Subxaanallah walahi waa qalbi jab in dhalintii somaliyed la isku dhameeyo ilaahay nasri khayr qaba Somali ha u keeno qalbigoodana ha mideeyo Allahuma aamiin
Wa lagu far I maxa siyad ads galiyey lacagta gurney war sheekh bad tagey Illhay ka baq xasan baa jabay talada xasan ee uu ku Jana lagu farxay Gary’s san u qad
Dhalintu maxay soo dooneen? Ma soor ayay u soo doonteen? Maxaa jubbaland ka soo jiray Somalia waa federal waana Gobol Gobol ciidamo ayay leedahay JUBBALAND waa la iska soo weeraraa intee laga dheelaa?
ASC wall dulmi diid dowldan ayadaa sharcigii ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA diidey oo cadaalad daro shacabka kula dhaqanTey halkee ka guuleysanayaan maalin walba waxad la yaabTo ayaad ku arkeysaa iska dhaf mid ka wanagsan ALLAH SUBXAANAHU hanooogu badalo
Waa runtaa qiiro Jabaan buu wadaa kuwey ku soo duuleen somali ma aha miyaa.😂Dhinac bey ka raran yihiin sheikh ku sheegyadu😢... Hdii reer J. Land la jebin lahaa wuu farxi lahaa malaha sida ka muuqata😂
Bad lama iibin waa been fiyuus lagurabo xassan munaafaq maleb bada Somaali ayaa leh Warka waxaa si fiican ufalan qeeyay oka hadlay CABDI XAAFID JAMAC CHANEL OLOYAQAN BRITHSOMALI CHANEL
@SagalMohaned Way fiicnaan laheyd hadii aanan la ibsan! Lkn M. Hassan ka maqashayee "Ethiopia waay na caawisay, waxaan kala shaqeyneynsa ineey bad hesho " lkn Abbey Ahmed maka maqashay heshiiskii Somaliland waan ka noqonay? Tani Ma haduu ALLE naxariuskeeno oo dhalinta Soomaliyeed NAFTA kusoo noqoto mise hadaay saas ku socoto! The future is bright In Sha ALLAH. Mahadsanid
walhi qof caqli leh kuma farxi karo, waa waji gabax ku dhacay dhamaan soomalida, nimankan siyaasinta ahi dan kama lahan dhalintaan dhimashadooda waa uun xaabbo siday u arkaan, alle ha inaga qabto siyaasiintan aan wajiga laheeyn😢😢
“قل الحق ولو كان مرًا” هي عبارة تعبر عن قيمة الصدق والشجاعة في قول الحقيقة مهما كانت صعبة أو تسبب أذىً مؤقتًا. الصدق هو أساس العدالة والمصداقية، وقول الحق يساهم في بناء الثقة والاحترام بين الناس، حتى إن لم يكن مقبولاً في اللحظة الأولى.
DULMI DIID oo DULMI doonaya ayaa tahay. Maxaad uga xumaan weyday shacabka masaakiiñta ah ee ciidanka iyo diyaaradaha lagu ARGAGIXIYEY. Oo aad uga hadli weyday. markaad hada leedahay ciidanka XOOGA dalka ayaan ka xumahay waxa ku dhacay. DULMI DOONOOW. R/kamboni ma aha BUURALEY ee waa meel dad masaakiin ah ay dagan yihiin. ITAQILLAH
Keenyetiga iyo ethiopian aa shaaqalo ku tahay, marka adoonimada ka so baxado shiikhaal afka ku soo taga, Axmed waa adoon ethiopian iyo kenyatine ku joogo nin wax aqoonine oo shaaqaalo eh waye Axmed madow
In Ciidamada Somalia la ceebeeyo ayaa loogu talagalay, waxaa ka mas'uul ah kuwii meel cidlo ah ku daadisey dawlad ku sheega iyo qalbi madoobe aha kismayo ku habsaday oo kankro ku noqday jubbaland
Taladii Qadh muunayd ee Xasan Gurguurte baa soo Ureysa Maanta, Sawirkuna waa Sawir Qurux badan tolow Wiilkii Xasan Gurguurte ma ku jiraa kuwa la qabtay ama kuwa Dhintay
@@rahmafarah6892 ciidan qaran ma ahan ee waa macawislaydii xasan sheekh aas aasay weeyaan ma ciidan qaran o somaliyeed baa jab walba o ku dhaca kenyan isu dhiibi lahaa mase ogtahay in sharafi dhimatay o kenyanka maxamed siyaad barre uu dhihi jiray ragg iskaba daaye dumarka ayaan u dirayaa maantana waakasaa na arkay in aynan waxba meesha lagu hayn marka dawlad nimo meeshan ma taale somalia Alla u maqan
Alahu akbar waa sababata an sodon iyo wax lajiro an uburbursanahay ale nasri kher qabo oo isbadal ah hanokeeno lakiin dadka ku farxahayow waa wiilal somaliyed ee ma ahaah Kenyan iyo itobiyan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Shekh hadii gurigaga lagu so dulo ood kagulaysato soo farximaysi Inshaalah iga sojawab ? Ado xaqa kahadlaysi miyay sax ahayd inay ku sodulan mise jubalan in lajabiyad rabten juba lan waa laga gardara dawladu dad somaliyed ayay kuso dushay masaxba ?
Why are you disturbed sheikh if they sarounded themselves when you have you sons save in europe you wanted them to figth a war that is not their disquisting you and your son's can go and figth xassan sheikhs figth our soldiers are getting smart and don't figth a war that is not theirs and let me tell you this is first time I am really proud of federal soldier HATS OFF FOR FEDERAL SOLDIERS❤❤❤❤HOPE FOR SOMALIA AFTER ALL
Shekhuna ragan laga adkaadey slow iyaguna masoo duulin maxaa ka soo horeeyey takale siyaasada xasan garguurte waxey Hal isku tahay Beel weynta daarood ee runta u sheega siyaasiyiinta hawiye 😊
Adeer waa lagu farxayaa sababtoo ah daalim bay u dagaalamayeen, may diidaan markii la yiri soo laaya dad Soomaaliyeed. Adigu horta maba aragtid gardarada Xassan Gurguurte.
يا الله يا رب العالمين أنا أهل الصومالي متى كم بيقي في الحال إين العلماء ورئس دولة أنا الصومال ينظون الناس إين العقل والعلم لماذا يقتلون الحيشون أهل الصومال الآن إتق الله ما يفعل الشابب اليوم في الدنيا وغدا في الآخر 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sheikh ciidanka lama qaldin waajibaad qaranka ayeey ku guda jireen amniga wadanka ayaga ayaa masuul ka ah lkn kuwa soo weeraray ciidanka waranka waa I ciqaab adag la mariyaa
Sheekh dulmi diid waxa aad dareemayso waan wada dareemaynaa laakiin eeda yaaleh ayaa fiican in la is waydiiyo anakoo an Axmed iyo xasan midna la safnayn anakoo waliba og waxa ay isku hayaan inay tahay arimo qaas u ah labadooda aniga waxaa ila qaldan ninka madaxwaynaha ka ah wadanka waana nin aan siyaasad waxba ka garanayn ee wadankaan aaway daadkii iska lahaa
Haa,😢laakiin sheikh hadii aad daacad tahay run 🏃♂️ ta sheeg inuu Ahmed madoobe I sa soo dhiibo dawlada federal ka ah ,waayo wadan ka wuxuu rabaa inuu ku daro 😢ethiopia 🇪🇹 iyo 🇰🇪 Kenya
XASAN DHIIQO.WAAN KU FARAXSAN HAY INUU DHIIQADAAS GALO ALXAMDU LILAAHI RABIL CAALAMIIN XAMSE MARXUUM HALKUU.REERKODA KAGALI LAHAA ISAGAA OG ILAYN HAWIYAA KU SHAQEYSANAAYEE
Yes waa lagu farxaayaa maxaa keeney meesha, adiga xaqa maad ka hadashid? Markii la keenaayayey waad ku faraxsaneyd ,ninka gardaran ma guuleysdo waxaad dhahdaa dulmi diid aan ahey lkn ma tihid😊
Hassan is destroying the army and the government, and we can only watch. Is this how he was trying to fight to Ethiopian army? This is really sad and very bad for somali citizens. We are not happy with what happened, but it is the responsibility of the president. Did he even think, how many civilians are living in the city of Kismayo? Both armies were supposed to fight the enemy, but I am so sorry for what happened to our army.
ilaahay qoom ma' dduleeyo' ilaa iyagu is ddulleeyaan' sidee loo soo qalday' ma' ARDAY' CLASS 'laga soo wadaybaa' awalba hunguri raadis ayeey ahaayeen' lkn cashar ayaa loo dhigay' YAA AYYUHAL AXMAQ DHEH' 🤣😂😅
Sheikhoow soo adigii taageersanaa in Axmed madobe la soo xiro? Ma ubax ayaa lagala hortagi ciidanka raba iney burburiyaan nidaamkii Jubbaland? Weli hadalkaaga waxaan ka dareemayaa inaad leedahay maxay u jabi waayeen ciidanka Jubbaland.
bahdil iska dhaafe iyagoo nool in maqaarka laga fiiqo ayey aheyd. Wadan nabad ah markaad hub u soo qaadato maxaad fileysay. Ciidan uma aqaan waa mooryaan xasan shiikh u adeegta.
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Dhawaqiida Garguurte Hugaminaayo Warkoooda Waxba Nagama Quseeeyo Eeee Ha Isku Madhaan Cawaanta Baybalkooda Kuma Hashiiinayan Waxba Ma Wadaagno ilaa Shareeecada islamka Ka Qaadanayan Dhawaqiida Uuufin lakum Idinka Iyo Asnamtaad Cabudaaysan Baan Leeyahay Dhawaqiida
Me
Hunguriga social media ha halkaan ku garsiiyay
Wax ad xaqiiqo adan u heyn haku hadlin
Wadadkii cunsiraga aha weli madadba daawada shaydaan insiya😂😂😂😂
Subxaanallah walahi waa qalbi jab in dhalintii somaliyed la isku dhameeyo ilaahay nasri khayr qaba Somali ha u keeno qalbigoodana ha mideeyo Allahuma aamiin
Wa lagu far I maxa siyad ads galiyey lacagta gurney war sheekh bad tagey Illhay ka baq xasan baa jabay talada xasan ee uu ku Jana lagu farxay Gary’s san u qad
Dhalintu maxay soo dooneen? Ma soor ayay u soo doonteen? Maxaa jubbaland ka soo jiray Somalia waa federal waana Gobol Gobol ciidamo ayay leedahay JUBBALAND waa la iska soo weeraraa intee laga dheelaa?
@@june6206sheekh maaha kan waa mooryaan difaacaaya HSM XAABSADE
Hassan mooryaan waa danbiile qaran ciidankii qaranka iyo sumcadii & dalkii somaliyeed ayuu burburiyay 😎waana ayaan daro umada somaliyeed ku habsatay inuu Hassan ciidanka qaranka si qaldan oo qabiil ah u adeegsado Allah umada somaliyeed madaxweyne qaran oo daacad ah ha u keeno Aamiin 🤲🤲🤲🥰.
Dambiile waxaa ah ninka kenyaan iyo itoobiyaan u shaqeeyo ee ciidanki qaranka ku duulay.xisaab ayana ka danbeyn doonta
Waxbaa baalahaga yaacey
Goojacade 🪠🧹🧹🧹🧹🧹⚔️💪🟦⬜🟥🟩🟥⬜⬜⚪💪🟦⬜💪🟦⬜💙🤍💙🟩🤍💙🟩🤍🤭
Kuwad geesiga darwiish
Axmed maxamed islaam
Difaaca adkee Masha allaah
Qabqabo moryaanta
Guuuuuuuleysta jmhiirta daraawiishta JBL kismaanyo
🟦⬜🟩🟥🟦⬜💪🤭⚔️
@Bilekhyrsax wa inan idi xasoqna wayo dawlad donimayo ila dalka ka sifeyo daradow
MAASHA ALLAAH GUUL JUBBALAND HA JABAAN KUWA DUULAANKA UGA YIMID MUQDISHO ALLAHA JABIYO... GUUL JUBBALAND
Juba land maxa la yidhaa adeer meesha mareexaan baa leh baxa oramayahy anigoo marexana waxan la jiraa xasan mideeye
Ciqligaaga yar intaas ayuu ku siiyay ood saa u hadasho. Qabilkii ku qaday kuma dhigo.
Congratulations ciidanka xooga jubland government from ssc wax somaliya la dhahaa ma jirto ee difaacda dhulkina nabadeey
@Aliinaliiban1780 kkkkkkk ciil waa u dhiman kartaa lee adiga iyo hawiye guul ciidanka jubland from ssc
JLAND KUWA MUQDISHO KA YIMID AYAA LEH MEESHAANA OGNOW QAXOTI BAAD KU TIHII ITOBIYA KASOO CARARAY WAANA LA IDINKU CELINAYAA DULIYAHOW
Inaa lilaahi waa inaa ileyhi raajicuun qalbigaa ixanuunaya sida dadkii Somaaliyeed laysku dhameeyay.
Somali maryoley Dad Wax Fahma Maahan Maantoo Dhan Hadad lahadleyso Subhanallah ,
Dhibaatadau waa munaafiqiinta madaxda isku shegaya ogaalo u adeega Xassan dhiiqo ugu weyn yahay
Xishood daro kawayn majirto in aad gaal raacdo kitaabki allaahna kashakido una hogaan santo diin laawayaal
Anigu kumafarxin wlhi wn kanaxay 😢 ilaahey Xassan hahoojiyo Somalia waa hoojiyey
ASC wall dulmi diid dowldan ayadaa sharcigii ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA diidey oo cadaalad daro shacabka kula dhaqanTey halkee ka guuleysanayaan maalin walba waxad la yaabTo ayaad ku arkeysaa iska dhaf mid ka wanagsan ALLAH SUBXAANAHU hanooogu badalo
Alla ilahayow raxmadada noosoo dedeji runtii waa dhibaato aad u weyn maalin walba iyo fadeexad iyo halaag😢😢
Garoowe 1, Groove 2, hadanav waxaa loo baahan yahaymitaa Kismaayp 1, kismaayo 2?
Adiga sidaad u aragtid qofkasta uma arko. Ciidan somaliyeed inay yihiin la iskuma waafaqsana waliba halkaas waxaa loogeeyey dhul somali oo nabad ah inay dab galiyaan marka qiiro jabanka waa kugu kaligaa sheikh.
Jaawab fiican baa bixisay
Oromo aamusa
@FaqiHassan-j1t aamus dameer baatahay xasan dalxaraashe mooryaanti uu soodiray waa laxasuuqay asaganah waa lasoo qabanayaa dameerki waceeysle
Hooyadha wase weceysle hageed kukalanteen nacalaa adoonti habashidha kuyaal@@ahlanahmed8860
Waa runtaa qiiro Jabaan buu wadaa kuwey ku soo duuleen somali ma aha miyaa.😂Dhinac bey ka raran yihiin sheikh ku sheegyadu😢... Hdii reer J. Land la jebin lahaa wuu farxi lahaa malaha sida ka muuqata😂
Waa dad Qabiilka Casbuda Sidaa darteed ayey ugu farxayan in lajebiyo Ciidanka 😢
Hhhhhh ciidan hawiye jabkooda waalagu farxayaa
@@ahlanahmed8860orom aamus xoolo
@@ahlanahmed8860😂 Hawiye intee kukalanteen xaarodey .
Runtii maanta waxaay Ii ahayd maalin niyadjab ah!
Waxaa iskugu keytagtay Hassan oo Badii iibsaday iyo Rag Soomaliyeed oo islaayay!!!
Mustaqbalka wuu wacnaan doonaa In Sha ALLAH.
Mahadsanid
Bad lama iibin waa been fiyuus lagurabo xassan munaafaq maleb bada
Somaali ayaa leh
Warka waxaa si fiican ufalan qeeyay oka hadlay
CABDI XAAFID JAMAC CHANEL
OLOYAQAN BRITHSOMALI CHANEL
@SagalMohaned Way fiicnaan laheyd hadii aanan la ibsan!
Lkn M. Hassan ka maqashayee "Ethiopia waay na caawisay, waxaan kala shaqeyneynsa ineey bad hesho " lkn Abbey Ahmed maka maqashay heshiiskii Somaliland waan ka noqonay?
Tani Ma haduu ALLE naxariuskeeno oo dhalinta Soomaliyeed NAFTA kusoo noqoto mise hadaay saas ku socoto! The future is bright In Sha ALLAH.
Mahadsanid
walhi qof caqli leh kuma farxi karo, waa waji gabax ku dhacay dhamaan soomalida, nimankan siyaasinta ahi dan kama lahan dhalintaan dhimashadooda waa uun xaabbo siday u arkaan, alle ha inaga qabto siyaasiintan aan wajiga laheeyn😢😢
Amiin
“قل الحق ولو كان مرًا” هي عبارة تعبر عن قيمة الصدق والشجاعة في قول الحقيقة مهما كانت صعبة أو تسبب أذىً مؤقتًا. الصدق هو أساس العدالة والمصداقية، وقول الحق يساهم في بناء الثقة والاحترام بين الناس، حتى إن لم يكن مقبولاً في اللحظة الأولى.
Hassan sheik xaqdaru buu ku socday ilaahey baa kashifey meel nabada buu rabey inuu qaribo because dulmi iyo dhiig buu faadinlahaa meel nabad ah
DULMI DIID oo DULMI doonaya ayaa tahay. Maxaad uga xumaan weyday shacabka masaakiiñta ah ee ciidanka iyo diyaaradaha lagu ARGAGIXIYEY. Oo aad uga hadli weyday. markaad hada leedahay ciidanka XOOGA dalka ayaan ka xumahay waxa ku dhacay. DULMI DOONOOW. R/kamboni ma aha BUURALEY ee waa meel dad masaakiin ah ay dagan yihiin. ITAQILLAH
Waxd la guban sheekhaal ama hawiyaad tahay haa waan ku farxaynaa ogaadeen baan nahy dulinamada nagala tag
Kurdi xabashi adoon sado uma xumid😮
@@GjFy-c6dciil u dhimo
Keenyetiga iyo ethiopian aa shaaqalo ku tahay, marka adoonimada ka so baxado shiikhaal afka ku soo taga, Axmed waa adoon ethiopian iyo kenyatine ku joogo nin wax aqoonine oo shaaqaalo eh waye Axmed madow
Sheeq dulmi diid hadaad tahay ha oran kuwana waxbay haystaan kuwana waxba ma haystaan ee waxaad dhahaad sidee wiillal soomaaliyeed laysugu diraa iyadoo shabaab uu soomaali u diiday nolo bilaa caleeg hadaad tahay dulmi diid
In Ciidamada Somalia la ceebeeyo ayaa loogu talagalay, waxaa ka mas'uul ah kuwii meel cidlo ah ku daadisey dawlad ku sheega iyo qalbi madoobe
aha kismayo ku habsaday oo kankro ku noqday jubbaland
@ER-qw6fh, adiguna waxaa tahay maskax-madoobe.
@yusufelmi9121 adiga iyo kuwa qabiilka madax maray qalbi iyo maskax idin madowdahay
Illaahay ha noo gargaaro oo dawlad caadil ah oo kitaabka Allah nagu xukunto ha noo dhaliyo
War waa sax
Maaha ciidan qaran ee waa mooryaan xasan shiikh uu u iticmaalayo (tool kitt)
Moryanteh usc 😂😂😂guul Ahmed nuur ❤
Ogadenkadha lee laysay
@@abassadan2541 unfortunately nagama tirsano
Masha Allah ❤❤❤❤❤yes you are right
Jubaland waa meesha nabad ah ilaahey ma jecla gardarada
Waxaan ka dhageeystay macalinka lugeeyo biloowgii Dowlada in ciidanka la baabi iyo waana cadaatay
Xasbunallaahu wanicmal wakiil
CIIDANIA QARANKA SOOMAALIYEED WAXAY U AADEEN INEY CIIDAMO SOOMAALIYEED SOO DHAMEEYAAN LAAKIIN WAXAANGUUSHA KUWAAYEEN WAA GARDARAA GARARO LAGUMA GUULEYSTO ADIGA DULMI DIID SHEEGANAAYA MA WAXAAD JECLAAN LAHAYD IN KUWAJUBALLAN IN LALAAYO GUUSHA ALLAA BIXIYA
Xasan waxaan wuxuu kawatay inuu dadka ku'mashquuliyo maadaama uu usafray Turkika si'uu itoobiya Bada ugu saxiixo wayna uhirgashay Badeeniina wuu bixiyey.
Guuul jubaland ❤❤❤ Hassan munaafuuq must go down
Anigoo soomaaliland degan hadana wallaahi ma daawado dagaalka layskaga horkeenayo wiilasha yar yar ee soomaaliyeed ee laysku xasuuqayo umana arko guul iyo farxad midnaba
Taladii Qadh muunayd ee Xasan Gurguurte baa soo Ureysa Maanta, Sawirkuna waa Sawir Qurux badan tolow Wiilkii Xasan Gurguurte ma ku jiraa kuwa la qabtay ama kuwa Dhintay
Yaawax shir qolay. Adeer. Edabdaro. Aa loo kenay meesha. ADEER Qabiilki Ku Qaday kuma dhigo ka hadal Xasan dhiiqo. Asagaa kenay.
Kuwey kuso dulen somali maha miya markalede cidamadi somali sida logale wan kaxume wey kuficante😅viva jubbaland guuuuul ogaden ❤❤❤❤❤
ciidan qaran ma ahan ee waa maleeshiyaad uu xasan sheekh so uruuriyay
Cidan qaran waye ha inkirin lkn waxay ahayd inte kenyati isku dhiibi lahayen waxay ahayd kuwa somaliyed ine isku dhibaan
@@rahmafarah6892waa ciidan hawiye
@@rahmafarah6892ma adaa ja dhigey ciidan qaran cidankii qaranka waxaa lagu shirqooley shababka golmudug
@@rahmafarah6892haa wallhi sumcad daro taa kawayn maan arag 😢😢
@@rahmafarah6892
ciidan qaran ma ahan ee waa macawislaydii xasan sheekh aas aasay weeyaan ma ciidan qaran o somaliyeed baa jab walba o ku dhaca kenyan isu dhiibi lahaa mase ogtahay in sharafi dhimatay o kenyanka maxamed siyaad barre uu dhihi jiray ragg iskaba daaye dumarka ayaan u dirayaa maantana waakasaa na arkay in aynan waxba meesha lagu hayn marka dawlad nimo meeshan ma taale somalia Alla u maqan
Walaali. Wiilsheen. Oooh. Ooh. Duqa yaashan. Dhalin. Yar. Der. Baahid. Ku dilay. Meel. Baadiyo. Waasha cool.
Yes shiikh dulmi ayey u socdeen waana la cunay dulmilow saasaa u danbeysa
Alahu akbar waa sababata an sodon iyo wax lajiro an uburbursanahay ale nasri kher qabo oo isbadal ah hanokeeno lakiin dadka ku farxahayow waa wiilal somaliyed ee ma ahaah Kenyan iyo itobiyan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
HORAA LOOYIRI NIN GARDARAN MAGUULEYSTO
LAYAAB MALEH
JABKA IYO QORSHA XUMADA XASSAN SHEIKH
WAA LAFILAAYAY..
Dawlada federal ku ma gardaro, ee mooryaan Ahmed madoobe ha la soo qabto,waayo wadan ka ,wuxuu rabaa inuu ku daro ethiopia 🇪🇹 iyo 🇰🇪 Kenya
Ciidanka islaamiga wxuu asaasmay maalintii nabiga scw uu madiino yimid hoos u dhac kuyimid maanta halkaas ayuu marayaa
Labo istubid ah oo 70 tan jir ah aya cidamada isku direy Allaha ka qabto 😢
Allah u naxariisto
🥺.. 🥺.. 🥺*Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Shekh hadii gurigaga lagu so dulo ood kagulaysato soo farximaysi Inshaalah iga sojawab ? Ado xaqa kahadlaysi miyay sax ahayd inay ku sodulan mise jubalan in lajabiyad rabten juba lan waa laga gardara dawladu dad somaliyed ayay kuso dushay masaxba ?
Jowha & daafeed min 90km ayey xamar u jiraan shabaab ayaa fadhiya markaasaa raaskaamboni amni laga raadinaa?
Sheekh waxba fahmi meyside howshii laga lahaa dagaalkan waxaa go’aan keeda lagu soo gaba gabeeyey turkiga,
Talada Xasan sheekh waa khaaro x 10000
Adiga laftaada maxaa u soo bandhigee mar gedkankaad yuhuuda ka hadlaysaba waa baqdaa oo sooma bandhigtid oo waxaa ka baqee in lagaa xiro
Waay feecntahy in seda iyo sekadaranlayelo dhul nabad ayaay kusodulen
Why are you disturbed sheikh if they sarounded themselves when you have you sons save in europe you wanted them to figth a war that is not their disquisting you and your son's can go and figth xassan sheikhs figth our soldiers are getting smart and don't figth a war that is not theirs and let me tell you this is first time I am really proud of federal soldier HATS OFF FOR FEDERAL SOLDIERS❤❤❤❤HOPE FOR SOMALIA AFTER ALL
Sh maxey usocdeen ayagu ???????
Shekhuna ragan laga adkaadey slow iyaguna masoo duulin maxaa ka soo horeeyey takale siyaasada xasan garguurte waxey Hal isku tahay Beel weynta daarood ee runta u sheega siyaasiyiinta hawiye 😊
Caqli xumo waa taada aad midiyaga ku so dhigaysid skeekhnimo kaa dheer ???
War.ninkan.wuu.saxan.yahay.adigu.maxad.rabtay.ma.in.jl.la
Jabiyo.miyaad.rabtay
Waan ka xumahay in soomaalidu iyadu isu geesiyiin tahay intay cadow iska celin lahaayeen
Adeer waa lagu farxayaa sababtoo ah daalim bay u dagaalamayeen, may diidaan markii la yiri soo laaya dad Soomaaliyeed.
Adigu horta maba aragtid gardarada Xassan Gurguurte.
waa isku reer bro, halayaabin
@@jabiye8593waa isku rer markiii aad xor kenyan ama itoobiyaan waa sidass
@@jabiye8593😂😂beenta jooji
Yaab bdanaa ma in iyagu guuleydtaan oo Jubaland qabsadaan baad rabtey sheekhow😢 kuuma muuqato miyaa iney iyagu dhul nabad ah kusoo duuleen oo ay daalimiin yihiin ciidan ku sheegu😢
Xasan SHiiikh maxamuud waxaa loo yaqaanaa xasan dhiiqo... waxaas makala jeclo
Xitaa hadii xaaskiisa laga dalbo oo lacag loo balan qaado waa diyaar😢😢😢
يا الله يا رب العالمين أنا أهل الصومالي متى كم بيقي في الحال إين العلماء ورئس دولة أنا الصومال ينظون الناس إين العقل والعلم لماذا يقتلون الحيشون أهل الصومال الآن إتق الله ما يفعل الشابب اليوم في الدنيا وغدا في الآخر 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
عربيتك مكسرة وكلامك غير مفهوم هلا كتبت رسالتك بلغتك الأم ام تفتخر عنها ! أكثر من ترسل رسالتك لا يفهمون العربية الفصحى فضلا عن المكسرة .
Qadaad Weyen isku Jabatay Waan ku
Faraxay Cadowgii Somalilnd Cuqubaa
Ku dhacaday
Waxaa labaxdaye Dulmidii Miyaadan u Jeedin Dulmiga ay soodoonteene waan Faraxaye Jabkooda
Waa ku faraxsanahay jabka mooryaanti xasan uu soo arooriyay wadaadkan waa hawiye
Faderaalkaa fadaradaa ayaa ka shar badan khawaarijta dadka lagugu xuuxuyo
Waxa dagaalamay Kenya iyo itobiya
Ciidanka Somaliyed jebiyey
hadii la jebiyey
Oo ay runtahay
Allah ka cabso
BALAAYO KU ARAGTEY XASAN SHEEKH WUUNA DULEEYEY MAANTA MABA OGO BOOBUUKUJIRAA ASAA JABIYEY CIIDANKA ILEYN NIYADMAHAAYANEE
Adiga ma waxad rabtay in kuwa jubalan gacmaha tagaan
KOLEY XASAN CIIDAMADA INUU LAAYUU UGUTALAGALEY KUWANA WAA ASAGII SHABAAB U SHIRQOOLEY MADOOBANA SHALEY ASAA NOOKEENEY
Maxaa ka khaldan xasan shikh muxamuud wlhy waa yaab in walaladood jubaland in uu ladagaalamo maba ahayn khalad weyn ayuu sameeyey xasan shiikh
Haah war aniga iimadagaalamayne waa igusoo duuleene waa Cadowegaygii koowaade haday adigu Rabtaye in ayagu laayasne wiilalale soomaaliyeed oo Gurigoodii jooga iyo hooyooyin iyoCaruurtoodii in ay laayaane alaa qabtaye dulmigoodii
Birjex is not easy
Sheikh ciidanka lama qaldin waajibaad qaranka ayeey ku guda jireen amniga wadanka ayaga ayaa masuul ka ah lkn kuwa soo weeraray ciidanka waranka waa I ciqaab adag la mariyaa
Sheekh dulmi diid waxa aad dareemayso waan wada dareemaynaa laakiin eeda yaaleh ayaa fiican in la is waydiiyo anakoo an Axmed iyo xasan midna la safnayn anakoo waliba og waxa ay isku hayaan inay tahay arimo qaas u ah labadooda aniga waxaa ila qaldan ninka madaxwaynaha ka ah wadanka waana nin aan siyaasad waxba ka garanayn ee wadankaan aaway daadkii iska lahaa
Cidii Dulmi ku socoto waa lagu farxi walaale
Ceebtii watergate ban maqli jiray, Xassan beeshisu hadayna kaqaban dalka waxa uu soo wado ayaa kadarnan doona
Haa,😢laakiin sheikh hadii aad daacad tahay run 🏃♂️ ta sheeg inuu Ahmed madoobe I sa soo dhiibo dawlada federal ka ah ,waayo wadan ka wuxuu rabaa inuu ku daro 😢ethiopia 🇪🇹 iyo 🇰🇪 Kenya
XASAN DHIIQO.WAAN KU FARAXSAN HAY INUU DHIIQADAAS GALO ALXAMDU LILAAHI RABIL CAALAMIIN
XAMSE MARXUUM HALKUU.REERKODA KAGALI LAHAA ISAGAA OG ILAYN HAWIYAA KU SHAQEYSANAAYEE
Daarahaan qur quruxda badab ee aad camera da ku haayso malaga yabaa in dhalanyiro Somaliyeed oo badan in ku dhiiri galiyo ineey Europe use tahriibaan?
Allahayow calligena sooceli aamiin
Waanka xumahay wixii ku dhacay waan Ka xumahay Somali nimo ma jirto
Adeer dadkii aykusoo duuleen ee ay rabeen inay laayaan miyay ka nixi lahaayeen waa sidee caqligaagu
Sheikhu adduunka puntland buu u necebyahay axmadoobana waa necebyahay hadduu ismujinaaya markaay saan waxdhacay ayuu ismurjinaa
Waa shirqolki bada oo hassan sheekh so malegey
Yes waa lagu farxaayaa maxaa keeney meesha, adiga xaqa maad ka hadashid? Markii la keenaayayey waad ku faraxsaneyd ,ninka gardaran ma guuleysdo waxaad dhahdaa dulmi diid aan ahey lkn ma tihid😊
Sheekh maxamed ilahay kacabso markii caruurtan lakaxayn hayay ok baad ku ahayd
CIIDAN KI WAA QAXOOTI BAD DIINA WAA LAGATE SOMALIYEY MAXAA HARE MAANTA ❓❓❓
God sireed haqodin kudhicidontidaa lama ogee ragii dhantay dhan daarood ahaayeen mariixaan iyo ogaadeenba ha ubadnaadaanee Alow unaxariiso
Darood iyo ogaden iyo hawiye wixii dhintayba ama qari ama ha qarin GURYAHOODA AYAA LAGA TABAA mcny
😢qabiil yuusan ku qaadin please 🙏
Hassan is destroying the army and the government, and we can only watch. Is this how he was trying to fight to Ethiopian army? This is really sad and very bad for somali citizens. We are not happy with what happened, but it is the responsibility of the president. Did he even think, how many civilians are living in the city of Kismayo? Both armies were supposed to fight the enemy, but I am so sorry for what happened to our army.
Way la socdaan wax ciidanka xooga somaliya la dhahaa ma jiraan
@@MohammadMohamed-qt4ipwaa ciidan mooryaan ah who cares
Hawshu si fiican ayey u Socotaa Sawir fiican baa ka soo baxay Goobtaa, weli Ma Dhawa Hogaamiye Kooxyada
Hassan waa dambiile Qaran, ciidankii w uu ku mariyey goobtaas masuuliyadeeda isagaa iskaleh. Waa la mara habaabiyey. Allaha u naxariisto.
😢qabiil yuusan ku qaadin please 🙏
Tanookale madhicin inagoo Jabhad ah ayaan Kismaanyo ka saarnaya Siyaad Barre iyo maleeshiyaadkiisii oo Kenya isku dhiibay, tani waa taa badalkeedii.
ilaahay qoom ma' dduleeyo' ilaa iyagu is ddulleeyaan' sidee loo soo qalday' ma' ARDAY' CLASS 'laga soo wadaybaa' awalba hunguri raadis ayeey ahaayeen' lkn cashar ayaa loo dhigay' YAA AYYUHAL AXMAQ DHEH' 🤣😂😅
Dadkaan inay cano dad siiyan ma y utageen mise holadhey haday gulestana dadkale ayaa oyi lahaa ee ilaahay ha soo hadeyo
Sheikhoow soo adigii taageersanaa in Axmed madobe la soo xiro? Ma ubax ayaa lagala hortagi ciidanka raba iney burburiyaan nidaamkii Jubbaland? Weli hadalkaaga waxaan ka dareemayaa inaad leedahay maxay u jabi waayeen ciidanka Jubbaland.
Meesha shirqool ayaa ku ciidamada loodhigay madaxdada federalkuna ka danbayso shiraqoolka wuxuuna ahaa in mandate loo helo cidamada shisheeye ay dalka ku joogaan soloo dhoho cidmada soomaliya Kuma filna amaanka dalka.
Marka cidmada shisheeye wakhti haloo kordhiyo.
Ilahay kacabsada waxan ciidan uma eka caruur tacbaan ah yaa lasuu uruuriyay
LAAKIIN WAAD KU FARXI LAHEYD MIYAA IN KUWA JUBALAND LA LAAYO OO AY JABAAN SHEEKH?
bahdil iska dhaafe iyagoo nool in maqaarka laga fiiqo ayey aheyd. Wadan nabad ah markaad hub u soo qaadato maxaad fileysay. Ciidan uma aqaan waa mooryaan xasan shiikh u adeegta.
Waxa la qabtay wa ogaden waxa wax qabtay neh wa ogaden iyaga un isku jawi ayaa la dha.haa
Dulmidiidoow Iska Hubi Calankii Butlaan Ayay Wataane Waxma Aqrisid Miyaa
Qaran miyaa jiro, Dal Dadkiisu Qabiilo Uqaybsanyahay ayuu Xasan dhiiqo Leeyahay ii soo dagaalama 🤔
Cida lala dagaalamayey ma uraga mise Kenya? Somali 4.5 ayey dowlad ku dhisatay iyadoon wada ogal aheen ninkii shaad isaga la eg toshaa isaaga Somalia burbiyey.
Note; pudland, SCC iyo jubaland maqanyihiin ninkii jarka kabooda yuuna magaca Somalia iyo CXD la warageesan. ❤ sayid axmed maanta ayuu ugu awood iyo ciidan iyo taageeroba ugu fcyhay.