Taariikhdi Gaariye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • I created this video with the UA-cam Video Editor ( / editor )

КОМЕНТАРІ • 29

  • @abdifataahabdulaahi1166
    @abdifataahabdulaahi1166 2 роки тому +2

    Alle haw naxariisto gaariye dhaxal buu uga tagay umada somalida
    Soomaali yaqaan buu ahaa
    Maaha maah baan kahayaa
    Aasi og. Alla qabriga haw nuuro
    Shakhsi inbadan noo dadaaluu ahaa

  • @sheekhsiciid1913
    @sheekhsiciid1913 6 років тому +9

    Allow unaxariiso abwaanka iyo musliminta inta dhimatay aaamiin aammiin aamiin yaa rabi

    • @10weeder
      @10weeder 6 років тому

      Sheekh Siciid l.p. somaliland somaliland

  • @kinghanadhargeisa8277
    @kinghanadhargeisa8277 8 років тому +2

    rabi naxariistii jano hakawaraaabiyo muhamed xaashi dhamac gaariye
    iyo inta muslim ah ba aamiiin aaamiiin aaaamiiiin

  • @siciidmohamed3059
    @siciidmohamed3059 6 років тому +7

    Alle
    Ha
    U
    Naxariisto
    Abwaan
    Maxamed
    Xaashi
    Dhamac
    Gaariye....

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 5 років тому +1

    ALLAAHU YARXAMU Abwaan Gaariye ilaahay waxaan uga baryaynaa denbigiisa ha dhaafo janadiisana ha geeyo Aamiin. Abwaan Soomaliyeed buu ahaa, Abwaan indheer garad ah buu ahaa, Abwaan Qalbi furan oo Qalbi fiican buu ahaa waa inta aan ka dheehday kana dhegaystay Murtidiisa iyo hadalkiisa.

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 4 роки тому +3

    Wan garanaya malinti geerida gaariye an maqlay
    Addis ababa ayaan ku socday ano wajaale maraya aya aqoon maal (inti garanaysa aya garanyse) farriin igu so diren in Gaariye dhintay 😥😥
    Ilaahay unba ogaa sidaan u naxay Abwaanada somalida intay tiro leegyihiin isagan ugu jecla wlahi qabiil kuman jeclan o ilahayba og lkn geesi buu ahaa
    Godka lagu janee Alla godka haw nuuro oo Kitabkisa midigta hawga dhiibo 😥😥😥

    • @alibaax5346
      @alibaax5346 2 роки тому

      Wajaale ma dhaaftay hada mise waad sii socota ilaa Addis Ababa kkk

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 2 роки тому

      @@alibaax5346 🤣🤣🤣waan dhaafay xitaa addis ila europe ban gaadhay

    • @hamzeapokor7575
      @hamzeapokor7575 2 роки тому

      SOMALIDU QOFKU MARKUU DHINTAY BOQORTAA
      ISAGAA HORE U SHEEGOO YIDHI "SOMALIDU WAA AASI OG""

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 2 роки тому

      @@hamzeapokor7575 waa run wlahi 😢😢

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 Рік тому

    Ictoraafka iilka kasii qaado. Aroos qaran ii sameeya.

  • @mohamedhiis1903
    @mohamedhiis1903 3 роки тому +1

    Aloe naxariistii Jano haka waràabiyo amiiiiiiiiiiiim amiiiiiiiiiiiim amiiiiiiiiiiiim

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 11 місяців тому

    ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 2 роки тому

    Illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo

  • @liibankaraama5916
    @liibankaraama5916 Рік тому

    Aun abwaan ka iyo inti Muslim ahayd

  • @youngash6411
    @youngash6411 5 років тому +2

    Allah

  • @ugbaadcabdi9039
    @ugbaadcabdi9039 2 роки тому

    Alle ha ku naxariis to aamin

  • @daauudburcaawi1151
    @daauudburcaawi1151 Рік тому

    alle haw naxariisto

  • @mahdicabdi9676
    @mahdicabdi9676 8 років тому +2

    allahngodka ha u nuuriyo aaaammmeeeen aaaaaaammmmeeeeeen

  • @mohamedmursal2387
    @mohamedmursal2387 7 років тому +4

    Allaha unaxariisto

  • @aliducaale8918
    @aliducaale8918 5 років тому +1

    Alle hawnaxariisto

  • @mohamedaarshe7460
    @mohamedaarshe7460 2 роки тому

    ISAaqa Badankoodu cuqdad bay qaban
    ninka sxbkiiz rumaad waa laga Tacsiyay karaa

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 4 роки тому +1

    Aasi ogg

  • @murayadjama6198
    @murayadjama6198 5 років тому +2

    2

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 2 роки тому

    Laakin ninka tacsida so gudbinayaa been buu ka sheegay sinleeydi waxa u yidhi Hadraawi ayaa bilaabay Cabdi qays baa bilaabay beenta jooji

    • @mukhtarcabdirahman1369
      @mukhtarcabdirahman1369 4 місяці тому

      Abdi qays sabab ayuu u ahaa lkn xarafka siinka waxa bilaabey hadraawi

  • @maxamedmuxyadiin5635
    @maxamedmuxyadiin5635 6 років тому

    waxaa jira erayo qiimo beel Ku dhacay oo dhulka lagu jiiday waxaa ka mid ah erayadaa erayga ( mujaahid) bal wiilkan u fiirso inta goor ee uu mujaahid soo celimayo ninmankii dowlada soomaaliya mucaaradka Ku noqday

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 роки тому +1

      Dawladi somalia manay ahayn tii carurta iyo dumarka rushaynaysay manay ahayn mise waxasi kuma dhibayan adiga
      O in laga gilgisho kulamasaxsana qushigeede aqonta bad hadashay qofkuna hadu xaq udirid yahay wa mujaahid o u sharaftisa naftisa iyo malkisa u dagalamayo