ABDIKADIR BOSS IYO BALWAAN OO USOO JEESTAY CANBAAREENTA BEESHA ABGAAL!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 136

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 8 місяців тому +17

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @أحلامعبدالله-ط3ذ
    @أحلامعبدالله-ط3ذ 8 місяців тому +5

    😂😂😂 abgaal caay iyo amaan kuwaan ay dheheen waxba kama bedeleyso laaandheerenimo amey udhintaan kkkkk❤❤❤❤❤

    • @ShukriHaashi-v4u
      @ShukriHaashi-v4u 8 місяців тому

      Waa doqonimo ee aad iyo aad u liidataa labadaas waa caado qaateyaal mashaqrystayaal hadal iyo m’a shaqeeystanimo afmiishaarnimo waa tuug raba in caayda iyo dhali Isha beenta a qabiil kicinta kuqaraabto

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 8 місяців тому +1

    abaayo USAayaan kaa soo taageeraa waxaan ahay maama soomaalinimada jecel
    wadankeeda sidaadoo kale xaqa waligaa ha ka aamusin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munam016
    @munam016 8 місяців тому +8

    MashaAllah Naima, make more lessons about the history of Somalia please. Thank you ❤❤❤

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 7 місяців тому

    Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Oxamsa
    @Oxamsa 8 місяців тому +1

    Akhas caasumadii waxay noqotay hero qabiil

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 8 місяців тому

    Raga da'dooda ah ee Aduunka kale ma soo kordhisaan bay ka fakaraan iyaguna in Habeen Nabad lagu seexdo ma rabaan Rabi ha hadeeyo

  • @AbdigafaarMaxamed
    @AbdigafaarMaxamed 8 місяців тому

    Ilaahey ha ku cafido

  • @Mohamed-k9c9w
    @Mohamed-k9c9w 7 місяців тому

    Caqliga alle haku barakeeyo wllshey

  • @fartun9503
    @fartun9503 8 місяців тому +1

    Wcs welcome Naciima cadey❤

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 8 місяців тому +1

    Maansha Allah tapaarakallah. Waa yaabanahay markii Muqadisho ay isasiiyeen labo qabiil oo kaliya. Hadii aan sida Naciimo looga hadlin ee shib laga yiraahdo. Waa u hirgeleysaa barnaamishkaan.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 місяців тому +2

      Wixii qalad aan u jeedno waan kahadleeynaa waana iftiimineeynaa!!

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 8 місяців тому

      Khalakaba shibkuu ka bilowday abgaal iyo habar gidir soomaali kama badna hadii mar hore runta loo sheegi lahaa la qaban lahaa 33 soomaali wareer dawlad la,aan ma noqoteen soomaali qaladka wax weyn ayaay ku leedahay😢

  • @Bintuabdala
    @Bintuabdala 8 місяців тому +2

    Naciimo run sheeg adookale allah noobadiyo soomaali weykuu bahantahey xabiibti horey usoco ❤❤

  • @munir69420
    @munir69420 8 місяців тому +1

    Masha Allah abaayo kuwaan caqliga ayaa ki Yar subxanal laah ilaah hasoo hadeeyo

  • @sahraibrahim3860
    @sahraibrahim3860 8 місяців тому +2

    Naciima walahi abgal ayan ahay wana kugu racsanahay ❤

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 8 місяців тому +2

    mansha allah codka aa quraanka ku akhriyaso allaha kuu barakeeyo wll❤❤❤

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 8 місяців тому +2

    Masha Allah tabarakalah alow isha ka xifdi waa gabdhaha la dhaho boosting raga ay joogan

  • @istarabuukar6671
    @istarabuukar6671 8 місяців тому +1

    Masha allaah abayo aqligada iyo ximadaada allaah kuubarakeyo qalibiga nool waakaas❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 8 місяців тому +3

    Wcs walshey naima Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh abyo iso ducay kheer allha hakusiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HalimaMohamed-th2yv
    @HalimaMohamed-th2yv 8 місяців тому +2

    Naayaa abdulqadir boos ma aha qabiilaysto waa qaldan tahay

  • @fartun9503
    @fartun9503 8 місяців тому

    Masha Allah ❤

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 7 місяців тому

    Alaahu Akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyomaxedmacalin6419
    @safiyomaxedmacalin6419 8 місяців тому

    ASC walaaley cabtoy dowlad marabto qofkii wax siiyey raban

  • @AbdigafaarMaxamed
    @AbdigafaarMaxamed 8 місяців тому

    Run bad sheegtey

  • @aweystaakow4891
    @aweystaakow4891 8 місяців тому

    Walaasheey kuwaas warkoodu dameera yeeray waxba kama duwana ee wax jawaaba haku khasaarin

  • @AbdigafaarMaxamed
    @AbdigafaarMaxamed 8 місяців тому

    Asc abaya masha Allah

  • @seed3966
    @seed3966 8 місяців тому +6

    Asc wax qabiil yaan lagu shaqeyn ee wadaninimo aan ku shaqeyno fadlan soomaalaay hoow 🇸🇴

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 8 місяців тому +3

    Walalo dadka ka hadalkooda israaqad ka wanaagsan alle ka bari 😏

  • @fatimaomar6400
    @fatimaomar6400 8 місяців тому

    Mashaalaha Nacima Allah ku Barakayo

  • @baxsanomar2456
    @baxsanomar2456 8 місяців тому +3

    Qabiiliista lashegana waa adiga waleg cment maa bixin ku faaa iiid kaaa

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 8 місяців тому +3

    Naima abyo horta nimkan may kasayan sandka islmka iyo biisha anku jiiro ❤qabll ayeyku qafifen subxanllh subxanllh

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 8 місяців тому

    Sax runtaa ka hadashay soomaaliyoo dhan aa ganacsi ku haysato halqabiil maya.waxaan Allah ka baryaynaa inay is jeclaadaan soomali meel walba ay joogaan qabiil waxba uma tarayo.walaashay Allah ha idin xafido kuligiin ❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 8 місяців тому

    Maansh Alaah❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @umuisraa80
    @umuisraa80 8 місяців тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤masha allah

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 8 місяців тому

    Soomaali goormay qabiil ka dhamaan doontaa??
    Iyo qofba qof in uu eedeeyo?
    Mahadsanid abaayo

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 8 місяців тому +1

    asc a baayo wa biliqo laan dad aqoon leh ma aha muuse suudi guriga dawlada xoog ku daganyahay mirinaayo waa laga saari waayey ilaahayow naga soo gaadh dadkaan aan u naxayn dad iyo dhul iyo nafta baniaadanka
    WALEE AAKHIRO WAR BAA YAALO
    😂

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 8 місяців тому

    Masha Allah. Naima

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 8 місяців тому +1

    Laba nacas dameer waa dameer..waxaas ayaa xamar somi ugu yeedhayaa .somaliyee casimada halaga raro xaamar

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 8 місяців тому +4

    Muqdisho hantidii umada Somaliyed baa ku maqaan laba reer bana kala jiidanaya oo miidkasta leyahay Gofkan aniga leh yaan layso dhawaan casiimadii dalkana waa lagu sheegaya yaab

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 8 місяців тому

    Masha Allah

  • @madinaomar2344
    @madinaomar2344 8 місяців тому +1

    Maxaa kaa kaley c boos c balwaan beenleeybaa thy xiqdi iyo xanuun iyo xaasidnimo qabto joog beenleey baathy

  • @bossman1024
    @bossman1024 8 місяців тому

    Gabadh fiican runta weye Kazakh alaahu

  • @RAJO-CUSUB
    @RAJO-CUSUB 8 місяців тому

    BALWAAN IYO BOSS WAA LAG.XIRAA HADEEY RAALIIN BIXIN

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 8 місяців тому

    Naciima i love your smile

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 8 місяців тому

    Asc naima qabil ayay ku washeen iyo dad somaliyeed cayan ❤❤👍

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 місяців тому +1

    Manshaallah wax wadaniyad ku jirto waa yar yihin imaanka alah galiyo xamar wey kala qeybsan tahay ciyaal suuqa dadaw leyahay yaab

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 8 місяців тому

    Masha allha allha aqligaga allha haku barakeyo 😂😂😂😂😂

  • @abdirahmangaabow8478
    @abdirahmangaabow8478 8 місяців тому +2

    Qabiiliiste AA tahay adiga xataa waqyiga muqdisho qudaar Matala haye beley aatahay adiga iyo labadaas sadaxdiinab been ayaa sheegteen

  • @saidaroble644
    @saidaroble644 8 місяців тому

    Asc walaalashey Naciimo Allaha ku barakeyo waad ku mahadsantahay in aad hariga ka fiiqdo ku waa intayii imaaden Waddano waxa lawado qabsado oo si wada jir aha loo wadaago hadan habayaarate wax uga kordhey ay jirin oo markad eegtid dhaqankood la moodo 1991 in ay joogan ay iskana dhigan waddaniyiin balse heerkay marayan Magaalad i Muqdisho oo lakala sheeganayo qof kasta Somaali ah baraha bulshada dhaqan xumida ka waada diirka ka siib sababto ah Edebay yeelanayan midkastabad isgoo Diqsii ka yar buu bila hadal ku joogi baraha bulshada

  • @نورهمحمد-ل7ذ
    @نورهمحمد-ل7ذ 8 місяців тому +2

    Asc abaayo ruuta aya kukuu jeclahaya❤❤❤

  • @mohamednurhussein5696
    @mohamednurhussein5696 8 місяців тому +1

    Dadkan waa walaalo umada yaan la kala qaybin qof walba meesha uu rabo ayuu ku noolaan ama gacansigiisa uu ku hagaagayo

  • @aminamaya6788
    @aminamaya6788 8 місяців тому

    Hi sister waxaan kugu jecelhay runta aad uga sheegtid dadkan

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 8 місяців тому

    Waa dad walan

  • @QaliIbrahimMahamud-go7wr
    @QaliIbrahimMahamud-go7wr 8 місяців тому

    ❤❤

  • @HalimaMohamed-th2yv
    @HalimaMohamed-th2yv 8 місяців тому

    Wax run ah ayay Shegayn

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 8 місяців тому

    Please naciimaay muuqaalada nosoo koob koob muqaalka 33 daqiiqo soconaya waa nagu dheer yahay adoo mahad san noo soo koob ina adeer muuqaalada.

  • @axmedibarahim1142
    @axmedibarahim1142 8 місяців тому +1

    Asc habo xaskeyga nuna nas siyne 1sano cado kuma dhicin nunaha habeynki kale naska siyne ila hada kuma dhicin marka mxa keyni karo inu cadada kudhicin iso jawad

    • @Mashallahxd
      @Mashallahxd 8 місяців тому

      Naaska waye nujinta waye

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 місяців тому

      Axmed waad ku mahadsan-tahay sida aad uga warqabtid xaaskaaga, wixii caafimaadka kusaabsan waxaan uga hadlaa CHANNELKA ADIGA IS AHAAW!

  • @sharifaafrah5808
    @sharifaafrah5808 8 місяців тому

    Niman kaan waalaga dhaxhadlaaya Daahir calasow Faluus yaacaybaa wasaaqiindheh

  • @fadumomahamed9054
    @fadumomahamed9054 8 місяців тому

    Naciimo waa markii ugu horaysay aan maqlay waqooyin iyo konfur cajiib

  • @Dahabosheikhhasan
    @Dahabosheikhhasan 8 місяців тому

    Sow run maaha

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 8 місяців тому

    NAAYAA HABARYAHAY BEENLAYDA AH EE JAREERTA AH MAXAA KAA GALAY HABAR GIDIR IYO ABGAAL DHEXDOODA TUUGSIGII WAXAAD KU BADASHAY YUUTUUB IN AAD KA DHEX QARAABATO IRSAAQADOI BAA MEEL XUN KAA SOCO WAXAA KU DHIBAAYA AMAANTA HG EE QARAARKA ORODOO KAB LIQ IIMAANKA BEELE

  • @bima9383
    @bima9383 8 місяців тому

    Mashaalah tabarakalah Nacima sas uifi kuwa dalka qasayo ilaheyna kuwakale alaha nosobixiyo oo kulamida Amin Amin yarabi

  • @rzackyt
    @rzackyt 8 місяців тому

    Wcs abaayo lambada khabiil isku dabeecad maha laakiin dhibka jira dadis ku kalsoon maha dhibka jira wakaas

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 місяців тому

    SHARRE

  • @libanmohammed6378
    @libanmohammed6378 8 місяців тому

    Noolow walashey runtaad sheegtey nooloe

  • @samiramoalim7550
    @samiramoalim7550 8 місяців тому +1

    Naciimo run sheeg

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 8 місяців тому

    QOFWALBO WUXUU SHAQAYSTUU ALLE LA HOR TAGI DOONAA DAALIMIINTU WAY NAGU BADAN YIHIIN MUSLIXUNA MABA NAGA DHALAN EE ILAAHAAY HA U GARGAARO DADKEENA IYO DALKEENA WANAAGA AY CAALAMKA KU ARKAAN WAXAY KA JECEL YIHIIN INAY IGAUNA DALAL NABAD AH KU NOOLAADAAN LAAKIIN DSLKA WAY BURBURIYAAN.

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 8 місяців тому

    I like that 😅😅😅😅😅 kkkkk.

  • @Sanriom3lody
    @Sanriom3lody 8 місяців тому +1

    Naciimo abayo nimankan dadka benta kagadayo madaxda meshey dagan iyo elaborka mediino katirsan tahay habar gidir Madagan cabdi caziiz dadka dowlada ushaqeya dagan car wakasaye hodan holwadag madax hadagan nimankas lalushki lasiwaye waxe ku hadlayan mayaqanan balwan mid ladulesto uegyahay yahuu dheh

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 8 місяців тому

    Labadaan waxaan u arkaa labo doqomiin ah hadaan laga hortagina doqomo badan ayaa soobixidoona waxaase layaabay soomaaliyoodhan ma labadaas qabiilbaa soomaali weeyn ayeey ucamirantahay muqdisho boondheere ayaan kudhashay kuna barbaaray qabiilkasta oo soomaali ayaa dagan unukaa leh ayeey runmoodeen caanihii iyo qoryihii ey keeni jiraan magaalada ayeey iloobeen ganacsi miyey yaqaanaan iney wax xoogaan xoolaha dadka iyo guryahooda iney dhacaan unbey yaqaanaan ufdheh waxaan weyna danbaajinayaan jaahiliinta ah

    • @fartunsufi6152
      @fartunsufi6152 8 місяців тому

      @@cousinbro1580 Taariiq miyaad rabtaa mise tuugo nimo hadaba waxaad ogaataa xamar waxaa loogu yimid qabaa ilo kale idinkana ganacsiga ayaad keeni jirteen sida caanahaiyo qoryaha markey habeen idiinku noqatana waa idiila ganaaxi jiray si aad ugu dhuumanina magaaladana lugaha ayaa danbas idiila gili jiray hadii awoowayaashiina been idiin sheegeen taariiqda ma lunto oo waa idiila yaqaanaa magaalada dhana waxeey ka koob naayeen shingaani xamar weeyne iyo boondheere wixii intaas kasoo hara duur ayeey eheeyd gumeeysigii kadib ayeey balaaratay magaalada idinkana xureeynta wadanka mar kii laga reebo wax yar oo idiinka mid ah intiina badan jaa juus ayaa u eheedeen gaalada gumeysiga ahaa wiliba gabdhihiinana waad u guurin jirteen wax badan waa idiika xishoonay unukaa leh ayadba ruuti iyo ismaris nooga dhikteen hadaba taariiq waxba kama ogidee caga dhigo qof dhalad magaalada ah unbaa taariiq ka hadli kara wax badana waa ugu duugan yahay ee yaanan banaanka idiin keenin hadaad moodo lahaan shaha wax ladhacay ama hanti la xoogay mise dadkiisa dibada ku maqan ee la dhahaayo gurigaan anaa iskale sodan sanaa daganaay hadaba waad dhun santihiin adiga iyo inta kugu caqliga ah✌️

  • @AbdulahiAb
    @AbdulahiAb 8 місяців тому +2

    Balwaan & boos xaqiuqcad ayay
    Kahadleen guud ahaan daagaan
    Ahaan xamar waa caasimada
    Soomaaliya lkn lahaansho
    Layiraahdo mudulood hiraab
    Ayaa leh lkn waxaa nasiib dara ah deegaanada ay ugu badanyihiin
    Markii aad aragto in aad moodeyso
    Lamadegaan iyaga ayaana u
    Sabab ah maxayeelay amaandaro
    Ayaa looga kala cararay ugu Danbeyn war Abgaalow is nabad
    Galiya umada kalena nabad galiya
    Si magaaladu idinkuugu camiranto!
    Dhaqaalihiinuna u kobco
    Mahadsanidiin!

  • @FaadumoKiin-qb4is
    @FaadumoKiin-qb4is 8 місяців тому +2

    Sax uu sheegay dhulka abgaal qiiimo malaha oowaa raqis lkn guryaha kuyala bakaaro .baar ubx talex iyo iyo waa sax

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 місяців тому

      Waxaan rabaa inaan ku weeydiiyo maxaa usabab ah in ay guryahaas raqiis ahaadaan kuwa kalane qaali???

  • @KahiyeXoosh
    @KahiyeXoosh 7 місяців тому

    Waxey.fahane.wixi.kulabelanyihin.kofurtah.muqdisho.waxey.ugartahay.simalI.wuqoyigah.muqdishoahagaal.kaliyah.

  • @mulkimohanmud5743
    @mulkimohanmud5743 8 місяців тому

    I love Abgaal cadowgina hajabo canahada cabo aacaygada yaqabo lol 😂😂😂

  • @khalifabdullahi8175
    @khalifabdullahi8175 8 місяців тому

    Fadiid baatahay runnaad sheegtay

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 8 місяців тому

    Naciimoy run bad nida ❤waxan la tabay sida aad u kala ta qanid Soomalida Abgal lagama nabad ga layo mana lala dagi jaro ❤❤❤❤❤😂

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 8 місяців тому

    Habo naciima nimankan waxey u subinayan waxano dhan wa in ay somaliya hagaagto cavsi aa ku jirto in hadu wadanki hagaago in dib lo celiyo oo qaxooti nimada dhamaato haheeeeeeeye

  • @HalimaMohamed-th2yv
    @HalimaMohamed-th2yv 8 місяців тому

    Gabaray labada nin waa figrad ha waalan

  • @dhoolnuur8400
    @dhoolnuur8400 8 місяців тому

    Dadka nabad gali hargidir ku qafiifte ayado quran aqrine afkagana aman laga heli waya habargidir manoqoneysid

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 8 місяців тому

    Muuse bixii waxaa uu dagan yahay gurigii dowlada ee ee uu daganaa jiray meral maxamed. Cumar cismaan oo ninkii heystay ciidmada bada soomaliya. Abaayo maxey ka hadlaayan Abgaal😂😂😂

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 8 місяців тому

    wcswlb abaayo

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 8 місяців тому

    Asc wlh waa runtaa qabiil bay wadaan waa inla iska qabtaa caduqadir boos waaye dadkey isku dirayan

  • @ZahraYussuf-q9q
    @ZahraYussuf-q9q 8 місяців тому

    Xamar malakalasarirabawarcusub

  • @IFRAHABDINASSIR
    @IFRAHABDINASSIR 8 місяців тому

    Waa niman jahiliin oo qol kubxiran umada wadanka jogta ka baxsan la bal may shaqaystaan😅😅

  • @DeqaHasan-v8s
    @DeqaHasan-v8s 8 місяців тому

    Ukhtiyeey ragaan way is ogyihiin ee ha ku daalin . 😅😅😅😅Dhanka kale UA-cam ka la imaaw fekerkaaga talent kaaga kuwaan waxaa ku nacnay media yada qeybo badan . Wax faa'iido keh soo gudbi 😅😅😅😅😅😅

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 8 місяців тому

    Beentaa ma ahan Naima is dhaxgalka waa u muhiim magaalo in ay dhisanto , abgaal cismaan waa jiraa qaar la jaanqaadsan casriga lagu jiro lkn badankooda waxaadba moodaa in ay wali baadiyihi joogaan oo xataa hadii ay magaalada soo galeen dhaqankii xoolo dhaqatada ayey lasoo galeen marka Abgaaloow dadka la jaanqaada ama madiino iyo kaaraan saas maqribkiiba halooga xaroodo mugdi iyo ciyaal weero.

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 8 місяців тому

    comon son 50 k

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 8 місяців тому

    adga maxey kula tahay in muqdisho koonfur iyo waqooyiba ay degaan laba qabiil ...waxaa wanaagsanan laheyd in mowduucaaga aad kaga hadashid

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 8 місяців тому

    Kkkkkkkkk

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 8 місяців тому

    Kkkkk Alla Nimco run badana horta Nimcoy ankulakaftame Abgaalka inta ugubadan in hoyadod beesha Jarerweyne kasojedo ood dhashen ma ogtahay kkkkk marka cidan aad abtiga utijin nagaqabta lakin labadan warka xun maca Xasan shekhba maha qolada aad dhashen waa Wacaysle

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 місяців тому +1

      Kaftanka wuu furan yahay walaal Maria, waa been wax lasameeyay waaye, haddii reer abti loo yahay beeraheena xoolo madaajin leheen, beeraha beelaha jareer weyne Abgaal Xoolaha ayay kadaajiyaan, wax kajiro majiraan waa hadal sida IRIR SAMAALLE CAMAL WAAYE!

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj 8 місяців тому

      @@cousinbro1580 weligey an maqlijiray in beeraha heer Shabeele abgaal xoolaha kudeeyo been maaha taas ee hakudambaabin dad hubeysan maaha wadulmanyihin maxad ugu digane Jarerweyn keliya maaha somali badan on hubeysneyn ayajirta dad masakina beraleya in xaqoda ladhoco miyad dulmi kudiface an Alle kayaabno Somaliyey

  • @fartun9503
    @fartun9503 8 місяців тому

    Hhh

  • @AbdiqaniHashi-p1c
    @AbdiqaniHashi-p1c 8 місяців тому

    Klkkkkk heye konfirta ma habargifir male diysdinta angst meshey ku dhashey ayey degan yihiin xolayihin

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 8 місяців тому

    Nimco abaayo siyasad mayaqaniin dadkaani waa umad caqli xun oo waala hadlaa usoo gala midiyaha dawlad nimo sharaf deed anaga usoo joognay lakiin 34 sano waa masiibo dawlad ba dawladay ka danbaysa ku habsaday waana cuqubo raga soomali ka galeen dalkoodii iyo dad koodii nasiib xumo baa ku habsaday nacas yadaan midiyaha ku dhex sac sac may ilaahay hanaga qabdo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 місяців тому +1

      CUQUBADA LOOMA KALA HERIN RAG IYO DUMAR NIN IYO NAAG! Allaha na asturo!

    • @AyaanJama-m4m
      @AyaanJama-m4m 8 місяців тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee haa lakiin waxan ka hadlaa dagalkii 1991 rag baa wax dilayay wax kufsanayay wax dhacayay in kasoo dumarku guu baabinayeen dab aan dumar shidin maba sii way nado

    • @AyaanJama-m4m
      @AyaanJama-m4m 8 місяців тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee dab hurinayeen baan kawadaa

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 місяців тому

    LEGTA

  • @HghhgjHgiuhg6
    @HghhgjHgiuhg6 8 місяців тому +1

    WAXAAN LA YAABAY RUNATA MA ISKU SHEEGAAN ABGAAL WAA ISMACESHATO OO AAN LAGU DHEX NOLANKARIN CIYAALAK WEERO KONFURTA MUQDISHO MA JOOGAAN CIYAALAK WEERO HOYO ABE ABGAAL AYAA SOO DIRSADAY BAAY

  • @WardaXaaji-vy7zh
    @WardaXaaji-vy7zh 8 місяців тому

    Sax afka ala kaama gooyo xabiibti runta usheeg xoolahaan wafadlan ku shubo ninkan

  • @fartun9503
    @fartun9503 8 місяців тому

    Sax

  • @baxsanomar2456
    @baxsanomar2456 8 місяців тому

    Naaag ciilan ooo cudur hg ab ku dhacay ayaa tahy wan ku tageri jiray lkn baryahn danbe waxan arka inaa ciiil hore ku haayo cuqdad kaa budo oo ah waala ciili jiray jagar naaa hada waa la ibland oo waxas ma jiray oo shacabka beenta ka daaa waligood ayaa qabiil meel ku badnaa jiray bal keen hg ab cid xamar kaga badan

  • @Sanriom3lody
    @Sanriom3lody 8 місяців тому +1

    Habargir kadhaxhadlayo

  • @FaadumoKiin-qb4is
    @FaadumoKiin-qb4is 8 місяців тому +1

    Hg waa il bax waa na laladagaa lalanoolaan karaa lkn abgaal wax kuu maba hambeenayaan oo ha daa saaxibo tihiin marka ka marmaan murayadahee kaadalacanayaan tusaale xasan shikh jyo Dani 😂

  • @shukrimohamed1205
    @shukrimohamed1205 8 місяців тому

    Beelowshin