Gormaynu noqonayna dad dalkoda hooyo aamina oo jeclada somalidu waa dad wadaniyadu ku yartahay waa dadka kaliya oo aan dalkooda jeclayn war dalkiina meel idiin dhaanta maleh anigu madaxwayneha USA wan ku taageeray inuu Borderka xidho oo joojiyo soo galotiga waayo dee miyuu ina qaada dalkan kuligeen ma safar ban soo nahay wiilka iyo gabadha maqlay xafkii Mexico iyo America waa furan yahay caqliga celiyaa majiraa jooga dalkiina kadaaya qabyalada iyo nabad guurka iska qabta madaxda caloshood u shaqaysta yaasha America dad baa nolosha ka samaystay adigu dalkaga dhiso
Democracyga qassa waxba uma reeban kolka kan haduusan ka roonaan xitaa awalba kuwii hore caano lagama dhameeynin ugu yaraan waxaa laga yaabaa hubkii iyo qarashkii uu mareeykanku ku bixin jiray dagaalkaas inuu ceshto intaasba naruuro weeye