RUUSHKA OO DHUL HOR LEH LAGA QABSADAY | PUTIN OO WALI AAMUSAN | XAMAAS OO QAADACDAY SHIRKA DOOXA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @AbdullahiXaashi-c8y
    @AbdullahiXaashi-c8y 2 місяці тому +3

    Ruushka haguuleysto

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 місяці тому +3

    Guul ruushka ❤🇷🇺❤🇷🇺❤

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 місяці тому +3

    ILAAHAYAW UU MUSLIMAA PUTIN &CIIDANKIISA

  • @ProSHARMARKE
    @ProSHARMARKE 2 місяці тому +3

    4:55 ruushka ciidan la aan mahayso

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 2 місяці тому +5

    Xasanow anagu waxan lajirnaa ruushka

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 2 місяці тому +5

    Walee ruush baaanay si sahlan kaga guulaysan waxani waa khidad military 🎖️ oo fahmi mayno inagu

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 місяці тому +3

    Allow gargaar Rushka iyo falastiin

  • @RaheesMohamud
    @RaheesMohamud 2 місяці тому +2

    Sxb dhulka rushka laha qabsate wa xafado ee mahan dhul ad u weyn watbahinta her galbedka beentoda haso ururin Putin waxa u kawarsuga wa dorashada mareynk.

  • @Saaxibulquraan-zn9oz
    @Saaxibulquraan-zn9oz 2 місяці тому +3

    Idacada buulo xubey inta ila jecel like 👍 ❤❤

  • @IstarGaaciye
    @IstarGaaciye 2 місяці тому +2

    Ilahey amarkiis rusha ayaan lajira aniga hadalkana kuma farxi hada 😢😢

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 2 місяці тому +2

    Ruushku wuxuu doonayaa iney si buuxda gobolka ugu soo xoroodaan ciidamada.yugreyn ka dibna uu buufiyo

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 місяці тому +1

    Armuu ruushku inta xanaaqo uu madaxweynaha yukreyn dila ama xasuuq ba,an geystaa walee waxbaa salag leh

  • @AbdullahiXaashi-c8y
    @AbdullahiXaashi-c8y 2 місяці тому +1

    Falastiin xuutiyiinta alqazaam ansaarullah saraayalqudus xisbullaah dhaman ciidamada islaamka oo garab siinaya walalaha falastiin oo dhulkoda lagu heysto illahey cadawgoda cagta haka hosmariyo

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 2 місяці тому +1

    Ruushka ciidan kuma yaree gacan wax wey ugu qaadi waayeen af mey wax kaga qaadi karaan ruushka yukreyn wuxuu kula dagaalamayaa reer yurub iyo mareykan is wata dhanka xamaas wey ku saxan yahay iney shirkaas diidaan

  • @Mohkh647
    @Mohkh647 2 місяці тому

    Asc hadan osman sxb alle mahad leh. Waxn ku leyhaya thank you ❤❤❤❤❤

  • @Anahar-j9k
    @Anahar-j9k 2 місяці тому

    Cidan dhulkood loogam guleysto wixii dulmi ku duulo ilaahay baa jabiyo reer Palastiin ilaahay guusha ha siiyo waa geesiyaal garab waayay

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 місяці тому +1

    Ruushka way u qayileen netto 😂

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 місяці тому

    Malha ruushku diyardo casriya iyo huba casriya manta maha wakhtigise oo hubka lagu daglmaya waa huba casriya ruushku halsa wayn ayu kujira

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 місяці тому

    Ina mosko lagabsado am lagarco oo ladugeyo waya fududhaya hubkisu waa mida gabobaya walhe imka wxa lagu daglmaya waa huba casriya

  • @faysalabdallah989
    @faysalabdallah989 2 місяці тому +1

    Ciidanka Ukrain waa lagu baa biyey telegram hadaa aragto wax lagu dhigay ciidanka ukrain waa yaabee
    Lkn teer galbeedka way qarinayaan

  • @MaxamudWardi
    @MaxamudWardi 2 місяці тому

    Rush ka karto ciidan ayuu wadaa quwada Ukraine inuu kala Jaro ayuu rabaa

  • @sujeinvestorslmt8559
    @sujeinvestorslmt8559 2 місяці тому

    9 cisho

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 місяці тому

    Ruushku waa qayaanayaa Ukraine wuxuu rabaa ineey soo galaan gudaha oo uu ka xiro jidkii hore oo ay kasoo galeen kadibna uu ku gubo meeshooda

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 2 місяці тому

    Kun hade ladilay mxa so hare

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 місяці тому

    Rushka waa labunbunya maltare ahan malha cidana iyo diyardo casriya 20 sano yugrin kamo adkan karo

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 2 місяці тому

    Ruushka wuxu dagaal kula jiraa Nato .iyo usa .yukreen mar horu kuluq luqa laha

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 2 місяці тому +1

    Waa iney qabsadaan ukriane moscow deeto aynu dal dalno eyga waalan ee putin wuxuu khatar ku yahay dunida xorta iyo ta caalamkaba

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 місяці тому

    Nato weeye ma yukren maya maya maya waa nato awoodaasi weligeed mayeelan karto awoodaasi cida wax qabsaday waa nato

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 місяці тому

    Zelenski waa beenaley sakhraan

  • @cabdiqanideeq7266
    @cabdiqanideeq7266 2 місяці тому

    Waar beenta dadka kadaa inkaar qabe warkaad sheegayso meelna kuma qorna

  • @ZAHRA-pl3ch
    @ZAHRA-pl3ch 2 місяці тому

    ukraine👎👎👎