorayaan arrimaha badda soomaaliya iyo damaca ethiobia iyo doowladaha ku garab siinaya damaceedaas foosha xun ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SSS78781
    @SSS78781 9 днів тому +1

    ❤❤❤WIILASHAAS DHALINYARADA AH RAG - RAG DHALAY WAAYE...WALEE NINKA RAGA AH MA'QUUSTO HADU SOO JEESADO

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 9 днів тому +2

    Awooda Rabi ayaa ah midka wax kasta xukmiya,Taliska Dhiigyacabka Mareykan Gumeystayshi Ingriska Germanki horay usoo dubtay yuhudda hilibkooda iyaga oo nool munafaqyada Carbeyd oo Masar Immaradka Bahrein iyo kuwa qarsoon wakhtigoodi ayaa soo dhamaday biquwati llah.

  • @momar6822
    @momar6822 9 днів тому

    Wllahi waa geesiyaal geesiyaal dhalay! Masa Allah. Guul iyo gobanimo Allaha siiyo walaalaheen Falastiin.

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 9 днів тому

    Wcs ilaahey hala jiro muqaawamada wax iska caabintaa ilaahey gaalada gumeystaha yahuudaa indhaha ha tiro taatikada muqaawamada ilaahey hala jiro ha barakeeyo guulna allaha siiyo aamiin xuuti allaha la jiro inta ay lajiraan dadka rerfalastiin ee dhibban ee la xasuuqay gaalada yahuudaa ilaahey gaasho iyo dhiig la,aan allaha ku rido xaasidnimo badanaa ilaahaa sheegay gaalada yahuudaa ilaahey ha u kaalmeeyo rergaza muqaawamada iyo sha Abba aamiin

  • @user-cr8df6tg6z
    @user-cr8df6tg6z 9 днів тому +1

    Way guuleysteen mujaahidiintu fadliga Illahay, haloo hoiliyo mujahidiinta dhamaantood!

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 9 днів тому +2

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 9 днів тому +1

    Allaah awoodii indha yahuud la tiray 😌 Alqasaan 🇵🇸🇵🇸💪💪🤲siyaarda fiican MaanshaAllah ☪️☝️🇵🇸💙🇸🇴❤️💪❤️🇸🇴💙🇵🇸🤲🇸🇴❤️💪☝️🌹💙

  • @IsseMohamed-pv8ey
    @IsseMohamed-pv8ey 9 днів тому +1

    Gul gul gul ya moulmin❤

  • @halimaahmed3285
    @halimaahmed3285 8 днів тому

    Wan soo dawaday MashaaAllah tabarakallah bucjiso ubaa laa dhihi karaa ilahay ha u hiiliyo ree gasaaa

  • @farxiyomaxamud4885
    @farxiyomaxamud4885 9 днів тому +1

    Waa mucjiso fiidyowgaan caawa reer fastiin rabiyow uhiili aamiin yaarabi

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 9 днів тому +2

    Masha Allah Masha Allah allahu Akbar ♥️ allahu Akbar ♥️ allahu Akbar ♥️

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 9 днів тому +1

    meeshaan Awooda Ale waxba lagamaqabankaro wiilashaan baahida biyala aanta dadkoodo la xasuuqay oo kabala aantaa. Rabi madayacaayo ilaahoow uhiili walaalaheen falastiin

    • @Beingme541
      @Beingme541 9 днів тому

      Bahi la socon layihin lugahey isku dhuftan we dhudhubten quwad Ilahey baa lajirta

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 9 днів тому +3

    Guul falastine Inshallah

  • @cabdiqaadir8775
    @cabdiqaadir8775 9 днів тому +1

    Maansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu gùuuuuuuuuuuuul insha Allah
    Waa libaaxyada
    Geesiyda
    Mujaahinta
    Haldoorka
    Dhamn dunidoo dhahan
    Yaarabi ugargaar dhamaan falastiin aamiin yaarabi

  • @mfjk1377
    @mfjk1377 9 днів тому

    Masha allah maqaawamada awalba waa lagu ogaa geesinimada midaana waa mid qof kasta aanu samayn karin almuhiim allaha saacido mujaahidiinta anaguna waanu u ducayn har iyo habeen walaalaheen muslimka

  • @LibanDjamaDjama-bl6gj
    @LibanDjamaDjama-bl6gj 9 днів тому +1

    Wa muucjiiso Ma'cha'Allah

  • @user-qj2kv5fr5d
    @user-qj2kv5fr5d 9 днів тому

    Masha allah wa wiilal geesiyal eh cadawga iska dhicin kara ❤❤💪💪💪💪🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 9 днів тому +1

    ❤allaahu ❤akbar ❤walillaahill ❤xamdu ❤falastiin ❤guul ❤inshaa ❤Allaah ❤

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 9 днів тому +1

    Wow it's miracle m.a keep you

  • @naimoadanali1490
    @naimoadanali1490 8 днів тому

    Ilaahayow islaamka cisee yaarabi gaalna jabi

  • @ibrahimabdikarim5619
    @ibrahimabdikarim5619 8 днів тому

    Mashaalah nadara show,God bless you for the update,may Allah sw guve victory to our muslim brothers who were suffering in the hands of enemies.ameen ya Allah

  • @sadam1318
    @sadam1318 9 днів тому

    garabkooda allaha galo guuleysta ayaan leeyahay guul in shaa allah

  • @HawaNageyeh
    @HawaNageyeh 9 днів тому

    ومن يتوكل على الله فهو حسبه

  • @user-bq7zs8jg2o
    @user-bq7zs8jg2o 9 днів тому

    Masha Allah Allah Mahad u sugnaatey u fududeeyey iney cadowga iska dhiciyaan Alhamdulilah.

  • @jmacTruck4860-nn7ii
    @jmacTruck4860-nn7ii 9 днів тому

    Ilaaheey ha quweeyo falastiin

  • @fadumasheikh8005
    @fadumasheikh8005 9 днів тому

    Masha alah masha alah hooyadii dhashay kuma khasaarin alah ayaa ka xijaabay markasta alah ka xijaabo amiin amiin amiin amiin jaa rabi

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 9 днів тому

    Alaahu Akbar mujaahidiinta geesiyaasha guuleysta gumeystaha indhaha gab alow kasii daroonka korsocoto ilaahoow kaqari

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 9 днів тому

    Walahi rag ayaa jooga meshan alle ha idin guuleeyo Reer Gaza caadi ma ahan alle ayaa micina ah iyo ducadena

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 9 днів тому

    Allaahu akbar way dagalameen runtii
    Geesiyaal alloow guulee🎉🎉

  • @aboubakersouleiman7017
    @aboubakersouleiman7017 5 годин тому

    Wali aduunka cid kaa gesisan xamas lama arag ❤❤allow quyee xamas

  • @AbdirahmanHassan-rt5pj
    @AbdirahmanHassan-rt5pj 9 днів тому

    Waandaawadey Masha Allah guul

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 9 днів тому +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @musamohammed7184
    @musamohammed7184 9 днів тому

    Waa daawaday lakiin waa la yaabay mansh Allah waa geesiyaal

  • @ramzifarah9666
    @ramzifarah9666 9 днів тому

    Waan soo siyaartay ustasd madaara mahadsanid

  • @mahadosman8804
    @mahadosman8804 9 днів тому

    Allahu akbar. Allaw guusha sii ya rab

  • @bmaxamed48
    @bmaxamed48 8 днів тому

    Mansha Allah guul Allahay gusha hasiyo re falastin tani gesinibo weydhaftay magac halobixiyo

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 9 днів тому

    Guuleysta inshallah rer gazow damantenba rer falastin amiin aamin amiin yaa rabi rabiyow jabii yahuda iyo inta lasocotaba

  • @AlimahadHussein-il8sr
    @AlimahadHussein-il8sr 9 днів тому

    That is very extra ordinary masha Allah geesinimo xad daaf ah Allah guuleeyo walaleheen rer flastiin

  • @khadrasaleebaan4773
    @khadrasaleebaan4773 9 днів тому

    Mashalah geesyaal illahayaw guusha siii ishallah

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 9 днів тому

    الله اكبر الله اكبر ولله الحمد الله اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪

  • @Umuqays
    @Umuqays 9 днів тому

    Maasha allaah ilaahay garabkooda hagalo walaalahay reer falastiin yuhuuda iyo kuwa taageerana allaha jebiyo. Hubkooda ilaahay ha baabi,iyo

  • @user-wn6ml1nw6z
    @user-wn6ml1nw6z 9 днів тому

    Illaahayoow shacabka muslinka sida shacbka urdun kawada yeel yaaa allaaah aaammiiiin

  • @user-wh6od2fo1e
    @user-wh6od2fo1e 9 днів тому

    Ma shaa alah guul falastiin alaw ugargaar

  • @jabiraxmad179
    @jabiraxmad179 9 днів тому

    Masha alah ilahey haxifdiyo nagara qer alahakusiyo

  • @user-fo5ez2fg1u
    @user-fo5ez2fg1u 9 днів тому

    Falastiin guuul Gaza guuul insha Allah

  • @faysalfaysal7122
    @faysalfaysal7122 9 днів тому

    Geesiyaasha dunida ka yaabiyay ee al qasaam Allah yacizaka

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 8 днів тому

    اللهمَّ انصر إخوننا المسلمين فى فلسطين وغزا 🇵🇸

  • @abdirahmanabdiwarsame2329
    @abdirahmanabdiwarsame2329 8 днів тому

    Walaalaheen heer falastiin allaha u gargaaro 🤲

  • @maxamedwali9775
    @maxamedwali9775 9 днів тому

    Xamaas guul guul inshaa allaah

  • @yasinmohamed874
    @yasinmohamed874 9 днів тому +1

    Guul

  • @halimahassan6493
    @halimahassan6493 9 днів тому

    Wcs Masha alaah Geesiyaalka Eer Gasa ilheyow ukalmeey

  • @Madarasatii
    @Madarasatii 9 днів тому

    Way guulaysanayaan reer falasdiin inshaa allaah

  • @HaliimaBintumawliid
    @HaliimaBintumawliid 9 днів тому

    Masha allaa waa naftod hurayashi lashegay kuwani allaah halajiro all of them palestin amiin amiin

  • @nimcobarkad4946
    @nimcobarkad4946 8 днів тому

    Ragdhe mojaahidiita illahay ha guleyo

  • @kinalimohamed705
    @kinalimohamed705 9 днів тому

    Walahi dadkan alle ayaa wato guul alaha siiyo