Rahma Hassan I Dhaaf New Song Video Official 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 452

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ 2 роки тому +10

    Rahma Japanise Calankii Duriyada Ayaad Wadataa ❤️🤍💚 Hore USoco Wllshy ❤️

  • @fatxiyamohamud7945
    @fatxiyamohamud7945 2 роки тому +104

    Heesta waxaa qurux badneyd inaad ka reebto erayga inaalilaah waa kalmad wayn mana fiicno in music 🎶 lagu so qaato 😔

    • @muhsinmaana25
      @muhsinmaana25 2 роки тому +6

      sax ilahe hanu denbi dhafo wll

    • @asadlion6855
      @asadlion6855 2 роки тому +3

      Abaayo waxaa qurox bad need maha..
      Ee waa qalad ween..allow noo naxariiso. 🤲

    • @Aveed__1
      @Aveed__1 2 роки тому +2

      @Ai Love carabta diinta nagama xigto ee dambi waa dambi ayagaba lagama cafin

    • @callmetuuney6078
      @callmetuuney6078 2 роки тому +1

      @Ai Love naa carabtadana wase diinta illahy carab iyo qasiisad ado kala naga xiigay nacalad ha kugu dhacday ma in magaca iyo shahadada illahy lagu heesa saaxa nacalad yahy

    • @callmetuuney6078
      @callmetuuney6078 2 роки тому +1

      @Ai Love waxa rajayna sida diinta igu tagtay ina somalinimada iyo luuqada igu tagto aabaha wase

  • @naasircawil8311
    @naasircawil8311 2 роки тому +5

    mudo 30 cisho ah shan heesood oo aan hawl yareyn RAHMA HASSAN Hargeisa way kuu hagar baxday bilaash looma odhan hoyga fanka waan idin salamay reer hargeisoow waad naga habayseen fanaanad sanadka sawtu nagla

  • @heescusub2023
    @heescusub2023 2 роки тому +55

    - Lyrics -
    Jacyl Dhab Aho Dhiira
    WaligibDhama'a Waqtiga
    Iyo Dhakafarka Aduun
    Uma Dheeliyee
    Intan Kugu Dhaada Jiray
    Xigtadi Iyo Dhamaan
    Walidki I Dhalay
    Ka Dhawaysan Jiray
    Dhawaqan Idhaa
    Hadu Dhamac Iyo
    Dhimbil Kugu Ahaa
    Dhinacaga Saw Cashaqa
    Dhabtii Dhaxan Kama
    Dilin Qorsha Iga Dhano
    Dhigatay Mel Soma Jirin
    Mantana Dhigey Dhacdadi
    Iyo Niman Dhararaha La
    Socon Dhagta Uma Furee
    I Dhaaf Adigoon
    Idhin Idhaaf
    Adigo I Dhibin
    I Dhaaf I Dhaaf
    Dhadhami Iyo Haduu
    Dhunkasho Iyo Jcyl
    Dhawr Bari Noqdoo
    Dhaxal Laga HeleYn

  • @kaltoumsiad2855
    @kaltoumsiad2855 2 роки тому +6

    Headstand Djibouti 🇩🇯 plz from. Djibouti 🇩🇯 Masha allah wwww 💔🤲💔🤲

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 9 місяців тому +1

    Rahma hasan is not easy 😘💯❤️Welcome to 🇸🇴😘💯❤️🇸🇴

  • @Biwaaye10
    @Biwaaye10 2 роки тому +5

    Heesta idhaaf one million coming soon inshallah

  • @fadumiinaasharfa5383
    @fadumiinaasharfa5383 2 роки тому +5

    Maxa waye ilahe magacis inaa heesa ku soo dartin plz naga dhafa ilahe ka xishoda سبحان الله

  • @rahmadaher9001
    @rahmadaher9001 2 роки тому +8

    Machaallah ma soeur félicitations pour la nouvelle chanson huno rahma hassan qurux dumar super ti es magnifique ❤❤

  • @khaalidcabdalla6686
    @khaalidcabdalla6686 2 роки тому +1

    Waligeedba waala heesi jiray se ahaatee Inalilaah Heesaha laguma so dari jarin Somaliyey Adinkuna m.Allah miyaad ugu darteen Cadhada Allah swt Ma fogaato wlhi

  • @ayaanqurux4440
    @ayaanqurux4440 2 роки тому +5

    Inaalilaah😂rahma hassan wanku tageera abyo

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 2 роки тому +1

    Inalilaah mrka ma hees ahan bad uwadataa oo wa isla quman thy

  • @muhsinmaana25
    @muhsinmaana25 2 роки тому +16

    الحياه مبنيه على الثقه😎ثقي بنفسكي فسيكون الحياه جميله معاكي بإذن الله👆🏻🙂.... نجمتنا رحمه حسن استمري🤟✌🏻

  • @ilyaanofficial5220
    @ilyaanofficial5220 2 роки тому +4

    Subxanallah allow gafkena iyo geridena ka kulmin

  • @maxamuudaxmed-v5t
    @maxamuudaxmed-v5t Місяць тому

    Djibouti 🇩🇯Masha allah ❤💝💔💕

  • @sabahwacays1764
    @sabahwacays1764 2 роки тому +8

    Mashallah so amazing 🥲 baby rahma keep going ❤️
    Wallahi waxan modaya iney heestu igu socto aïe 😩 ereyayada wilka sameyey waxan Ku leyahay malaha dhareyn keyga ayad kaso hadashey oo hadalo kasameysey 😭❤️ idhaf idhaf adigoon idhibin xay ren jaw🫀🫣
    Ça ma vraiment touche mais au passage félicitations 🍾🎊 ❤️

  • @oumalheirinaalioumalheir8352
    @oumalheirinaalioumalheir8352 2 роки тому +3

    Wwwww qof qaliya Rahma Hassan continue comme ça

  • @soumeyahoussein2943
    @soumeyahoussein2943 2 роки тому +2

    Wwww maschallah hbbty ❤

  • @juweriyaabdillahi22
    @juweriyaabdillahi22 2 роки тому +3

    Hargeysa wad ku qurxonatey mazh Alh hesahagina kor bay ukacen wow 😮 rahma cadey ❤️

  • @ismacilmuxudiin9287
    @ismacilmuxudiin9287 2 роки тому +2

    Isha calaa sound ❤️😇🥰from muqdisho🇸🇴😇

    • @hamdaomar8783
      @hamdaomar8783 Рік тому

      llsha calaa sound
      ❤❤❤😍😍😎😎👄👄

  • @asraribrahim4423
    @asraribrahim4423 2 роки тому +4

    Xidigtena Salaan sare rahma Hassan from djbouti🇩🇯 Keep going sister❤

    • @amiinadde4056
      @amiinadde4056 2 роки тому

      Dhagta ana kuu furey fariinta soo eeg idhaafna ha idhin fadlan niyadana wan kaso hadlay

  • @nasrahaldhaa6354
    @nasrahaldhaa6354 2 роки тому +4

    inta taagerta ismujiya🥰

  • @mohamedissemalaq6458
    @mohamedissemalaq6458 2 роки тому +3

    Wow! Wan ku wataa wlhi madaxa isaaran tahy keep going huno

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 2 роки тому +4

    Woow rahma hasan another level jawi badalasho dadis keep going my sister

  • @cazka7007
    @cazka7007 2 роки тому +2

    Iam firs ✌️
    best song💉

  • @gallaydhofficial
    @gallaydhofficial 2 роки тому +2

    Rahmo hassan best song from mudug somalia

  • @mortel9044
    @mortel9044 2 роки тому +3

    ma djiboutienne 💥💥💥stargrils

  • @iqracumar7437
    @iqracumar7437 2 роки тому +2

    Rahma heestan waqti aan raby ayay tamid💔🙏

  • @NIIKOCUSUB2021
    @NIIKOCUSUB2021 2 роки тому +1

    wow from muqdisho sxpta rahma ilove u my sister

  • @khadarkidifaar5916
    @khadarkidifaar5916 2 роки тому +4

    Poqorada fanka ina Hassan keep going huuno

  • @nasiyaibrahim858
    @nasiyaibrahim858 2 роки тому +6

    Bravo Rahma 👑👑👑🇩🇯🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇩🇯

  • @fadumobadal8980
    @fadumobadal8980 2 роки тому +2

    Masha allh hestay soqado imadhafto rhma LOVE YOU FROM GARAWE

  • @kingbulshawi76
    @kingbulshawi76 2 роки тому +1

    Raxma. Lapiska. Ka helay walahi ♥️♥️♥️. Fanz ku ahay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @alihoussein990
    @alihoussein990 2 роки тому +16

    Woow Amazing voice with New song
    Rahma Hassan - keep going

  • @Mr_Baraf123
    @Mr_Baraf123 2 роки тому +2

    Fananad RR somaliland si fiican ugu sarakaceen thanks calanka jamhuriyada 🟢⚪🔴

  • @shaygaofficial
    @shaygaofficial 2 роки тому +6

    Keep going wll rahma hassan

  • @abdiali6295
    @abdiali6295 2 роки тому

    Rahma Hassan warsame tu as courageux hesstan c'est un bien idhaaf cajiib 😯👏👏👏

  • @abdikaafi3496
    @abdikaafi3496 2 роки тому +4

    Www mashallah la voix d'or notre star rahma hassan keep going Sister ❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🥰🥰❤

  • @rahmaali2019
    @rahmaali2019 2 роки тому +1

    Mashallah rahma hasson keeps going sister qali

  • @neimaisse9956
    @neimaisse9956 2 роки тому +2

    rahma japonaise maslax iyo oumreyn share out isameyaa kadhee pour plus des supporteurs voir ton nouveau UA-cam# pure talent 😍🤩

  • @Haarliina_Abgaaley
    @Haarliina_Abgaaley 2 роки тому +2

    Ahleen yaa Sooc🥰🙌

  • @Haliimo860
    @Haliimo860 2 роки тому +1

    Qurux raxma hasan waan taagera quruxleydii ina xasan

  • @amiirdaacad4243
    @amiirdaacad4243 2 роки тому +3

    Mansha allah raxmo xasan Queen from puntland

  • @abdirahmanmaal1500
    @abdirahmanmaal1500 Рік тому +8

    Waxba lagaama qaban karaayo legendary singer amazing

  • @lechimiste3547
    @lechimiste3547 2 роки тому +14

    The legend Rahma Your are the Best from Reer Aska❤️❤️

  • @Nimco551
    @Nimco551 2 роки тому +7

    Keep going🌹💫 abayo❤😌🥀 qali raxma xasaan 🌹🌼👑💫❤🌹🥀baqortoyo 🌹🥀👑💫🌹🥀💫💫😌😌😌🥀🥀👸

  • @xaliimokaafiso8414
    @xaliimokaafiso8414 2 роки тому +3

    Woof caleyk miss Rahma hestan dhiiri gelin aan caadi ahayn waaye keep going sister😍💙💜

  • @abdullahialimohamed8265
    @abdullahialimohamed8265 2 роки тому +4

    Wow amazing Boqorada codka🔥

  • @rahmaali2697
    @rahmaali2697 2 роки тому +1

    Amazing samitheyda

  • @qnhamdaofficial6455
    @qnhamdaofficial6455 2 роки тому +1

    Manta heestaydi baad so qaday raxma 😭😭

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere 2 роки тому

    Reer Djibouti waa Number 1 style kaa 💚🤍❤️
    Nous les lali on copie apres les Djiboutien et Djiboutienne 😅😂💚🤍❤️

  • @user-qv8kz6vj3q
    @user-qv8kz6vj3q 6 місяців тому

    Idhaf adigon idhibin farxaan xog yare waa Raxma Areeh

  • @fathichirs7426
    @fathichirs7426 2 роки тому +1

    Kkkk xayran iskailali ilahay ayo leyahay xayranku

  • @maxamudobsiye469
    @maxamudobsiye469 2 роки тому +2

    fanaanada raxma
    qurux iyo cod wd
    haysaa erayo
    macaan
    xidigta sanadkan 2022

  • @haniilkacas8323
    @haniilkacas8323 2 роки тому +2

    Nio heestaN wey iGu socotaa.🌚🌛👍

  • @ridwaancige843
    @ridwaancige843 2 роки тому +2

    Rahma hassen❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯✊✊✊✊respect

  • @maxamuudaxmed-v5t
    @maxamuudaxmed-v5t Місяць тому

    intaan kugu daadanjiray xigtada iyo dhamaan waalidkiin in dhalay kaadhawaysanjiray💝💕💕💕

  • @moh4127
    @moh4127 2 роки тому +2

    Woow just woow.
    manchala . Rahma tu es numéro un en tout. hore usoco

  • @Nimco551
    @Nimco551 2 роки тому +5

    Keep going ❤👑 queen raxma xasaan ❤🥀 waa baqortoyo 🥀inolow abayo qali waan ku waata ❤😌🥀😍👑

  • @nasiib6391
    @nasiib6391 2 роки тому +5

    Gabadha subscribe-ka haloo kla kiciyo waa taa channel qaas ah furatee rahma hassan fanaanada aan jeclhy horey usoco ❤️👸

  • @hibohassanahmed9842
    @hibohassanahmed9842 2 роки тому +1

    Trop mignon 🥰ma chérie coco rahma Hassan😘inolow mcnto🙈 jtm❤ beaucoup Qali

  • @captainmahami
    @captainmahami 2 роки тому +16

    Wow 😮ce extraordinaire. With a very good voice I really like it🥰.

  • @osmanlyrics900
    @osmanlyrics900 2 роки тому +6

    Woow Another level song Rahma Hasan

  • @degihousseina5060
    @degihousseina5060 2 роки тому +2

    Keep going

  • @ahzaabosman7448
    @ahzaabosman7448 2 роки тому +1

    Ta yari waa macaan walaahi♥️🙄

  • @zakariyexassanmaxamed2816
    @zakariyexassanmaxamed2816 2 роки тому +1

    Keepgoing fanaanadeena

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 2 роки тому +3

    Raxmaay wiilka sida udhan wll sidani si maahane

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi9262 2 роки тому +22

    La petite fleur rose Rahma tu es ravissante et resplendissante
    Que du bonheur et un très grand succès pour toi très chère 🥰🥰😘
    Je souhaiterais entretenir une chanson au futur avec toi😉🥰

  • @hebakhassan7968
    @hebakhassan7968 Рік тому +2

    Rahma Hassan❤❤🎤🎹

  • @ruweydomaxamuud6703
    @ruweydomaxamuud6703 2 роки тому +1

    Heestaan wee iquseesaa walahi 😭😭😭

  • @maajigallaf
    @maajigallaf 2 роки тому +3

    ilaahay masiibo kugu rid subxaanallaah🙄😢😭

  • @hary0102
    @hary0102 2 роки тому

    Raxma maalintii ee soo baxday ilaa maanta waxaan ku taageersanahay qaab masraxadeedkeeda iyo luuqayteeda u qaaska ah 🥰❤️🥰

  • @hamzeahmed3502
    @hamzeahmed3502 2 роки тому +2

    M.a keep going my sister rahma

  • @fozia838
    @fozia838 5 місяців тому

    Rahma from Djibouti 🇩🇯

  • @oumalrosy9344
    @oumalrosy9344 2 роки тому +8

    Machalla 💯 Rahma qurux

  • @munamaxamed3042
    @munamaxamed3042 2 роки тому +4

    Wlhy raxma xasan waa fananada ugu shiidan gabdhaha iminka hesa kolay anigu aad baan utagra 🥰🥰

  • @amrancawil2997
    @amrancawil2997 2 роки тому +1

    🔐😍😍 rahman qurux

  • @ghogomezofficial1973
    @ghogomezofficial1973 2 роки тому +13

    Mashallah rahma hassan keep going💛

  • @mahamedhusein3014
    @mahamedhusein3014 Рік тому

    heesta intaasun inad ka reebtay ahayd idhaaf xayraan oo aad tidhaahdo idhaaf garan waa jacayl

  • @maxamuudaxmed-v5t
    @maxamuudaxmed-v5t Місяць тому

    Djibouti Masha Allah ❤💝🤲🤲

  • @shuaypsaedmohamed2307
    @shuaypsaedmohamed2307 2 роки тому +1

    boqorada aan sida qoraxda soo baxady keep going🥰🥰🥰

  • @farhiyamahamad5492
    @farhiyamahamad5492 2 роки тому

    Waa runteed adigon dhibin dhaf gabadha

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 5 місяців тому +1

    Asc wll qaali heesaha iskadaa waa ku socanbaxde kheyr badan allaah haku siiyee sharafey waa bil ramadane ❤

  • @najwrhodan8613
    @najwrhodan8613 2 роки тому +2

    Wowow Sister rahma Bella avance toi

  • @djamilaismaeldjamila6086
    @djamilaismaeldjamila6086 2 роки тому

    Woww mash allh rahma hassan japonais artiste djiboutienne

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 2 роки тому +3

    Another level rahma hassan inaalilaah😍❤️💯

    • @macab6141
      @macab6141 2 роки тому

      Hadal ilahay iyo hees kala daa sis

    • @saamiyacabdirahman4825
      @saamiyacabdirahman4825 2 роки тому

      @@macab6141 aniga maaha taasi iyada u sheeg hno thank you🖐️

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 роки тому

    Idhaaaf Adigoon idhibin runtiii waa war cad ku soco sis

  • @salihaabdirobleh6724
    @salihaabdirobleh6724 2 роки тому

    Wooooow machallah ma soeur rahama Qali

  • @dananjabriil3591
    @dananjabriil3591 2 роки тому

    Qof shidan keep going rahma hassan

  • @saynabhassan2
    @saynabhassan2 2 роки тому +2

    From burco ❤🥰👍👍

  • @birmadyare
    @birmadyare 2 роки тому +1

    Woof Caleyk 🎵🙏

  • @ariijmaki8259
    @ariijmaki8259 2 роки тому +9

    Wow an other level 👏

  • @Abdishakurdaauus
    @Abdishakurdaauus 2 роки тому

    Fanaanad igu qaaliyah oo aan tageero maanta nasiib u helay inaan jabuuti ku dalxiiso anoo reer kuwait 🇰🇼 ah abwan wan ahay hees aan ku dhiibo bilaacaleek

  • @yaasirrdofficial7063
    @yaasirrdofficial7063 2 роки тому

    Inalilah ma cayar modey hN raHma

  • @abyandaahircabdulle5683
    @abyandaahircabdulle5683 Рік тому

    Wow rahma 🤩🥰😍😍love

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 2 роки тому +1

    Wale raxma wax dhigty😁❤

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 2 роки тому +1

    Wala yaabay🔥

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 2 роки тому

    Maantaan dhigay dhacdadiyo dharaarah niman lasocon dhagta uma fureeee idhaaaf adiguun idhibin🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hafza guuuuuuul

  • @asadlion6855
    @asadlion6855 2 роки тому +2

    Xaqiiq da xagee da hadii loo weec do music 🎶..asiga oo danbi nagu ah oo aan wada ug nahay in aan ka wee cano Xaqiiq da wallaahi waa nagu danbi kale kuley.? Waan suco naaye halkee u suco naa...🤷‍♂️

  • @najuumanka9150
    @najuumanka9150 2 роки тому

    Hees subxanallah ku jirta ne waan arki doonaa😥😥😥