KOKO iyo AMIIRA IS BALANSADAY U TILMAAN SXBKAAGA ADIGOO HADLIN $25 THE WON TEAM

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 чер 2023

КОМЕНТАРІ • 1,7 тис.

  • @xadiis24
    @xadiis24 Рік тому +407

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FiTaXoW47
      @FiTaXoW47 Рік тому +3

      Aniga

    • @user-gm5jb5gs7y
      @user-gm5jb5gs7y Рік тому +2

      Anii wllkey qalii wan jeclahay wlalahi bilahi tly I love you wllkey asad ❤❤❤❤
      Wana ku tagera pro ❤❤❤

    • @Kaalidsharif-lc4cz
      @Kaalidsharif-lc4cz Рік тому +1

      Masha allah waan kugu raacsanahay keep going wllkey asad hagio

    • @abdikariimahmed9479
      @abdikariimahmed9479 Рік тому

      Ciyaarta adi xumeeyo kalxan maxaad ugu sheegtay Amiira taa cadaalad ma ahan

    • @abdikariimahmed9479
      @abdikariimahmed9479 Рік тому

      Asad ciyaarta haku dheelin qofna wax ha usheegin kalxan amiira ayad usheegtay

  • @user-zg9bd8bh9b
    @user-zg9bd8bh9b Рік тому +379

    Koko iyo armaan is not easy 😂❤ team koko iyo arman idin aaway 😂 waa idin salaamay 😂❤

  • @HuubiMohamed
    @HuubiMohamed Рік тому +131

    Team Armaan iyo koko is not easy 🔥wow 😳 mashllah 🥰

  • @abdullahimuhumed2069
    @abdullahimuhumed2069 Рік тому +88

    Koko and Arman are not easy 🥰🥰

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Рік тому +225

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🕋😥❤️

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films Рік тому +105

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @mssqosol
    @mssqosol Рік тому +10

    Team koko iyo armaan is not easy😂mar kasto my fav person ayaa ii tahay koko😊

  • @karimaaomar
    @karimaaomar Рік тому +23

    Wow just Wow!! Armaan & Koko 🫶🏽🫶🏽🤣

  • @zakiyoshariif7275
    @zakiyoshariif7275 Рік тому +128

    Team amiira iyo ceyda is not easy wllhi markaad dheeleeyseen calooshaa ixanuuntay ❤❤😂

  • @Hajicaska
    @Hajicaska Рік тому +122

    inta game kan Kuhaysata Like Sar ❤😂

  • @maariyadraadan2541
    @maariyadraadan2541 Рік тому +5

    Team koko always we will winner incha allaH❤😚

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Рік тому +8

    Maasha Allah Koko as usually she's always the winner 🏆.4 times is enough we want new faces. Koko Koko Koko 👍🤜🤛👏👏👏❤❤❤❤❤

  • @AmiiraApdirahman-hw6yq
    @AmiiraApdirahman-hw6yq Рік тому +53

    Ani amiireydeyda wali maka niyad jabin next game we will win 🏆💪I.a
    Asad adina 4 minute
    Iyo 5 minute ka dhig please 🤌🤌

    • @haliimomohamed9928
      @haliimomohamed9928 Рік тому +4

      intii ay dheeleyspa waan watey I.a finally waa gulasaneena😂❤

  • @captain7997
    @captain7997 Рік тому +67

    ❤The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet
    صلى الله عليه وسلم❤❤

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Рік тому +46

    Wax Kale Waaye !! Still Undefeated Koko Cimaamadeeda Aan Iska Dhigno mise Garba saarteedaan Dhahnaa 😭😂🥰❤️🫡
    Naxariistu Waa Dhalad.............😢❤

  • @mouminali2018
    @mouminali2018 Рік тому +23

    Waxa sugnaba waa last game insha Allah waxa wata team ko'ko❤❤

  • @one6617
    @one6617 Рік тому +46

    Team Amiira stil wan wadana 😂😂 si qatar u ciyaaren ☝️

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Рік тому +66

    Team ceyda iyo Amiira is not easy habeen danbo guul idin rajeyna I.a❤❤🎉🎉😢😢

  • @zalmacadey6929
    @zalmacadey6929 Рік тому +6

    Team koko hampliyo🎉 lkn amiira qurux jinkeyga is kajacel ❤😂

  • @user-gs7hi1wp2u
    @user-gs7hi1wp2u Рік тому +7

    Team ceyda iyo amiira never give up💪 next game idinkaa gusha leh inchllh🥰

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films Рік тому +17

    The best person ever the most knowledge able and the most shine All Allah Created Is Prophet Scw 🌟❤😢

  • @THOMAS-12
    @THOMAS-12 Рік тому +31

    Team kooko marnaba no hoos cawa saa unacay lee in nagala badiyey mooday 😢😂

  • @nafisamahadalle5444
    @nafisamahadalle5444 Рік тому +31

    Team amiir iyo ceyda is not easy markale isku balami😂❤

  • @khadarahmed279
    @khadarahmed279 Рік тому +5

    Insha allah kulanka kala bixida soo samee ASAD isla laban team uun ku daa isha allah,
    Keep going team ASADHAGIO❤

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 Рік тому +28

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw 🕋📿❤❤❤❤❤

  • @AmiiraAhmet-wb8sl
    @AmiiraAhmet-wb8sl Рік тому +145

    Team amiira and cayda isn't easy😂❤

  • @user-pp8yk6cd8w
    @user-pp8yk6cd8w Рік тому +10

    Waxaan sugaaba waa gusha amiira iyo cayda I can't wait next part 😂😂❤

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Рік тому +3

    Team armaan iyo koko waligaa haka Shakinin nxt inoo balami dadkas hor iyo hadal umarenaa ❤️👑✌️

  • @mushtaaqfarhan7937
    @mushtaaqfarhan7937 Рік тому +51

    Team armaan io Koko isn't easy 😍

  • @Canada.143
    @Canada.143 Рік тому +42

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @abdiwelinurali4030
    @abdiwelinurali4030 Рік тому +1

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad 🕋😥❤

  • @eza882
    @eza882 Рік тому +8

    What a come back koko team

  • @ifrahawil
    @ifrahawil Рік тому +39

    Team ceyda iyo Amiira isn't easy ❤

  • @feysalshakaarte977
    @feysalshakaarte977 Рік тому +38

    The legend one of the king 🤴
    Asad always well received 😊
    We support you anytime ❤
    Aad baan idin salaamayaa team 27 🤝

  • @hanihassan878
    @hanihassan878 Рік тому +10

    Team koko and Armaan🎉 Hampalyo part 3 labada team isku balami su,alahana so adkey😅

  • @khaalidabdulahi9091
    @khaalidabdulahi9091 Рік тому +3

    3 minite iyo 3 minite kadhig oo 2 gudbis ah inta igu raacsan👍

  • @abdiaziiz496
    @abdiaziiz496 Рік тому +20

    ASAD HAGIO is not Easy 💯
    TEAM 27 wn idin salaamay🤝 ASC
    Cwo aan ku wada salino n.n.k.h
    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
    Jumca Mubarak 🌙🥰

  • @simanali6023
    @simanali6023 Рік тому +23

    Hada magaca allhah aragtey like isar ❤ nawigana ha hilmamin kusali ❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +6

    Big legend always asad hajio 2m coming soon insha allah ♥️👍☝️💯❤💪☝️😄😊

  • @nasiimali2095
    @nasiimali2095 Рік тому +1

    oh amiiro cawada wxbaa kasiya wey yihinbo alle haka dulqado mise ha ufududeyo🥺❤️

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Рік тому +19

    TEAM KO.KO AND ARMAAN IS NOT EASY LIKE 😕 👍💯👍✌️👈✌️👉

  • @xamdiabdirashitt
    @xamdiabdirashitt Рік тому +28

    Yesss teamka aa wato marwalpo guuleysta nasiib badniyaa 😂♥️

  • @munaahmed3403
    @munaahmed3403 Рік тому +21

    Team amira iyo cayad isn't easy ❤😂

  • @hoodanmusehoodanmuuse
    @hoodanmusehoodanmuuse Рік тому +2

    Haa ku kala saar asadaw iyaga bez waana cadi inaad qabkan u badasho
    Takale Aniga xataa wan ku raczanahay in gusha loo qiro kuwa last game ka badin dona insha Allah 🙏🤎

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +31

    Koko is Not Easy ❤ Big fun wllshey ❤😎

  • @muqtarmahamud3774
    @muqtarmahamud3774 Рік тому +8

    Wlhi ciyaarta waa adkaatay kow dheh ku celis waaye ceyda iyo amiira kor isku soo qadaa. ciyaar adag baa ka dhacday waxaan u sugaaye sida real madrid vs barcelona cml
    Team ceyda iyo amiira waa idin ku kalsonahay one love team27

  • @marwaahmed9193
    @marwaahmed9193 Рік тому +2

    Team Koko is not easy 💪

  • @user-zuperjack
    @user-zuperjack Рік тому +9

    Team Armaan iyo Koko forever❤🎉

  • @Mohamednuur67
    @Mohamednuur67 Рік тому +22

    Kulan adag part 2 labadooda 😂
    Halkii wareegbo 3daqiiqo iyo min halbadal❤

  • @abdiwelinurali4030
    @abdiwelinurali4030 Рік тому +7

    Yessss bring back the same teams 😂❤team amiira io cayda🎉

  • @himilo101
    @himilo101 Рік тому

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @khadramowlid7881
    @khadramowlid7881 Рік тому +15

    Team ceyda iyo amira is not easy hbn dnbe guulaysta

  • @mohamedsom7940
    @mohamedsom7940 Рік тому +21

    We are waiting for final team ceyda and amiira 💕😅😅😅

  • @isseabdiisseabdi7560
    @isseabdiisseabdi7560 11 місяців тому

    Am always koko top fan team koko here we go ❤❤

  • @suusuu7069
    @suusuu7069 Рік тому +3

    1.4 million Hambalyo guulo kaloo badan walaal asad❤

  • @xamdaalimuuse6052
    @xamdaalimuuse6052 Рік тому +8

    Amiira cayad caawa aad aya U qurux badanyihiin dharka mnsh allh Waad dadsheen🎉❤

  • @fadumomohmutadam5700
    @fadumomohmutadam5700 Рік тому +9

    Team cayda iyo amiira never give up next guulayzanaynaa

  • @hmsn6775
    @hmsn6775 Рік тому +1

    Amiiira cilada jirta waxaa weeye af somaligaba ma taqaano ilaahay amarkii mar hore ayaan badin lahayn team cayda iyo amira 😓

  • @user-qx2ys1yq7k
    @user-qx2ys1yq7k Рік тому +1

    Hambaliyo Aktarka wan kuwata & koko Abayo kep goin my zister

  • @ifraahabdijama4169
    @ifraahabdijama4169 Рік тому +7

    Sxbow isla ayaga ku soo celi ciil badanah ceyda iyo amiirah aan rabey ani iney guusha raacdo😊

  • @zeynabjaamac5675
    @zeynabjaamac5675 Рік тому +10

    Team cayda iyo amiira insha allh hben danbe idinka badin doona ❤

  • @fartuunqaliindhodeerofartu3330

    Team koko marnaba haa ka shegin❤ koko is not easy 😊

  • @abdikarim4579
    @abdikarim4579 Рік тому +39

    Next Game Insha Allah
    3 Minite 2 gudbis
    3 minite 2 gudbis kale
    Mida Kale Asad Waxaa Fican inaa Xaq Uqabato Game-ka Waxana Ujarjaran tahay Dhanka Amiiiira iyo Ceyda.
    Sababto ah Waxad usheegtay (Kalxan).
    Kuwane Waxay Fahmi wayeen (Fur) umana Sheegin Ee Xaq Xisaab adoo mhdsn team walba Iyo Awoodo wixii mesha Ku qoran qofkii ka si wayo waqti ha kusocdo iska dhaaf adiga....
    By team 27 Hada Haaaa Hada Haaaa Hada Haaaa

  • @umalkhayrmahamed6045
    @umalkhayrmahamed6045 Рік тому +9

    Labada team mar kale isu balami 🤩

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films Рік тому +14

    Hadaad U jeedo Magaca Nabigeena Suuban Muxamad (Scw ) Like saar ❤️‍🩹😊☺️❤️

  • @faysalmedia85
    @faysalmedia85 Рік тому +2

    Team.cayda and amiira are the legends of the game ✌️ insha allah next game win

  • @mohasaid3049
    @mohasaid3049 Рік тому +10

    Barnaamijku saanu beela ku yahay 3 daqiiqo iyo 2 daqiiqo team ceyda iyo amiira team Arman iyo koko oo kaliyahn team 27 yaa igu racsan❤😊

  • @SamiaAHMED14
    @SamiaAHMED14 Рік тому +20

    HADAAD UJEEDO MAGACA ALLAH LIKE SAAR❤❤❤❤

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 Рік тому +1

    Kharaar maa.ku jiraynaa bes waaye adeer guusha noo qira team armaan and koko is noteasy❤🎉

  • @mahrezking1346
    @mahrezking1346 Рік тому +1

    Team koko never keep up 🆙 koko beautiful and gorgeous she’s so happy always Amir qurux maba qusanayso yaaab 😮

  • @abdullahimohamed428
    @abdullahimohamed428 Рік тому +6

    Shaxda sidaan kuwad lkn team kle haku dhexdarin iyaga leee✋

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +5

    Keep going prophet koko ❤️❤️❤️

  • @cayduruusfx9358
    @cayduruusfx9358 Рік тому +1

    2 mint 3mint Good ,👍👍
    Another gane final 👍👍😍😍

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Рік тому +2

    Yes koko and armaaan is not Easy ❤😂🎉

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Рік тому +8

    Koko guul wacn ayaa ku rajyna insha allh 🎉🎉🎉🎉🎉hamblyo

  • @asmaali9940
    @asmaali9940 Рік тому +5

    Team cayda io amiira isoo adkeeyo haben danbo guul ban idiin rajaynayaa❤❤

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 Рік тому +2

    Team Amiira& Ceyda 🥰💪🏼❤

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 Рік тому +1

    Isku celi rematch waxbo haka badalin asad xajiyow big legend keep going mastar one million

  • @kaldohuseen317
    @kaldohuseen317 Рік тому +7

    Team cayda iyo amiira
    guul insha alaah🥰👑

  • @asturan8330
    @asturan8330 Рік тому +5

    Lwdan team le isku so celi
    Team amira io ceyda watay
    Kuwa kle wax fudud kuso ade wlh
    Ino hbn danbo io guul I.n ceyda io amiara❤

  • @fazimjr8543
    @fazimjr8543 Рік тому +2

    Team kokooo always on top❤

  • @MohamedHajjiMohamud123-gy4nb
    @MohamedHajjiMohamud123-gy4nb Рік тому +1

    Arimaheena iyo amiira vs kooko iyo cayda
    Asad isku balami noo🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdialimohamed1095
    @abdialimohamed1095 Рік тому +12

    We love this Challenge ❤

  • @Fatimadahir6042
    @Fatimadahir6042 Рік тому +15

    Team Amiira iyo ceyda ❤😂😊

  • @zakariaabdi3914
    @zakariaabdi3914 Рік тому +6

    Koko iyo armaan the best Game💪💪

  • @Ibraahin21
    @Ibraahin21 Рік тому +3

    Koko & Armaan 👏🏾❤

  • @shukrimohomet756
    @shukrimohomet756 Рік тому +5

    I like the way hE editS his video ❤❤

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander Рік тому +5

    Go forward brother team 27 ❤

  • @FAKIS_RESPECT
    @FAKIS_RESPECT Рік тому +1

    Team koko iyo armaan waan wataa xili kasta 🎉🎉

  • @maryanasad1906
    @maryanasad1906 Рік тому +5

    Mash allaah aadbaan ufaraxsanahay inaan noqdo qofka kowaad😢😢❤❤❤❤❤

  • @AeyziinAeyziin
    @AeyziinAeyziin Рік тому +6

    Intii comments ka kawayse hamplayada team kii badiye oo ismotise muqaalka in ay soo arkaan damaadka muqalka like ta waa dankiina😂😂

  • @safiyoabdullahi6135
    @safiyoabdullahi6135 Рік тому +4

    Team amiira iyo ceyda is not easy❤❤❤❤

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Рік тому

    Asad hagio kala reeb gabdhaha io wiilasha pleas keep going team 27 one love

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +7

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saafiyuusuf668
    @saafiyuusuf668 Рік тому +10

    Always koko team koko ayaa wataa lkn hadii koko iyo arimaheena isla jiri lahaayeen waa wareey said ayey noqon lahaayeen🤣🤣🤣🤣

  • @safiyohassen3102
    @safiyohassen3102 Рік тому

    Mashaa Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo 1.400 Illahey ha kuu barakeeyo ❤❤❤❤

  • @ebyanofficial8963
    @ebyanofficial8963 Рік тому

    Illahay hakaa farxyo waa ayamo fadli badane Fadlan isoo booqo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @kingsaciidalisson742
    @kingsaciidalisson742 Рік тому +3

    Ku soo cali legend ceeyda iyo amiiro win🎉 inasha.allaah❤

  • @hamdiahmed3219
    @hamdiahmed3219 Рік тому +7

    Team amiira ahaay ciil badanaa ku celis wayay😊

  • @ayoubmoussa-cheikdaher
    @ayoubmoussa-cheikdaher Рік тому

    Asad wa sax sidan ❤king cayda iyo amiira keep going