Kaskey - Intisaar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2006
  • My favorie Song of Kaskey

КОМЕНТАРІ • 150

  • @abdirazaqbarqadle3093
    @abdirazaqbarqadle3093 8 місяців тому +5

    Intisaar waxan dhageysan jiray 1998 anigo yar waxana jiray da,da 10 sano xauus ayey ii ledahay heestan ❤❤❤❤

  • @qureesho1
    @qureesho1 12 років тому +29

    ala kaskey miyuu soo hanuunay ilaaheey haw ziyaadiyo codkiisa macaanna qur aanka kariimka inlagu aqriyo ayuuba kufiican yahay maasha allaah

    • @Dr.Shiixaaye
      @Dr.Shiixaaye 7 років тому +6

      hana xanaan, Allah ha uziyaadsho hadeer Netherlands buu joogaa beit Allana wuu ka eedaamaa Wll

    • @16shot39
      @16shot39 Рік тому +1

      @@Dr.Shiixaaye manooshihiin wllayaal

    • @sharmarkemo2611
      @sharmarkemo2611 10 місяців тому

      ​@@16shot39 Waxa laga yabaa In Ay Ciwanada ka Guuureen

  • @m.abdigaani4668
    @m.abdigaani4668 6 років тому +32

    Kaskey iyo heesahiisa waxay Dib iigu celiyaan 90s iyo eastleigh.

  • @abdiakzimb1141
    @abdiakzimb1141 4 роки тому +16

    Cwa anigaa dhageyzanaya Kaskey
    Really this song drives me back to unforgettable time which has gone and I hope it will come back again with...
    💕🌹.
    02/11/019.

  • @abronesenior
    @abronesenior 10 років тому +23

    Great remembrance indeed "brings back wonderful times which will never come back again", one of the my fav Songs........

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 5 років тому +5

    2004 tii iyo 2005 tii bay dib iigu celisay xusuusta heestani.
    Xusuus baa geel lagu xerriya ayey Soomaalidii hore odhanjireen marka ay sidayda oo kale qiiroodaan ee ay xasuusteen waqtiyo tagay oo layaab lahaa

  • @adanmohussein
    @adanmohussein 2 роки тому +5

    Fankaan ragii talent ga laha codadka halaasiga lahaa way isaga baxeen sida
    Kaskeey
    Abdifatax yare tacabir
    Axmed biif
    Abdi hani hashi
    Lkn wado sax ah ayay qaadeen

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 2 роки тому +5

    Great recalled this songs drives me back in 2009 when I was jail in Tokyo Japan 🇯🇵 time has gone 😢and time has changed by every things 😢

  • @Hassan97Mohamed
    @Hassan97Mohamed 3 роки тому +5

    Xasuus 2015 Ya dhagsanaa 2024/2025 al fannan legend cabdiqadir kaskey Legend
    Music by ustaad musician Ahmed salaax qassim naaji

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 7 років тому +9

    Kaskey iyo heestiisii Intisaar, faraha kala-baxa oo sidaa ha loo heeso ama ha layska dhaafo saaxiibayaal

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 роки тому +8

    Nairobi 😢😢 Iyo Xasuus Qaali

  • @thepestcontrol6031
    @thepestcontrol6031 16 років тому +14

    Kenya closer to his children who lost their mother. Quality of his life is much better there in kenya than anywhere in the world. Keskey, thank you for your good music and happy new year my goodfriend. WHO I AM.

    • @xafsamohamed2503
      @xafsamohamed2503 2 роки тому +2

      Alayaaraxma

    • @16shot39
      @16shot39 Рік тому +1

      @@xafsamohamed2503 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ugaaz
      @ugaaz Рік тому

      @@xafsamohamed2503adigu ma nooshahay iminkadan 😂

    • @Ragiihore
      @Ragiihore Рік тому +1

      @@ugaazmarkan arkay commented ayaan is waydiiyey 😅😅

    • @ugaaz
      @ugaaz Рік тому

      @@Ragiihore maxaad is weydiisay? lol

  • @mohamedmuparick8573
    @mohamedmuparick8573 4 роки тому +9

    Caawa waa 3/9/2019 anaa dawaday wlhi legend hes bring long time old music

  • @Bashaar.B.W.
    @Bashaar.B.W. 2 дні тому

    4:28 subaxnimo dhagysanaya illlaa xalay afar jeerban ku ceshaday heeskan cajiib weeeye ❤2024

  • @mohamedalibile4672
    @mohamedalibile4672 3 роки тому +4

    Heestaan anigoo ciyaal ah ayaan jeclaay waxaa mar walba dhageysan jiray walaalkeey iga weeyn hubaashii waan jecelahay heestaan

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 роки тому +4

    Wow nostalgic early 2000s in Toronto

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama3147 9 місяців тому +2

    Waa another level kaskay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alikaarabdulle1718
    @alikaarabdulle1718 11 років тому +11

    xasuus labtaay iiga talaa heestaan nolow kaskey mahadsanit

  • @muxudiincawil4630
    @muxudiincawil4630 5 років тому +2

    Wlhy Caadi MA aha kaskeey nin weyn Oo Culus viva for every insha allah

  • @adkeysilegend804
    @adkeysilegend804 6 років тому +26

    Kaskey boqorka codka waye inta tagerta like igu tagera

  • @xaliye1902
    @xaliye1902 3 роки тому +3

    Kaskey 2003 wa legend ween wlhi

  • @jamalsalah3800
    @jamalsalah3800 2 роки тому +3

    04/10/2021 baan dhagysan haya wonderful memories

  • @zakclassicstudio
    @zakclassicstudio 14 років тому +7

    good sxbkeey kaskeey waad ka baxsatay waxaan kuugu habalyeenayaa sida kartida badan ee aad go aanka ku gaartay inad heesata faraha ka qaado sxb waxii dhacay way dhaceen ilaah hakaa nadiifiyo waxii hore hadana nolol tii hore ka macaan haku siiyo brother i will call u insha allah.

  • @Contraband-7
    @Contraband-7 6 років тому +21

    Codkaan iyo Music Ahmad Salah Kasim museum in la dhigo aheyd! Sababtoo ah Kaskey iyo Ahmad Salah oo kale nama soo marayaan!

    • @Hassan97Mohamed
      @Hassan97Mohamed 6 років тому +3

      G Rooster Ahmed salax qassim music was off the chain he like the Somali Quincy Jones of music

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 4 роки тому

      Hassan 97 Quincy jones maxay ka yaqaanaan 😂😂😂

    • @abdullrahmanissa6622
      @abdullrahmanissa6622 4 роки тому

      Music by iidle faarax gaz ma aha ahmed saalax

    • @abdimohamed5067
      @abdimohamed5067 4 роки тому

      Ahmed saalax qaasim kawadanaada macalin aabihiis

    • @ahmedisse9223
      @ahmedisse9223 3 роки тому

      aad iyo aad waa 2 Legends

  • @jaazimmohamed7254
    @jaazimmohamed7254 6 років тому +3

    that's sweet throw back this wonderful song it reminds me my ex girl Intizar big up kaskey nothing last forever

  • @ayubabdullahiadam2585
    @ayubabdullahiadam2585 3 роки тому +4

    23:45 TUESDAY 25 MAY 2021 in KAMPALA UGANDA specially Kabalaga Kibuli✌💙❤💜😊

  • @fatoomggg9541
    @fatoomggg9541 7 місяців тому +1

    😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔💔💔💔💔😢😢Wlhi heestan markaan maqlo😢😢nabar iigu yaalo ayaan xanuun😢😢😢😢saaid ah kadareemaa😢😢alla maxuu dhaawac jaceel😢😢xanuun badan yahay😢😢😢😢markuu cidlo kaaga. Tako😢qofka 😢😢aad dartiis udullowday😢😢😢xasuus tagtay 😢😢2006😢😢wlhi qaas ayay iitahay😢😢😢

  • @sulaqa
    @sulaqa 17 років тому +8

    hey who care dhaqax stop it i love this fanaan he is my hero. i love his songs kaskay you rocked he has the perfect voice i love you thanks for posting this song leavancliff
    i preciate it

  • @habib_breezy
    @habib_breezy Рік тому +3

    Old memories

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 роки тому +6

    MY FAV SONG INSTISAAR
    ❤️ LYRICS ❤️
    Hablaha tii aan ka doortee
    Hiyigaygu raacaa
    Hablaha tii aan ka doortee
    Hiyigaygu raacaay
    intisaar kalgacalkii
    Aan kuu horseeday
    Adna maad halaynee
    intisaar kalgacalkii
    Aan kuu horseeday
    Adna maad halaynee
    Waatii aan hir doogliyoo
    U hadhaynay
    U hadhaynay ubaxee
    hoygalkiisa sugaynee
    Wey inoo hagaagtee
    Rabi ha ina siiyo
    Ubad hooda leh oo wacan
    Wey idiin haagaagtee
    Rabi ha idin siiyo
    Ubad hooda leh oo wacan
    -2-
    Hablaha tii aan ka doortee
    hiyigaygu raacaa
    Hablaha tii aan ka doortee
    Hiyigaygu raacaay
    intisaar waxaa tahay
    taan u huray naftaydee
    Hadalada jacaylkaa
    Heesaha uu tiriyee
    Haybinaayay
    Haybinaayay baa tahee
    Markii aan ku helaybaa
    hamigii i daayee
    Wey inoo hagaagtee
    Rabi ha ina siiyo
    Ubad hooda leh oo wacan
    Wey idiin haagaagtee
    Rabi ha idin siiyo
    Ubad hooda leh oo wacan
    Wey inoo hagaagtee
    Rabi ha ina siiyo
    Ubad hooda leh oo wacan
    Wey idiin haagaagtee
    Rabi ha idin siiyo
    Ubad hooda leh oo wacan
    Wey inoo hagaagtee
    Rabi ha ina siiyo
    Ubad hooda leh oo wacan
    One of the Best somali musician AXMED SAALAX QAASIM
    iyo sheekh kaskey loolz

    • @abdimohamed2315
      @abdimohamed2315 3 роки тому

      K bro music gaan ahmed saalax qaasim waaye

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 2 роки тому

      @@abdimohamed2315 Waa Runtaa sxb wan ilduufay Axmed Saalax weeye

  • @hamimahmed6083
    @hamimahmed6083 8 років тому +11

    waqti qaali ah an dib uso laban donin cadi ma ahen heestan

  • @AhmeTt___136
    @AhmeTt___136 3 місяці тому

    Xasuus iyo wkhti wcna ayan so xsuustayy ❤️

  • @ibravoibravanoviche5200
    @ibravoibravanoviche5200 12 років тому +10

    Walaalkeeey Abdiqaradir abuukar magacaaa ha jiro, wax badan aan dhageystay heeso aad ku luuqeynayso lakin intisaar iiga soocan heesahaaga walaalkeeyoow lol, aad iyo aa u jeclahay heestan intisaar

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 7 років тому +3

    Wow Fanaan kaskey xayaaka alaah

  • @abdimohamed4654
    @abdimohamed4654 8 років тому +11

    ninkaan fanaan cod ku gaara lama haayo tubeec hada ka hore ku tilmaamay mucjizo legend geedow kaskey

  • @user-gk7hx8bn1o
    @user-gk7hx8bn1o 10 місяців тому +1

    ❤❤❤good song

  • @ubahabdulle4531
    @ubahabdulle4531 2 роки тому +4

    Beautiful song

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 4 роки тому +2

    Iga danbeyaw Dhac igu sii Like 25,7,2020

  • @abdulghanimohamed7669
    @abdulghanimohamed7669 4 роки тому +2

    Kaskey fanaan legend still I listen

  • @inamaxamedcadaanhabas326
    @inamaxamedcadaanhabas326 8 років тому +4

    Sxbkey ex alfanan kaskey but now shekh cabdulqadir abukar gedow magacaa ha jiro waa waqti lagasoo gudbay waqtigaan aad qaaday heestaan intisaar

  • @inabiniadam3037
    @inabiniadam3037 5 років тому +5

    Kaskeey my legend i wish they recorded u better , ur still great!

  • @zamiiira
    @zamiiira 4 роки тому +4

    Who still love 💕 to listen just to get the good old vibes 💕🎶🎧🎶💕

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 2 роки тому

    Fanaantii hore marka laga yimaado waa legengka kaliya jooga

  • @tanzaboy77
    @tanzaboy77 14 років тому +1

    waw sxb kaskeey heta wa hes macan sxb hestan waxan dhagestay waxan soxusus tay wayo wayo sxb fanka sidisawa waxa hela nin nasib badan wa tahay sxb ow guriyo wana kugu tager sanahay shaqo wacan sxb mar lawad wa tahay hestan waxa daremikaro nin qalbi leh yio nin wax jacelka wax kayaqano sxb waxan soxu sus tay geraro sxb cashaqan ad arkesid calfka kawen inkasto dhib kisa ubadnay dha kega

  • @1978kys
    @1978kys 11 років тому +10

    Great song....brings back old memories :-)

    • @Dr.Shiixaaye
      @Dr.Shiixaaye 7 років тому +2

      Sky hhhh, but every commenter claims the songs reminds them about good/past time, what about me

  • @dimatoov
    @dimatoov 12 років тому +5

    woow kaskey wa fanan cod halaasiya masha allah caadi ma ahan wa boqorka 2aad codka

  • @fatuma100
    @fatuma100 14 років тому +3

    wow... great song!!!!

  • @warsamecabdishakuuraxmed3417
    @warsamecabdishakuuraxmed3417 9 місяців тому

    Waa sanadka aa dhashay ani 😅😅😅2006

  • @Hassan97Mohamed
    @Hassan97Mohamed 7 років тому +7

    the one and only kasey boqorka codka

  • @museelmi1654
    @museelmi1654 Рік тому

    26/06/2023
    Caadi maaha walaalkay kaskeey Buuloxubey Nolaw boqor Ceelqalawww

  • @mustafmaara
    @mustafmaara 3 роки тому +2

    INTISAAR NICE SONG

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 Місяць тому

    Abdulqaadir kaskey Good 👍 song 🎧 ninkaaan intow ku danbeeye ??? Holland 🇳🇱 aaan maqlay Run miyaaa ?

  • @kingkamalahmed.jabman.5283
    @kingkamalahmed.jabman.5283 3 роки тому +3

    Legend

  • @jaceelowxamarawi7914
    @jaceelowxamarawi7914 4 роки тому +2

    Hoodiyo naasiib iyo hiba leysku dhaafe halkey laabtu doontiyo..........igu dara mafahmine

  • @LIIYOW1
    @LIIYOW1 12 років тому +3

    habalah tii aan ka doortee hayigeygu racaaaa
    dhly kal gaclkii aan ku horsedey adna madan haleynin

  • @dhagax
    @dhagax 17 років тому +5

    I heard he is stuck in Nairobi, he went there for visit and the people who owned his passport canceled it - The passport he used wasn't his it was someone's passport. His status in UK was under someone else name.

  • @MakhtalDaahir
    @MakhtalDaahir 14 років тому +2

    Lol@geeljire we love all the Xaliimooyinka.

  • @apdymawel5237
    @apdymawel5237 3 роки тому +1

    Abduqadir kaskey
    2021 10 May
    29 ramadaan

    • @ugaaz
      @ugaaz Рік тому

      Waa xiligii aan asaga dhanba bartay 😅

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 4 роки тому +3

    2020❤️❤️😂

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 2 роки тому +1

    Here is 2022 👋

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam Рік тому +1

    😢😢😢❤❤❤❤😅 come today good news today i love you too

    • @ugaaz
      @ugaaz Рік тому

      I love you Threee

  • @abdiyare3730
    @abdiyare3730 4 роки тому +2

    1/1/2020

  • @AbdirahmanXersi
    @AbdirahmanXersi 4 роки тому

    Intisaar tolow 2020 halkee joogta

  • @hajiabdu
    @hajiabdu 16 років тому +3

    good voice, what a talent. we have people like wasaaye1. who are sick minded and always say shit on every comments..hater and jelousy..

  • @abdimohamed5067
    @abdimohamed5067 4 роки тому

    Fanaanka fanaaninta waa kanaa

  • @xaashigalgali
    @xaashigalgali Рік тому

    Oof oof eesh yala

  • @bashidigyare9158
    @bashidigyare9158 4 роки тому +1

    13 years ago amazin dada comments so qoraay!!!

  • @user-gk7hx8bn1o
    @user-gk7hx8bn1o 10 місяців тому

    I like it rember

  • @abdirahmaanali6732
    @abdirahmaanali6732 11 років тому

    ish calaa hees mcnbadan af kaga cano lgu qaby mr. kaskey

  • @roblehussein220
    @roblehussein220 5 років тому +5

    Who’s Listening in 2019

  • @farhanhussein4610
    @farhanhussein4610 11 років тому

    best of kaskey

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam Рік тому

    Thanks man ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sihaam36
    @sihaam36 12 років тому +2

    awwww qatar

  • @aburashadable
    @aburashadable 11 років тому +1

    Nice song

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 3 роки тому

    💖💖💖💖💖💖💖

  • @mukhtarbile4022
    @mukhtarbile4022 Рік тому

    Heesta sahwi iyo cabduqaadir kaskay

  • @sampenstar6682
    @sampenstar6682 5 років тому

    Inabo caadi Maahan xasuus waayo waayo

  • @bukharimaxamud1593
    @bukharimaxamud1593 3 роки тому

    2003 anaba dhashay

  • @willford-sn4ko
    @willford-sn4ko 29 днів тому

    1:56

  •  13 років тому +2

    @Aaliyah1983ify waxba ha nixin aniga ku heesayo caloosha aad iga hurisay dhiigana waa iga kicisay iska samir magacaaga aan aad u jeclahay oo run ah

  • @hamdaqurux6519
    @hamdaqurux6519 3 роки тому

    2009kiii Ayaan dhageysan jiray

  • @zahraabdi4498
    @zahraabdi4498 6 років тому +1

    Good boy

  • @fahadmohamud6016
    @fahadmohamud6016 Рік тому

    Kaskey 2023 xasuus

  • @bilanxasancali6709
    @bilanxasancali6709 3 роки тому

    9/7/2021

  • @intisaar4515
    @intisaar4515 Рік тому

    🥰

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 6 років тому +4

    Wallawayn oo dhan ninkanaa isku dhaama

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 4 роки тому +1

      Hajji Warsamah IIDOOR fanka waadku dhex waalateen Ilko la’aan baana ka dhaxasheen
      Boqorka fanka tubeec gabooye
      Boqorada fanka Magool hawiye
      Samatar hawiye
      Cigaal daarood
      Kaskey reer koonfur
      Cumar nur cabdile king voice
      Nuur eebo
      Dadkii dambe
      Queen Fiska
      Ragana Awale adan
      Bal noosheeg isaaqoow fanka aad haysaan cawaanyahay

  • @abdullahiayoubdaha296
    @abdullahiayoubdaha296 7 років тому +5

    intow ku nool yahay kaskey hada ma holland ayow joogaa ?

  • @thepestcontrol6031
    @thepestcontrol6031 16 років тому +2

    One golden rule you fail to understand is that posting very private matters in here cannot be justified. What makes me so sad that you are even sure what you wrote because what you know is close to reality than what you heard. He is a friend of mine b4 and after he came to Europe, what you heard are not true.

  • @Officialmohamed24
    @Officialmohamed24 3 роки тому

    Hibaa lasku dhafee daayooh

  • @zahraabdi4498
    @zahraabdi4498 6 років тому +1

    Man

  • @somaliboy1ful
    @somaliboy1ful 12 років тому +3

    indisaar macnaheeda waan fahmi waayey maxaa loo jeeda ma magacbaa

  • @sihaam36
    @sihaam36 12 років тому +3

    cadee matahed Kaskey :))

  • @batacdheesh
    @batacdheesh 10 років тому

    welcum waa luqadeeeee koleey inglish na maahee toloow af eeshiyaanbaa mise cadan baa laga heeysayaayoo anigaaa lolz

    • @abdullahiayoubdaha296
      @abdullahiayoubdaha296 7 років тому +1

      washwalac wariiri waa af Niederländische bro waa Höllandische Ama Holland luqadeedha

  • @mohamedadenabdulle7150
    @mohamedadenabdulle7150 4 роки тому

    Qofka fikirkiisa in lagu ixtiraamo waa qaali, lkn anigu kaskey waxan u arkaa nin heesaha dadka ku ciyaara ina saalax ma xuma.

    • @abdimohamed5067
      @abdimohamed5067 4 роки тому +1

      Kkkk kaskey wuxuu ahaa fananka ugu codka wanaagsan somalida ama ku farax ama ka nax waa adigaan fhagaystay oo masser.com

  • @killer1259
    @killer1259 17 років тому +5

    kaskeey has a sick voice lakin hees uu isaga leeyahay maqaado copy lee waaye wixiisa oo dhan dhib malahan anaa u alifi doono heeso qatar ah waayo waxaan ahay abwaan weyn

    • @saliimsalad4813
      @saliimsalad4813 4 роки тому

      Kaskey waa nin culus suudaantiisana meel beey tabaneysa

    • @somaliasomalia8574
      @somaliasomalia8574 4 роки тому

      @@saliimsalad4813 ahhaha miyad walntahy nio nin 12 sano kahor comment qoray baad ujawabesa hhhhhhh cavio

    • @yusufhassanabdellah4091
      @yusufhassanabdellah4091 4 роки тому

      @@somaliasomalia8574 😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdixakiin9120
      @abdixakiin9120 3 роки тому

      @@somaliasomalia8574 kkkkkkkkkkk
      allow, naxajji ''' 13 sano ka hor 😱😱

    • @cumarmaxamed555
      @cumarmaxamed555 10 місяців тому

      Kaskeey hada xaguu ku noolyahay waa saaxibkey berisamaadkii iyo madiino

  • @elmihassan3018
    @elmihassan3018 10 років тому

    Nice song