КОМЕНТАРІ •

  • @marwaanyareofficial7642
    @marwaanyareofficial7642 4 роки тому +1189

    Waxaan aad ugu mahad celinayaa wllkey Haataf oo ii duubay heeskii marti soorley
    Iyo abwaankii qoray deeq Ciise midnimo wllkey asagana aad ayaan ugu mahad celinayaa waxaan kaloo asagana ka maqneen wllkey Cadaawe oo laxan Macaan iigu laray iigu hagar baxay waan ugu mahad celinayaa iyo wllkey Maftuux cadceed asaga macalinka musica kularay
    Dhamaan fanskeyga meel walbo aay dunida ka joogaan gaar ahaan familyga aan ka dhashay Meel walbo aay joogaan waxaan leeyahay waan idiin jeclahay
    Masoo koobi karo jaceylka aan idiin jeclahay Thanks all my fans and family waxaad igala soconeysaan youtubekaan aniga ayaa iska leh plz subscribe and shere Thanks 🙏❤️

    • @mohamedsaid1508
      @mohamedsaid1508 4 роки тому +3

      Fanankeyga waan ku wataaaa hormar wacan❤❤❤

    • @hudeifisuleiman9170
      @hudeifisuleiman9170 4 роки тому +5

      Ad baan ku tagaerraa bro from burco

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 4 роки тому +2

      ManzhalaH bro wanku tageera

    • @nastehamudei1961
      @nastehamudei1961 4 роки тому +2

      Masha allah marwaan cade waan kuu xiizney kormee noo imaane mogadisho

    • @nastehamudei1961
      @nastehamudei1961 4 роки тому +8

      Aniga magaceyga waa salma shariif inta .marwaan taagerto love ii zaara👍👍💖

  • @ahmedisse2516
    @ahmedisse2516 4 роки тому +110

    Ilbax bax nima ma,aha heesaha
    Waa mugdi iyo madow
    Wehel an laheyn
    Waa dilaha qalbiga
    Waa dilaha nuurka qalbiga
    Plz Alle dartisa iskaga dhaaf

  • @khalloweeye
    @khalloweeye 4 роки тому +7

    *Horta marwaan yare ma reer waqooyiba*
    ```Heesihiisu mid la tuuro maleh```❤

  • @Firxad
    @Firxad 4 роки тому +3

    Fanaan haduu dabci wanaagsan leyahay Marwaan ugu imaaw, waligaa guleyso walalkey Marwaan. Shaqsi qalbi nadiif alle weyne siiyay Haatuf my big brother waliga jir oo joog. Wan kugu fana garabkega.

  • @maandeeqbeauty7837
    @maandeeqbeauty7837 4 роки тому +16

    Marwaankeyga cadi matihid qosolkaga Ku daqranahay wale masha Allah guuleyso waliga 😘😘💋❤👌

  • @mohamedshiine3835
    @mohamedshiine3835 4 роки тому +336

    Hadaad Hessaha Neceb Tahy Oo Qur'aan ka Jeceshahy Like Isaar Plzz❤❤👍

    • @raabciiseraab4559
      @raabciiseraab4559 4 роки тому +5

      Quraan like ku raaadinaysaa

    • @mshottahjustla1292
      @mshottahjustla1292 4 роки тому +6

      Abowe hesaha hada necebthy mxa hesta Marke so dhacday ku kenay mesha😂😂😏

    • @raabciiseraab4559
      @raabciiseraab4559 4 роки тому +2

      @@mshottahjustla1292 bal weydii

    • @jamaalmaxamed7481
      @jamaalmaxamed7481 4 роки тому +1

      Dambi ayad ku suganthy ilahay hakuso hanuuniyo hadalkii ilaaahay ayaad hees dhexdeed like ku raadinaysa

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 4 роки тому

      @@mshottahjustla1292 *Wll Mcn maanta illahy dartiis subscribe igu zaar*

  • @zadaamzhakti6702
    @zadaamzhakti6702 4 роки тому +164

    Heesaha sidooda wa Riyo lkn Noloshada Ma badali karaan💯🤘 Inta aaminsan like dhac Igu si

  • @shimbirahamedia3516
    @shimbirahamedia3516 4 роки тому +341

    Ciyaal Xamar Caddey aawi like-ta iyo subscriber-ka ii saar allaha idin sharfe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdirisaaqboss1520
    @cabdirisaaqboss1520 4 роки тому +283

    fadlan ilahey dartis like igu saar hadu dhig somalinimo kugu jiro

  • @ZackCanadi
    @ZackCanadi 4 роки тому +5

    Iney Heestani 1 Million gaadhayso iyo kabadan filaya😍Intii ila midka ah liketa👍😉

  • @salmanabdullahi9201
    @salmanabdullahi9201 4 роки тому +474

    Adoo dawanaya hadaa commenti aqrineyso like wash iigu siii
    👇

    • @yowshorts8132
      @yowshorts8132 4 роки тому

      Waryaa naga kaa damiinto like paad ku caan baxadya adna😂😂

  • @qabridahareboy842
    @qabridahareboy842 4 роки тому +26

    Qof kali ah een like rabin ahay like an lii sarin Somali Maxamadey. Lkn ani wan iskaga sara dadka.

  • @queensacdio9172
    @queensacdio9172 4 роки тому +152

    Hada jif ku dawaneysid like isaar wlal
    👇 marwan yare keep going❤

  • @clxakiimnaaleeye962
    @clxakiimnaaleeye962 4 роки тому +78

    Intii Qur'anka jaceyl lke ha LA dhaafin wll👈🖐💜

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 роки тому +18

    Mar wan yare iyo hathaf abdi waxba lagama qaban karo pilaahi inta siii seexanysa like oky huuuuuuuniye yaal

  • @cabdalachanneloffal7382
    @cabdalachanneloffal7382 4 роки тому +155

    intii jiifka Ku daa waneyso like dhac 😀

  • @salebanfarah8295
    @salebanfarah8295 4 роки тому +10

    Haatuf Abdi Best Camer man in somali👏
    Marwan yare legend well down✋

  • @aishaosman9857
    @aishaosman9857 4 роки тому +36

    Hadaad abe mcn jaceshahy isii like 😍👏

  • @libanibrahim2979
    @libanibrahim2979 4 роки тому +3

    Gabdhan iney Eritrea 🇪🇷 tahy ila fahntey like

  • @ruunruuhi1762
    @ruunruuhi1762 4 роки тому +14

    Waaba wax yaro qafiifa wiif jug kulahaa iska qaad qaado cml marwan another level waaye heestan keep going 💯🥰

  • @Seey667
    @Seey667 4 роки тому

    Wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww wixii gebadh qawan oo is ruxeyso lasoo kaxeysto waadan marwaan yare gebadh asluub leh so watey 👏👏👏🤴🏾

  • @somalimanintheworld5090
    @somalimanintheworld5090 4 роки тому +36

    حين يقتلني الإشتياق إليك وأفشل في الوصول لصوت انفاسك الجأ إلي وحده،مع نبضات قلبي فهي تحمل روحك أنت وليس روحي......
    Ala naftayda kaa jeceliyaa qofaan ogahay!!! Lkn ismaynaan calfan!!

    • @siraadmohamed6707
      @siraadmohamed6707 4 роки тому +5

      دائما الحياة تصدمنا بأقوى الصدمات فتثبت!

  • @akahiye22
    @akahiye22 4 роки тому

    HATAF ABDI IYO MUQALADISII QURUXDA BADNAA WELCOME BACK SXB WAXAD DIB USOO NOLAYSAY FANKA SOMALIYED HORAY U SOCO ADIGA IYO FANAKA MARWAN YARE

  • @nazracaaqilyare475
    @nazracaaqilyare475 4 роки тому +25

    Heesta hadey idin qancisey like o saara😂😂

  • @saalimmuhidin5340
    @saalimmuhidin5340 4 роки тому +1

    Haataf iyo marwaan waxbaa ka dhacay sidaan manoogu wadi kartaan haataf abdi iyo fanaaniinta

  • @ibraahimmahamed5278
    @ibraahimmahamed5278 4 роки тому +17

    Aduunka waxaa unacebhay dadka dhaha ilahay darti iyo rasuulka like i gu saraa ilahy wx ha fahnsiyoh

  • @aminomoxamed7214
    @aminomoxamed7214 4 роки тому +6

    Fadlan like isaar adigoo rali ah xitaa somaalinimada igu cimaamada inaa adeer yaaaaal 🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 4 роки тому +7

    Amazing song frst soomaliyey like yaan la ila dhaafin 🔥🔥🙏🤘

  • @zacimaspurs9100
    @zacimaspurs9100 4 роки тому +1

    Wacdale marwanow codkaga ayad fanka ku jogta 😍✌❤

  • @yazier_4456
    @yazier_4456 4 роки тому +149

    Hadaad indho qabto like isaar🙏😘

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 4 роки тому +284

    Commenti aqris hada utimid like iigu dharbax
    👇

    • @xaliimoxazan953
      @xaliimoxazan953 4 роки тому +2

      meeL walipa maiiga Horeysaa😁😁

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 4 роки тому

      @@xaliimoxazan953 *Wll Mcn caawa illahy dartiis subscribe igu zaar*

    • @maidaali2077
      @maidaali2077 4 роки тому

      Cali kujiroow 🐈🐈

    • @MoussaIbra785
      @MoussaIbra785 4 роки тому

      @@xaliimoxazan953 hhhhhhhhhhhhh lugta qabo si ukagahoreyne

    • @xaliimoxazan953
      @xaliimoxazan953 4 роки тому

      @@moheztenchannel4149 waankuu zaaray wllkay

  • @umuapdalla2990
    @umuapdalla2990 4 роки тому

    Laysku fahan in dumarku aman jecelyihin
    tnz marwan halahan oo amaan ah hadhow nalagu sasabine😂😂😂

  • @ahmedozera318
    @ahmedozera318 4 роки тому +96

    hadaa araktay qoralkan aa Like iska saarto maxaa ka ba'aayo 😁❤

  • @galaydhmedia1855
    @galaydhmedia1855 4 роки тому +6

    Music Hit wlhi Muftuux cadced ilahay gacanta kuma jaro gulayso 💥❤

  • @najmayusuf8993
    @najmayusuf8993 4 роки тому

    Wlhi wn Ku jclhy waliga ii farax sanow marwan heestan wn ka Helay markan dhageysanayo wxn soo xasusta nolosheda 😍😘😘😘😘

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 4 роки тому +7

    nacalaa shaydaan ku yaale
    liketa gujiya waa halkaa yare idiin muuqatee🙏🏼✨👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @nasteexamaxamed5327
    @nasteexamaxamed5327 4 роки тому +146

    *Comments aqris uso galay*
    😅😅😅😅😅 ya ila mid ah☝

  • @maprukaminttmoon2806
    @maprukaminttmoon2806 4 роки тому +4

    Marwaan wlhi waan ku haystah
    Waxad qarzatah wy ku qarzadane
    Ma qarin kre kgu hayztaaa😊😊

  • @ilhanbella2486
    @ilhanbella2486 4 роки тому +2

    Marwaan yare waa fanaanka Kali ah ay naftayda jeceshahy wlhi 💘💖💖💖

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 4 роки тому +39

    Inta jiifla kudawanysaay bl iigu qabta dee allow alle waa miskiinkiye allow alle
    Nnnnnnnnnnnnnn

  • @omarabdi4906
    @omarabdi4906 4 роки тому +2

    Codka 100%
    Eredayd 100%
    mesicka 100%
    Mawaraan nin aan taageero hore usoco 👌👌👈

  • @fatimaturki6519
    @fatimaturki6519 4 роки тому +1

    Masha alha isha cala Hess fananakena marawan yare

  • @updullofficial6535
    @updullofficial6535 4 роки тому +132

    ITA #QURAA'N KA JECEL #LIKE PLZ🕋💹😍

  • @TrueEventTales
    @TrueEventTales 4 роки тому +17

    Caadi maaha heestan waan hubaa iney sida tii Zaki yaroo kale u kalakici doonto😆
    Inta iga dambeysa like-ta yaan la igala bakheylin🤗

  • @nimcaanxadaari4108
    @nimcaanxadaari4108 4 роки тому +2

    Marwaan fanakayga go pro inata ila tagerta marwaan liketa ila riixa😘😆😆😍

  • @Khaalidka
    @Khaalidka 4 роки тому +1

    Ereyo kooban oo habdhac qurxoon, lagu dajiye laxan dagan , iyo muuqaal habeysan , gabar shidan, fanan diyarsan.

  • @KhadraBilan
    @KhadraBilan 4 роки тому

    Tuugsi badanaa soomalida. Xitaa Magaca nebiga ayey Hees darted wax ugu codsanayaan yaaab badanaa
    Walalayaalow Allah ka baqaa Magaca nebiga meelaha sidaana ha keenina

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds 4 роки тому

    Laxankaan cawaale aadan in laga soo xaday inta fahantay like ii reeb

  • @osamaelmimohmoud1024
    @osamaelmimohmoud1024 4 роки тому +3

    inta haataf abdi wajiigiisa aan arag wali like dhac ku sii

  • @ragazzoyg2332
    @ragazzoyg2332 4 роки тому +5

    Hees waa heesihi hore inta igu raacsan like 🤙😅

  • @hassankaafilyrics8229
    @hassankaafilyrics8229 4 роки тому +7

    Wax walpa leeey
    Mrwaan wan tageeraa
    Hda ila tgerto like ta igu sheek😂😂😂

  • @ahmedhalale5403
    @ahmedhalale5403 4 роки тому +2

    Walalyal Marka hore Dhamantin waan idin Salamaya intii Qoralkeyga argtay ama Akhrisayba waxan idin ka raba inad isoduceysan in Ilhey guur xalla iyo awlad bariya isiyo

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 роки тому +74

    Somali mohamedEy waliGay 10 like ma gaadHine bal is QanjiiDhiya🖒

  • @abdirahmanyarechannel5117
    @abdirahmanyarechannel5117 4 роки тому

    Ilahey ayaa igaaa sareyaaa ee Waankaaa heleee heestan inakstoo Walalken Marwan kuliii eey shidaanyiin lkn heestan I like it brh......adhigaadhan comments aqrinayaaa. Waxaaan ubaxaanhy like kaaa....socotooo Dhangaaa.....plz

  • @mahdilove7736
    @mahdilove7736 4 роки тому +4

    Waan jeclahy gabadhaha somaliyeed meel kasta ay joogan viva♡

  • @moustafaartanbarre9375
    @moustafaartanbarre9375 4 роки тому +7

    Ina Abuuukar marti soorka inanta loga haraay♥️❤♥️❤♥️

  • @mohmmedmustafe9287
    @mohmmedmustafe9287 4 роки тому +3

    Hadaad ka heshey heesta like saar viva marwan yare 🙏🙏🙏🔥🔥❤❤

  • @abdiwelijamma
    @abdiwelijamma 4 роки тому +6

    Haataf Digital Studios The One Only Best Studio Somali Keep Going Bro❤

  • @marwaalfi6871
    @marwaalfi6871 4 роки тому +1

    Macaan quruxley mar xishooda leh

  • @ALiMohamed-nq1zm
    @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +1

    Mashallh wll qali ah hormar wcn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏👇👇👇👇👇👇

  • @abaabalaabubkar8683
    @abaabalaabubkar8683 4 роки тому +1

    Ncala iyo like iisaaradiinaba wasee ha na nacsiinana yuotubka ee ka hadla waxa la soo dhigo waxay yihiin aqliga alle inaga qadye 👊

  • @mariaabdallamariaabdalla2265
    @mariaabdallamariaabdalla2265 4 роки тому +8

    Fadlan waaan idin baryaa like isaaara tartan aaan ku jiraaa ha ixasdina

  • @hiboibrahim3726
    @hiboibrahim3726 4 роки тому +95

    Bisinkow umada like tugsi badana🤦‍♀️

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 роки тому +1

      Qalad baay ka fahmeen like waxey wax taart a qofka leh channel you tube lakin shaqsi channalkisa soo galaa waxba uma sameynayso somali hadan nahey hal dhag baan wax ka maqlnaa dhaman hal qof baa u sheegey like lacag baa lagu helaa lakiin uma sheegein sida like lacag loogu hale

  • @dafirmedia4342
    @dafirmedia4342 4 роки тому +46

    MARWAAN YARE Fanaan Fanka Meel muhiima kataagan wixii Marwaan yare taageera Asxaabta like Iyo Subscribe ta iskaga caawiya plz 😆😆😘

  • @hamacade
    @hamacade 4 роки тому

    Well done my Swedish boy. Reer Sweden Like dheh hadii aa hadalkaan aragtaan.

  • @abdixakiinadendaahir7860
    @abdixakiinadendaahir7860 4 роки тому +1

    Hadaad nabiga jeceshahay Ku sali scw scw

  • @mariashariif2717
    @mariashariif2717 4 роки тому

    Wwwww msha alh ala Quruxsana Sida hesta MCN lo duway ilah gacanta kama jaro wlkey hataf iyo music Ku dhamate laxan cood intaba fananka dunida ugu jclhy marwan yare ilah ha idin dhowro dhamnatina wllhey an jclhy❤❤❤❤

  • @somalitv9331
    @somalitv9331 4 роки тому +1

    Can't say anything yacni meelkasta way ka dhamaystirantahy gabadha quruxda badan sln iga gaarsiya hady somali tahy hadii klena isma naqaan

  • @malyuundhoore2013
    @malyuundhoore2013 4 роки тому

    Haatuf caadi maha Marwaan bajaq shidan uu keen saday keep going brother 👌👏🏼👏🏼

  • @azhmeercawil6522
    @azhmeercawil6522 4 роки тому +7

    Video Kalay Iska Arg Haataf Umadda Wxaa u heysa Shaqo wacan Marwaan Gabadha Soomali ma ahn Gabdhahena oo Bahn Gabdho Kle inteeh geeneynaaa 😂😂😂😂

  • @asiasaed1218
    @asiasaed1218 4 роки тому

    Hhhh video ga in aad comment kadhiibatid ayaa loo sameeyay meeshan looma samayn in aad like iisara tiraahdaan Somali maxamed il bax iska dhiga any way so hit song thanks studio and artist and his actres

  • @DARMAAN1
    @DARMAAN1 4 роки тому +2

    woooooow caadi maha aad ban idin salaamay marwaan iyo haatuf

  • @kaligiitaliyehamzefarxan5727
    @kaligiitaliyehamzefarxan5727 4 роки тому +4

    marwaan Hdaad Tagertid wll like haila dhafin

  • @doni4619
    @doni4619 4 роки тому +8

    Hadii la sameeyo #Guur wadareed oo aan la sameynin #Biil wadareed waxaa imaanaya #Furiin wadareed waxaana dhacaya #Garoob wadareed😂😂😂😂😂
    Inta iga dnbso like👍

  • @princesszakia474
    @princesszakia474 4 роки тому +2

    hees iyo badh sida loo duubayna classic 💕💕💕👏👏👏👏👏

  • @hiboqaali6712
    @hiboqaali6712 4 роки тому

    Ok apowe waan ka qadnay alle haku daayo waxa tahay fananka tageero hadya jeer

  • @maryammohammed9723
    @maryammohammed9723 4 роки тому

    Iyaa abooo dhaxda dhab Lee IGA deh 😂😂😂😂marwan yere tagtay yaa Ku gaaro🙏🙏🙏🙏

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 4 роки тому

    Dadkii Fanka iska lahaa Marwaan Yare waan ku wataa

  • @Abdirahman6060
    @Abdirahman6060 4 роки тому +2

    Team marwaan like dhac igu siiya muraadkiina alle haydiin fudaydiyee 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ZakiAash
    @ZakiAash 4 роки тому

    sharafley maanka deeqleey ma huraanay marti soorley woow hees macaan marwan yare keep going like iyo subscribeta ha ila ddhaafina walalahay soomali maxamed

  • @nuuriyeproduction1636
    @nuuriyeproduction1636 4 роки тому +3

    Salam Wllky Marwaan Yare
    Mahad Gaara Wllky Haataf Abdi
    Alle Gacanta Hakuu Barakeeyo wll
    Go Forward Wllky Marwaan 👉
    Muuqaal Qurux Badan Iyo Hees Shidan........................................
    Jilista Heesta Iyadana Oo an ka Ka Maqnayn Wllshy Salaam

  • @zohanajoseph573
    @zohanajoseph573 4 роки тому

    Woow amazing waan ka helay heestan aadbay uqurux badan thy una macaan tahay 👌

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 4 роки тому +7

    Haataf Abdi ❤

  • @jookar1143
    @jookar1143 4 роки тому +2

    Hadaad ka heshay heesta like iisaar 👍

  • @miirhazcali3933
    @miirhazcali3933 4 роки тому +2

    inta From Ck aH Ani cml like daH Soo DaadiyaH👍

  • @Thebubb
    @Thebubb 4 роки тому +3

    BEAUTIFUL EDITING WITH NEW AGE MUSIC RNB SLOW MATION MARWAN Yare ! Haataf hore usoco brother your complete BEST DIRECTOR 🎥🎥🎥

  • @Real_Abbas
    @Real_Abbas 4 роки тому +15

    Heesta waxaaaba ka shidan sida videoga loo habeeyey
    Bro *HAATUF* gacantaada alle hakuu barakeeyo

  • @nuuracaafimadkanolosha2578
    @nuuracaafimadkanolosha2578 4 роки тому

    Inta marwan yare tagerta like i sara

  • @haybeofficial996
    @haybeofficial996 4 роки тому +1

    Heestaan waxay isku mid yihiin heesta midab cilaanleey ee mahad bashaash qaado intii ugu raacday likely

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 4 роки тому +3

    #Muuq #haldhaaley #midab #hilacley #marindhabanleh Bell song keep going bro

  • @aziaisse4759
    @aziaisse4759 4 роки тому +5

    Marwan yare fanan jire 💔💕❣❤

  • @thehamari7907
    @thehamari7907 4 роки тому +1

    Ereyadii Waa Dhamaadeen Wallahi 2020 Hees Macaan Ha Sugin!!

  • @Aargo884
    @Aargo884 4 роки тому +5

    Inta heestan kaheshay like saar.
    Bal an aragno likte waxa laga Helo😂

  • @mohmaedaadanali3213
    @mohmaedaadanali3213 4 роки тому +1

    horeysoco fanaan fanka nooleeyey marwaan yare

  • @aniso.skyisse9490
    @aniso.skyisse9490 4 роки тому

    Marwaan inuu fananinta hawad kaqabsade shaki miyaa nokajiro Malin walbo hees kacasan fanka asaa jubahan adi uma bahanind ❤

  • @muhiimapilan1442
    @muhiimapilan1442 4 роки тому +3

    Heestan hadad ka heshay like iisaar 💘👄💋👄💘❤

  • @amerfarah77
    @amerfarah77 4 роки тому

    Marwaan yare sxb fanaaniinta midna fakuu dabo socdaa midna fankaa wata lin adigaa fankaa kuwata ee hore usoco haatuf wax kale walee keep going bro

  • @omarjoon3341
    @omarjoon3341 4 роки тому

    Boqortooyo waxan heest lagaa dhahaan Marwaan Waa ku raxeesatey heesta Saan ayaa laga rabaa

  • @ilhaanmustafe7144
    @ilhaanmustafe7144 4 роки тому +1

    Inta ka hesha marwan yare sidayda like dhac igu si

  • @garaadaamir4780
    @garaadaamir4780 4 роки тому +3

    Marwan yare nin tagay
    🔛🔝✔✔✔