CHALLENGE FANAANIIN: HAYAAT & SHAN GABDHOOD OO CAAN AH OO CASHIR U DHIGAY CAANKA UGU GAABAN TIKTOK

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • CHALLENGE FANAANIIN: HAYAAT & SHAN GABDHOOD OO CAAN AH OO CASHIR U DHIGAY CAANKA UGU GAABAN TIKTOK

КОМЕНТАРІ • 99

  • @Captanbaaraofficial
    @Captanbaaraofficial  3 місяці тому +19

    ua-cam.com/video/v4FOlxRauRg/v-deo.htmlsi=m1hoCX0KXrmYDm-T❤❤❤

    • @user-sy3bk1in5s
      @user-sy3bk1in5s 3 місяці тому +1

      Waryaahe Captain kisalaamay" Sadex Fanaan oo tolka ahi🆎️ Ismaaciil Aarka, Abdi fitaax yare Iyo Khadar keyow Ayuu la helay hablahaa inankan" Guul Captain Horu socod wcn

    • @Mohamed-Ozil
      @Mohamed-Ozil 3 місяці тому

      Ma quruxsan inaad qofka lo sheego inuu fanan yahay iyo tikko keep going bro

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 3 місяці тому +14

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
    Kabtan Baara waan ku salaamay waa sxb aad garoon soo wada gasheen Amiin Buulatikniko

  • @Fatma12120
    @Fatma12120 3 місяці тому +6

    Xayaat wiilka gaaban say u salaamayso ula sheekaysanayso wan ka heley wlhi wa gabar funny ah hadana fiican 😅😅😅😅

    • @Ismlre125
      @Ismlre125 2 місяці тому

      Ficnanta lagushegaya wa inta kaamirada lahortaganyahay

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 3 місяці тому +8

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @AYJIIJI
    @AYJIIJI 3 місяці тому +8

    Kabtan baara barnaamijka waa inaa dhalinyarada lacag siisa qafkabadiyey markaa qaba naysona lacagta sheeg si uu xiiso unuqdo dhalinta kaqayb galaysana si niyada ugu qayb galaan si aad dad badan uheshid because dkuguxiran you’re UA-cam
    Any way we love you and keep going and all the best 👍🙌🏼

  • @ABDALLAHISMAEL-ow5du
    @ABDALLAHISMAEL-ow5du 3 місяці тому +4

    Xayaat ninka furay wlhi qurux buu dayacay dabeecadwanaagsan from Hargeysa salaam Xayaat mcnto ❤😢

  • @BashkaPoi-en5tn
    @BashkaPoi-en5tn 3 місяці тому +2

    Marka laguna dhahaayo qof gaban caqliyay ledahay wa Iskandar sidaan😂😂😂

  • @shamowyare6195
    @shamowyare6195 3 місяці тому +6

    M.a cabtan keep going bro

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste 3 місяці тому +8

    Jandar waxba lagama qaban karo😂😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 місяці тому +6

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Haskamaalim
    @Haskamaalim 3 місяці тому +2

    Nestexo wakusalami walashey qalii iyo daman sxpta sharafta lex guleysto damantin I.a otherwise wish you all the best......peace and Love❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Haskamaalim
      @Haskamaalim 3 місяці тому

      Captan bara Keep going sxp sare gull wacan

  • @user-io3su5wv8u
    @user-io3su5wv8u 3 місяці тому +4

    Keep going bro

  • @user-sy3bk1in5s
    @user-sy3bk1in5s 3 місяці тому +2

    Three singer 🆎️🤩🤩🤩

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 3 місяці тому +2

    Kkkkkkk barimaska nosobadii lkn Qoftan lambarkeydana isodir captian

  • @hanibatuun
    @hanibatuun 3 місяці тому +2

    Ninkan yard gaabani waxuu samenaya khalad sababto ah waxa meesha ugu dhagani waa fanaaniin Somali ah

  • @caskaaxmed4003
    @caskaaxmed4003 3 місяці тому +2

    Gaabkan yaan laga so tagin 😂 idiriskana haloo geeyo

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 3 місяці тому +2

    Kkkkkkkk mideydakaley anjalee ikusalan Qofta kaley antagaroo way saxib

  • @kingabuu129
    @kingabuu129 3 місяці тому +6

    Coodka gabkaa ma maqalo kabteen Bara

  • @RashidXirsi
    @RashidXirsi 3 місяці тому +2

    Jandar waa good boy

  • @Fananayman563
    @Fananayman563 3 місяці тому +2

    Idiriska iyo xayat iyo gabdhaha shukaansi u balami captanka plz😢 hooyo cod sadee

  • @RashidXirsi
    @RashidXirsi 3 місяці тому +3

    So baadi nocaan jandar na ha ka so tagin

  • @mahamudAMH0724
    @mahamudAMH0724 3 місяці тому +2

    Codka eber waaye siibo wiilka yar codkiisa mala maqleenin

  • @cabdallamaxamed6683
    @cabdallamaxamed6683 3 місяці тому +2

    Kabtan sawirda si fcn uma aragno anaga

  • @Haskamaalim
    @Haskamaalim 3 місяці тому +2

    Jandar is not easy wlxi 4 Gabdot ayu kiciyay wlxi kan wahalis

  • @FatushIsmail
    @FatushIsmail 3 місяці тому +2

    😂😂😂😂😂 woow I like

  • @ABDIMALIKAM
    @ABDIMALIKAM 3 місяці тому +2

    Kabtan hal talo aan kugu darsado wllkay
    Oo aha qofka cida kudhagan waxaytahy yaan loo sheegin markaa si fudud looga keensana lkn hadii fanaan weye la dhoho waliba raga gameka macaan ma noqonayo
    Hadaad ku qanacday waa sifican

  • @aaliyamoalin6683
    @aaliyamoalin6683 3 місяці тому +2

    Nagta u da bese mac hala kiciyo dadkana aflagadada haka deso hadi kle yan la kenin😊

  • @user-ok1hg5ou6c
    @user-ok1hg5ou6c 3 місяці тому +1

    cabtan baara part 2 zhp ku so kordhi mucjisadaa yarna ku so dar jandar man

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 3 місяці тому +2

    27:53 mxaa wax badanaa lajaray😢

  • @haweyohusseinalasow2151
    @haweyohusseinalasow2151 3 місяці тому +2

    Hey 👋 how are you looking like ❤️ ❤❤❤🎉🎉😅😅

  • @RashidXirsi
    @RashidXirsi 3 місяці тому +2

    Soo baadi nocaan Jandar ha ka so tagin

  • @Kafarxiye.0
    @Kafarxiye.0 3 місяці тому +4

    Xayaat ❤

  • @NelsonMandela-up4ob
    @NelsonMandela-up4ob 2 місяці тому

    Jandar Legend 🌟 👑

  • @Iamyahyee
    @Iamyahyee 2 місяці тому

    Aw gaabow waa legend 😂

  • @ArafatArafat-w6g
    @ArafatArafat-w6g Місяць тому

    Captanbaara aniga iso qabo reer jabuuti

  • @sakariamayami8417
    @sakariamayami8417 2 місяці тому

    Xayaat iyo koko bulle si gaara nii arkaa❤🤤

  • @Rashiid899
    @Rashiid899 3 місяці тому

    Short guy khatar waaya challenges wuu qaaday

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 3 місяці тому

    Reer xamar afkoda somali sifican uma yaqanan waa dad weeyn beey leyihiin kuwa nagaha ah 😢😢😢

  • @user-th5ui6ux3d
    @user-th5ui6ux3d 7 днів тому

    Kaptan waka Haya lph💯

  • @QADAR__LEO
    @QADAR__LEO 3 місяці тому +1

    Hal qaab oo kuwada kiciyay walhi😂😂😂

  • @mohamedosmanofficial8800
    @mohamedosmanofficial8800 3 місяці тому

    Sxp barnaamijkaan Waxaad U Badashaan Qof Number Ama sanad Qoran wajiga halooga dhajiyay

  • @abdinasirisxag6204
    @abdinasirisxag6204 Місяць тому

    Jabra aaway

  • @Sajid.Boy.A
    @Sajid.Boy.A 3 місяці тому

    Qofta u danbeyso qurux badana❤😂😂😂😂😂

  • @SacadSiciid-yt1yd
    @SacadSiciid-yt1yd 3 місяці тому

    Ma allah kabtan

  • @AbubakarYare4455
    @AbubakarYare4455 3 місяці тому

    Ningaban galawaadiidey inader jandar c adimahan😅😅😅😅😅

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 3 місяці тому +2

    Sooceli markale kabtn

  • @mustafacabdidaahir9470
    @mustafacabdidaahir9470 3 місяці тому

    Xariifkan gaaban barnaamijka wa shitay wlhi wan dhmeystay isaga😂 soceli dad adagna uso balami

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 3 місяці тому

    Ani cml matihid gabar aya thy edheb malihide.
    nice point .

  • @kingmoha8300
    @kingmoha8300 3 місяці тому

    jandar lee kusoo dar😅

  • @MwikiJack-yz3cl
    @MwikiJack-yz3cl 3 місяці тому

    Gabadhan wey shidantahy lkn waxan maqlay in dhaqan xumo loo furay

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 3 місяці тому

    Waxaa igu soo dhacday heestii Ahayd ""Caqligii wanaagsani itaal inuu karoonyahay Bal eegoo u fiirsada"" kan hore ay xayat kicisay iyo yarkan dambe ee kuligood Ku raaxeystay bal isu fiiriya iTaal ahaan😅

  • @drahmedirroirro3402
    @drahmedirroirro3402 3 місяці тому

    intelligent boy

  • @abshirofficial9474
    @abshirofficial9474 3 місяці тому

    Gaabka captain baara Maa dhalay😂😂

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 3 місяці тому

    Gaabkan Halis waye😂🔥🔥🔥

  • @abeyxabib3106
    @abeyxabib3106 3 місяці тому

    Naag buran diman diman always 😂😂😂😂😂

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 місяці тому

    Rasmi Reys waaye kkkkkk

  • @AdowAbdi-qw9vd
    @AdowAbdi-qw9vd 3 місяці тому +4

    😂😂😂😂😂😂

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 3 місяці тому

    Nastexo way dharane ma arki kulaha malyun ninkeda kulaha 😂😂

  • @maxamedcarab9203
    @maxamedcarab9203 3 місяці тому

    Copy ma ficno shaxdan nina 2m ka garay 😂

  • @dhiirigaliyeofficial1751
    @dhiirigaliyeofficial1751 3 місяці тому

    abaaba baara noso badi jandar haka sotagin 😂😂

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 місяці тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @AbdirisaqJiir
    @AbdirisaqJiir 3 місяці тому

    Captan Codka Gabka Aad Malo MaqLo Ee Naga Sax Shp

  • @mahamedabdullahisheekh6846
    @mahamedabdullahisheekh6846 3 місяці тому

    Jandar hanbalyo ciyaarta waa fahamsan yahay

  • @Live__quute1
    @Live__quute1 3 місяці тому

    Sharma boy wey aragtay 24:37 malyuun manka ninked maxaa la dhaha

  • @user-ez8pd1me8z
    @user-ez8pd1me8z 3 місяці тому

    Hayat mobelka ayey fiirinosa 3:35

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy 3 місяці тому

    Wxkle dheh😂😅

  • @XeyleMaxamed
    @XeyleMaxamed 2 місяці тому

    Gaabka codkisa kor ha u qaado

  • @FalisAbdi-gm5ol
    @FalisAbdi-gm5ol 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢

  • @SacadSiciid-yt1yd
    @SacadSiciid-yt1yd 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @abdullahijelle9420
    @abdullahijelle9420 3 місяці тому

    Gabadhan xayat aha way asturan jirtay magaroba maxay udhar yaraysatay

  • @sureyaali1743
    @sureyaali1743 3 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @user-kw7tz7hy9i
    @user-kw7tz7hy9i 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅

  • @CabdiReermagaal-gu1nc
    @CabdiReermagaal-gu1nc 3 місяці тому

    Ninka gaaban codkiisa lama malo

  • @user-mw8cq6gc1h
    @user-mw8cq6gc1h 3 місяці тому

    😅😅😅😅😅😅❤❤❤

  • @Ibarahimadenosman
    @Ibarahimadenosman 3 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 3 місяці тому

    Okiyalaha bixi nuh

  • @omarmohamed-ri3uo
    @omarmohamed-ri3uo 3 місяці тому

    Cooonka wlh mucjiso waye kkkkkkkkkkk wn ku wata

  • @HodanHussein-dv2tw
    @HodanHussein-dv2tw 3 місяці тому

    Fnny ❤guy

  • @CaydaAbdiraxmaan
    @CaydaAbdiraxmaan 3 місяці тому

    Xayaat⚔

  • @KhadijoCilmi-k7v
    @KhadijoCilmi-k7v 14 днів тому

    Gaboow

  • @wabaxa
    @wabaxa 3 місяці тому

    VIVA GAABOOW

  • @CabdicasiisIbraahim-nr9rd
    @CabdicasiisIbraahim-nr9rd 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamednasirciltire1122
    @mohamednasirciltire1122 3 місяці тому

    😅😅😅

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 3 місяці тому

    Copy from team 27 kkk

    • @omarmx2426
      @omarmx2426 3 місяці тому

      Caadi waa dad asxap

  • @AbdirahmanFox-cr8qh
    @AbdirahmanFox-cr8qh 3 місяці тому

    Copie fro Asad haji

  • @Xiirey2013
    @Xiirey2013 3 місяці тому

    Jandar

  • @ABDIMALIKAM
    @ABDIMALIKAM 3 місяці тому +5

    Kabtan hal talo aan kugu darsado wllkay
    Oo aha qofka cida kudhagan waxaytahy yaan loo sheegin markaa si fudud looga keensana lkn hadii fanaan weye la dhoho waliba raga gameka macaan ma noqonayo
    Hadaad ku qanacday waa sifican

  • @CxaafidCali
    @CxaafidCali 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @ShideCabdi
    @ShideCabdi 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @Ibarahimadenosman
    @Ibarahimadenosman 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂