That is why you tube daljir radio u gaari waayey 50k Because of Mr Khadar oo naceey badan u ahay cumar cabdirashid iyo Dr gaas sidaas daraad in kaban 1 million oo dhageeysto subscribe uga noqon waayen wlh ogaada
Dad noocaan oo kale ah in Puntland iyo dowlad federal ah wax laga weydiiyo waa ayaan daro ku dhacday Somalia Example aduunka waxaa la fiiriyaa qofka waxa uu aqoon u leeyahay QUALIFICATION so dadkaan laga bilaabo Axmed Ciise ilaa iyo horgalaasha xasan sheikh kuma jiro qof soo qaatay maadada political science ama degree ka heysta Labo dano ayuu hadalkooda u dhacayaa in dan shakhsi aay ka leeyhiin dowlada xasan sheikh oo xilal ka raba ama naceyb Saciid Dani ah uu jiro
puntland dulmi iyo dandaansi bu kuhaya xasan sheekh ee puntland jecel iyo nac nac ma anfacayso ee isdifaac ba laga raba wayo puntland in bur buriya laraba
Rer puntland Way fahansanyihiin Cadawada Gamurtay qorshuhuna wa in ciidan laga dhisaa gudaha puntland. Wa Cadahay Marka NacNacdina loma bahna. Cawad wagii hore wan u hanwaynaa. Lkn hada kubaranay
Nin Xamar Jooga o reer Puntland ah Oo Si Xor ah U Hadla Maxa Loo waayey Xataa Cawil?? Kkkk wa Maqleeyna Bela ka dhacday War Maxa Xamar Yaala oo Sida Gaarka AH LOL Tusaa reer Puntland markay Xamar Tagaan ????
adeer xasan sheekh warkisu wuu cadyahay oo puntland qabyaalad iyo cunsurinimu kuhaya ee waxa niic leh oo dhoohan wa puntland ee puntland hays badbaadiso
Fardowsa walaal meelkasta waad taagantahay hadalkaaguna mid wax tar dadka uleh waa ku yaryahay hadalada dadka kala fogaynayana khayr malaha walaal ilaahay ka baq dadkana hakala gayn walaalkaa khayr kula jecel baan ahay
@@Gor-GorHowd meeshan taagnahay adiguba wa taagantahay oo adigaba isa sheegay
Dawo kale ma'lihiid inaad meeshaas ku xirnaataan mooyee. Xassana waanu ku taarsanahay inuu cunaha idin hayo sababtoo ah jid iyo jihho-diid kaligood nooleyaal ah baad tihiin waxaan kaloo layaabay ma oday baa hal habeen idin dhalay sidee isku si uwada noqoteen qabiil dhan oo odayaal ah isimo leh boqoro leh culumaa-udiin leh. Aqoonyahano leh oo hal rayi wada qaba oo aan u'adeegeen ummada soomaaliyeed iyo doowladnimada soomaaliyeed
Daljir Masha ALLAH waa barnaamij fiican.
PUNTLAND MARKI E HAWIYE=HAITI MOORYAAN A WAX KU DARSATEN A KHALDANTEN
Khdaroow shacabka puntland waa ogyihiin inaadan dhexdhexaad Ahay 4 nin iyo Adigoo mucaarada good job
Asad Deni Wa HORGAL Aniga Madaxweyne Deni waxan kula talinaya in DAGAALO DİYAR GAROBO AMA HORGAL Hassan sheikh iyo cadowga Puntland ama DAWLADA IYO SHACABKA PUNTLAND
Walaahi dani waalibaax waxlarabaa soomaali inay awood yeelato dani waanin tanaasulbadan waligii saasuu ahaa soomaali haisraacdo anigu shac ahaan waligay waxan jeclahay inaandawlad awoodle helno siyaasiyiinta soomaalidu ayagaa isku mashquulsan wadka sidhaba haloogu shaqeeyo qilaafka halajoojiyo❤❤❤❤❤❤❤❤
Puntland ama xaq beey kutagantahay ama xaqdaro lkn cidii sidaacad ah noogu garniqilahad aaway ninkii wuxuu yiri ma anaa waalan mise cadan baa lagaheesayaa mise boowe soomali oo dhan baa waalan
That is why you tube daljir radio u gaari waayey 50k
Because of Mr Khadar oo naceey badan u ahay cumar cabdirashid iyo Dr gaas sidaas daraad in kaban 1 million oo dhageeysto subscribe uga noqon waayen wlh ogaada
Cawil waxa uu xamar u joogaa waa horgale waligii wuxuu ahaa horgale balse waa soobateene balse hangaraarac ulug umadhutiyo puntlande ma burburto ma burburikaraane dhuuniqaate
Wasiir Awad
Waxaan xasuusta
Wasiir dhig mickrofanka 🎤
Haye mudane
Axmed Cawad Ayaa Nuxurkii oo Dhan Soo Koobay Axmed Mahaadsanid
Masha Allah Shortayo
Well done.
Guuleeyso funta Rabi ba kugu jecel
Shoortayo Waad mahadsantay.
Horgalada Waan idin baranay.
Qorshaha Xasan in uu gudaha Ciidan kadhisuu Rabaa
Habaaraka xasane ku kariwaaye ee Cawilowe habaaraka puntlande ku burburimayso
Dowlada Puntland maanta ayey ugu dhowdahay in la dumiyo, dowlada federalka hadeysan ka faideysan maanta Jaanis dambe maso marayo. Sababto ah xili fiican baa la jooga majerteen oo is mucaaradsan qeybna xasan daba ordeyso qeybna deni. Lafa geelna iyaga la isku jabiya
Dad noocaan oo kale ah in Puntland iyo dowlad federal ah wax laga weydiiyo waa ayaan daro ku dhacday Somalia
Example aduunka waxaa la fiiriyaa qofka waxa uu aqoon u leeyahay QUALIFICATION so dadkaan laga bilaabo Axmed Ciise ilaa iyo horgalaasha xasan sheikh kuma jiro qof soo qaatay maadada political science ama degree ka heysta
Labo dano ayuu hadalkooda u dhacayaa in dan shakhsi aay ka leeyhiin dowlada xasan sheikh oo xilal ka raba ama naceyb Saciid Dani ah uu jiro
Labada Villo kulahaa Cajiib reer Bari
Xasane waa ku fakaraye balse ina Diyaano ama nin reser puntlande buunoqonayaah ama horgale Buu noqonayaah balse ka maduwana sulub
Puntland waa iney khilaafka iska deysaa oo dadkeeda siciid deni gacmaha qabtaan
puntland dulmi iyo dandaansi bu kuhaya xasan sheekh ee puntland jecel iyo nac nac ma anfacayso ee isdifaac ba laga raba wayo puntland in bur buriya laraba
Cawile waa doqomo adiguna habuunbuuni raga Horgalayaasha Taariikhi galayaane
Quluud iyo 3.musharax more baad noo keentay.
Ninmankaan meesha aad keensatay kuligood waa munaanafaqiin ah nin kastaba Xasan munaafaq ayey rajio ka qabaan hunguri xumadooda caado qaatayaal weeye uf
Afar qof bad malin walba so casunta kkkkk. Dadka puntland iyo Somali 🇸🇴 wax u sheegi karah so casum keen madasha ok 👍
Why madashan logu casumiywaayey resalware cumar abdirashiid iyo Dr gaas x resalware and former president gaas why ?????
cawil daad waa qof shaqsiyad liita leh.
maantayna xassan sheikh ayuu horgal u yahay
Rer puntland Way fahansanyihiin Cadawada
Gamurtay qorshuhuna wa in ciidan laga dhisaa gudaha puntland. Wa Cadahay Marka
NacNacdina loma bahna. Cawad wagii hore wan u hanwaynaa. Lkn hada kubaranay
Xasane Bay shilimaane ka doonteene Xasane tagyaye Horgalayaasha Taariikhi galayaane
Cumar abdirashiid iyo gaas hadaad so casunto ma waxa xanaaqayah😂 mr Dani 😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂
snm oo kufaanta inay qaraxyada iyo dhibaatada soomaaliya xaqeda iyo deeqeda wala lasiiya halka puntland oo hooyadi soomakiya ah oo soomali soo dhoweysay dulmi lagu qahayo
Siciid dani isagoo maamul goboleed jooga ayuu doowladii diiday wax uu kala tashadana aaneey jirin sidee u'oran karaa federaalka cida uu xulanayo waa in la'igala tashtaa
Cawile waa doqomo adiguna habuunbuuni raga Horgalayaasha Taariikhi galayaane puntlande
Hada iyo Koow Fagaare Ha la isugu Yimaado
Oo Wax garadka Soomaaliya Ha kala Saaraan Haday wax Maqlayaan 2bada Daneyste
Majeerteen waxay raban kuursiga xamse ogadeen kadaga kuursiga cidana lahan jiirtay
Kkkk Khilaafka Garoowe iyo Muqdisho maaha mid ka yimid Reer Garoowe.
Ilaa Siyaad Barre iyo ilaaa hadda wuu jira,waana mid ka yimaada Ethopiya.
Madaxwayne Muqdisho ka arimiya oo Garoowe la heshiisaa ma jiro.
Garoowe waaa wakiilka Ethopiya u qaabilsan burburka Somaliya.
Cawade wali dagaalkii doorashada puntlande waa wareersanyahaye Cawade doorashadii waa dhamaataye puntlande burburto xasane wado ee raadinayo horgale ha ku hafanine
Adeer Waa labo gobal mamul dowalad maha
Malin walba ma 3 qof bad Nagu so cel celinaysa mr Khadar dadku yeey idaacada nicin mise meel kale baa laga hogaamiya😂kkkkk
Hal tusaale khudbadii Faarax Sakiine soodhagayste
Xagey ku jirta qudbadas muxu ka hadla
Waa wiilale askara oo ina Diyaano xukuno wax Wayne ma ah
Nugal Bari iyo haf mudug
Horgal Cawad Xasan munafiq buu jago ka raba. Xasan waa cadawga Puntland
puntilan waxkaasto lasiya maqancyan waxa kasta oo lasiya waxay raban reesal wasaare
waxan oodhan waxa iskudhaama wasiirka war faafinta puntland oo fahansan waxa xasan sheekh wado oo ah inu puntland katakhaluso ee nac nac loma baahan ee arintu wa khatar
Said Deni dan gaar ah ma laha ee wuxui doonaya cadalad
War waxa uu kuwaramaya siciid dani haduu xasan waxkarabo miyuu kawaayilalaah waxaas waxba kamajaraan waxa leeysku heeystaa waa tastuurka
horgaladii puntland ayaad waraysatay nacalad haku dhacdee
sidee ula shaqeenan nimanka madaxwena yal kaligod markey guuri isku soo xirayan eey idinla tashanen wadanka makaligoda leeh mamuusharkinad iska qadanesan away kitabkad marten ilahow madaxdan kuuri isqiyamayan naga qabo
Dooda dadka ku jiraa badankood waa ku la mida ah kuwa ka horjeeda danisoo
Warbahinta u shaqeysa villa garoowe Kana dhuuman ya run ta
Waxad noo keentay rag dadkooda cadow ku ah
Raga nimada waa loo dhashaa shoortyo nin rag baad udha latalisa
Nin Xamar Jooga o reer Puntland ah Oo Si Xor ah U Hadla Maxa Loo waayey
Xataa Cawil?? Kkkk wa Maqleeyna Bela ka dhacday War Maxa Xamar Yaala oo Sida Gaarka AH LOL Tusaa reer Puntland markay Xamar Tagaan ????
Kkkllhhh
Du er Oromo
Shortaayo wuu ku mahadsan yahay hadal kiisa
asc puntilan ninkan dani maye haduu dowaladi ukatirsana haduu lashaqenen sida loo gala
54 waa la qarameyna
Warwaadkarbaash teen Dani??
A,,,,,
Adiga wan is mod marodi
Xasane Bay shilimaane ka doonteene Xasane tagyaye Horgalayaasha Taariikhi galayaane
Hal tusaale khudbadii Faarax Sakiine soodhagayste