Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

SIDA AAN OO HAGAJIYA FADHIGA QURUX BY SAMIRA SIMAN +is catyn day 1🥰🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 89

  • @naimaali9345
    @naimaali9345 Місяць тому +12

    Cayuumo naas waaye abaayo cusbo ku shub quraan ku shid isha waaye wadaad aan ka maqlay 😊❤

  • @user-zh1zp6do2o
    @user-zh1zp6do2o Місяць тому +12

    Qumayo waye e quran Saar kuriga albaqro Ku shid ama Ku aqri qul Acudu birabil falaq iyo birabin naas Ku aqri biyo kadibna Ku bil bil Insha Allah

  • @SafaanaChannel1
    @SafaanaChannel1 Місяць тому +3

    Tahliil kufirdhi qaali waa qumayo

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj Місяць тому +11

    Cayuuma naas waye abaa quraan io tahliil guriga ku Shub hbn wlaba neh u daar quraan isha cadowga ilhay haka qabtee😢❤

    • @caynilove796
      @caynilove796 Місяць тому

      Tahliil sun anaa ku daalay wlhi all baqra kliya ku baxdaa bis all baqro in la demin

  • @safachannel684
    @safachannel684 Місяць тому +2

    Abyo sheikhyo u wac qur.an ha lagu aqriyo tan kle gedan wa qumayo alle haka qabto tahlishana ina qolka ku firdhiso isku day😢😢

  • @FaizaAbdirizak-gb8nx
    @FaizaAbdirizak-gb8nx Місяць тому +5

    Abaayo samiiro quraanjada ehbi aneey idhibtay quraanjo waa ehbiyay waana iga tagtay tahliilna kushuub shub

    • @janadunia2950
      @janadunia2950 Місяць тому +3

      Wlo ehbiyey I fahansi mxd ka wada qli

    • @farxiyfilsan6116
      @farxiyfilsan6116 Місяць тому

      Yacni allahaa alle ma yahay iga tag baalaga wadaa wll​@@janadunia2950

  • @fadumonasir3559
    @fadumonasir3559 Місяць тому +3

    Ilwaye quran kushid sidey kugu shegen asx insha aalh khayr qali❤

  • @RahmaHassan-xf2nx
    @RahmaHassan-xf2nx Місяць тому +8

    Quransha gaduud ma fcna abayo ehbi ilah kugu dharshee quranjooy qolka ilmahyga ii amn gali dheh hdaa ilah taqno i aman gali dheh iga guur dheh

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому +5

    Manshaallah 😍 keep going xabibti 😍🥰🥰

  • @caynilove796
    @caynilove796 Місяць тому +1

    Alla waa il iyo qumayo guridhan ayda darteed ugu soo guuray meeshay gasho waa qumayo kama baxdo ilmaha kailaasho jirka haday ku dhegto wey ku dhimane kama foqeeso waana xanuun ku dadaal abyo subax walbo qolka sameecad uso gado quraan al baqra ku shid allbaqra kubaxaysaa plz qolka allbaqra haka demin maalintii dhan haku shidnaado sikale kuma baxayso sun waan ku daalay way dhimanayaan intaa dilay 6 jibaar keeda ii imaanysi allah halkaan kuguma tusi karo wlhi waan kutusi lahaa

  • @user-qi5vt1kk7x
    @user-qi5vt1kk7x Місяць тому +4

    Abaayo ayaantan abuukar aaway mala Arkinee

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 Місяць тому +3

    Quraan iska saar waa qumayo allaha kaa xijaabo

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj Місяць тому +3

    Samiiroy culusow away ayaantan😂😂❤

  • @MankaaDeeqa
    @MankaaDeeqa Місяць тому

    Abaayo simaney ciyalka balkonka kaligod ha oga tagin yaysan ka divine

  • @nuura81
    @nuura81 Місяць тому +1

    Abaayo gurigii waxa cayaanka ama guraanjda macnheed waxa weeye isha nacabk markaa quraan ku akhri caajiska iyo gurigii oo nadiifa oo hadan cayaayan waa astmah xasidk iyo isha quraan akhriso Allah hakaa kor qaado

  • @minaahmedmohammed8255
    @minaahmedmohammed8255 Місяць тому +1

    Abaayo macaan wa walwalaa ilmaha ka fakar ilaa ey ka dhamaato ha seexin please Walaahi Cawada ma seexan doono 😢

  • @mushka42
    @mushka42 Місяць тому +1

    Il waaye abayo quraansho gaduud hadaa aragto quraan aqriso
    Illah ha idiinka haayo dhibaato abayo❤❤

  • @user-mq3rg7mv8f
    @user-mq3rg7mv8f Місяць тому +2

    Il waye abayo qur aan ku aqri

  • @fathiamohamed4975
    @fathiamohamed4975 Місяць тому

    Qurajada waxad kusamaysaa vinigar kushub geeseska kudaa maalininkas kusamee intay tagayso quraana kushid guriga❤️❤️❤️❤️❤️🌷🌷🌷🌷🌷

  • @ayuushdaymoddiamond9218
    @ayuushdaymoddiamond9218 Місяць тому +3

    Abyo guriga quran iskaga aqri suratul baqara habeen iyo malinba hakugu shidnato

  • @SakiMolid
    @SakiMolid Місяць тому +3

    Abayo IL waaye quraanjo hdaa aragto albaqara kudaar abyo

  • @ayaanmousa6027
    @ayaanmousa6027 Місяць тому

    Mashallah ❤❤abuukar mee xabibitii ❤❤ maamahan maranba❤❤

  • @aasuf119
    @aasuf119 Місяць тому +2

    Baking Soda iyo cusbo isku dar ee caag spray ah ku shub biyo kululna ku dar ee lux ilaa isku milmaan ka dib meel walbo ku buufi maalin walbo isha allah abaayo

  • @AmalBarkhadle
    @AmalBarkhadle Місяць тому +1

    Waaa calaamada ah xasiidka

  • @user-mu7th8hu1c
    @user-mu7th8hu1c Місяць тому +1

    Masha Allah ilahay xoogaga ha ku barakayo.

  • @AmalBarkhadle
    @AmalBarkhadle Місяць тому +1

    Quran suratuul baqra

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Місяць тому +2

    kaniiniga leeskucaateeyo waxaa kafiican adoo si caadi ah isku caateeso diet sameesid kiskis aa isku dhintid

  • @naimaali9345
    @naimaali9345 Місяць тому +3

    Balankoonka adigoo lajoogin abaayo ha ugu tagin waxaa laga yaabaa in ay ka dhacaan

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 Місяць тому +1

    Baqra ku aqri guriga tahlisha ku shub ilmaha suratul falaq naas iqlaas ayutul kursi ku aqri marka seexineysid cadeey

  • @minaahmedmohammed8255
    @minaahmedmohammed8255 Місяць тому +1

    Xasbunalaah Abaayo Walaahi wa Ceyna naas wa ku tuuga ilmaha ha jifiin qolka please don't 🙏 wa qatar ilmaha dheegaha ka gesha ilaa maskaxda quran saar al baqra ku daar Walaahi don't forget 😢😢

  • @BahjaOnline
    @BahjaOnline Місяць тому +1

    Maasha allaah samira karti badan❤

  • @siyathaay8abdi516
    @siyathaay8abdi516 Місяць тому

    Abayoo dum kubufii.....aniga dum ayan u istacmalaye

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Місяць тому +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤

  • @HafsaAbdillahi
    @HafsaAbdillahi Місяць тому +1

    Way nadhibtay quranjada

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo Місяць тому +1

    Masha allha abayo samira siman ❤

  • @yasmiinabdi1380
    @yasmiinabdi1380 Місяць тому +1

    Abyo aniga xitaa wey na dhibtay

  • @DahranMohamed-p4l
    @DahranMohamed-p4l Місяць тому +1

    Il wye quraan iska aqriya

  • @queenmyladan9835
    @queenmyladan9835 Місяць тому +1

    Asc samiiro abaayo se tahay carurta abaayo fidiyowgaga ayaan arkay nafto wax kama tarto quransho ee bifbaafta family ku buufi abaayo

  • @najmaali1123
    @najmaali1123 Місяць тому +1

    Mash Allah

  • @hudacabdilaahi5073
    @hudacabdilaahi5073 Місяць тому +1

    Maasha allaah wllo milix am cusbo iyo cashar ku saydhi

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Місяць тому

    Abyo wax kushubesa dahalil ku shabi inshallah

  • @user-wl1ir7kd7k
    @user-wl1ir7kd7k Місяць тому +1

    Quraan jada waa cadow abaayo cashir ku shub waxaa klo sameysa milix intaa weel ku qasto OO tawal uqaadato sariir walba mari biyahoo dhanaan

  • @rahmoyusuf-m3b
    @rahmoyusuf-m3b Місяць тому

    Walal cusbo ama miilix kushob

  • @deqomohammed194
    @deqomohammed194 Місяць тому +1

    ASC
    ABAAYO WAXAA KU SHUBTA BAKIN BOWDAR MEESHA AY KASO GASHO KUSHUB
    WEY BAXEYSA

  • @JamilaaAli-zl5mh
    @JamilaaAli-zl5mh Місяць тому +1

    Assalamualaikum abayo quranjada waxad udarta surada cayayanka lodaro ruqiya udar subaxdi iyo galabki intan kusosara surada

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Місяць тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 Місяць тому +1

    Masha Allah

  • @user-gj8qt5vk8v
    @user-gj8qt5vk8v Місяць тому +1

    Abayo aney idhibtay quranyo waxan ku shubo waykubadata nafto dhiitol goorta kadalay Allaaberyey waxa iri Allo iga kaxay Alle ba iga kaxeyey tan macanka soracda katagta tan kale ka tegimayso waa xasad

  • @ifraxmohamed9774
    @ifraxmohamed9774 Місяць тому +1

    Masha llaah😂❤❤❤❤❤❤

  • @AminaIbrahim-gn8od
    @AminaIbrahim-gn8od Місяць тому +1

    NAFTA kutirtr abayo

  • @nacimanacima5717
    @nacimanacima5717 Місяць тому +1

    Mashallh tabarakallh ❤

  • @Harliin-t5t
    @Harliin-t5t Місяць тому +2

    Qolka quran iskaga shid abyo quranshada qumayo waye

  • @XafsoAbdirashiid-sf5lu
    @XafsoAbdirashiid-sf5lu Місяць тому +1

    Ila wyaya guriga quraan kutuf

  • @SumeyaHussein-ub4ml
    @SumeyaHussein-ub4ml Місяць тому

    Abyo mryaha fadhigaa xge ksogdy mombasa dhincee isoojwaab plzz

  • @LakiMaxamadqaasin
    @LakiMaxamadqaasin 29 днів тому

    Masham.allh❤❤❤

  • @MankaaDeeqa
    @MankaaDeeqa Місяць тому

    Yay kadici

  • @HidaayoaxmedHidaayoruuxi
    @HidaayoaxmedHidaayoruuxi Місяць тому +1

    Samiiro abayo fadhiga darbiga waxyar kaso siki daaha so qurux unoqdo

  • @MankaaDeeqa
    @MankaaDeeqa Місяць тому

    Yay kadicin

  • @FardowsaKasim-cp9dk
    @FardowsaKasim-cp9dk Місяць тому

    6sano idhibeysay her waxa garnay guriga ka gurno wayna daba socotay alle san sujuda ugu baryaya alle wuna nabad yelay quran guriga kama damiyo ila hada samecad ishidan xilan com qorayo

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 Місяць тому +1

    Tahlil ku shub abayo

  • @SafaCabdi-rl6yf
    @SafaCabdi-rl6yf Місяць тому

    Abaayo cayumanaas waaye guriga qur aan ku aqriso

  • @IbrahimaxmedKhayre-eh8bk
    @IbrahimaxmedKhayre-eh8bk Місяць тому +1

    Bar yahan culusow away dumashi

  • @user-fr8sv9ms5p
    @user-fr8sv9ms5p Місяць тому +1

    Buufi biifbaaf ku buufi abaayo wey baxee

  • @Hibaaqgarad
    @Hibaaqgarad Місяць тому

    Quraaan ku aqri wll

  • @checkit2921
    @checkit2921 Місяць тому +1

    ABUKAR CULUSOW MATHRIIBAY

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 Місяць тому +1

    Samiiro balanti bisha kala bar ee mareesaa beryahaan culusow na aawe ma tahriibe

  • @AmalFiidow-fb2uh
    @AmalFiidow-fb2uh Місяць тому +1

    Sun ku buufi wa kaa tage anaa ku boroweyay way iiga taktay

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 Місяць тому +1

    Tahliil ku shub abyo

  • @user-kk2de8cr8d
    @user-kk2de8cr8d Місяць тому +1

    Abayo Nairobi guriga vilada meqaaxla kiraye

  • @hibaaqahmed9625
    @hibaaqahmed9625 Місяць тому +1

    Abyo dhurcaso gudud hadi ayatahay waxed kusamasah biyo customer kushub

  • @AsmoibraahiimAsmoibraahiim
    @AsmoibraahiimAsmoibraahiim Місяць тому +1

    Abyo cusbo iyo tahaliil kushub. Subax dii iyo galabtiina gur aan kushid guriga

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 Місяць тому +1

    Nafto ku tir tir mcny dhibwaye be carurta amey dhagaha ka gshaane 😢

  • @neeyruuscadey4248
    @neeyruuscadey4248 Місяць тому +1

    Waxaan ku dhihilahaa daawo ha isku caateynin ee si dabiici ah isku caateey biyo kulul cab subax walbo

  • @user-gy5to7jd8z
    @user-gy5to7jd8z Місяць тому +1

    Tahlil kushub

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @marwadiramani219
    @marwadiramani219 Місяць тому +1

    Dinsal kumobgarey

  • @Kiki-r3j
    @Kiki-r3j Місяць тому +1

    Samiro cadey

  • @user-fv7zr8tn8c
    @user-fv7zr8tn8c Місяць тому

    M a

  • @nuura81
    @nuura81 Місяць тому +1

    Teeda kle ku shubta miski budada ah

  • @ayanabdirahman9654
    @ayanabdirahman9654 Місяць тому +1

    culusow mee waayaabe

  • @asiya2667
    @asiya2667 Місяць тому +1

    Abubakar

    • @asiya2667
      @asiya2667 Місяць тому

      Mee

    • @neeyruuscadey4248
      @neeyruuscadey4248 Місяць тому

      Abayo quraansho badan hada aragto nadaafad darana aan eheen wax fiican ma aha waa xasad ama sixir ee qur.aan Ku aqri tahliil Ku shub shub ha yareeysan arintaas

  • @iqraqueen4191
    @iqraqueen4191 Місяць тому +1

    Gaas ku tirtir