Soomaalida wa bulsho womaniz ah oo simp ka buxdo niman nagaha u nacamleyo. Dad uso jedo iney noolashoda wax ka badalan ma aha. Nagaha cariyadaha ah oo tiktok ka niikiyo ayey 20 kun oo dollar ku mehersadan iyo nago garoobya ah raga gurka gabaryo so wax dhitan ma aha.
cajuso waa da lan tahay naagtii gus rabto waa qalad in lacag lasiiyo nagta rabto 10 kabadan me her LAMA gur sanaayo JOOJI CALACALKA gus ayaa rabaa iyo lacag maya waa inaa mid Dora taa
Keep going legend Ustaad xaliye from boorama
Ustaaad magacaygu waa muniir Ali faarax wxn kaa daawanaya magaalada hargaysa runtii aad baan kuu taageeraa macalin
Asc sxib waxan kadawan beledxawa
Teacher xaliye from baydhabo
ustaad 3 yrs plus exprnce an heysta hdey noqoto crypto iyo fx qofka daneynayo ama waxku adagyihin diyaar waka cawina
Somaali xeykatiri ilaahey wuyiri dadaan ana kuladadaalaa somaahiN
I hate tiktok, kindly don't forget us, team youtube
Hi macalin wa Moumin oo ka salamayo Djibouti
Haliye I'm burhan from Nairobi eh how to successful without women
Legend xaliye
Salam sare ustaad
Video xili wansgsan ayu isoo gadhay teacher bala weye inan siiigada iska dhaafo 3:17 hapen khamiis ah iigu soo duceeya wlalayal in alle ii fududeeyo guys isku soo laabasho wngsan 1sano kadip insha allh❤️🤲💪
MACAAN XALIYE ILAHAY CIMRI DHEER HA KU SIIYO
Aamiin
Tuuladaadii kulaaal baaankaaa daawanayaaa
Salansare xaliye
Mashalaah nabadkuwaar malakireestay ayaanba islahaay ilen hormarkaan iskudiidnaa ragya dumar alaaiskuanfaco kuguanfacay mahadsanidiiN
Macalin wa soo nuurtey
Macalinku baryahan youTupe ka waa ka saqiday
Noloshu calaacal & cabasho Uma baahno ee Ficil & Aadaab ay u baahantahay, nooloow Macalin
My name Halista is tey in caabudwaaq
My name Yahye is tey in jigjiga
Asxaabta iso boqdo
Maxamed Taatiko waxan joogaa bardheere
20:11
Thx ustaad
m.a macaliN Xaliye
Haa
xaliye cabdi rax maan
Waa kussallaamey sxb
Appla podcast’ku ma shaqeenayo
Macalin ayantaan kuma arag💯
Xeyn waan ayaa tahay ha daa aya daan garan weysay qur aan ka ma aqaani dhe jaahi dha ga wry ayaa tahay
Xaliye asc wllo setahy yalaguweynin😂❤
Lagend xaliye❤️
Cried 45:29 45:31 45:32
xaliye
Cryptocurrency xataa waqti badan qaataa
Cabdirisaaq Burco
Discord ka ustaad noo samayna
haa
crip
Waxan fila inad inoso diyaarisay cashiro inta naga maqnad
gariiga ayaa ka da wa naayaa
Soomaalida wa bulsho womaniz ah oo simp ka buxdo niman nagaha u nacamleyo. Dad uso jedo iney noolashoda wax ka badalan ma aha. Nagaha cariyadaha ah oo tiktok ka niikiyo ayey 20 kun oo dollar ku mehersadan iyo nago garoobya ah raga gurka gabaryo so wax dhitan ma aha.
Àpdi zalan bula barte
Moha ethiopa
salan sare saxib
😂😂😂😂😂
Kan dumar uma baahdo rag buu ubaahan yahay,lagaroone miyaa mise qowmuluud? Ani shaki badan baa igu jira marka laga reebo inuu dhaqaalihii halkan galay lkn ragga wllhay ah waxan xasuusinayaa uma baahnidiin xaliye inaad cashar kaqaadataan waxad ubaahan tihiin inuu nabi muxamad scw, macalin inii noqdo ood wax kabarataan caqligu hashaqeeyo waxan lahadlayaa wiilasha muslimiinta ah
cajuso waa da lan tahay naagtii gus rabto waa qalad in lacag lasiiyo nagta rabto 10 kabadan me her LAMA gur sanaayo JOOJI CALACALKA gus ayaa rabaa iyo lacag maya waa inaa mid Dora taa
Meeshan calaacal loogama baahna iskaga bax qolkan wax lagaa dhageysanaya majirto taayada shaqaysa kaliya
JOOJI
Meesha calaalka kala tag
naagaha kuma daydaan nabigamiyaa nin rag oo ayada daneeyo mustaqbal ka rabo inay daneynin oo lacagtiisa daneesan ma diin idin noqotay
Ustaaad magacaygu waa muniir Ali faarax wxn kaa daawanaya magaalada hargaysa runtii aad baan kuu taageeraa macalin
MACAAN XALIYE ILAHAY CIMRI DHEER HA KU SIIYO
Thx ustaad