Ilaahay waxan ka baryaya qofkasta o bini aadam ah gaal iyo muslim in ilaahay u naxriisto waayo cidna kama maaranto naxriista ilaahay waxnan ilaahay ka barayaya walalaheena gaalada in ilaahay so hanuuniyo, aakhirna ilaahay ha inaga nabaad geliyo cadaabkisa . Aamin aamin .
قال الله ☝🏼 تعالي " أَيَطمع كل امرئ منهم أن يدخل جنة نعيم " CIDDI GARANAYSA WAA AYAADA UGU CABSIDA & ARGAGAXA BADAN QUR’AANKA 😭😭😭😭😭😭😭 Tafsiir: Ma waxa uu doonaya MiD kasta Oo gaalada ka mid ah in uu jannada iska galayo😭😭😭😭😭
Dhamaanteen gaal iyo muslimba waxaynu dhadhaminaynaa Cadaabta haygu soo deg degina Si kale aan u dhigo dhamaanteen waxaynu dul maraynaa jid siraad Qof waliba waxa uu ku marayaa camalkiisa Alle khaatumada khayr ha inoogu khatimo dhamaanteeba 😢😢😢
*_لا اله الله محمد رسول اللّه💯♥️ illhy inama cadaabo aamiin dhaha waa runtaa aadanow dadbaa cayaar u haysta ama ku kaftama balse ma oga i illhy u dhaartay umadiisa Illhy wuxuu yidhi adigu sibaad doonaysaa ana sibaan doonayaa ma noqonayso sidaad doonayso e sidaan doonaayo yeeel*
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ ) Rasuula scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤) Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔 Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY
Allow jahanamo adigaan kaa magan galny لا حول ولا قوة إلا بالله اللهم إني أعوذ بك من عذاب القبر وعذاب النار.. Aamiin yaa rabi Wll aadam sahan mhdsnd in bdn 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Cadaabtu Way jirtaa Oo run aakhiro way jirtaa oo waa run ilaahay ayaa inoo sheegay gaalada iyo munaafiqiinta inuu cadaabayo oo marka la cadaabayo gawsahooda la leekaysiinayo buurta Uxud
Laa Ilaaha illa Laah.waan jeclahahay Allah iyo Muxamed scw.isoo duceeya aniga iyo waalidkay.
illahow cadaabta naga fogay 🤲😭
Ku ducayso mar walba
اللهم قِني عذابك،يوم تبعث عبادك🤲
🙄
@@abdidahir9365 🤔
(وإذا قيل له إتق الله أخذته العزة بالإثم فحسبه جهنم ولبئس المهاد 😪😫😭😭)
Ilaahay waxan ka baryaya qofkasta o bini aadam ah gaal iyo muslim in ilaahay u naxriisto waayo cidna kama maaranto naxriista ilaahay waxnan ilaahay ka barayaya walalaheena gaalada in ilaahay so hanuuniyo, aakhirna ilaahay ha inaga nabaad geliyo cadaabkisa . Aamin aamin .
قال الله ☝🏼 تعالي " أَيَطمع كل امرئ منهم أن يدخل جنة نعيم "
CIDDI GARANAYSA WAA AYAADA UGU CABSIDA & ARGAGAXA BADAN QUR’AANKA 😭😭😭😭😭😭😭
Tafsiir:
Ma waxa uu doonaya MiD kasta Oo gaalada ka mid ah in uu jannada iska galayo😭😭😭😭😭
Allahu akbar 😢
Wll ilaahay haku sharfo ee Dr mustafa maxmuud qisadiisa noogah sheekeh wll adoh mahadsan👏👏👏
Dhamaanteen gaal iyo muslimba waxaynu dhadhaminaynaa Cadaabta haygu soo deg degina
Si kale aan u dhigo dhamaanteen waxaynu dul maraynaa jid siraad Qof waliba waxa uu ku marayaa camalkiisa
Alle khaatumada khayr ha inoogu khatimo dhamaanteeba 😢😢😢
Aamin Aamin
@@xaawaabdi3196 aamiin wll
Aaamiin ya rabi
Supxanallaah Illaahoow Jahanamaan kaa Magan Galnay😢😢
Meel baad noo buxisey adam ALLE ha noo kaa daaye 💞
Aadan khdar cali walhi bulshada soomaliyed wxbadn ayd uqabatay ilhy haku xafidho adiga iyo umada soomaliyed kuwa caalamka joogaa, wlahi dar ale ku jeclhay
lkn aadanow walalo wxan rabaa inan barnaamij kushego walipah bulshawynta anfacyha plse lambrkga wths apka isheg
AllaaH baa ka magangalnay Cadaabta Jahanaba Cadabtasi ma sahlanee 😔😔
Allow muslimiinta janadaada wada gee🤲🤲
Aamiin yaa rabi
Alx Walh wall allh haka ajirsiiyoh
Mid somalia oo ila dagan aqalka wadanka jarmalka 🇩🇪
Akhiro iyo jahanaba qiyamaha iska daaye alleba ma aaminsana usoo duceeya in alle xaqa waafajiyo
Subxaana allaah alle ha soo hanuuniyo qalbigiisaa foorarsamaye
subxanalah masajidka kuugu dhow gee oo adigu diinta ka shaqee isagana ilahay ayaa badbaadin doona hadaad u ducayso
Allow garadsiii
@@maxamedmustafe4869
Masjidka wuu kaxanaqaa ee halaygu soo duceeyo
سبحان الله haye wll alle hasoo hadeeyo
الھم انی اساك الجنة واعود بك من النار
Masha Allaah 😭😍
*_لا اله الله محمد رسول اللّه💯♥️ illhy inama cadaabo aamiin dhaha waa runtaa aadanow dadbaa cayaar u haysta ama ku kaftama balse ma oga i illhy u dhaartay umadiisa Illhy wuxuu yidhi adigu sibaad doonaysaa ana sibaan doonayaa ma noqonayso sidaad doonayso e sidaan doonaayo yeeel*
Laa xawla walaa quwata illaa billaah ☝️
Addunidan markii dadka laga halleenayo labaa laga halleeyaa
Kuwaasna waa dumarka iyo dhalinyarada labadaasna waa labada annaga mar walba dhan waxbarasho iyo dhan baraha bulshada ah waa laga tooganayaa
* WALAAL OGOW IN AY ADDUNA WIXII KA DHACAA WAA AAX DIINTA KU SALLEESAN WAANA "NABADDA"*
Mazha allah wll qalih
Waad mahad santahay
Ilahayow noo naxiirso anga iyo
Umadaad muslimiinta ah
Aadan mansha alllH 💯 qurx
جزاك الله خيرا يا أخي الكريم
اللهمّ انّا نعوذ بك من النّار يا ربّ يا رحيم
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ )
Rasuula scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤)
Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔
Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY
isoo duceeya
illahey cilmiga hakuu siyaadiyo mansha allah
Masha allah wll waa xaqiiq Allah subxana watacalaa wax waliba xikmad ayuu kaleeyhy xikmadiisa waa xikmad xeel dheer Lkn inta fahmeeso ayaa yar mahsanid wll
Allah allah 😲😲 ilaho adigan ka magn galay....cadaabkaga 😭😭😭😭😭
Waa run adanow ee wll alle ha inaga badbaadiyo dhamnteen
MncH alh wll Aadan sahan👏
Waa dax dhagahii alle hanuunshaa hanuunsan alle ayaan kamagangalaynaa cadaabkiisa
جزيت خيرا واعطيت اجرا
aqoontaadu isma qarinyso EEBE haku barakeeyo
Mansha allaah qofkikowaad
Jazaka laah ustaad aadan sahan
Aadan sahan zxp qaaliya dhabtaa ka hadashaa zxp
Adan wll qaaliya Allaha ku xafido aad iyo aad Alle waa naxaris badne awood badan wax walbana qadarkisa iyo qoralkisay kudhacaan shar iyo qayr ba
Ilahow naga qabo jahanama
Allaw noo naxariiso
Masha allaha
Masha allaah keep goin
Maashaa allah wall mahadsanid adan sahan
DIGNIIN: - HA LA ISKA JIRO WAXA JIRRA ROBOTS AMA MASHIINO UA-cam CHANNEL LE OO OO GOOGLE TRANSLATE ADEEGSANAYA SHAKINA INAGA GALINAYA DIINTEENA ISKUNA KEEN DIRAYA IYAGOO SOMALI- GAAL- AH ISKA DHIGAYA MARKAA YAAN LOO FIIRSAN COMMENTS KOOODA .! WAA MASHIIN EE MAAAHA QOF SOMALI AH !!!
Anigaba ka shakiya kuwa
Dislike Sara video diinta ka hadlya
Allaw naga badbaadi cadaabta
Maasha allaah
Mnshaalh wllky Aadn khadr cali
ilaahow cadaabta naga kori ilaahow gafkayaga iyo geeridena ha kulmin
Aamiiin wll
Mahadsanid walaL....
Aadan Sahan....
Farxadbey ii aheyd Aadanow inaan caawa kugu arko hargeysa allah haku xafido saaxiib
Wll xaguu ka joogay maasha Allh xaflad maanu qabanyn tolow
Wll waxan isku aragney hotel masalaha ku yaala wan ku farxey runtii wlhi
Masha allah JAZAAKALLAAHU KHAYRAN sheekh
Muqalkan ajarkisa allah haka abalmariyo insha allah
Abdiaziz Yusuf Mashaaalaah
ولعياد بلله
Allow naarta naga badbaadi يا رب يا الله
Masha allaah wll jazakalah allaha inaga bad baadiyo anaga ehelkeena iyo muslimiinta o dhan cadaabka
Mash alaah😭😭😭❤❤
M.a
Ajar allh
Kaasiiyo
Ustaadiii
Shukrn
Waarun walaal yaasir alle ha inoo naxariisto
Walal ilahey dartis waxa ka codsanena Ina noo Soo galiso video aa kaga hadlesid salada iyo tariku saladka
Zxp wad mahdsntahy hore usoco wlaal
Ilaahow ku xafid hno adigaba ilaahay ayaa nagu kala manastay
Adan wall qaliya
Zxp xalkaa haku sii fogaan wayo waa halis alle haku ilaaliyee
Shaafici Kabadhe
Wll waxkasta oo adanaha ku dhcaya waa wax dhigaal u ah uu alle wayne uqoray lkn kahadalka xaqiiqada iyo in aadbulshadada baraarujin maskaxeed aadku wadid haday keenayso khatarta naftaada yaa kawangsan geridu waa xaqe adoo dariiqa toolmon ku tagan inuu wadku kuu yimado .
Umadena somaliyed waxa mnta herkan ay maryso ee dhnkasta leh gaarsiiyay waa iyadoo ay yaraadeen naftood hurayashi iyo cidii dadka kuhagi lahayd xaqiiqda iyo dhabda tosan .
Inankan chnalkan kahadla aad bn kuugu hanblyeynaya wlle ugu farxay umadeena in laga helay dhlinyaro sisaado kale ufakarysa alle haku garabgalo hana kugu guuleyo hirkan aad wadid hana kayeelo ciribdanbeedkaga mid aad uwanagsan
Jasakallah macalin
Jahanama naxariis ilaahay ma aha ee waa ciqaabta alle
illaahow naga magan gaLi
Zhp alla haku xifdiyo lknse dalabkaygii wali kaaman helin cusmaan ibnu ertugal taariikhdiisoo kooban noo soo faaidee wll
Mansha allah ilaahay haku ilaaliyo wllo
Dadk qaar ma aaminsano aaqiro Shooko Barleyaa ka dhex arkeesiin jahnamo waa iga qoslisey 😃😂😂😉😀😀😀😁😁
Masha allh mahdsnid wllo 💟💞💓 dhagihi alle waansho ayaa wansan Tubta toosan ilayhow nagu rid
Mahadsanid
Mzalah walaal bore usoco add baan kuu taageraa
Sxp waxaad soo qadataa Australia guba shadeeda sxp thanks
Wllo aadanow kasoo hadal please programka countdown
Sax walaahi wiilka ru buu sheegay maanshaa allah❤❤❤👍👍👍
Ilaahay baanka magal galaynaa jahanamo meel adag waaye
ilaahaybaa wayn
la xawla wala quwata ilaa bilaah
Yaa rabbi🤲❤
Wan kula socona ustaad ee hanaga caajisin
Allow naga badbaadi cadaabkaga
Mahad zanid zhp aden 1000
Allow jahanamo adigaan kaa magan galny
لا حول ولا قوة إلا بالله
اللهم إني أعوذ بك من عذاب القبر وعذاب النار..
Aamiin yaa rabi
Wll aadam sahan mhdsnd in bdn
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Mahadsanid walaalkey
Aadan sahan wll muuqaal aad kaga hadlayso sida diinta christanka loo badalay soo diyaari sidii aad yahuudaba noogu soo diyaarisay
100k gadhsiiya please waa channel faa ido badan
M.a wall adan wxn kaa codsaday mad noso diyarisid
اللهم نجنا من النار
INA ALLAHU QAFURU RAXIM (ILAHAY WAA DAMBI DHAFE NAXIS BADAN)
HADANA WAA
SHADIDUL CIQAB
(ILAHAY CEQABKISU WAA DARAN YAHAY)
LAKIIN JANADA IYO CADABTABA ADIGA ISKU HAYA WAYO
NABIGU(NNKH) WUXU YIDHI QOF,WALIBA JANADA WU GELAYA QOF ISKA DIIDA MOOYANE MARKAS BAA LA WAYDIYEY OO YAA JANO DIIDAYA
MARKASU YIDHI NABIGU (NNKH)
QOFKII ANIGA IRACA JANADU GELAYA
QOFKI ANIGA IDIDANA WAA QOF JANADA ISKA DIIDEY
Cadaabtu Way jirtaa Oo run aakhiro way jirtaa oo waa run ilaahay ayaa inoo sheegay gaalada iyo munaafiqiinta inuu cadaabayo oo marka la cadaabayo gawsahooda la leekaysiinayo buurta Uxud
Masha allha keep giong wallkeye
Ustaad adam ✊✊😍😍
mashallah
Sxp i watched this video for English 😂😂😂😂 but thanks for you translating
Waa macquul, buug ayuu kasoo diyaariyay ustaad aadan.
Wuu ku Mahadsanyet ustaadku Masha Allah
Lknsa asiga ayaa lawadaagay ummadiisa .lkn adiga waad ka xaasiday umada kkkkkk
@@wiarwadani4432 hhhh waad ku cadaysay
Alle hakaa Abaal mariyo #cabiraha nolosha1 Aadan khadar🌹
Mnchlh aadam Alle aqontada Haku barakeYo wll
xaqiiq 😭😭
Jahanamo waa uun dhag-dheer sheeko cabsiyeed faaftay.
Alle ha ku soo hadeeyo
Ax ax alllah hakuh soo hadeeyoy kolay kuma jirtid diinteh
Mxd uga jeedaa kalmaddaa kalmaadasi waa gaalnimo ee
Allah haku soo hanuuniyo,3 mid uunbaad tahay gaal, ama qof waalan, ama qof aan waxba ogayn oo doqon ah.
Koly dadka caqliga yar kaligaa maaha ee aduunka way ka buuxaan
Yarb calamiiiin
Soono boqda chanalka xog side wuxu kasheekeya wanaag iyo sheekoyin run ah