FARHIYA MALA HELAY \ FAADUMO SHEEKO NAXDIN BADAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @zalmacali6576
    @zalmacali6576 9 днів тому +1

    Waaa run albarake ku tala xaruntaas saddex xaruun oo isku dhaw bay leeyihiin qeebi dumar ah baa jirta labada qeebode klna waa rag 😢😢😢😢

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 20 днів тому +1

    meesha caruurta lagu xareeyo waa meesha lagu kufsado wiil iyo gabadhaba

  • @Nimco-fm3fg
    @Nimco-fm3fg 19 днів тому +1

  • @Sofidheeray
    @Sofidheeray Місяць тому +3

    It’s not just one center; it’s almost every center that is open in Somalia, regardless of the region. Somali parents need to find another way to help their children if they see them losing their culture or religion. Why not move back home with your kids instead of staying behind and not knowing what’s happening to them?
    Haweenka jiljileeca iska daaya ee wuxuu ilahay mas’uul idinkaga dhigay ka soo baxa.

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 20 днів тому +1

    walee hana waxey dadka u caawisaa waa waxaa caruurta ayey caawisaa ilaahey ha caawiyo qofkii caruurta caawiya

  • @ArwaaàY
    @ArwaaàY Місяць тому +3

    Wxni hooyo mhn jilicsan uraysa uff wxn sheko haka so qadin pila calayka fatimoy wllo wlhi wn dili lahaa qabxad uraysay 😏

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Місяць тому

    Nin Soomaali waanoo Doqon dhiman
    Buuhelay Siduu habarta u gumeyestey Ayuu Agoonta Yara
    Ubahadilayaa Allah heen ku
    Ciqaab

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 20 днів тому +1

    tamaadho tan oo kale walaal haka soo qaadin amey dhimatey gabadhu

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Місяць тому +2

    Tanoo Kale Waa sheeko Maahee
    Waa Yaqyaqsi

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 20 днів тому

    naaga doqon ah qurbo kuma noolaan karto waayo indhaha in ay kuu shidan tahey weeye

  • @user-de7lb6ho4v
    @user-de7lb6ho4v 22 дні тому

    😢😢

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 20 днів тому +1

    wiilasha waala kufsadaa ma hore ayaa soomaali laga soo sheegey naag doqon ah un baa dad kale aaminta maxaa gaalada wax looga wax looga sheegaa kuu muslimka ahaa baa caruurtii fuulaya wiil iyo gabarba

  • @sumayohussein961
    @sumayohussein961 Місяць тому +1

    Faadumo please nagahan dulligaa oo kale sheeko haka soo qaadin naaftaa iga bixi rabta ciil Dartiis uff dheh waxan kadiid haka soo qaadin waxan sheeko maahee bahdilkaa

  • @RaxmaYonis
    @RaxmaYonis Місяць тому +1

    Hadan temadkatay nahay sasi nama qabato royal io tamandho imisa haben ayd na Cid laysen temadkatay waynu mudaharadi so baxa 😂🫣

  • @amranmohamed1216
    @amranmohamed1216 Місяць тому +1

    Asc sheekadani waa salad in la dhegaysto. Waa waalid Murdar ah . Ok waxa lleedahay . Maxaa kaa qaldan . Waa naag nin ka dooratay gabardheeda.

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 20 днів тому

    naagta maad dishin intaad dad u dal batid ala doqon tolaay

  • @aminamohamed6401
    @aminamohamed6401 Місяць тому

    Amiiiiiiiin

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 20 днів тому

    wey rumeysan ninkaan

  • @sheikhsalah9613
    @sheikhsalah9613 21 день тому

    Nimankaas inlatoogto waaye meelahaasna laxiro

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 20 днів тому

    lamaba dhageysan karo sidee u saartaa walaashaa doqon walee adiguu ku saari

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 20 днів тому

    walee nin baa ku heley

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 20 днів тому

    agoontiina ma saarey bisinka

  • @raxxmoabdiraxaman9464
    @raxxmoabdiraxaman9464 Місяць тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @kabelfamous8173
    @kabelfamous8173 Місяць тому

    Asc wll tan horaan u dhageysaneya saan jeclahaya faduma

  • @aminamohamed6401
    @aminamohamed6401 Місяць тому

    Ha

  • @NasroIbrahim-i3u
    @NasroIbrahim-i3u Місяць тому

    Royal sey wax kayihiin waxan waan dawanay hadadan wax cusub nosoo dhigeen naga daaa dee wad naga xnqajinaysaa wad maqantahy sax lkn naga daa waxan dawanenay marwlpo noo sodhaco wan farxaa mise waaa waxaa dawaday agah

  • @Farxiyaali-lj2ft
    @Farxiyaali-lj2ft Місяць тому

    Asc

  • @halimamohamed4867
    @halimamohamed4867 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Місяць тому

    Hooyo Maahee Habeen Baw dumay
    Hoogto weeye Ku geed Tagu qaatay

  • @ArwaaàY
    @ArwaaàY Місяць тому

    NagaaHa somaalida hablihiina u naxa oo ka War yahay please 🙏😢

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 20 днів тому

    walee hana waxey dadka u caawisaa waa waxaa caruurta ayey caawisaa ilaahey ha caawiyo qofkii caruurta caawiya

  • @kadraadenusman2180
    @kadraadenusman2180 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂