ABDULLAHI HAGIO INDHAHA ADIGOO XIRAN WAX QOR QOSOLKA AYUU IGA DHAMEEYAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @salaxkhalidofficial3548
    @salaxkhalidofficial3548 3 роки тому +154

    Cabdulahi hagio waa xishood badan yahay 😂😍

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 3 роки тому +12

    Say Alhamdulilah if you have eyes 🤲🤲

  • @kaafimohamud9247
    @kaafimohamud9247 3 роки тому +38

    Inuu ABDULLAHI macalinkiina yahay midaasi cidna ima shegeyso anigo yar bookshopka ugu imaan jiray ❤️😁

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 2 роки тому +9

    Bismillah
    Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka)
    Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah
    waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka
    si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid;
    Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa
    Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado )
    Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa
    Qorshe degdeg 4bil
    maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka )
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib)
    labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz
    labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz
    quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo
    habkaan malahan waqti muraajaco (revision )
    waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan
    Qorshe dhexdhexaad 8 bil
    maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog)
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz
    5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay
    quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz
    2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil.
    Qorshe qunyar socde : 1 sano
    maalintii waxa aad xifdin 2 bog
    25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz)
    5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay
    sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka
    qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo
    halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka
    qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon
    habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka
    kubilow 15ka juz ee hoose
    kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco)
    hoos u wad oo dhameey 5ta juz
    waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz
    5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut)
    waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka
    Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut)
    Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz)
    hada waxa kuu harsan 15juz ee kore
    waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa)
    kabood 5ta juz dhexe
    ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah)
    kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa)
    maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka
    akhrista oo aad joogteyso
    in aadan caajsiin ama dib dhigan
    hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto
    dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo)
    casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli
    lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka
    aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta )
    isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka)
    duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa
    sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka
    waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka
    salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo
    4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo
    halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka
    telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa
    masjidka ku aqri quraanka
    bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha
    goobaha nasashada ku aqri quraanka
    guriga aad degantahay ku aqri quraanka
    marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska
    iska xir aalada internet ka
    ka feejignow in lagu mashquuliyo
    ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag
    kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin
    qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib
    biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan
    ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka
    waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki
    inti aad xifdisay maanta kutuko cawa
    ama laba haben kadib kutuko Quraanka
    labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka
    Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka)
    Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba)
    waxyalaha larabo in aad ka dheeraato
    indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar)
    heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta)
    carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin
    waqtigaaga ha dayicin
    Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll
    ua-cam.com/video/fDbiwDpCz50/v-deo.html
    +254791716678
    What's aapka Aya Nagala so xarir karta wll
    Hadi aa ubahato in laga cawiyo
    Qabka qur aanka lo xafido
    Mhd sanid kun jer

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 3 роки тому +22

    (HOOYO macaan) Aniga Oo Indhaha Isku Haayo Ayaan Qoray✍

  • @qaashane
    @qaashane 3 роки тому +44

    Walahi abdullahi xaaji is talented man maasha allah

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno 3 роки тому +35

    Scw ❤️
    Anoo indhaha isku haaYa Qoray 🤗

  • @ismaaciilmarka271
    @ismaaciilmarka271 3 роки тому +6

    Keep going my brother asad hagio book shoop
    Thank you my brother asad hagio book shoop

  • @khaalidkhadarahmedtaani2569
    @khaalidkhadarahmedtaani2569 3 роки тому +12

    Asad iyo Abdullahi hagio guul wacan inshallah iyo asxapta ku xidhan 27 kal iyo laap 🤗💖❤

  • @nimcamahad433
    @nimcamahad433 3 роки тому +4

    Thank you bowayaal waa idinka qabnaa hambalyada Puntlnd 💙🤍💚🥰👸

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 3 роки тому +20

    Asadow waxan kurajeynaya farhad iyo cimri derr wilibana waxan kasijeclanilahaa in at malin un isowactho insha Allah.cafimat ayan kurajeynaa anigana malin taas un ayan kusogayaa insha Allah😍😍😍

  • @hibonura9627
    @hibonura9627 3 роки тому +2

    mamshaallj wllo asadan iti cabdullhi idin jeclahy
    waxaan kawaday mnshhlh wlo asad iyo cabdulahi wan idin jeclahy

  • @naimo3372
    @naimo3372 3 роки тому +23

    Masha allah tabarakallah ♥️♥️♥️👏👏👏

  • @caishocabdulahi8326
    @caishocabdulahi8326 2 роки тому +1

    Allaha ku caafiyo abwe 🤲
    Wllhi indhaha ayogo ii xiran lee qoray ducada💖😭

  • @pintuibrahim363
    @pintuibrahim363 3 роки тому +21

    Horta Team 27 Wan idin salamay idinkoo dhan
    Waxan kamid ahaa team 27 Single😂
    Ugu danpeyn hda wan kabxay
    Xafladeydii 💍wan idinka qarsadey Wan ka xumey
    Meeshan masi jogi karaa mise waa only single madaama kabaxay😂
    Waxan kuso biiray 200_300k intii udhaxaysay Asad hachio
    Intaz odhan wan kamid ha 27 singlels
    Ugu danpeyn Hadeer waa kabaxay
    F.g AsaD hachio Hadaa qoralkeyGaa aragtid Ila soo xiriir
    Team 27 wa salaamantihiin dhamntin♥🙌

  • @Maahirt
    @Maahirt 3 роки тому +3

    (Maaha Allah) intaa anoo indhaha isku haya ayaan qoray

  • @hothanhussein2733
    @hothanhussein2733 3 роки тому +16

    Masha Allah brothers ♥️🙏🙏🙏♥️🥰 keep going

  • @iamaloneiamalone2031
    @iamaloneiamalone2031 3 роки тому +1

    Zxp asad cabdullaahi hagio hakeep going

  • @asmakadarsaid9790
    @asmakadarsaid9790 3 роки тому +5

    Asc wallakey asad from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @mohamedadanibrahim8590
    @mohamedadanibrahim8590 3 роки тому +4

    Asad hagio iyo walaalkiis waan idiin salaamey✌✌✌

  • @maclinduksi4231
    @maclinduksi4231 3 роки тому +29

    Masha'Allah ABDULLAHI Hajio I was amazed by how the guy is first on keyboard typing

  • @zamfx12
    @zamfx12 3 роки тому

    M.alllah asasd hafuib iyo abdulhu hagui keep io

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 роки тому +120

    Family HAGIO🙏💯

  • @maahir1776
    @maahir1776 3 роки тому +1

    Mansha alh adad hagio waan ka heley challengigaan wlhy waxaan qoray anigoo indhaha isku haysta ilaa hada aniga ayaa iska yaabana wooow waxkale waaaye wlhy

  • @wizzdiidi4710
    @wizzdiidi4710 3 роки тому +16

    I love you bro keep going from asad

  • @zeinabadoche1832
    @zeinabadoche1832 3 роки тому

    asad hajio walahi anigaa oo indhaha ii xiran aya sogoreey yes yes yes

  • @fahadiinho5718
    @fahadiinho5718 3 роки тому +5

    Wow ragaan jeclahay noolaada walaalaha qalbiga 🙏🤙✍️✍️✍️✍️✍️✍️

  • @naimanur2706
    @naimanur2706 3 роки тому +1

    Caawa iigu horaysa c/lahi hagio wajigiisa inta ilamida ismuujiya😂😂✋

  • @aslioyow6701
    @aslioyow6701 2 роки тому +7

    Keep going asad hagio🥰🙏💪

  • @queendeeqoofficially7578
    @queendeeqoofficially7578 2 роки тому +2

    Keep going wllkey asad and cabdulhi team xajiyow ii noolada intey nolol jirto

  • @yahyehunwersxaamud5631
    @yahyehunwersxaamud5631 3 роки тому +4

    Abdallahi Keeb going Pro ❤️🎖️

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 3 роки тому +1

    Abdullahi ViVa qoralka Asad waad ka gulaysatay 👑👑👑👑❤️😀😀😀😀❤️❤️🌹🌹🌹🌹👍🌹👍👍my brothers family Hagio wan idiin salamay keep going

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 роки тому +40

    mnsha allah best family in the world🥰🥰♥️♥️

  • @muscabcali2901
    @muscabcali2901 3 роки тому +1

    Keep goung abdulaahi wlhi anoo idhaha isku haayo so qory

  • @m1x999
    @m1x999 3 роки тому +17

    I love you bro keep going from 🇮🇹

  • @kingkaafi8758
    @kingkaafi8758 2 роки тому +1

    Best
    Challenge
    To
    Team
    Asad
    Hagio

  • @bukudgeele1390
    @bukudgeele1390 3 роки тому +4

    Masha Allah my brother Asad Hagio keep it up pro

  • @maxamadaxmed5634
    @maxamadaxmed5634 3 роки тому +1

    Waxan rabay wanku faraxsanhy inan muuqalkan daawado keep we feel 600k

  • @sakiyabarre
    @sakiyabarre 3 роки тому +9

    Good to see you brothers Abdullahi and Asad

    • @dilaqarson4046
      @dilaqarson4046 3 роки тому

      Waa sharma boy ❤🥰💖💘🌩👰

  • @kingmaalik27
    @kingmaalik27 2 роки тому +1

    Arimaheena waan raageera wlhi

  • @abdifitahomarhussein5392
    @abdifitahomarhussein5392 3 роки тому +45

    Wllka ayaantan kamirada oo soo jeclanoya
    Masha allah

  • @nasriincabdilaahicali7350
    @nasriincabdilaahicali7350 3 роки тому +1

    Wllhi waan tageera Abdul marka arko wll jira

  • @shamuumiye8485
    @shamuumiye8485 3 роки тому +12

    Walaalo Aan taageero, keep going brothers

  • @caalamdahsoon5882
    @caalamdahsoon5882 3 роки тому

    Zxb qali wxaa farxad weyn ii ahaan doonta malintad labadada lugood ku istaagto 😭😭 AD BN KU TAGERA WLKY ❤

  • @usaame.1m384
    @usaame.1m384 3 роки тому +5

    ASXAABTA waa inaa ciwaan room snapar thanks ghd for 7AM 😂

  • @leilaqali8652
    @leilaqali8652 Рік тому

    Wlhi Asad waa iga qoslisay Farxadii oo qofa tahy wllo😂m.a Allah kusiyadiyi wllo waan kugo farxa markan ko arkabo😊

  • @Xildhibanada390
    @Xildhibanada390 3 роки тому +4

    Qofka kaliya aan ku Farxo asad❤️❤️❤️😀😂😂😂

  • @r.lewangoalski3956
    @r.lewangoalski3956 3 роки тому +1

    Asad haggio keep going (wlhi anigoo wax arkeen ayaan qoray

  • @mascuudmaxamad9794
    @mascuudmaxamad9794 3 роки тому +4

    Legend of this week

  • @zubaydaofficial1718
    @zubaydaofficial1718 3 роки тому

    Asad walal fcn ayaatahy wankujeclahy blow wllo waad iva qoslisaa Activ ayaan ahay 😂😂😂 waan qorayba

  • @csamed4467
    @csamed4467 3 роки тому +4

    Keep going brother

  • @mohgammer1334
    @mohgammer1334 3 роки тому

    Masha allah assd hJio
    Ina isku hayay

  • @hamdiamiin3091
    @hamdiamiin3091 3 роки тому +4

    Waxan ahay fanaan ka fiican dharma bou 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 3 роки тому

    Asdwo wa i6 salamay wan ku taag33aa
    Wlahi anoo indha isku haya qoray haygu qoslin

  • @ayuubka-Xuux
    @ayuubka-Xuux 3 роки тому +34

    Masha allah❤️❤️
    Keep it up my brothers

  • @abdirahmaantyzka1695
    @abdirahmaantyzka1695 3 роки тому +1

    Asad gafik bri waan ku raageeraa keep going
    oh my good aanoo indhaha isku haya soo qaray walahi hadaad commentiga aragto pin igu qabo

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 3 роки тому +6

    Asad wankijeclahaau darr aallah saas ayan usoqoray anigo melkaleto firinayo.Asadow midhethe kale itixgile cotsiyeygi pliiiz😍

  • @ilhaanabdi9934
    @ilhaanabdi9934 3 роки тому

    (Waaad qurux badanyihin ) wlh intas anoo indhaha isku haya qoray waxan karabay waad quruxbadantihin

  • @aminaahmed5584
    @aminaahmed5584 3 роки тому +5

    Machallah keep going brother

  • @sanbuusinuur5044
    @sanbuusinuur5044 Рік тому

    Asd allh ku caafiyo aboow ilaaheey waa waaxid caawa waa isniin bisha muslinka waxay maroosaa

  • @beec_waaye
    @beec_waaye 3 роки тому +16

    M.a Keep going bro 🥰✌

  • @mizkimohmed822
    @mizkimohmed822 3 роки тому +1

    Masha allah asad

  • @xaawocali5439
    @xaawocali5439 3 роки тому +13

    xasuuso allah marwalbo

  • @meyma7790
    @meyma7790 3 роки тому

    Waa walaashiin meymuun cirro oo idin leh soo boqo channel keyga idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @Maphiavloggs
    @Maphiavloggs 3 роки тому +7

    Keep going adad

  • @farxiyaahmeddheere3962
    @farxiyaahmeddheere3962 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 3 роки тому +5

    Asad waxaad yahyvyiutuhervaajvtaayeeov 😟😂
    I mean: Asad waxaad tahy UA-camber aan Taageero 😂😂

  • @tukointaanlagugutukan4300
    @tukointaanlagugutukan4300 3 роки тому +1

    Wllhy dacadan usoo qory kii hore anoo indha ha isku hysto

  • @adhrahbintihassan4165
    @adhrahbintihassan4165 3 роки тому +3

    Omg what a challenge keep going

  • @princesssabnaa8951
    @princesssabnaa8951 3 роки тому +1

    Www c/dullhi hajio tagero uahy iga gaarsii

  • @kaadheeri33
    @kaadheeri33 3 роки тому +4

    Keep going bro 💪

  • @AminoMaxadAli-di1kj
    @AminoMaxadAli-di1kj Рік тому

    Asc. Asad iwrn xlka suaal makuweydinkaraaa?????

  • @caishaibrahim6844
    @caishaibrahim6844 3 роки тому +4

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedhayato4692
    @mohamedhayato4692 3 роки тому

    Hn keep going I'M FORME Djibouti

  • @somaliland9231
    @somaliland9231 3 роки тому +5

    Mashallah

  • @ahmetyaseinosman7862
    @ahmetyaseinosman7862 3 роки тому

    Thnaks bro asas bri

  • @sokoreyjama1750
    @sokoreyjama1750 3 роки тому +7

    😂😂😂❤️❤️❤️

  • @warsamevvv3327
    @warsamevvv3327 Рік тому

    Asad haggio and cabdulaahi walaahi anoo indhaha isku haaya ayaan sooqoray

  • @abdialimohamed1095
    @abdialimohamed1095 3 роки тому

    Mandha alh keep clang bfi

  • @bilanhassan6459
    @bilanhassan6459 3 роки тому +1

    MashaAllah Abdullahi kusodawaw channelka team 27

  • @IsmaiLbaaba
    @IsmaiLbaaba 3 роки тому +2

    Waan Idi DalaamaH Hafui 🤣🤣🤣
    Waxaan Ka Waday ✌Waan Idin Salaamay Family Hagio

  • @sharmaboyofficiall5342
    @sharmaboyofficiall5342 3 роки тому

    Wllkey mcn asad hagio hawaan ku salaamay

  • @shafi275
    @shafi275 3 роки тому

    Mahadsanid wlhy I ndhagaanisku hayaa

  • @fowziyahajjihassan1648
    @fowziyahajjihassan1648 3 роки тому

    ya igu raac san asad inoo yahy you tubarka ugu horeya loo wax cusub la yimaado inoo yagy hadad igu racdan tahhy like wlhi anoo inaha ii xeran ayaan qorayaa

    • @fowziyahajjihassan1648
      @fowziyahajjihassan1648 3 роки тому

      😂😂😂 astaqfurullah wax yar oo qaldan ku jiro balse waa la fahmaa alxm

  • @maslaxmaxamed3455
    @maslaxmaxamed3455 2 роки тому +2

    WELCOME TO 10000 BILYIN ASAD HAGIYO LEGENDI HOREY USOCO GUUL IYO GOBO NIMO

  • @omarshariif1342
    @omarshariif1342 2 роки тому

    I'm ready

  • @safiyasaleban992
    @safiyasaleban992 3 роки тому +1

    Mnsha allah horumar wcn✋👍

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 роки тому

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 3 роки тому

    Walahi aad ayaan u qoslay cabdulaahi caadi ma ahayn

  • @zhaymahazz9727
    @zhaymahazz9727 3 роки тому

    Msha allh brothers alle ha idiin barakeeyo

  • @bootaanabdi7613
    @bootaanabdi7613 2 роки тому

    M.a zxp asad iyo abdulahi hagio

  • @xiismohamed5483
    @xiismohamed5483 3 роки тому +2

    Masha.alaha.walalo.isjecel.ilaahay.nima.kala.geeyo.insho.alaha

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 2 роки тому

    Wwwwwwww Abdullah Guuul sxb from Yaaqshiid

  • @wezy5510
    @wezy5510 2 роки тому +1

    I can beat anybody on keyboard typing I took class for it is really easy all you gotta do is remember with your Fingers

  • @updirahmancirro9620
    @updirahmancirro9620 3 роки тому +1

    Masha allaH bro illah ha idin xifdiyo

  • @sadiokulane5914
    @sadiokulane5914 3 роки тому

    Masha a Lllh waaaw walhi anigoo indha ka xiran ayaa quray Masha allh kaliya

  • @salmahassan1079
    @salmahassan1079 3 роки тому

    Anigo indhaha isku haya qoray commentkan
    Asad wan ku gaabeeraa jore iskco
    Macnaheeduna Asad wan ku taageera hore usoco

  • @anwaramekk
    @anwaramekk 3 роки тому +1

    Aniga oo indua sku uaya ayaan wac soo qtwy
    Aniga oo indhaha isku haya ayaan wax soo qorey
    ❤️😅

  • @cabdirashiidxasancaligaras436
    @cabdirashiidxasancaligaras436 3 роки тому +1

    Abilaahi haio wa kusalaamay

  • @teamhagio6600
    @teamhagio6600 3 роки тому

    Wryaa arimahena jysii samee insha aallah