Ujeedada Prty 16 waxaan u fahmay marketing loo samaynayey Sanaag restaurent, lkn waxay ku fashilmeen jilaaga oo cawday/dhibsaday ”price” iyo kan restaurent policy sharaxaya oo hal xal (one option) wax ka badan aan sheegin hadii qofka caqabad ku timaado.
Cuntada yaan lagu dheelin waa nicnadee in laysku daadsha waa xaraam dad ayaa baahan aan heli kari qaado bariis ah alx dhaha ee nincada halooga mahad celiyo alle😚
Walalkey ama walashy mcn hda Tahy like iisara🙏💕💖
sanaag saldanad barakaysan waa soo dhawaynayaa wixii reer sanaaga
Reer sanaag hda tihiin like dhac igu siiya alle sanaag jcliya
Waa suaal like maxay tartaa
Soomalia ahaan baa ku siiyey😋
Inta ila aragtay in maqaaxiga flimka lagu dhex xayeesinayo like ha ila dhaafin👍❤
sumaya hassan kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
been maadan sheegin huno
Cunto free ah ba lasiiyay😂
sumaya hassan hhhh wad fahantay wale
Ilaahay waxaan ka baryayaa naag majeerteen ah inaan guursado😂😂😂😂😂😂😂😂😂
maaadaman rer sanaag ahy❤ sanaag restaurant wan so dhawaynayaaa horumar wacan rer sanaag iyo dhaman dadka mesha izka leh
Pp
Sanaag yaa ila arkay magacii gobolkyga sanaaag 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇💋💋💋💋💋💋💋💋😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
ilaahay dartiis subscribe iigu saara
kkkkkkkkkkkkkkk
Wow mansha allah keep going my sister ilaahayow noo xifdi
ما شاء الله ♥ SANAAG RESTAURANT GOOLAYSTA ♥
Ilahay Dartiiz like Igu zara plz
Nimco jokar love you ina adeer calankii puntland baa igakaa muuqda gacantaada we are puntlander keep going my lovely sister
#Heesta lagu furfura riwaydan
#Yaa qaday #waanku hystaa heestan mcn
Wwwww Sanaag coffee...........👌
Nassir dhere waa yaqanaa jilitanka inta dalil kushegaya benta daya walalyal somali nimo aya wanagsan in laiskutagero
Haa aad Iyo aad.
Nimaco jookar wlhi wan jecelhy alow ku dhora inder mcn boqoradi reer puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💕❤️❤️
Ashwaq Bile hmm 🤔
Hee bayo miss
Xeer daarood kulahaa Hhhhh wlhi waa iga qosliyay Ninkan dhalinyarada ah 100%
kkkkkk
@@xasanxulbaale4250 walle caadi ma ahan Nimco jookar
Shaahi reer galkacyotka oo macanka badna malagakariya ma shaah ba shibiskadheh sigaar xata marabtid .
Naciimo jookar love you xbbti calanki Puntland baa igakaa muuqda gacanta we are Puntlander keep going sist🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱✌👌🔥❤❤❤
Puntland😍😍😍
Puntland waa meel jirtaa
Pntland🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️
Ruwayad an jclhy nimco keep going
War cuntada bisinka ku bilawa subxna allah sheydanka ba quudinesa ogaada
naag nool wllhi i like ruwayadan
meeshaa ruwaayad kuheeysaanee fiisqiiigiinaa uumaadaa kaadhaafaa
Walaalayaalow gabadhan ma nimco ayaa la yidhaahdaa mise naciima
Iikla saara bal
Walaalayaal iisoo duceeya ilahay dartiis muraad baan leeyahay fadlan🤲😔
Alle ha ku sahlo wll
Muradkada qeyr allaha ku saqiro iyo kan musliminta allaha saqiro
Somalia ha noolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kkkkk masuul ameed so qaladanteey way ii qiyanteey iyo xayasiis kujiro inta ila fahantey like isaara
WALAHI BILAHI TOLAHI WAAN
KUUSAARAY SUBSCRIBE.
WAAD DHARATAY WALAL ISAR HADABA😂😂✌❤
Waan Ku saray walalo
@@falastiishidane9076 xbbtii iisaar anna
Hala issaro kadacday
@@quuenxilajano3219 abyoy subscribe igu caawi plz
wan idin sarey dhamanten ana isaar
nimca plz abti liibaan kuso dar oo dib uso ceeli
Kan iyo naciimo ma walaalaa wallahi qosolbadanaa ninkaan
Abati Libaan Soo Celiya Waa Uu Xiisney Mr Wasalad Libaan Aaye Ku Shidneed Ruwayada✌
Ninkan jilista wuu iska keenkeenaya 😎abti wxni wa hibo alla bixiyoo
Maansha alh nimca jookar iyo naasir yare nasab rer maxamed mumin kaso jeda🤣🤣🤣
Xeer daarood kuye saxiibkaa intaa ka Sara riwayada dadka qaarbaa cuqdad qabee
Eraygaas ma ila dareentay
Tolbeelay.war wiilka kadaa disdiga raga daarod wa.madaxdii dalke
Runtaa hppti
Mansha allah nimco alle ha ku xafido amiin amiin
Jokar nolow wakuxeranhy barnamijka
Masha Allah walaalayal great video. 👍💖💖✅✅😁😁
sanaag restaurant waxaa laga helaa in alaabta lagugu dhaqo markaa neef dheylo cunto 😂😂😂😂
*Abti Maxamed Liiban Inta Tapty*
*Wasladii Kuu Xiisny*
*Riwayadii Abaar Next time soo* *labasho WacaN*
Like isku muuji 😥😥
Ninkii dhabrka iga qaniinay 😭😂😂😂
Inta Aaminsan in riwayadan abti liibaan Kusoo baxayay oo nimankan sojiidasho laheen gacanta taaga👍
Libaan waslad u yeero Masha’Allaah hhhhhh👍❤️❤️
Waa dhacdaa boom 😭😂😂😂
Xayesiin dadban iga dheh sanaag Restaurant
Ninkaan codkiisa waa ka yaabay🤣🤣🤣🤣🤣funny
Waanba kahelaaaa codkiisa
Hhhh sax axmed
@@anabh9257 abyo subscribe igu caawi plz ilahey dartii
Heestan yaqaday? #please iso sheeg
@@abdishakurabdiqadermuse6808 subscribe igu caawi plz
Wiilka waa qosol miran
Waa top wlhi riwaayadani🤣🤣🤣🤣
Ujeedada Prty 16 waxaan u fahmay marketing loo samaynayey Sanaag restaurent, lkn waxay ku fashilmeen jilaaga oo cawday/dhibsaday ”price” iyo kan restaurent policy sharaxaya oo hal xal (one option) wax ka badan aan sheegin hadii qofka caqabad ku timaado.
🤣🤣🤣🤣xeer darood maleh miya kulaha 🤣🤣allah berka
Kkkkkkk Mnshlh filmkan u wngsnyahy thank you
Cuntada yaan lagu dheelin waa nicnadee in laysku daadsha waa xaraam dad ayaa baahan aan heli kari qaado bariis ah alx dhaha ee nincada halooga mahad celiyo alle😚
WAXAN XASUSTEY BARI.LA IGU XALEY DUSUDA WA WEN INTEY KU DHACDEY LIKE 🤣😂
tii aad liiban iyo rooda lamatalaysaan rabnaa naciima😭😭😭😭😭😭
naciimo ruwaayadan wey macaan leheed lakiin rageeda maadan keenin .
Sax waye wlhi wey macanan lehed
Riwaayada dhan ninka iska qaylinaya u nacay wlhi talent jiliin malahan uu is qasbaya abt liiban mr waslad waa u xiisnay
Wlh waad Ila aragtay abti liipana kashidna
Qofki 150killo
Riwaayada hadu kuso laabto waaba lanacayaa riwaayada viewskeeda wuukacay marku katagay
Faraha iskadhaqa oo bismilaah dhaha
I just eat food from there 👌excellent service
zakariye jama 🤣
zakariye jama 😂 mee
Masha Allah ilasoxarir anislasocunteine
Riwaydaan libaan baa ku fiicana jitankeda ninka danbe kuma fine plz wazlad soo cesha
Walee waan kula Socdaa nimco jokor Qosol IYo Qaraaxo nimco ugu Taga Hhhhhh🇸🇴🇸🇴💪
Kkkkk kan iyo nimco jookar wlh ciidoda meel laga qaady comedy
Digsigaa waa kii Neefka lagu kariyey madax la gal😂😂😂😂
Yasiin ducaale mr qoslaaye😁😁 ninka digsida sifac ugu dhaq
Ruwayada mahin ee xayasiin iska wata 😊
nimco jookar ina adeernimo kugu wata jila jira ba thy horay u soco
Inta reer Somaliland like ii saara qurbo joog iyo dal joog ba👍
Wow keep going im puntlander girl we are puntland wow love you happyc26 june Somalia love you nimo jokar💓💓💖💖💖💖💓💘💘💘
Asc masha allah nacimo abayo wan kusalamay horay u soco
l love you Al
Gabar shiikhaal ah iyo nin warsangali ah oo isqaba aya iska leh wasladooda caadi maha wale this week waa tagenaa
axmed mohamud yaa kuyiri sxb
@@farxiyosimanfarxiyosiman882 walal customer aya ka ahay
Abti libaan ogu yeera waslada
Waraabe ka san dheer abtiga.
War kan fillim ma ahan ee waa xayeeysiin maqaayada loo dhigaayo ee naga daaya cashada meey lacag la.aan ku cunten iga dhamaada like
Abti liibaan hala keeno halkan isagaa waslad jecele
Hhhhh nimco fanany
abti liibaan ugu yeera neefkaan dhulka ha u fariisteeeeeeeee
16 sanaag restaurant le ku xayeysinysen😆😀 wax kle uma jeedi
Wallaaleey sidaan maxaa ugu marti qaadiwaysay Liibaan Waslad ?!
Hhhhhh War ina adeeroow Xeer Daarood iyo wax ma jiro miyaa kulahaa
Xeer Darood ma jiiro miya ku laha kkkllk
Farxada 26da June darteed subscribe igu siiya dadkaan ka dhashoow
Xeer daaroodiyo ma jiraan miyaa ina adeerooy 😅😅😅
Kkkkkkkkkkkk kuwani waa xarabo cadiya nimco noolw
13:05 xeer daarood majiro miyaa kulahaa waryaa nasir meesha ma LEELKASE leh
Xeer daarod majiro mia😂😂wali xerkaz ma garin SANAG😅😅
Kan ma nuuraayo.
Hhhhhhhhhh xeer darood majira miyaa ayaa laga keenay dheylada waa laga dhaacay
Ar sanaag restaurant i geeya aan gobolkaygii ka dhex arkee thanks jookar
Qeybtaaan waxa lugu xatesinoyaaa maqayada
kii ixii lahaa ee Cali xaraare ka ag qixii lahaan jiray baa sanaag Resturant Furtay😜
Digsiga madaxa la gal 😂😂😂😂
Gabalkii bey igu so dumisay ku yeh😂😂😂 nacima joker wey ka reysay🤣🤣
Ma waxby xayaysiinayaan misee film by dhigayaan
hestan magaceed
Darood 😂😂
Wazir buahaa hadal iga qosliyay
Tartip hada u hdsho ma dhimanesa kulahaa 🤣🤣🤣🤣 jokar cadi ma ahn
Bishii ban hal neef cunaa😂😂😂
Mansha Allah
digsiga dheq kadhaxbax dhagbalaar kaaraayse kkkk
Naciima calanka puntlnd bay qabtaa❤ punt-landerd dhaba Weliba MS kaleh dhul udug Naagta ka dhalaty Horay usoco
Jinjin miyay kaqabtaa
Kkk baayo il dheerida anba ma arage
Nimco Jookar sistry Dadka Riwaayada kula wada Hadalka u ogolow
Warun kaligeed udhertahay intey gurigasto markeey hadleyso jaanis sii dadka kale
Waa toobkii yaraa ee fb laga xayaysiinayey😁