Subax ay snm soogashay hbn nimadeedi waxa ay faqash ku samysay magalda wali maan ilaawin inta udhaxysa xeerda gasta ilaa gonacad madfiic ayey ku garcyeen iyagoo marka horeba sii shakiisana raga u sheegayo mujahidku ee cadalay ka yimi 600 nin ay ahyeen laba sikaawi ayaa u galay xidh kii mooska oo nin kama bixin
saab tv waxan u soo jeedinayaa waraysiyaadi snm waxad inoogu badashaan dajinta dalka sababto ah mantaa xaalada laascanood ama inta beesha dhulbahante way cakiran rahay warye ilakacase ind jooji taariikhda snm ma diidanen ee waa inaynu garaadka iyo caqliga ku shaqeeyna oo hadba siida wacyigu isubadalayo u shaqeeyna
Waxa ah wax aad looga xumaado dayaca dadkii wadankan u soo halgamay ee naf iyo maalba ku waayey in sidaa loo dayaco waxay ka turjumaysaa inaan marnaba wadankan helin hogaamiye sax ah Halka laaluush iyo qabyaalad iyo wax yaabo kale lagu bixiyo milion and milions of dollars waa nasiib darada ku habsatay dalkan
Nimankaa la dhabar-jebiyey ee mooska ku soo tiirsanaa, reer Burco oo dhami way hayaan sheekadooda, markaa waakan Oday ka mid ahaa ragii Mujaahidiinta ahaa ee fuliyey
Aad ayuu umahadsanyahay mujahid maxud wadaad iyo waraystuba alle hadin xafido
Mansha allah wa barnaamiij dhaliin yarada an ogayn wax taar ule
Goob joog ahaa maalintaa sikaawiyadu xaga dhabarka kaga yimi allow maalin ma ahayd
He was lucky 🍀 guy mahamuud wadaad waa geesi taariikhda ku xusan
Subax ay snm soogashay hbn nimadeedi waxa ay faqash ku samysay magalda wali maan ilaawin inta udhaxysa xeerda gasta ilaa gonacad madfiic ayey ku garcyeen iyagoo marka horeba sii shakiisana raga u sheegayo mujahidku ee cadalay ka yimi 600 nin ay ahyeen laba sikaawi ayaa u galay xidh kii mooska oo nin kama bixin
Saab TV waxan odhon lahaa ino wada heelada
Waan ka xunahay inaan mujaahidta abaalkoodii løp gudin. Ilahay janada ha ka waraabiyo
Ilaahayow maalintasi maalin ma ahayd goobtaa xaadir ku ahaa hal nin kama noqon
saab tv waxan u soo jeedinayaa waraysiyaadi snm waxad inoogu badashaan dajinta dalka sababto ah mantaa xaalada laascanood ama inta beesha dhulbahante way cakiran rahay warye ilakacase ind jooji taariikhda snm ma diidanen ee waa inaynu garaadka iyo caqliga ku shaqeeyna oo hadba siida wacyigu isubadalayo u shaqeeyna
Ma saab tv ayaa haysta dalka mise muuse kkkk War halkani waa TV ee ciida shaqdeeda leh u dira halka
Inantaasi, tolow ma nooshahay, wallee raasi mujaahidad waa ahyde allaah haday dhimatayna how naxariistona, hadday nooshahayna, habarakeeyo iyo iyada iyo dhamaan dadkii halgankaas kaqaybqaattayba
Mahadsanid mujaahid suldaan mw
Allaha kaa jasaai siiyo sidaas wadankaaga ugu dagalentey
mujaahidadasi waxay ahayd saynab cali abokor ilaahay haw naxariisto
Mujaahid suldan maxamud wadaad alle cimriga ha ku dhereyo taariikh dhaba ayad so gudbisa ax ax waan ka murugoday
MAA SHAA ALLAH
Muuse biixi iyo ina kaahin ayaa ku adeegta qabyaalad ragii ku naafooybey maanta guryahey jiifaan
Good job 👏 mujaahid maxamud wadaad
Waxa ah wax aad looga xumaado dayaca dadkii wadankan u soo halgamay ee naf iyo maalba ku waayey in sidaa loo dayaco waxay ka turjumaysaa inaan marnaba wadankan helin hogaamiye sax ah
Halka laaluush iyo qabyaalad iyo wax yaabo kale lagu bixiyo milion and milions of dollars waa nasiib darada ku habsatay dalkan
Waa runtaa walaal Waana ii damaqdaa Walaal
Waxaan hubaa in aanaan Xornimo qaadanin 18 May 1991 ka hor
hadda qofkastoo hawlahaas galay kama dhaaran karo inuu dad laayey saw maaha
Maad sheegin ciidanka ninka la wareegay markii Ahmed mire dhaawacmay
Snm ta saxdii waxay udagaalamaysay xukuumad kusheegii daquudka ee umada dulminaysay gaar ahaan reer sheekh isxaaq xasuuqaysay inlagarido umada taasina xaqbay ahayd
Maxaynu dhulbahante kuhaysanaa inagaaba baraarujinaynee
Salaan sare mujaahid
Nimankaa la dhabar-jebiyey ee mooska ku soo tiirsanaa, reer Burco oo dhami way hayaan sheekadooda, markaa waakan Oday ka mid ahaa ragii Mujaahidiinta ahaa ee fuliyey
Siyaad Barre waxaa kula dagaalanteen baad hada 35 sano ka dib idinkuna isku haysaan dadka kalena ku haysaan
Yes waa sidaan rabno. Wax iska celi
Taariikhdu waa mudan
Waxaan kuugu abaalgudno
Waxaad tidhaa mujaahid aankuusaxee qabyaalada inlayskukaalmaysto islaamka inlaguwalaaloobaa kakhayrbadan oo rasmiya dheh aankuusaxee
Abti
Arbacaa walaahay qoraan furtay dhoobane
Gees gees dhaley
Alaha hakudaayp
Mujaahidku ciidanki haragwaafi ayu ahaa
Fakin fakin dhalay mooyaan mujaahid kusheeg galbuu lasocday waji doofaarle
halgankii xalaasha ahaa
Mujaahidka idor hadduuba cadhaysan yahaye oo dadkii hore oo uu laayaye kumafila ladhimo cadhada somali Wayne kaahaysa iyo midnimada umada somaliyeed
Waa kuwii idiinka xoreeyey jamhuuriyada barakaysan taalooyin ayaan u dhisaynaa qaarna horaa loo gu dhisay miyaad curyi
Sidaa aad u ciilan tahay baad dhiman
Ninkani been badanaa. Kulahaa waqti walba waan jabinaa. Haduu waqti walba wax jabinaayo maxaa 10 sano Ethiopia dhigay . Dadka qaar been Kama xishoodaan
Siil urayso goobjoog baanad ahayn maxaa faqash loogu bixiyey marka lay arko ayay dhabarka jeedin jireen
Kkkkkkkk caruurta isaaqa u dhiga
@sahana
NAAG TAKFIIRI AH HOOBEEYOOY.
IDINKUNA TAKFIIRI NIMADA IS BARA.
ISAAQ YAR IYO WEEN BEEN BADANAAA INTAAN YEELNE WAXAAN BAAN SAMEYNE GOOJA CADEN JILBAHAY KU SOCONAYAAN KKKKKKK
Habeenimadii baxaa lays yidhi roob shuuxoo nagu da ay baa na baajiyoo baabuurtii alle dhulka ku dhajiyay waa habeeno xasuus igu leh
Halgamaa m.wadaad waad salmantahay
Walaahay kalmad beena kuma darayo waa mujaahidka ugu runbadan tariikhdana been ka sheegin
Fakin beenlow