DEGDEG XALANE DIGNIIN QARAXYO CULUS MAGACYADA 10 GOOBOOD LAWEERARAYO,SHIRQOOL CULUS SHACABKA XAMAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024
  • DEGDEG XALANE DIGNIIN QARAXYO CULUS MAGACYADA 10 GOOBOOD LAWEERARAYO,SHIRQOOL CULUS SHACABKA XAMAR

КОМЕНТАРІ • 34

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 2 місяці тому

    Masha allah habo horay soco Somalia guuuuuuuuul Somalia cadowgeda allah jabiyo guuuuuuuuul guuuuuuuuul Somalia cadowgeda allah jabiyo

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 2 місяці тому +1

    Ilaheyow qarax dambo naga wada xijaab anaga intiba muslin ah amiin yaarabi

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 2 місяці тому

    Masha allah habo horay soco

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 місяці тому

    no more xarunta xalane Somaliya, my Allah bless you bro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 місяці тому

    Maashalaah gabadhaas geesiyada ah sida ay u hadashay eey runta u sheegtay car halahelo nin raga iyo masuul soomaaliyeed u hadla qey adiibtey xalane yaa Baloo dhani kadoo flushable shacabku haku mudaharaadeen in la xiro oo gaalada xirateu laga masaafuriyo

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 2 місяці тому

    Xaland wa mesha laababulo xaasuqa dadka somali cadowgeda unada dhameysay allah wa in laysa xeeliyo 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 місяці тому

    SOOMALYA WÂA LA QABSADEY XALANE H AYSATO. UN SOOMALİ YA AMAAN MAAHAN inladhoho ayaalarabaa waanalagu fadhinaa??🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜✌️

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 місяці тому

    Warunta xasan sheekh isaga kaa danbeya

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 місяці тому

    Qaraxa XALANE waaye ajaanibta XALANE degan ilmaha SOOMALİYA lawaayay aygaa si ay soomaliya uga bixin XAlANE garaaca ilaahay nafta qaado 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️✌️✌️

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 місяці тому

    ilaahaya haka qabato shacabka xasan dhiiqo iyo xalane waa is og yihiine 😟

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 місяці тому

    Yaa uu shegey koxdan xalane ,iyaga qorsheyey shacabka naa dhulka Ethiopia haa uu dhafan😢

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 місяці тому

    Yaa rabii markaya yiraahadan dawaladan codosi u dirayana baan layaaba shacabka😏

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 місяці тому

    Kaca somaliyey xasan sheekh kabilaba

  • @AbdiweliN
    @AbdiweliN 2 місяці тому

    Niyow dalinta waxan kubararujin iney gadtan goriga oo xalane laweraro

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 місяці тому

    Madax weynaha soomaliya dhulka ayuu nagu jiiday waa duli kunoo low yaaladhif falastiin dhagaxey uqaadatay hahuuda soomaliya na geesinimo maleh,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 місяці тому

    SOOMALİYA maxaka qaldan ciqaab ilaahay miyaa dhiiga ilmaheena miyaa Ka aamuska xaqa miyaa dulmiga aanyeelnay miyaa diinta la ilaawey miyaa habaarka hooyada miyaa miyaa miyaaaa?🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️🙏❤️💛💛💚💚

  • @إلهانأحمد-ي4ب
    @إلهانأحمد-ي4ب 2 місяці тому

    Kaalay adi yaad isku diraysaa bal ii sheegbo

  • @إلهانأحمد-ي4ب
    @إلهانأحمد-ي4ب 2 місяці тому

    Igana raali noqo

  • @SafiyaJamile
    @SafiyaJamile 2 місяці тому

    Xalana dadweynaha xamar hala aado an so xidida siibno

  • @fadumaIsmail-f1n
    @fadumaIsmail-f1n 2 місяці тому

    Xalane waadhimiratad somaaliya .

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 2 місяці тому +1

    Dignita xalane wa ogaysis iyo afgarad ka dhaxeya iyaga iyo poliska joga isgoyska 😂

  • @God-p5x
    @God-p5x 2 місяці тому

    Hasan.mawadikaro.danihahodhibo

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +1

    Gaalada xalane Ku xaraysan ayaga Qaraxyada Ka danbeeya wàayo yaa U sheegay hadaysan iyagu wax qarxinayn war mesha dowlad kama jirto

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 2 місяці тому

    Horta jaamac baadi DNA malaga qaaday wali

  • @jamalcarbone6173
    @jamalcarbone6173 2 місяці тому

    Xalne halgaalooo

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 місяці тому

    Waxaa dhalinyarada io wadanka io askartii loo baabiyey in muqdisho cadaw la wareegay oo Abiye waxuu arkay inaysan soomalia waxba ka qaadi karin oo la iibsaday

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 місяці тому

    Xalane waa in la burburiyaa,waa ayo?iyagaa ka dambeeya,waxaa ogeysiiyey?shan baabuur baan soo wadnaa weeye!!

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому +1

    ?? Yaa iyaga usheega inay qaraxyadu goobahaas kadhacayaan? Aaway kuwii uxil saaraa amniga Sanbaloolshe qabyaaladayste?

  • @إلهانأحمد-ي4ب
    @إلهانأحمد-ي4ب 2 місяці тому

    Hadaa nahay ciyaal xamar

  • @إلهانأحمد-ي4ب
    @إلهانأحمد-ي4ب 2 місяці тому

    Hadda dhaw ayaad xuriyad hesheen marka naga daaya dee Cabsi cabsidaa nagu wadaan ok

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers 2 місяці тому

    Huwuye futomdobe 🤮

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 2 місяці тому

    Masha allah habo horay soco Somalia guuuuuuuuul Somalia cadowgeda allah jabiyo guuuuuuuuul guuuuuuuuul Somalia cadowgeda allah jabiyo

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 2 місяці тому

    Masha allah habo horay soco Somalia guuuuuuuuul Somalia cadowgeda allah jabiyo guuuuuuuuul guuuuuuuuul Somalia cadowgeda allah jabiyo