sheskadii reer hebel ayaa dhul balaarsanaya wey soo dhamaadey reer reer dhul ka qabsan kara horey ayaa faaiida looga keeni waayey mana rabno jidkaas in dib loogu noqdo ahmed ragii la mid ahaa dalka waa laga nadiifiyey
Xamse iska ayaa u dhimanaya arrinkan hadda socda waxaana iman doonta inuu isga oo qaawanna ka bixi doonaa sida ugu dhow sababta Jubaland iyo Puntland ayaa xilka loogu dhiibay. Meelna ma gaadhsiin karo Xasan xaaraan-quute. Waxaa iman doonta maalin Jubaland ku dhawaaqdo in ay tahay Jumuuriyada ka madax bannaan Somalia.
Axmed madoobe(asaasaha Al-shabaab) wuxuu bilaabay tuugsi dadban o uu leeyahay Farmaajo ya US$ 20,000000 i ogolaaday, wanna iska diiday......!!! Taasi macnaheedu wa wax haley siiyo. Farmaajo wa waddani intaa ka adag xaqiiaq.
Waan ka xumahay allaa nabsi baxsiin aamiin
Qabiil qurunweye kharan ayaan ujednaa asigaane naga badan
Mahadsanid ,waa muhiim in lagu baraarugo waa arin taabatay qoskasta please sii wad dadaalka aad ugu doodeeysid dhalinta mustaqbalka ❤
Jazaakallaahu kheyr wlaalkeey.
sheskadii reer hebel ayaa dhul balaarsanaya wey soo dhamaadey reer reer dhul ka qabsan kara horey ayaa faaiida looga keeni waayey mana rabno jidkaas in dib loogu noqdo ahmed ragii la mid ahaa dalka waa laga nadiifiyey
Wlee dhigmiirashadan wey jirtaa aneybo igu dhacday wllyal😢
Guul guul insha Allah Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guul guuul guul guul soomali
Haye la arki doone
Axmed madowe wuxuu sameyey Qaranka ayuu Qayamay
Waa benwaxad shegaysa
Guul Guuul somaliya
Dowladda dalka iyagaa ka mas’uul ah hadda
Dhibaatada jirto waxaa waaye xukuumada madaxweyne walbo oo kursiga qabtey iyo waziir yaasha caafimaad ka regulations Kuma sameyni health sectors ka dalkeena
That's why dhiig miirato internship ku sameyso xadgudub medical practitioners yaasha jaamacadaha kasoo baxay ayaa badanaayo
Hadii waziirada caafimaad ka mamul gobaleedyada iyo xukuumada dhexe ey shaqadooda gudaneynin muwaadinka wax barteyna mustaqbalkiisa Laga fikireynin sidee ayuu dalkaan ku heysan donaa aqoonyahan yashii wax u Soo bartey?? Ama waxaa lasugayaa in health sectors drainage ey somalia kadhacdo?? Oo inta wax baratey dalal kale ey kaga faaideysan donaan aqoontodii??
Wazaarada caafimaad ka waa in sharci ey ka'sameyso internship manipulation ka socdo..
6 bilood kabadan qofka hadii uu aqoon korsi sameeyo waa in mushaar loo qoraa
Ilaahey xukuumad shacabkeeda ushaqeyso hanasiiyo waayo run ahantii waziirada somalia wax ey ummada somaliyeed uqabteen oo la'arki karo maba lahan Soo Ilaahey ayaan idinku dharshee sidee somalia ey ku hormari dontaa hadii wax walbo qabyaalad, musuqmaasuq iyo maxaa iga galey aniga teyda aan kafikiro hadii ey noqotey the norms??
Wabilahi towfeeq ✌️
Waxaa xaqiiqo ah in allah swc garab siinayo qofka la dulmiyay(laga gar daranyahay) waana ballan- qaad rabigeen . halla muujiyo sabir.
Tanoo kale ee Isbitaalada kajirta waa ADDOONSI ee maahan dhiigmiirasho .
Subxaanalaahi waa cajiib
Xassan shk waxu qaxiye qabuurihi waxuu qaxiye masakiinti muqdisho waxuu laye sarakil iyo cidamadi qaranka asago rabo inu qato misarkodi mantana daayarti dalka wax kubaratey aya ooynesaa😢😢😢
Qofkii kowaad like isaar😢
Wadanka Moxow ladagi layahay leenahay Dadka leh Hospital lada Maxaa lagusheegi😂 Karaa Diintay haystaan Dhididka Masakiinta Yaa u xalaaleyay Gaaradii Ayaa Dad Shahaado Wadan. Shaqo Markaysii nayaan Siiya training iyo Mushaar aan Naaqis Ahayn ilaa 3 Bil iyo kabadan Allah Masakiinta Hakaqabto
wellcome to fight bro one of as will be winner
Xasan iyo xasan soo sirtii somalia kenya maysan gaynin
Xamse marxuum wax kuwaso raadso
لعنة الله عليك
Kkkkkkkkkk war naga tag maskiin
Wariye qofka dhaqtarka ah darajadiisa waa master. Bachelorka shaqo dhaqtar ma qaban karo.
Xamse iska ayaa u dhimanaya arrinkan hadda socda waxaana iman doonta inuu isga oo qaawanna ka bixi doonaa sida ugu dhow sababta Jubaland iyo Puntland ayaa xilka loogu dhiibay. Meelna ma gaadhsiin karo Xasan xaaraan-quute.
Waxaa iman doonta maalin Jubaland ku dhawaaqdo in ay tahay Jumuuriyada ka madax bannaan Somalia.
Ader xasan maxamud horeybu uso weraray jubba land wuna ku fashil may mantana xamzi jogaitankasi ku heli mayo wuxu horey uwayay...
Hawiye ayaa darood kusoo duulay Xasan waa lasoo qaban doona
WAA IN LASOO QAQABTO LANA XIRAA CUSBITAALADAASKA XUN XABASHIDA IYO ALSHABABTA WALLAAHI LEYSKA YEELI MAAYO WAANA LA CEEBEUNAYAA SHARCIGA BAANU HORGEYNEYNAA MAXEY YIHIIN BAHALADA NACALLAA KU YAALE WAR MACALINKIINA HALASOO TAAGO MAXKAMAD SAAS LEYSKA YEELI MAAYO QOOQANAYAASHA YUHUUDA AH EEN XISHOON HALASO QABTO WALLAAHI DHALLOOYIN BAA CABSIIHAA WAX MA TARAHA HADEYSAN DOWLADA ALSHABABTAN WEJIYA BADANKA AH SHARCIGA LOO TAXAABINQANAASIIRTA WAABA HOOGE CADAABKA ALLE IDINKU FOGER😮
Xamzi iyo Hassan aya war walba Kenya la wadaagaya ee iyaga khiyamo qaran ha lagu qaado
Aad iyo aad waxa kalia e soconayo wa hadalka dowlada somalia
Asc wasaridii Cafimadka ma macgac u yaalbaa Mhadeysan aheyen mey ogaato isbitada iyo dadkey shalaleysiyeen
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hhhhhhhhhhh sxp adero Hassan sifican ayad u taageertay
Kanya waxa axmad ku kibriyay weye soomaali hala garaco axmad iyo kanya khashinka
War isbitaalada waxa kashaqeeys DHAN wa free sannad hda free ugu dhaqeydo o dhahdo lacag isiiiya walagu burina midkle o baratiha eh ayey Soo xareysanayaan saas ayey ku shaqeystaan wllhi dhip wayaal io kutumasho soomali ayaga is gumeesta wxbo Yan ladaalin dhipka wadanka kataagan soomali Aya usababa banaanka ogama imaan
sidasi ayu ku guledtay ahmed madoowe
Axmad juba jakuula jikomadoobe
Hhhh ninkan ma caruur buu la hadlayaaa
Xamze Barre iyo Xasan Gurguurte waa laga adkaaday ciidankii Raaskambooni ay geeyeen Xamar inay kuceliyaan lagu amray
Hhhhhhhh huuhaa
Maameeladii hasan madharge dhib aan ahayn dalka kma jiro
Sxb walhi waa runtaa ispitaal madino dad shanzno joogay hdana laceeriyey
Waa haran arxan laawe ka heray argagixisada waa shaqsiga kaliya maamulkisa somaray aan wili labadalin 14sano 😂
Wan ogaan doona cida soqabanasa beenta iska daayaa
Arinta ardayda gaar ahaan bahda caafimaadka waa dhibaato lagu haayo ardayda wlhi inta aan og yahay oo dulmi Io gardaro looga haayo Maskiin taasa maalin ayeee kasoo baxeysaa hal sano waa wax la garte lkn Kadib ne xaquuqo ma lihida waaa tuugo nimo hada waxaaa kusoo biiro bankiyada dalka oo bilaawe howshaasa in leys Ku shaqeysto kadib lagu buriyo
Axmed madoobe(asaasaha Al-shabaab) wuxuu bilaabay tuugsi dadban o uu leeyahay Farmaajo ya US$ 20,000000 i ogolaaday, wanna iska diiday......!!! Taasi macnaheedu wa wax haley siiyo. Farmaajo wa waddani intaa ka adag xaqiiaq.
Ar aqli xuma . Xassan sh iyo groupkoda.
Manta wa xaraan ,shalayna xalaal bay ahed
nin yoho ilahay madkaa baqdid waxaad ledahay ilahay ugaa baqdid
Axmed madoobe Waa maxishoode , waa in lasoo xiraa
Maqosli karo waxad noshegtay waxad jeceshahay
Been in aad wariso wax kaso galaya ma garanayo anigu
Warkan waa warkii moryanta
Horta afka maxaa kaaga dhacay
😅😅😅😅😅😅 war lagu qoslo, riyo maalmeed
Wariye.waabeentaa..rw.xamse.wuukuhungoobay.rajadii.kenya.runta.ayaaloosheegay.ciidankaa.kuceli.xamar.ax.madoobana.waa..shaci.ayaalayiri
Hadalkaan waa hadal weyn ispitaalada magacaaw
dibu habeyntu waa xildhibano waysla ah halagu daro jubaland miyaa❓
Been baad kasheegtay kuma naqaano namana matashid ayaa lagu yidhi abgaal iyo xawadle kala celiya ta axmad ayay noqon
😂😂😂😂😂
😮😮😮😅
Been badan waa cell box
Sida wax loqoro sobaro, Ahmed walagasari Jubaland InshAllah
Wey naga go an tahay in kan laso afjaro 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Huuhaaa
Qolabaa atkaan
7787
waxbo kama qaban karro
Beenaale
Nonyahow waan ku dhagaytaa
Adiga waxaad tahay wariye sax ah oo war lagu kalsoonyahay baahiya
Mahadsanid adeer gacaliye
CUNUGAAN XASAN DHIIQO MOORYAANTIISA ADEER XAMSE IYO AXMED ISMA HEYSTAAN MEESHAAN NY USC IYO DAAROOD OO DIIDAN IN DHULKOODA AY KA QIXIYAAN BAA ISKU HEEYSTO KISMAAYO.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😂😂😂😂😂