Adag adaga laga doonyaa waa taas ninka ragaaa nolosha ninka raaxo dooney waa nin waalan ogay ninba ninka uu ka geesisanyay wuu uga dhawyay geerida bal ii sheeg geesi nool waatase Markad hooyadey tafteeda kasoo baxey ayaan walahy anpa bartey raganimada la sheego ❤ n
Xita HadeY dunido dhan kaso jesato ani ahan Malaga yaba xita inan kala noqdo tageri nimadan manta ku hayo brother Meshan iyo Mel ka 🤘💪🏻
Inta rag adiga oo kale ah Haysto cidna uma baahni walalkey Alla ya cizak 🙏 I love you brother 🦁👑🫡
Burciidow guuleyso @@Burciidow
Bulciidoow wlhi wan ku tagera
Buricidow lin noo sheeg maclin
Taliye Waa Sahal Oo Kaa Soo Salamaya Nairobi, Burciidow Boqol Hadey Maya Ku Dhahda Xitaa Ha Joojin Dhiirigalinta, Ereyada Waxtarka Leh, Iyo Madadaalinta Dhalinyaranimo Ee Aad Noo Haysid, Baraka Allah Ugaas.
Allaha ku sharfo walalkey
Burciid nama garaneysid pro lkin anaga ayaa ku garaneyno ogow midaas my Brother burciidow ❤❤
Cidankaaga ayaa kamid ahayee legend❤❤
Legends Burciid guuleyso kuma ceben likes wa saraye
Waana quraacanaa waana ku daawanaa Birciidow shaqada sii wad❤
Dadaalaha maanta waa guuleystaha bari
Burciidow waxaa na suste dadalaa wuu garaa ayadoo ficil ah guuleyso lipxeygi
الله يحفظك ويسعدك ويوفقك 🤲🏻🫡😇🫂
Kusaliya rasulkenaa scw❤
Geeri aakhiro ama Guusha Nololeed👊🏿 ha is dhiibin my brother Gusha wano muuqata🫡💪🏿🦁
Taliye wax original ah adan kuhaynaa pagan wan ka giijinaynaa boqortooyo sallan sare horey soco.
Socoial media ninka kaliya aan hormarkiisa jeclahay guulayso🙌🤟
bur ciidow anoo somalia jooga vbn intaa shitay baan Xayasiinta kuu daawanaya keep going boss😎
Masha allah laa quwata illa billah
Burciidow wadadii guusha waad heeysaa Salan sharaf iga guddon 🤝 From Kenya Nairobi
Alhamdulilah in every situation.
Mansha allaah bro no so badi vlog-yada iyo Nolosha Talyaaniga
legend so jabay oo kajajaftay guuleyso
Muqaalka ugu horeeye aan ka dawado channelkaga ayaan xaqa iska Guday ileen maba haysan karo mahano keep it up 🙌👏💪 burciidow
Mar dhow inaha allah waxaad arki doontaan burciid oo hooyadiis mcn mansion qurux badan iga dhisay somalia aamin ama ha aaminin wa ku wataa oo wallhi
Adag adaga laga doonyaa waa taas ninka ragaaa nolosha ninka raaxo dooney waa nin waalan ogay ninba ninka uu ka geesisanyay wuu uga dhawyay geerida bal ii sheeg geesi nool waatase
Markad hooyadey tafteeda kasoo baxey ayaan walahy anpa bartey raganimada la sheego ❤ n
Macalin
Best youtuber bahasa caqli ku dar waa kula soconaa sxb guulayso❤🎉
Wallahi lagend 2 ma aha burciidow hore u soco
Burciidow walhi legend aya thy ani waa ku wata 💯
Burciidow nin wax bartaa tahay wankusi daaye 🎉
Burciidow nin soo jabo ka jaftay wax ka qabad maleh keep going until the last minutes.
Mansha Allah you went from negative to positive, this what happen when u put trust in Allah and ur self 👏🙏👊 bravooo big up ur self leggend
Burciid
Wa Kusalaamay sxp role modelkyga
Never give up 🎉
Waraa iifiiri saxanka xaga iiyaalo burciidow you made my day😂😂 saas kaliye ku dilaci
Guuleyso Geesi waqtika adag rag adag ayuu so saara فإن مع العسر يسرا ❤
Mashalpaah markasta guulaydo wllo part 3 soo dhig
Waa ku wataa zxp mcn burciid waan ku taageeraa
Nin raga wa kii soo mar nolal adag hdana ku faraxsan in u manta wax noqda wllhi bllhi tllhi wx tahay shqsi nlashiisa wax ka barty keep going
Burceed nin raged marwalipa wN kulasucdaa❤❤🎉
Allaha ku sharfo 🫡🦁
Legend so jabay oo kajajftay baa tahy guuleyso
My teacher
Wankuwataa Burciidow💪.❤
Like haiga xasdin adigaba kama xasdine
Never give up burciidow 💪🏾
Burciidow marwalbo gushada Waa jeclahy 🫡
Burciidow vlog,yada soo badi 🤗
Talyaanigu waa wadan fiican❤
Raga kiisa adag Burciidow guuleyso 🤛🤛
Burcido hor u soco walalkey❤
Burciidow saas lee kudilaaci video yaana lagaa ween waa hubaa 1 week inaa 100k gariisid burciisow
WakhtiGa nin raageD ciiLey nacasbu sasabaya burciidow 🦁🤜🏽
Burcidow Sxb Horaa wxa lo dhahay Ragnimodo waa kalsoonidaada one love pro 🫡🔥
💯Yessir 🎯
manshaAllah wllkeyow il xun kuma eegto niyow wad jir dhisantahay suit isku qabbo wad kuso bixi wllkeyow
Never Give Up Brother
Adoo jiifo xita hadaa so duubtid waa kaa dhisaa burciidow 😅🫡
Wlhi talanted man tahay wax ma wenesid i.a
Wiil hoog nimaan dhulmarin dhaayo maleh burcidow❤❤❤
Burcidow sxb usheg dhalanyarada hadii waqtiga ku adkado inay ka tagin salada iyo sonka balwadna ay baran
Waa sanadkee burciidow adi sanadka talyaaniga ku wareersanayd
Burciidow Waan kuwataa Libaax😊
Muse shop 😮 9.10 🧐
Burcoidow waaa kuwadana from tiktok
Burcidow hor usoco wallkey❤
❤️Burciid guleyso sxb.
Ereyada laga faaiiday burciid.
Ku taakaynayaa
Maqaayad
Burciid
Khamshax khamshax
Dhandhanaansi
Cirka jaranjaro ku saran tahy
Roob xaar wata ku da'aaya
Masha allah bro
burciidow hormaran ku rajeyna libax 👑💪🫶
Buurciidow guuleyso sxb aduun iyo aakhiraba🫡
Sow xaran ma aha cunto kinisad inaad cunto adigo muslim ah pro 😮
Nin ay noloshu so dhalalisay oo dahab noqday burciid in the house
Burciid ❤
Legend Burciid wanku wataa
Burciidow ragedi tahy Halkan Kasii wad Wa ku wadana.
Zxp Italy usoo socdaa barnaamij kaa leedahay isoo qabo
❤ Burciidow saaskaliya kudilaaci❤
Haku hadlin buriciidow keep up saan lee nugu wad macalimuuu🤟🤟🤟
Mahadsanid walalkey 🫡🦁
Maashallah ❤
Bruced the legend 🙌
Nin Aan Waayo arag ahyn Dunida siduu ku noolanya
Burciid Lagend weYyy Wlhiii 🔥🙏
Burciid galyso bro🙏
Keep going burciidow 😊❤
Ragga kiisa adag💪💪💪
My brother 😊
Legend All ways Lagend🎉
Burciidow nin weyn 😊
The real rijaal burciidow🤝🏻❤️
Nolosha wax maka taqaanaa keep going hori usoco 🫡
King of somali🎉
Lagend and the Lagend bro guuleyso wll🎉
Zxp beasmarina video kaso samee
Yow burciiid🎉
Hooyo we made it 😍🤝🏻❤️
Masha abwaanka
Hadii qosol kuusoo boxo caritus ka cuntee❤🎉
Burcidow waku salame sxp gymka bishan iga goay 😊
🎉🎉🎉🎉🎉soon 500k 🎉
Ninka runbuu sheegaaa walahi talyaaniga anigaa tiyaatar hoos seexan jiray
Wllkey nolol farxad le ayn ku rejeyna wlhi shekadadha noso badhi nio wn ku tashana wax neh wn kala baxna sxip ee hor mar wngsan ku rajeyna 🫡🫡😳
Keeeeep goin burciiiid
BURCIDOW TALIYANI SIDEE LUU IMAADA 😊
Bruv 4 liferrr
❤
Burciid 🎉
Guul Bro❤
Burciid burciid kle mafahmi weynaayo
Vudeo like siiya❤😢
Keep going