Muuqalka si fcn ayad i duubty . Waxaad ku darta codkaga ado no sharaxaya halkaad marayso iyo macluumaad kale. Dad badan aya kuu daawan doona . Tusale: Waxan ka si baxayna wadada galbeed uga baxda magalada garand hadi H. Fatima mesque ilaa control ka waxaan u socona ama aan gadhanayna ilaa halkaa waxaan ka soo qaban dooonaa sidaas ( waxaas). Waxad arki donta inay dawadaan 1k or 2k ama 10k. Wa
Manshallah hargeysa cadeey
Masha allllah reer hargaysa iyo reer somaliland noooooolaaada❤ ooobarakooba ilaaahow hargaysa barakee aamiiin yaa rabi❤
MASHALLH MAGAALADAYDİİ ALLAW DHAWR
Masha alaah jig Jiga yar ayaad nala wadaag tay
Muuqalka si fcn ayad i duubty .
Waxaad ku darta codkaga ado no sharaxaya halkaad marayso iyo macluumaad kale.
Dad badan aya kuu daawan doona .
Tusale:
Waxan ka si baxayna wadada galbeed uga baxda magalada garand hadi H. Fatima mesque ilaa control ka waxaan u socona ama aan gadhanayna ilaa halkaa waxaan ka soo qaban dooonaa sidaas ( waxaas).
Waxad arki donta inay dawadaan 1k or 2k ama 10k.
Wa