DAAWO Xasan Sheekh oo Sirtiisa Banaanka la Keenay iyo Cabdi Waal oo Sheegay in

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 156

  • @qadiijomuse7479
    @qadiijomuse7479 2 роки тому +17

    Xasan shiikh markuu joogey inta xildhiban iyo madax la diley baa ka daran xoolihii dadweynaha ilaahoow xasan shiikh iyo mid la mida madaweyne ha noga dhigin. Iloohoow masaweyne dhulkisa iyo dadkisa jecel noo door waa dhibtonaye raga somaliyeed raga kale ee aduunka lamid ma ahane waa kuwo uun yaqan wax la xado ama la dilo.

    • @munoxirsi8797
      @munoxirsi8797 2 роки тому +2

      Viva xasanshiiq maxamud cadowgaa cagta hoosteeda

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 роки тому +1

      Yaab Hasan Sheekh waa geesi wadankiisa wax ku baratay Somaliya kasaray ku meel gaar ee ayana been lashegiin haddii wax ladilay laga hadalayo waqatigaan wax bal xisabi

    • @Saciid-vg6xd
      @Saciid-vg6xd 5 місяців тому

      8:55

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 роки тому +11

    Subxaan Allah waxa maanta dhib qaba ninka xaaskiis iyo caruurtiis dhaqaale uun shaqeysan siinaya ninkii dalkiis dhaca dadkiisan dilo Akhiro ayey xisaab taal Aduunkaaan waa laga taga

  • @AhmedALI-yd5wn
    @AhmedALI-yd5wn 2 роки тому

    MD madaxweeyne maxamed cabdullahi Farmajo guuuuuuuul. Allow Farmaajo ugu dhig laf dhuunta u gasho tuugashaani, qaranka dhacaya oo shisheeyo wadanka gacanta rabaan ineey u giliyaan

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Рік тому

    ax ax rabiyoow noogar gaar yaa waduuud✋✋✋✋✋🤚😢😢😢

  • @sali6052
    @sali6052 2 роки тому +3

    Abdi waal
    M/Wayne xasan shekh
    Somalidu way taqana e haku daalin
    Hada waa musharax codka
    Codka sii ama u diid
    Intaasun
    Isagu wuxu leyahay waxban
    Hagajiyey
    Marka wax waa sax wanakhalad

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 роки тому

      Qabyo ayaa utaal xasan airport ka ayaa uharay si uu uxaraasho ee codka halasiiyo

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 роки тому +11

    Mashallah ninkaaan runta ayuu ka hadlay laakiin xisaab Akhiro ayey taal Eleborka muqdisho basaska la raaco yaal leh Allah laga qabto kuwa dalka iyo dadka dhacaya Aamiin yaraabi

  • @farttunafm3595
    @farttunafm3595 2 роки тому +5

    Xasam shiikh ilaahoow hanagu soo noqin wuxuu ahaa qof aan shacabkiisa u naxeymin

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 2 роки тому +1

    Professor Xassan Sheekh aabaha democratiyada halyeey Qaran Allaha xafdiyo 💯👍❤️❤️💯🇸🇴🇸🇴💯🎉🎉❤️👍👍

    • @abdifatahali428
      @abdifatahali428 2 роки тому

      Saynab
      Qaranimo ayaa ku deeqda xassan taariikhdiisa waa mugdi .

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 роки тому

      Xasan democrats shaqo kumalaheyn qarana maaheyn taariikhda ayaa waxkastaa qoreysa wuxuuna dhigtay mid madow ee adiga qarankaaga sooraac xasan waxbakuumataree

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 2 роки тому +3

    Cabdi waalow magacaaga aa laga fahmaa inaad waalantahy

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 5 місяців тому

      Runtaa ku dhibayso ninkaan ma waalno ee waxaa waalan ninkii maatada u qixinayo in habartiisii naaftada gadi jirtay ay lacagaysato oo markay maatadii diideen in la barakiciyo Moowtidii aaday oo qabuurahooda intuu faagtay qabriyadooda ka barakiciyay si uu u dharjiyo habro faqri soo arkay oon dhargay. Allow reer Aakhireedka ay habeen madoow soo weeraraan Xasan Ayax, Xaasaskiisa iyo Dhashoodaba iyagaa harsi u diidaye

  • @beerlula8876
    @beerlula8876 2 роки тому +2

    Beenale waxad ku hadleeyso ilmo maano maleysay airport dhexdaganay madamo airport daganay oo oday xafada ka ahay madaxweynaha wuu i yimid airport amaankisa awged igala hadlay kadibne 350$ ku baxiyay si leeygu qabto ninkow ma cabsantahay 😂😂😂😂😂

  • @ibrahimabdi907
    @ibrahimabdi907 2 роки тому +5

    Qof in wax lagasheego way adagtahay mar marka qaar cafimaad baa kujiro si uu isku ilaliyo waa in khaladkisa latusaa

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy 2 роки тому

    Waa tuug anaa aqaano c.waal u sheeg asagaba aniguu idili rabey

  • @muxsinshabdikarin3030
    @muxsinshabdikarin3030 2 роки тому +1

    Caaaa kahadal sh shakir iyo macalin maxamuud kuwii kuladhashay

  • @OB-xk8hh
    @OB-xk8hh 2 роки тому +1

    HE IS TELLING TRUTH ,

  • @qaliomar3421
    @qaliomar3421 2 роки тому

    xasan sh.waallaha.hees tanbaakusocot madaxweeyeni qaran iyo xilkaqootakoorta kuusodhan Uma qalantid sh khoow

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 2 роки тому +1

    Gaalo raacan, ujeedkiisu waa maxay? Maxaa warkaan waqtigan ku soo beegsy? Yaa soo adeegsaday?

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 роки тому +4

    Ninkan xildhiban halaga dhigo wa nin fiican .

  • @rayanahasanabukar4391
    @rayanahasanabukar4391 2 роки тому +3

    iibaanka ilaahay haka qaado raga soomali qaar kood qabiil baa loo difaca lakiin walaahi hadii aan runda loo sheegin oon layska qaban 30 sano waaba yardahee 60 sao oo danbe qofkii nolol ku gaara waan joogaynaa

  • @fahmaomar4728
    @fahmaomar4728 2 роки тому +4

    Ninkan haad maa waxa fiicaan ayu ku haadlay miise farmajo ayu qaabiil ugu hiilayay

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 роки тому

    Hasbunalah Hassan sheikh wa digya cab waxa qaraxyada manta kawado Hamar wa isaga iyo qoxdisa ilahay umada hakaqabto

  • @abdisalammuhiadin7721
    @abdisalammuhiadin7721 Рік тому

    War ninkaan jiran muxuu ahaa xasan sheikh xurmadle ayuu ku waashay Anagaa wax aragnay

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 2 роки тому +3

    Tuug you telling people this four years later why you didn’t speak then or you just got hired by xarmajo?

  • @fadumaguleed562
    @fadumaguleed562 2 роки тому

    Waa runtiis inuu Huruwaa ku lahaa walaalkay horey u soco

  • @alisalah3768
    @alisalah3768 2 роки тому +1

    Tuug tuug dalay waye ninka malinta ay dhacdada dacday bu shegi laha 4 sano ka dhib warkisa war la amiini kara ma ahan

  • @aaaadventureofficial3904
    @aaaadventureofficial3904 2 роки тому +1

    It is clear current regime have to send to tarnish his excellence hassan sheikh mohamud achievement
    1.HIS EXCELLENCE HAS BRING BACK SOMALI AVIATION TO MOQDISHO
    2.HIS EXCELLENCY HASSAN SHEIKH MOHAMUD COMMENCE ICJ CASE WHICH NOW RULES TO OUR FAVOUR. LETS APPRECIATE PATRIOT SOMALI LEADER.

  • @cycyare5649
    @cycyare5649 2 роки тому +5

    Nin yeelo waa yahay xassan gurguurte

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 2 роки тому +6

    XASAN WAA CRIMINAL
    WAA IN SHARCIGA LAMARIYAA.

    • @AAhmad-hi4pg
      @AAhmad-hi4pg 2 роки тому

      Aamus wasaqyahay u sujuud damiirlaawe farmaajo

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 2 роки тому +3

    Maa shaa allaah guuleyso waxaa
    Tahay nin Somali dhab ah waxaa
    Ka mid tahay raga loo baahan yahay
    Illaahow noo badi dad u naxo dalkooda iyo dadkooda iyo diintooda
    Aamiiiiin

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 2 роки тому +5

    Mayd ka kenyatiga xasan buste u sujuuday war diintee haystaa yaab

  • @abdiselammohamed9324
    @abdiselammohamed9324 2 роки тому +1

    Intsas waxaa loo quuri la yahay waxqabadkiisa marka dadka sida eeyaha u qeyqeyliya waxba ka qaadi maayaan Ducufada Qaar

  • @jaceyldhab3477
    @jaceyldhab3477 2 роки тому +2

    NINKAAN WAA WAALIDA DHAQANTA EE YAAKA SOO SAARAY ISBITAALKA HALAGU CELIYO HADA HADII KALE MADAXDA KU FARDI BAXAA SUBXANALLAH

    • @MohamedAli-xq9jo
      @MohamedAli-xq9jo 2 роки тому

      Afsomaliga sida loo qoro soo baro because your clown.

  • @aaaadventureofficial3904
    @aaaadventureofficial3904 2 роки тому +2

    Who send you to pass that negative propaganda

  • @dhuuxcumar4241
    @dhuuxcumar4241 2 роки тому +2

    Xassan Sheekh waa Bakhtifuul, Dabadhilif, Mayd usuduud ah waxaa intaa udheer Tuugnimada iyo Dhagarta. Waxaa kale oo lagu xussuustaa sidii uu uladhaqmayey Ciidanka Xoogga Dalka ee Naftooda iyo Dhiiggooda u huray Difaaca Dadka iyo Dalka ( 100 $ hadaadan rabin Qoriga iyo Direyska dhig oo iskabax )

  • @عبدالقادرعلي-خ8ب
    @عبدالقادرعلي-خ8ب 2 роки тому

    Xasan shiiq waa tuug hantidi shacabka iyo guryihi shacabka somaliyed ee masakinta ahaa ayuu booway

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 2 роки тому +1

    Ninkaan waa dhiig cab ween oo dad badan qabo

  • @farahali
    @farahali 2 роки тому +1

    Wallee nin yaqaan baa helay XASSAN

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 2 роки тому

    Habar gidir wasn’t known for calacal it’s funny habar gidir it’s complaining about sum1 taking land from them 😂😂😂😂

    • @t6f
      @t6f 2 роки тому

      lol

  • @abdirahmanadamali8872
    @abdirahmanadamali8872 2 роки тому

    Subxaana llaah waa yaab maquul

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 2 роки тому

    Xasan waa xoolo ilaahay xasan waa tuug lacag ayuu goobayaa mana dhargo dagaal ayaana qabyo ka ah

  • @cumarabduqadir8291
    @cumarabduqadir8291 2 роки тому

    Wllhi cadi mahen

  • @safiyoabdullemohamoud629
    @safiyoabdullemohamoud629 2 роки тому +3

    Cabdi Waal isagaaba waalida dhaqanta ah asuu hadlaa sida nin fiican yaahuu

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 2 роки тому

    This guy is al shabab he’s planning to attack the airport in Mogadishu

  • @hungyang5809
    @hungyang5809 2 роки тому +5

    Yaab xasan garguurte wu madhanyey

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 роки тому

      Hasan shikh waa tug waa in maxkamad la sarah tugah umadah dhacay

  • @aaaadventureofficial3904
    @aaaadventureofficial3904 2 роки тому +1

    Stop defamation if you don't have any proof

  • @عبدالقادرعلي-خ8ب
    @عبدالقادرعلي-خ8ب 2 роки тому +1

    Insha allah naguso noqon mayo garguurte

  • @AAhmad-hi4pg
    @AAhmad-hi4pg 2 роки тому

    Mooryaan warkiisa kasoo qaad ma leh ee bahalka gaalkaa ee farmaajo u sujuud . madaxweeyne xasan shiiq waa masuul qarran ee niicda qashinkaa adiga isu sheeg

  • @osmanmahamud2724
    @osmanmahamud2724 2 роки тому +1

    Cabdi walaal waa ninwaalan oo ahaa ragii ash had ladirarka ragii musliminta iibsan jiray waxkajira majiran been waye danagarbuu wataa mashruuc yahuda usodhibty

  • @munoxirsi8797
    @munoxirsi8797 2 роки тому +1

    War beenta dhaaf duqyohow qaraarsani balaayo waalan
    Wuu waashay beenta uu wado

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 роки тому

      Waxloojeedo miyaad rabtaa inaad dadka indhaha Caro oogashubto. Runta wey kaa nixihee ee kumadileysee adiga beenta daa waxyaabo badan ayaa xasan laguhayaa qaarkood aan lasheegikarin mise adiga kuwa kaarka uusiiyaad eheed mise waxaad kukortay 10ka dollar aleybaday II sheeg waryaa iska aamus

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 роки тому +1

    Kkkkkkk kan qofka wareysi ka qaaday aaba kasii waalan

  • @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713
    @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713 2 роки тому

    Really he is hero guy. Thanks for u re revealing any corruption that he did. Unfortunately Qoslaye is now Running that is Somalia fault. Dulbahane Sol and Sanag realy need to be recognized and it will come one day.

  • @ilyaasmaalcumar9247
    @ilyaasmaalcumar9247 2 роки тому +2

    KADAA AFLAGAADADA MADAX WAYNIHII HORE EE XASSAN SHEEKH SI TOOSA AYAAD U VAAYAYSAA ISAGA IYO QABIILKIISA WAAD AF LAGAADOONAYSAA AY XUN OO RABAAYAD AH AYAATAHAY.

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 2 роки тому +2

    Beenaale ayaa tahy xili hore maxaa uga hadli weysay arinkaan
    Maanta cid kaa dhageysaneyso ma jirto odayow

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 2 роки тому

    Tariikhda ayaa sheegi

  • @mohibra9033
    @mohibra9033 2 роки тому

    WAR ODEYGII BALAAYAA KU DHACDAY
    MARADIINA WAA KA DHACDAY/

  • @abdirahmaanakhyaar3997
    @abdirahmaanakhyaar3997 2 роки тому

    Awoowgey Abdinuure N&N aa ka dhex hadlee howshiisa ha iska wato

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 роки тому

      Sxb runta dadku weykanixisaa kumadeysee aayar

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 роки тому

    Aduunka khaati balaahi ayuu ka joogaa somaliya oo gobolo u kala qaybsan oo mid wal ha mujrim ka hor boodo iyo argagixiso aan jah iyo mabda'a toona lahayn oo shaqadoodu tahay inay ahacabka baado oo dilaan oo kaliya oo aduunweynahu wuxuu Somalia taagan yahay "enough is enough" waato somalidu ma aha ummad civil ag aduun wetnaha civiluzatiob ka jira la jaan qaadi karta taasoo aduunku hada ku jiro isku daygii ugu danbeeyey si somaliya hal dal civil ah oo haddii taasi dhici waydo dadka iyo dalka iyo khayraadkiisaba waxaa kala qaybsanaya wadamada cududa ku leh aduunkaan maanta aan joogno oo waxa dadka iyo dalka iyo kharaadka somaliya ku danbeeyo qarni joog ayaa wax ka ogaan doona.maanta qowlaysa snm iyo garacyada iidoortu waxay is waalwaashaba shacabka ingiriiska iyo dawladiisuba citiraaf rajaday ka sugayeen way waayeen oo ingiriisku runtuu faraha ka saray oo u sheegay inuusan citiraafayn laakiin dhinaca nolosha uu ka caawin doono oo kaliya laakiin haddaad citiraaf rabtaan waydiista somaliya taasoo ah meesha kaliya ee idiin furan oo yuu noqon karaa somaliga somaliya tuulooyin u kala googooyn karaa. Waa midkee kan somaliya tuulotuulo iyo qolo qolo qoqoboyaa olin oastoo iidoor isku oo u suurtoobi wayday. Maanta duyaar wuxuu isku raacdo dawlad federaal ah oo sharci adag leh oon askari cinqiaabi karin oo khayraadkeeda loo soo saaro dadjeeds la wada gaarsiiyo oo aduunkuna ka faa'iidaysto oo kii diida sidaas wada jir loo wada gubo oo somaliya looga tirtiro. Citiraaf doonkii iidoor waa isnuugay maanta oo si dhaba ugu fiirsada go'aanka dadka iyo dawlada ingiriisku ku soo gabagabaysay wada jirka ummmadda somaliyeed taas waa u.guul shacabka somaliyeed haddii isagoon dib isu xasuuqin midnimadiisu u hanaqaado waa guul u soo hoyan doonta ummadda somaliyeed.

  • @bashiirabuukarbashka7489
    @bashiirabuukarbashka7489 2 роки тому +1

    Nin waalan waad u ig tathy magacaaga a cadeenaayo rag is fahmi waayay a tahiin lkn in aad waxaad ku sheekesaten ma aha in aad ku dhaleeceso od sharftisa dhaawacdo c waaliw nin waalan warkiisa qabasho ma leh

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 2 роки тому +1

    He’s telling al shabab how to attack the airport

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 2 роки тому +2

    CABDIWAAL DAAROOD AA KU DHALEY MAREXAAN FARMAAJO OO ABTIGA KU SOO ADEEGSADEY OO DACAAYAD XASAN SHEEKH KA SHEEG KU YIRI DABADHILIFYAHOOW XASAN SHEEKH WAA NIN SIYAASI CAAQIL AH.

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 роки тому

      Mariid aa caloosha kaaga jira ee Allah kuma caafiyo🤮🤮

  • @jamatahmed2188
    @jamatahmed2188 2 роки тому

    Waa la yaabay danka iyo Dhaforka na isku kaaya dhagay Ilahay baanu ka baryeyna dul dacada inu wadanka uu keeno

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 2 роки тому +3

    Xassan buste inuu tuug yahay cid walba oge mantana doorasho rabaa tuug Qarandumis

  • @crisaaqcali338
    @crisaaqcali338 2 роки тому

    Adeer dhul iskadaaye dadka farmaajo qashay kahadal

  • @زينبحسن-و7ي
    @زينبحسن-و7ي 2 роки тому +1

    Nacallatulahi calleg yaakadaab

  • @fadumogabere4262
    @fadumogabere4262 2 роки тому +2

    Kkkkkkkkkkkkkk gaari iyo qorayo aya lagu siiyey sidaas ayey ku xumatay dhaxdiina kkkkkk ilmaha u sheeg shaydaan tuug ah

  • @Ilyaas777
    @Ilyaas777 2 роки тому

    Aniga waan ogaa xasan sheekh inuu tuug yahay dhulalkii xamar gatay maantana witnis goobjooge ah ayaa ka sheekeenaya dhulalkii uu xaraashay ina garguurte oo ka dhashay laf yar la yiraahdo cali gaaf wabilaahi towfiiq

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 роки тому +2

    WALAAHI WAXAA DAWAADEEY NIIN UU DHASHEEY SIRIIYA OO OOYNAYO WUXUU KU OYNAYEEY SOMALIYEEY MAXAA IDIINKU DHACEEY AWEEY MUSLIIN NIIMAADIINII SEE MADAAXWE NIHIINA GALAADA UGU SAJUUDAAY WALIUBA NIINKAAS XABAAD AYAA KU SOCOOTEEY

  • @zahraahmad3686
    @zahraahmad3686 2 роки тому +1

    Darood.dalkow.dusha.asoo.dad.u.shaqeyo..damiir.nin.lehna.doni.mayo.darajodaradow.dalka.u.iibiya.darood.yaa.waresanayo.dalkaba.asa.amxaro.kusoo.daldala.oday.darood.dawo.lagamasugo.dadyahow.laso.

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 2 роки тому +2

    Waxyaabaha qaar waa sheegasho cadeyn ubaahan

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 роки тому

      Waxkastaa uu cabdi waal kadhawaajiyey cadeyn beyleedahay ninweyn waa kuceeb inuu been mediaha lasoofariisto

  • @cabalegend1538
    @cabalegend1538 2 роки тому +1

    3:47 waxad doneysaa inad wax fadexeyso oo waxba reban meysid ila jadkina wad gar siise waxad ogataa wuxu sheekh maaha waa madax weyne hadey madax madax jad iyo agtoda wax kayihina siyadbare sagar laguma so duubeen dadka prifet kooda u dhaaf ee dadta ka hadal
    aabaha diqoradiyada somaaliya mudane hassan sheekh moahamuud 5:20 muxuu kaahaleeyay marka

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 2 роки тому +1

    Waxaan aaminsanahay in Xasan Sheekh Maxamuud aanu aheyn wanaagsaneyn , laakiin ninkan CABDI WAAL oo aan dad isku xigno waa uu ka xun yahay Xasan Sheekh, Cabdi Waal waxa uu ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii DIIN iyo DAL-ba la dagaalay oo magaalada Muqdishana ka dhigay balaha galeen, gacantiisana ay ku dhinteen dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed gaar ahaan reerkeena, waa danbiile dagaal oo la mid ah nin kasta oo Soomaaliya xabad ka riday, laayayna shacab Soomaaliyeed. waxa uu ahaa gacantii midig ee Maxamed Qanyare Afrax oo halka uu ku danbeeyo ALLAH oo kaliya uu og-yahay, Cabdi Wall ma aheyn in uu noolaado sababtoo ah dhalinyaro badan ayaa ku maqan oo uu dagaal galshay

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 роки тому +3

    Cabdi waal mooryaan hogaamiye kooxeeda.

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 2 роки тому

    Klkkk waa nin aan lahay xushmadda Lola dhaqmo madaxda waddanka midda kale waaba yastamaaya, bisinka waa kaasa dadka la beendaajiyay waxay ahayd ninkaan in la xiro dabadeedna laga hadal siiyo si uu u sheego kuwa marwalbaahi qalakasada ummadda ku haayo

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 2 роки тому +1

    Waxaan la yaaba nin mas,uul ah o xil lo dhaariyey siiba madaxweyn lago dhaariyey kitaabka quraanka 114 ka o qabrikii madooba sugaayo o hantidii dadweynaha boobey, allahu Akbar.

  • @t6f
    @t6f 2 роки тому +2

    This is one side of the story......theres always three sides.......

  • @abdinoorosman7654
    @abdinoorosman7654 2 роки тому

    Beenaalayaasha la kireysto waa ma xishoodayaal.

  • @biibris9950
    @biibris9950 2 роки тому +4

    Oo abdi waal waa mooryaan oo hogaamiya kooxeed ahaa, see qarkiisa ku aminaa, lacag aya diiday kulahaaa hhhhh

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 2 роки тому

      HASSAN SHIIKH GUURYO DOWLAAD IYO MIID SHACAABA WUU DHACEEY AQIIRANA ILLAAHEEY BAA XIISABIIN DOONA

    • @biibris9950
      @biibris9950 2 роки тому

      @@zamzam5255 yakuu sheegay

  • @alimohedosman3147
    @alimohedosman3147 2 роки тому +1

    Maashaa allaha afkaaga caano laguqabay

  • @zahraahmad3686
    @zahraahmad3686 2 роки тому

    Dhulka.daroodasaa.iibsaday.ee.darood.dulmi.daadinaya.waa.in.daqilka.xabsi.darood.konfurta.waxaa.nala.dega.mariixan.iyo.ogaaden.inta.kale.xamar.nin.abgaal.asaa.leh.darood.hala..qaxiyo.sidii.doqon.caligaaf.waceyle.la.heen.doqonka.hala.tarxilo.waxlagaa.weydinayo.majiro.qax.darood.

  • @ahmedmohamoud3974
    @ahmedmohamoud3974 2 роки тому

    Laa'ilaaha ilalaah moxamadu rasuululaah (scw) ma warlord iyo mooryaan cabdi waal miyaad maanta warkiisa wax ka dhigaysaan war saxaafada hakuciyaarina balfiiriya xitaa qabaa'ilada sommaliyeed ayuu been ka sheegaayaa madax weynuhu ila shaqee ayuu iyiri bal beentaas eega muxuu yaqaanaa oo uu wax ku maamulikaraa subxaanallaah

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 2 роки тому

    Kani waa ebberkiisa! Do won.

  • @cabdulahifaroole1905
    @cabdulahifaroole1905 2 роки тому

    nasiib daro cabdi waal waanin hurdoy asigoo qab qabla dagaal ah hobkii doowladdii hore moodana sidii waagii hore warhooy hadhumin soomali waafor boonti fiiy maantana adigaa ugu liitee xisaabka kudaro isbaheysi muqdishaa ku timid hal abgaal oon iswada heysan ayaad kugula dagaalamay a far faal shiliko kadhigaayay duqa afka mara kasaara cabdi waal ah

  • @yaqubkhayre7803
    @yaqubkhayre7803 2 роки тому

    Waa beentiis waa tuug

  • @ahmedguiled2739
    @ahmedguiled2739 2 роки тому

    Ex mdaxwayne xssan sh
    Alle haka jasaai'siiyo
    Kolba hadii uu kaa diiday
    S/land burburi SSC u adeegso
    Qof rakhiis ah baad tahay
    WARKAAGUNA AAAAMIN
    MALAHA

  • @abdishakuur1820
    @abdishakuur1820 2 роки тому +2

    ey batahay ee mudabe xasan shiiq ma ahan qiyanele ee haka been sheegin qalbri malihid miyaa mise afkeygaa qoyan ayaad uhadleysaa ee is xisaabiontaad alle kuxisaabin beenta dhaaf

  • @aminafarah2318
    @aminafarah2318 2 роки тому

    Bisinka waa cajiib qoomiyad kasta ha sameeysato maamul u khaas ah haddeey Soomaali diiday Midnimadii iyo sharafti ay lahaayeen hadalkaas haddu run yahay waa khalad qabiil kasta ha sameeystaan maamul goboleed

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 2 роки тому +1

    Cabdiwaalo hadaa jaanis haysataa inaad dacwad ku soo oogtid dilka lagula rabay iyo handadaada uu kugu hayo.

  • @muqtardahir1343
    @muqtardahir1343 2 роки тому +2

    Ninkan wax oo garto majirto

  • @zahraahmad3686
    @zahraahmad3686 2 роки тому

    Beenale.dulmi.dhalasho.ku.helay.amus.dulmisocdo

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 роки тому

      Dhibmalaha iskaceytan eese runtu dadku wey kanixisaa kudilimeysee iskadaa calaacalka iyo ceyda

  • @jaceyldhab3477
    @jaceyldhab3477 2 роки тому +1

    FARMAAJO LACAGSIIYAY NINKAAN WAA TUUG WUXUU RABAA INUU DADKA SHARAF UGU DHACO🥶👋🔥🖕✅🇷🇺🤝

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 2 роки тому +2

      KKKKKK RUNAYUU SHEEGAY DHULKA UU SHEEGAY WAA LA WADA GARANAYAA,
      XASAN ISAGAA SHARAFTA ISKA RIDEY TUUGO IYO MAANLA,AAN BAA LAGU BARTAY,

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 2 роки тому

      FARMAAJO TUUG MAA AHAA DAADKANA MAA SOO DIIRSAADO EE MOORYAAN DALKA DHACEEY AYUU KA MIID YAHEEY HASSAN SHIIKH MOORYAAN DAL IYO DAADBA WUU DHACEEY ILLAAHEEY AYAA AQIIRO XIISAABIIN DOONO

  • @craxiimcabdoow1578
    @craxiimcabdoow1578 2 роки тому

    Cabdi waaloow 21 oktoobar xaafadda layiraahdo dambiyadda aad kagashay ninkaan ogeeyn usheeg faataa dhugtaa

  • @fe8445
    @fe8445 2 роки тому

    Xaqiiq lama inkiri karo. Dhulkii Somali Airline yaa sariftay? Allow hanagu soo celin ninkaas Rabiyow. "Nin agoon ku xaday qalin qaatumo ma yeesho."

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 2 роки тому

    Allah Allah 23 sano ano jira ayaan dhistay ku yeh!!!! Waa cajiiib, Ninkaan waa rer Mudug oo waa in reerahaasa xaq a uma laha wuxuu u dacwoonayaa, qalalaasa wadi jiray ku yeh!!! Kkkkkkkkkk ma kan yaaab badana!!!! Cajiib cajiib cajiiib ebber waaye

  • @mariamab5746
    @mariamab5746 2 роки тому +1

    kan indhihiisa ayaa looga jeedaa inuu been sheegooyo hadana tan maa noo keenteen yaab

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 2 роки тому +1

      ADIIGA MAA OGG HASSAN DALKA IYO DAADKABA WUU GADAAN JIIREEY TUUGA GALAADA NAGU SOO HOGAMIIN JIIREEY

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 роки тому

      Xasan cunuga soomaaliya joogaa og ninkaan wuxuu sheegayo waa sax runta dadka weykanixisaa ee kumadisho taasaana sax ah anigaana sooarkay xasan sheikh muqdisho inuu barkerda xoogay

  • @ibrahinhassan6400
    @ibrahinhassan6400 2 роки тому

    War kan waa mooryaankii weynaa makana wax diidaa beenbadanaa

  • @bashiirxuseen1757
    @bashiirxuseen1757 2 роки тому

    Ninku ma ilmaa misa waa nin waalan maxaa daarod adiga kaaga quseeyo ma kuwaan ayaa kula fiican xasan waakula qalad up wax nacasnimo kugu dhan ma arag

  • @biibris9950
    @biibris9950 2 роки тому

    Habargadir idaacad ay leedhaya oo muduloood am wax ka sheegeyn waan wayay

  • @afraxdaldhis8577
    @afraxdaldhis8577 2 роки тому

    Cabdiwaal hadalkiisu qabasho ma'lahan o waa dagaalOoge.

  • @axmed9577
    @axmed9577 2 роки тому +1

    Been been wax ka jiro ma laha tuug baa tahay dad badan xasuuqay ee ha xag xagin madaxda sharaf ma lihidii

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 2 роки тому

    Beenloow yaaku soo siiyay lacagta aad ku hadleeysid

  • @hilaahcali6615
    @hilaahcali6615 2 роки тому

    Maxaa ku been ah,
    Bugtiyo soconmayso beentu ADEER
    Meeqa kumi ayaa lagu siiyey in aad sheegto beenta?