NIGHT ROUTINE JADWALKA HABEENKI WAXAAN QABTO BY SAMIRA SIMAN 🥰🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 31

  • @hodmanhodman7113
    @hodmanhodman7113 6 днів тому

    Mashalah abayo strong mom ayaad tahay illhay nolosha haku fududeeyo

  • @nuuradiinoffici
    @nuuradiinoffici 12 днів тому +2

    Wcs Masha allah tabarakalah walashey qali aan alle darti u jeclahay iyo gabdhaheyga alle ha idin wada xafido habeen wanagsan waye iyo jawiga habeenkii walashey qali iyo gabdhaheyga allow idin wada xafid hooyo karti leh aya tahay huroy usoco ayan ku leyahay gawadheyda wax barashada alle ha u fududeyo alle ha ino desto gabdhaheyga insha allah wax walba alle aya ku fududeynayo insha allah gabdhaheyga mac mac ii sii insha allah 🎉❤❤❤❤🎉❤

  • @HaweeyoNuur
    @HaweeyoNuur 12 днів тому +2

    qali nolosha ka so hadal mesha aad joogto dhowr mar ka codsaday in aan uso guuro rabaa xasna waan ahay plz iga cawi waxlee iga so sheeg sheeg samiira qalbi wanageey plz vidioe noga so samay ajar baad naga helin iyo duco❤❤❤❤❤❤

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 11 днів тому

    Mashaa Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanmousa6027
    @ayaanmousa6027 12 днів тому

    Mashallah xabibitii hura usoco ❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 12 днів тому

    Mansha Allah 😍 alxamduillah

  • @IstarIstar-y5v
    @IstarIstar-y5v 12 днів тому

    Maashaa allaah tabaaraka allaah 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @NureinAbdillahi
    @NureinAbdillahi 12 днів тому

    Mansha alah tabarikalaah naag iyo nus wakuwataa 🎉

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 12 днів тому

    Maasha Allah tabaarakallah 🎉

  • @muniiraabuukar6781
    @muniiraabuukar6781 12 днів тому

    Masha allh ❤

  • @SahraCiire
    @SahraCiire 12 днів тому

    Sax weye wlhi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 12 днів тому

    Mashalaah ❤❤❤❤keep going sister

  • @aminakiinali3911
    @aminakiinali3911 12 днів тому

    Msha allh horray usoco. Hbbt love you❤❤❤

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 12 днів тому

    Masha Allah 😊😊❤

    • @nabihamohamed5377
      @nabihamohamed5377 12 днів тому

      Sc Maanshall marka hore ajar bdn baa helee dadka uga faiidee muufada ceeshka hada sameyneyso qasida waxa ku dartey hada ka hore comment kuso qorey aad u mahadsan tahay jzkl

  • @daganosman
    @daganosman 12 днів тому

    Samiira abayo go yaasha yugandho laga helo melaka helo isheg

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 12 днів тому

    Routine wanagsan
    Mahadsanid samira❤

  • @nimcohappy6806
    @nimcohappy6806 12 днів тому +2

    M.a keep going abyo
    Ani in aan UA-cam furto ban rabey lkn markan hawsha qabanayo dharka wn dhigta boo 😂

  • @hakimoibrahim6795
    @hakimoibrahim6795 12 днів тому

    Mansha alaah

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 12 днів тому

    Horey u soco abaayo.

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 12 днів тому

    W.salam wr wb samira
    Talo wanagsan walashay
    Waxaan rajaynayaa hooyo kasta inay ku dhaqanto oo ay dadaasho, guuleysta, hore u socoda🤍💗😃

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 12 днів тому

    Maasha Alaah

  • @laylacismaan-o6o
    @laylacismaan-o6o 12 днів тому

    Mansha allah wllo❤

  • @Hanaamiish
    @Hanaamiish 12 днів тому

    Wan ka faiday saxiib thanks wajiga ayanka madobaday maxaan marsada samiroy qoraxda Mombasa iguubtay😢 haaro miraan noqday

  • @samatarahmed9282
    @samatarahmed9282 12 днів тому +1

    Abaaayo qabkee loo furtaa UA-cam

  • @xaliimosacdiyo9595
    @xaliimosacdiyo9595 12 днів тому

    Abyo cream jirka noso duub ❤❤

  • @osmanaydarus2033
    @osmanaydarus2033 12 днів тому

    Hore u soco m 😊