Aj Family waa fududahay in arinkaan uu iska af jaro, 1-Aj Hooyadiis iyo Aabihiin iyo Walaalahii, Qaraabadiisa in eey yiraahdaan anaga ayaa dhalnay 2-Aj in uu mamadaan ku qanciyo DNA, Waa isku egyihiin ma shaqeeyneeyso, Tol iyo Abtirsiimo uu leeyahay Qofkasta oo Somaali ah, Xaafadii uu ku soo koray,Dariskii marka Allaha sahlo, Mahadsanidiin.
NINKAAN HORTA NAAGTIISA HAKA SAARO MEDIA WAAYO WAA DHAQAN XUMO SUBXAANALAAH
Aj Family waa fududahay in arinkaan uu iska af jaro, 1-Aj Hooyadiis iyo Aabihiin iyo Walaalahii, Qaraabadiisa in eey yiraahdaan anaga ayaa dhalnay 2-Aj in uu mamadaan ku qanciyo DNA, Waa isku egyihiin ma shaqeeyneeyso, Tol iyo Abtirsiimo uu leeyahay Qofkasta oo Somaali ah, Xaafadii uu ku soo koray,Dariskii marka Allaha sahlo, Mahadsanidiin.
Aniga waxaa jirta gabar uu dadka caadiga iska daaye ,Aabahed uu gabadhiisa imooday marka isu ekanta waxaa ka muhimsan in xaqiiqada ,laga gaaro howshan oo aan laga macaash raadinin
AJ 9 jir sow qof wayn ma ahan anigu fasalka 4 aad ayaan dhiganayay markaan 9 jir ahaa wax baa khaldan
Waa yusuf kii 2baad
Kii barigii xaguuku danbeeyay isagoo jigjiga jooga iigu danbaysay
Aniga will iyo Gabar iyo nin iieg baa jiree ma ayagaa idhalay
War islaantu wuu ka faanaayaa
waa yaab🤔 aakhirka waxay tagaysaa in qoys kiisa lakala yaaciyo🤔
War Reer Abtigey maxey ku falayaan dad aan asalkooda aan aheyen.Fartii waxuu ka dhigey Wax dagaaladii.
horta DNA ga yaa sameeyey oo askumey???
Dadka isku eg oo dhan waa dad wax isku ah soomaalidu waa walaalo iyo isku nasab
DNA ayaa maanta lagu kala baxaa
DNA halaga qaado
saax
War iska aamusa Soomaalida waa eey is dar darsadaanee oo dabO0O idiin kala gaar maadan kala lahaanin waligiinee😂
Sax
DNA dadka korsadey
Xaqbey kuleeyihiin
Waalid dhaleyna inuu inkiro
Maaha labadaba haxaqsooroo
Wayjirtaa ddbadan ayaa qaxii
Lumey kuwo waa lahely
Kuwona waa lala yahey
Wiilkaan reerkas waa u egyahey runtii subxaan allah