Karbaashka maanta iyo canshuurta %5 ta ah iyo itoobiya oo somaliya shirqool udiyaarineeyso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

КОМЕНТАРІ • 67

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 24 дні тому +1

    canshuurta waa sax 👍

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 24 дні тому +2

    AL SHABAAB WAXA HUBEYA CIIDANKA ITOPIA WA IN LA ERYO CIIDANKA ITOPIA SOMALIA

  • @MohamedAli-zs9vf
    @MohamedAli-zs9vf 24 дні тому +1

    Asc Abwaaaan garaaaaad Anniga Qurbaaan kunollahay canshuuuurta waaaaa waaaaajib Hadii wadanka horomar la larobo cashuuurta waaaaaa Qasab

  • @user-uu6et2zz9z
    @user-uu6et2zz9z 24 дні тому +1

    Madax wenaha asiga mushaharkiisa ha dhimo 1000n ha qaato

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 23 дні тому

    maasha Allaah Abwaan garaad Allaha ku xafido

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 24 дні тому +3

    waa cadi calamkey kajirta soomaaliya iska dhiiba canshuuta

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 24 дні тому

      haa imaaraad kaanjoogna oo hodana hadana waan bixinaa waa wajib iska bixiya oo aduunka lajaanqada hamaqlina qaaqlayaasha uf uf uf

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 24 дні тому +4

    Hassan Xoolo Waa ninkii dhacay guryihii bangaariyadda

  • @AxmedmaxamedGarbo
    @AxmedmaxamedGarbo 24 дні тому +1

    lacag kaash ah oo sh /so ah marka hore dawladda ha samayso .

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 24 дні тому +1

    SHACABKA MUQDISHO WA INEY DIIDAN INEY CANSHUR DHIIBAN

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 24 дні тому +1

    Hawiye dhiiga lawe fiyuus iyo lacag bay ka dart aan hal yaygooda -

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 24 дні тому +1

    Waan kudiidnay. Khaa'in alwadan hanoson. Bixiya cadjuurta

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 24 дні тому +1

    canshuur waa dhiibis

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 24 дні тому +1

    Cashurta waxa xaq uleh dowlad maamusha dalkoo idil lakin xamar kaliyan ka qadaya cashuur waa dulmi

  • @mohamedsheililla7353
    @mohamedsheililla7353 24 дні тому +1

    Isku duuduub waa:
    Qofki ku shubayo lacag *789* canshuur baa raaceysa.
    Qofkii ku shubaya lacag *712* ma raaceyso canshuur.

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 24 дні тому +1

    Asww

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 20 днів тому

    Abwan waxbadan oo fican wa kadhegeysany canshurtu wa wajib qoflogu ronanayo majiro

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 24 дні тому

    Tuig Ada ganac satayaasha shacabka dhiigiisa bay ku naaxaan dhiiba Canshuur’s

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 20 днів тому

    Warhadad didin canshurta side amni laguhela

  • @user-rp5se6zu9p
    @user-rp5se6zu9p 24 дні тому

    Lacagta rer muqdisho kaliya may ka go';e mise gobolada oo dhan ?

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 24 дні тому

    Xaarweyne waa taadawladii qabyaalade meel gee dee

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 24 дні тому

    Waxaan kanaxay maalintii ladortaya in dalkugalay maalin madoowa😂😂😂😂😂😂😂

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 20 днів тому

    Wasirka maliyada dalka ayu wasir uyahay ee joojiys faquuqa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 24 дні тому

    WASIIRKA MALIYADA SIDU KU FARA GASHADEY CANSHURTA MAGALADA

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 23 дні тому

    aaway turkiga sow looma xilsaarin mise wuxuu kujiraa isagana kuwa Hoga nooqodaya

  • @KabtanDaauud
    @KabtanDaauud 23 дні тому

    Abwaaanka

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 20 днів тому

    Asiga hadrabto garad in adwaxfahanto udiso codsi hayadaha ku shaqadaleh soo ogow fahan kadibna Nola imow canshur tankabadan Aya laqadijira oo 2 ah shabab iyo dowlada aniga Aya canshur geyay tooratorow hadad malageynayo ilahay ayaa mahadle iyo dowlada ciidanka sharafta leh joo kahadalka canshur dhiibna

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 24 дні тому

    War ma famin cashuurta dukanka ad wax kagadato cashhuur baa kaa ga. Eyso

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 24 дні тому

    Kasto o wax gadaneyso ganacassto eaayniibe cashuur

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 24 дні тому

    Awdal waa udiyaar inay amarkaas fuliso. Dalka dhissa dadyahaw wareersani.

  • @husseinabdirahman5173
    @husseinabdirahman5173 24 дні тому

    Ciidanka ku ilaalinaayo iyo kuwa furinta ku jiro iyo nabadsugida adigaamaa appstore kalasoodagay

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 24 дні тому

    Wasiirku siduu idiindhegey eeyasn

  • @sadiiqshingiz9899
    @sadiiqshingiz9899 24 дні тому

    Abwaan Garaad Wan Ku Salamey Maanta Karbashkagu Ma Ahan Mid Aqoon Ku Saleysan Waayo Dowlad Canshuur La'aan Wax Wadi Karto Caalamka Ka Keen Ee Karbashkagu Waa Aqoon La'aan Ee Sxb Sare Abwaan Ka Noqo Warkaas Ee Wax Hubso Sxb Ok?

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 24 дні тому

    sxb adeer kaa baa dalka kamasuula xabaalo qote dal xaraashe

  • @shamsaahmad3036
    @shamsaahmad3036 24 дні тому

    dhibka jiro aa waxa ah canshuurta dadka somaliyeed ooa dhan uma sino hal meel in canshuur laga qado xaq mahan 😮

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 24 дні тому

    Waxeey rabaan in dalka lugu kala cararo.abnixumadii qaraxii maaliyo onnlayaabnay sedex blood waa lugu ag taagan yahay.....maantana hadaad waxgato canshuur ...namaqabato...xasan sheekh usheeega🤔

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 24 дні тому

    WALE HAWIYE WA LO SO SHAQO TEGEY IN LAFIHIISA LA CUNO LA LAYO LA DHACO LA KUFSADO KA QARXIYO

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 24 дні тому

    waarun mw xasan sheekh hadalkiisa ee dhiiba cashuurta qasab kubixiya waa laba taabtaan arintani 1 waxaa kugudayanaya reer muqdisbow maamul gobalada iyo tuulooyinkooda dawlada waxaa lagarabaa inay kudhawaaqdo waxbarasho firiiya waaguultaasi ee halasocdo

  • @bossmo2895
    @bossmo2895 24 дні тому

    Mushaarka ciidanka haladhiibo tixgeliya hadalka madaxwenaha dadaka aad sheegtay yaa ilaalinaya hadji aan canshùurta labixin ?

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 24 дні тому

    SOMALIA CANSHUR CIIDAN ISKUMA DARSATO LAKIIN HAWIYE WAXA LOGU YIMADA SOMALI BEN BEN IN LA DHACO LA LAYO LA QARXIYO LA KUFSADO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 24 дні тому

    REER MUQDISHO WA LOSO SHAQO TEGEY IN LA DHACO IN LA LAYO IN CANSHUTODA LA DHACO

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 24 дні тому

    Hg waa mooryaan wadanka gunst guryihii shacabka iyo kuwii dawlada bay rabaan xoog in ay ku haysta an beey rabaan guru oil iyo cadaado bay ka soo Carareen ee dhulkiina aad

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 24 дні тому

    WASIIRKA INU GOBOLKIISA KA QADIN CANSHUR LAKIIN REER MUQDISHO XADO CANSHURTODA WA QALAD

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 24 дні тому

    MADAXWEUNE XASAN SHIIKH WA SUXRAN YAHEY INTU MADAXWEYNE KA YAHEY MUQDISHO NIMANKAN U WASIIRADA KA DHIGEY DEGAMADOODA CANSHUR KAMA KENAAN

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 24 дні тому

    Moms la dhahaa oo qofka wax laga gado ayey raacda ee waa dad wax badan dagaal ku soo jiray so ma fahamsa sistemkas"

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 24 дні тому

    kkkkkkkkk waa daawlad waalan oo aan is ogaayn adeer waxa lakala gadanayo ayeey saarayaan ganasatadu

  • @abdullahiomer2045
    @abdullahiomer2045 24 дні тому

    hadi aadan aqoonin lagama hadlo sheyga waxaan tax ayaa la yiraa waa international aduunka oo dhan ayaa ku dhaqma waana sistam layaqanno oo aamina hadiiba barnaamijkaasu ka hirgalo waddankena waxaa kabaxaaya meesha musuq maasuqi dadka lagu dhici jirey

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 24 дні тому

    Xoolo dhaqatadii bay Cuna qabateeyee caano poore bay meeneem oo cunadii baca rimin bay ka dhigeen ha la’cirxiro

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 20 днів тому

    Shalay barlabankadlahed waqaldanyihiin runta bayahay mantana adiga Aya qalda

  • @CumarCkariim-k3h
    @CumarCkariim-k3h 24 дні тому

    Damertikkudhashay.was.maadigaa.shacab.uhadli.kartiddamer.7.baqol.firkaaga.faracaaga.eysan.arkinqadataa.iNaan.nolahay
    Waaku.dakanodamer

  • @user-qh8mr7pj1k
    @user-qh8mr7pj1k 24 дні тому

    Waa sidaad u sheegay tay gobolada can shuur lagama qaadi karo hadana can shuurta gobalka Banaadir ayaa la siiyaa maxaa reer Muqdisho dhibta lala rabaa mar waliba dadka reer Muqdisho hadaan nahay dhib oodhan anaga ayaa nala soo raad sadaa madax weeynaha isaga oo kasoo jeeda Muqdisho dadkiisuna ubad yihiin ayuu dhibka ka ilaallineeyn taasi maxaq baa abwaan kahadal fadlan

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 24 дні тому

    Malintu.togasho.fuliyo.wm.somalianoqondonaaa

  • @user-cy7en8cc6s
    @user-cy7en8cc6s 23 дні тому

    War ninkan dalka haga qabto somali halag ayu u wada tel.liido iyo ethiopia ayan caqliga back up

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 24 дні тому

    CANSHURTAN AN LAGA QADIN SOMALILAND PUTULAND GEDO KISMANYO BEYDHABO CABUDWAAQ BORAME HARGEYSA BARBARA O LAGA QADAYO REER MUQDISHO MEXEY TAHEY

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 24 дні тому

    MUDANE MADAX WEYNE DAKAAN WAX WALBA WAA AY OGYIHIINE YEY KU WAALIN WERIYE ADAAN WAX FAHMINE WAA ISKU MID SIDEY WAX U SHEGAYAANE WAA DANAHAADA ADAA REER BAADIYE YUUTUB KELIYA YAQAANEE ANAGA RUBACA HILIBKAA WEY NOO SAARAN TAHAY 16% SOOMAALIYA WAABA SHAN DOOLARE WAR WAX LAGAA GAARSIINAYO MALAHEE EDEB ISKU YEEL KULI WAA LAGA QAADAA KENYA OO SOOMAALI DHAQAALAHEEDA KEENTEY WAX BARASHO LOO IMAANAYO WEYDHIIBAAN INTAA KA BADAN KAMANA HADALNO MABA OGANA SOOMAALIDU INPESADA KELIYA AYEY YAQAANAAN LAAKIIN XABADA ROOTIGAA WEY SAARAN TAHAY WARMOOGYAHOW DOWLADU BOORAMO MARKEY GAARTO AYEY KA QAADIYE KU DADAAL SIDEY KU GAARI KARTO

  • @suudiafrah1162
    @suudiafrah1162 24 дні тому

    Canshuuta.halgobol.ooxor.waa.inuudhiibaa,hadaad.dowlad,nimo.rabto.100kii.dolarhalaga.dhigo.3dolar.wamacquul.sidaas.

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 24 дні тому

    Wasiirka maaliyadu. Waa
    ISAAQ. KKKKKKK

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 20 днів тому

    Waa kugu ceeb sidi dad anogahay oo lasoo ciyi jiray wax andhegaha uroneyn adiga kaliya Aya naguso heray kafiirso warka xanaftaleh afirin cadawga dalka iyo dadka

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 24 дні тому

    Tuuga guuga duug dhalay xasan tuuga waligaay mataageerin maxaayeelay kkkkkkkk

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 24 дні тому

      Tuugo Tuuga Dhashay Adiga Ah Madaxwyne Xasan Sheikh Tageero Kagama Bahana Tuugayahay Qararsan

  • @lionman6813
    @lionman6813 24 дні тому

    Habarta siilkeed jooji cayda madaxweynaheena hanaga cayn itoobiyaan daba dhilifaa tahee

  • @abdullahiomer2045
    @abdullahiomer2045 24 дні тому

    hadi aadan aqoonin lagama hadlo sheyga waxaan tax ayaa la yiraa waa international aduunka oo dhan ayaa ku dhaqma waana sistam layaqanno oo aamina hadiiba barnaamijkaasu ka hirgalo waddankena waxaa kabaxaaya meesha musuq maasuqi dadka lagu dhici jirey