Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Alle xafido shekh maxamed umala
Mashallah
Ana qabiil idhi uf iyo wixii aaminsanba
Masha alll
Talooyin anfacaya noolashaada dhalinyaranimo.*1. Hasamayn shukaansi adiga oo ay noolashaadu tahay mid qasan. Horta noolashada hagaji.2. Dhis oo samee caadooyin iyo nidaam joogto ah. Seexo 9.00PM oo soo toos 4.00AM subaxnimo maalinkasta. Hel hurdo kugu filan.3. Samee waxa loo yaqaano; (self-discipline) ( is-edbin nafeed) adigoo qaadanaya carafta iyo qabowga subaxda hore yimada waxaana nasiib u yeesha inta goor hore kacda.4. Jooji iska daba socodka waxa naftu jeceshahay oo mar walba ka hormari waxa muhiimka ah kan raaxada ah.5. Qur'aanka dib u xifdi oo ilaali hadaad xifdisan tahay. Wuxuu xanuun baabi'iye ka yahay dakharada soo gaadha qalbiga. Sidookle ilaali salaada oo jamaca ku tuko mar walb.
❤❤❤❤❤
Numbrka laga waydiiyo suaalaha sheekha
Alle xafido shekh maxamed umala
Mashallah
Ana qabiil idhi uf iyo wixii aaminsanba
Masha alll
Talooyin anfacaya noolashaada dhalinyaranimo.*
1. Hasamayn shukaansi adiga oo ay noolashaadu tahay mid qasan. Horta noolashada hagaji.
2. Dhis oo samee caadooyin iyo nidaam joogto ah. Seexo 9.00PM oo soo toos 4.00AM subaxnimo maalinkasta. Hel hurdo kugu filan.
3. Samee waxa loo yaqaano; (self-discipline) ( is-edbin nafeed) adigoo qaadanaya carafta iyo qabowga subaxda hore yimada waxaana nasiib u yeesha inta goor hore kacda.
4. Jooji iska daba socodka waxa naftu jeceshahay oo mar walba ka hormari waxa muhiimka ah kan raaxada ah.
5. Qur'aanka dib u xifdi oo ilaali hadaad xifdisan tahay. Wuxuu xanuun baabi'iye ka yahay dakharada soo gaadha qalbiga. Sidookle ilaali salaada oo jamaca ku tuko mar walb.
❤❤❤❤❤
Numbrka laga waydiiyo suaalaha sheekha