Sxb kumade ma tagna mesha ee hadi ad kumade thy badhadhe cadaw ba heystee cadawga ka dulqad Ragan hadalkoda hadal qabil ku jira ma arko 34fucking yrs ban qabil dhextagneyn Somali hal cadaw bey ledahay wana shabaab Ee grow up
Aaway ragii lahaa hawiyaa na soo weeraray sow ragaan ma aha ragii wadankaan u dhashay cid aan ogaadeen aheyn ma xukumeyso jubaland marka ha la daayo beenta
Ma xasan baa mishaar ku siin,dadkii masakinta ahaa ee muqdisho daganaa ayuu dhulkii ay daganaayen ka saaro kadib gadanayaa,xasan gurguurte,war dhulkeena hawiye fatamadoobe ,aan ka ilaashano oon isku duubnaano,dhulka beerta oo iskiin wax u qabsadada.
Kkķkkkkk waxaan ku qoslayaa xaguu federal joogaa war dadkiina dhinac ka raaca xassan ahmed uma jeedo oohinta orgiga ka weyn waxba ha calaacalina iska celiya waa la idiin soo socdaa
Waa aqliyeeysteen dadkeena Maashaalaah soomaali ha is raacdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
S0malia.guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ciidamada soomaaliyeed waan idinku faraxsanahay guuleysta 🎉🎉❤❤❤❤❤ dowlada noo adeeya ,saan qayraadkeena ugu haqabtirno dadkeena baahan
Masha allah aad iyo aad baan ugu faraxsanahay warkaan umaddeenii wayni waxay bilaabeen inay ka kacaan oo ay fahmaan inay mid yihiin cadawgeenuna waa Al-Shabaab iyo Itoobiya
Illahay guul ha idin siiyo ciidamadeena qalabka sida
Guul iyo gobanimo aad iyo aad yaan idiin jecelahay ciidankeyga somaliyeed kadiida axmed madoobe in oow xaabo idinka dhigto labadiina ciidan oo walaalaha ah walaahi waanku farxay ciidanka kasoo gooste guul iyo gobanimo
Guuleysta
Cadowgeena waa cid walboo ka soo horjeeda madax banaanida iyo midnimada qaranka
Cadowgeeni waa,Alshaabaab iyo,Ethiooia
Maashaa Allah dhalinyarada❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ soomaaliyeed idinkaan idinku tiirsanahay bacda laah, ee ka dheeraada qabyaalada iyo argagixisada .
Shidaalka iyo qayraadkaa naga badan guuleysta🎉🎉🎉🎉🎉
Somaliya sooma🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴lia baa Leh Somalia waa mid guuleysta
Masha llah guul cidan ka soomaaliya ululullulu guul illahy ha idin siiyo
Masha allah guuleesta ayan idinleenahay ciidanka wadaanka soomaaliyeed 🇸🇴❤️
Mashallah guul iyo gobanimo ciidamada qaranka soomaaliyeed
Guleeysta insha Allah cidanka xoga Somalia 🇸🇴 Allah ha idiin garabgalo viva somaliya guuuuuul
Anigoo ah wiil ogaaden waxaan leyahay guul ciidanka qaranka somaliyeed 🇸🇴
Wiilwal
Ogden matihid garac jidwaq batahy xasan futada u dhibo
Subxallah wll mcne rabi u noqo qabiil meel ma geynayo somali
@@MaleykaGabanefadlan ha caayin jidwaaq waa walaaladeen jidwaaq iyo ogaadeena waa isku mid waana ilma absame ❤❤❤❤❤ jidwaaq waa walaalkeey❤❤❤❤❤❤❤
@AxmedJaamac-p9f
Warya aniga manila dhigbaad imodey ninka bartire ee caynayo axmedobe miyad ledahy wa walalken .jidwaq anigaa waso nacalada qurunka ah
@@MaleykaGabane horta isdaji waan ogahay in ninkaan wiilwaal wataa uu jubaland kazoo horjeedo wuuna ku khaldan yahay taas haduu absame yahay laakiin beeshan walaaladeen ah haku khaldamin waxna madheerid taasina waa doqonimo mida kale ogaadeen waa jidwaaq jidwaaqna waa ogaadeen ee fadlan wiilwaal shaqsiyadiisa lahadal kuumadana waa mid nin xuna yeelkiis
HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. Ciidamaada juballand. EE. Iiskuu. Dhiibay. Ciidamaada xoogaa. Dalka. Qaran keenaa. Somaliya. Waa. Raag. Calii. Badan. Man sha allah.
Masha Allah Alle habarakeeyo cidanka Somalia
Aad iyo aad somalia wa mid mna rabno in ciidamadena somaliyed dhiigoda bilaash ku daato cadowgenu wa utobia khura guulsysta insha allh
Kuumade awalba waxaa uu u kalabixi jirey 2 Oo kala ah Dhiig. Iyo Dheef sida aad og tihiin Jidwaaq iyo Cawlyahàn labadaas waa Dhiig Kumade Inta kale Waa Dheef Kumade Dheef Kumade waa ku shubp waa Hunguri Ninki siiya Dhiig waa Jidwaaq iyo Cawlyahan waa Niman aan qadiyadooda aan Gadan ama Hungiri dhaafsada Waxaa Marqaati iiga ah Dadka Nool oo joogey Dagaalkii 91 Dad yahaw Shaley waa Ceydiid iyo Jees Maanta waa Xasan iyo Xamse Somalidu waxay ku maah maahda Nin Seefu qaaday iyo Nin Soor qaadey Sayid Muxamed baa garab ka waayey ee ma Axmedbaa Garab ka helaaya Nimanka is dhiibay waxa noo sheegen in Hunguri doonteen ee Qadiyad kale u racing Xasan iyo Xamse Walaalayalow Dhageysta hadalkooda Sama been baa Sorry
Sxb kumade ma tagna mesha ee hadi ad kumade thy badhadhe cadaw ba heystee cadawga ka dulqad
Ragan hadalkoda hadal qabil ku jira ma arko 34fucking yrs ban qabil dhextagneyn
Somali hal cadaw bey ledahay wana shabaab
Ee grow up
Masha allah guuuuuul.👉🇸🇴👍👍👍👍
😂😂😂 SHABABUL SHEYDAN IYO ITOBIYA. IYO IMAARAAD. WAN ISKA CELINEYNA CADOWGA
maasha allaah guuleysta
Waanidiinsalaamay saraakiisha.soomaaliyeed gaarahaan farxaan nuurbiid❤❤❤
❤❤❤ SARAAKIIL. IYO. JANARAALO. BEY HELAYAAN. WA GUUL. WIILASHA SOMALIYED. OO HESHIIYAY KALIGIIS. TALIYE. LACAKTIISA. AKOON KU SHUBANAAYO. XAMSA GUUL
Kkkkkk timirtii horaa dab loo waayay hungurigii adin qaaday idinma.dhigo
Waad ku mahad san tiihiin wanaaga aad suubiseen ❤❤❤
Masha Allah idin xafiido dhaman Somalia guulguul
HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. Ciidamaada juballand. Ee. Geesiiyaal. Shaa. Aaah. Caqliigaa. Badan.
War kala dambeeya, wiilasheena ha kala dilin ❤Xassan sheikh/Xamasa waa hogaanka 1 oo wadanka. Somali 🇸🇴 oo one eh illahyo itus 😭
Waxba kama dambeeyo, daanyeer baad tahaye...
😂😂😂 XAMSA. REER MUQDISHO MADAXWEYNE SOMALIYA. AYAN U DOORANEYNA WA DAACAD. FALISTIIN TAAGEETAY. SOMALI U SIMAN YAHAY. GUUL. 2026 XAMSA
Waa sax tahay wll
Horeybaan uqiyaasay inuu yahay madaxweynaha xiga xasan ”Xamse”
GUULEEYSTA GEESIYAAL
Masha allaah guil somali lifelong 🎉🎉🎉❤❤
Waaaaaw Caqliga ilaahay haydiin siyaasiyo
Wlhi WA qiiroday wlhi WA askiriyo fcn ❤
Dhibatada haysata Ciidanka reer Jubbaland waxaa weyo midiea ha ma firsadan
Masha alah somaliya Somali baa leh ilahow cadawga somaliya naga qabo ilahow somali mideey waanu dalnayew
Guul.mashaa.allaah
Wixii aad tabaneysaan maamulka Jubaland kala hadla.
Weeydiiya Ciidanka Xamar jooga
Dhibka ay ku Qabaan Dawladda
Federaalka.
Guuleysta walalayaal
Kawarama awey cidankena carurtodi iyo qoskodi hadi musher lasiinaynin
Yaa rabiii wadanka noo nabadeee
Alow soomaaliya nbd kadhig
MASHALAAH ISLAANIMO SOMALINIMO IYO QARANIMAA NA DEEQDA
Ethiopia dhulka xalaga hoorayo
Guuleysta Illaahay sharafta iyo karaamada ha idiin daayo... dad nool oo somalida la yaqaanay baad tihin..
Mnsha allah yaan la idiin kala sheekaynin,cadawgiina waa mid ,waarna shabaab iyo itopia
Ciidan somali ma tahine waxa tahin ciidan hawiye futa madowe lkn waxad ogatan in anagane nahay darood insha Allah wn guleysaneyna hadana lo noqon 1991 wad arki dontan moryan mad muqdisho kasartan Alshabab hada wax tareysan dadka wadan koda xoreyste idin dabo dhigay uf duli foqa duli wala is barana insha Allah jubalaan guul iyo gobanimo insha Allah
DHAMAAN DABADHILIFYADA U NACAMLEEYA ITOOBIYA IYO IMAARAATKA DHAMAAN DIL TOOGASHO HALAGU XUKUMO
Somalia somali ayaa iskaleh
MAYEE HOOYADAA AYAA ISKALEH WAX SOMALI LAYIRAAHDO MAJIRAAN
Oram ka ahow @@abdirazakali333
@@abdirazakali333ethiopia miyaa daba dhilif u tahay ileyn cidaa soomaali aheyn meshan dalkaan malahanee
abdiraaqakali waa oromo hada waa ogada somali nin oromo afkina somaliya bartay waye waa oromo cabdirasaq kali waa oromo waye
@MohdAli-ur4cz CAQLI HAWIYE WAA KAAS UNUKAALEH IDINKAALEH EEKAALAYA IMAADA 91 AYAA LOONOQONAYAA
Masha Allah halcadow baad leedihin waana Ethiopia iska celiya
Doqomo raba in dhulkooda dumiya:(
Guulysta
Wax aad sheegeysaan cabdi casiis lafta gareen,qoorqoor,cali guud laawe,axmad madoobe iyo dani ma rabaan,waxaay rabaan inaay itoobiya u sujuudaan oo hada madaxweyne la yiraahdo,mareexaan waxaay dhaheen itoobiya waa daarood,
Qabiilka magac u dhig qof xanuusan baa tahaye qashinyahow
Wa ay dhamaatey beentii qabqable yaalka
Mshllh sas ayaa wangsn walalkey
Guul iyo garbabuxo
Xoga dalka guul ayan idin rajeyna waxa tihin one 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩸🩸🇸🇴🇸🇴💪🏿🇸🇴🫡
IGA SOO AFMEERA DABADHILIF GUMAYSI KALKAAL IYO ITOOBIYA IMAARATKA
Tuugo ,dabaqoodhiga ayaa nagu badan hadaan nahay Ogaden,war ku daba fayla Ahmed daacad,hadaan nahay reer cismaan ahmed waan garab taaganahay.
Reerkaaaas daba dhilif kabuuxo 😂
Now and after waan sugaynaa
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
Guul iyo guubanimo cidamka dalka
Cadawga somali waa xabashi
Waa hadal saxha wlhi❤
Rgan darjooyin hala siiyo❤
Guul cidanka qalabka sido ee xooga dalka cadaw walenahay waa doowladaha shiisheye iyo qawarijta cadaw kale maqabne wiil yuu naga dhiman axmaad oo carurtisa fogestay inay udhintan dhalinyaro qaliya axmaad waa sharci dida waxan dhibana isaga kadanbeyo shababkan haleska qabto gul iyo gobo nimo❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ciidamadi mucaradka jubalaand hoosta kala socday ayaa hadlaya.
Guul iyo gobanimo alaha Idin sharfo ciidankeyga somaliya axmed madoobe waa manexe waa al shababka labaad hadii aad hada dhaaftiin woxoow isdoranayaa mar afaraad iyo mar shanaad wadankeeyga waxaan kamakhanahay from 1992 waxanku ahay khaxooti wadan kale ayaan jogaa madaxayga waa Casaan aad iyo aad ayoow uciroobay yaa igukalifay waxaa igu kalifay ahmed madoobe iyo kuwa lamidkaa Wakaxumahay walahi
Aaway ragii lahaa hawiyaa na soo weeraray sow ragaan ma aha ragii wadankaan u dhashay cid aan ogaadeen aheyn ma xukumeyso jubaland marka ha la daayo beenta
😂😂😂 SOMALI VIVA.
CADOWGA. IMAARAAD. IYO ITOBIA. HA JABAAN
❤Guul iyo Gobanimo ❤
Naaaac war aamusa nin soori qaaday waa nin seefi qaaday waad ceebowdeen
Oo hada ma idiga ayaa danteena jecel sow adiga dhalilahayo dadka garashadale
Guulaysta
Tuuugo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Inaalilaahi wainaaileehi raajucuun ileen ninkan dadka wuu haligay
Ciidankenow dhaxdiina 1xabad habiskuridinina siyasi dantiisa keli ah garanayaa carurtisana somaliya majogaan
Ciidan qaran oo Soomaaliyeed oo loodhan yahay majiro waa maleeshiyaad Hawiye 90% iyo 8% oo Raxanweeyn ah Daarood kuma jiro iyo Soomaali badankeed Ogadenow isdifaaca oo u midooba cadawgiina Majeerteen hadaanahay 2 sano ka hor ayaan aragnay in uu Xamse yahay nacas dadkiisa larabo in lagu gumeeyo maantase waad nala aragtaan Puntland naf iyo maal beey ku difaacaaysaa Jubaland Ogaden madi maaha Anagaa la dhalanay Kablalax Daarood ah laandheerihii Soomaaliyeed ah Geeska Africa ugu xoogan waaba leeys baran sanadkaan
Jubbaland iskadaaye kuwaa warsangeli baa kaaga dhaw oo meydkooda lagu xasuuqayo ceergaabo kuwwas wax utar , farmaajo soo taad la shaqeyn weyseyn ma maantaad daaroodnimo loonjileysaan , ahmed mj iskadaaye kenya ama Ethiopia xitaa ma daafici karaan midkalena kudarso madoowe kdb dani uus buur baa kuxiga ahmed madoowe iyo dani , dani baa aad ujilcan waadna arki doontaaan kaliya ahaada daawadayaal sharaf leh , dalkani raggii Ethiopia axmaar iyo c.yuusuf is raaciyey dharaar cad baa katalinaya ninkii amarka diidana waa la wasayaaa baryo dambo majirto 😂😂
@ iska hadlaatahay Warsangali iyagaa dulinimada Isaaq raba Isaaqna waa tii aan Laascaanod ku kufsaday oo 500 oo maxbuus iyo 250 tikniko ka furtay nacasoow ina gumeed aan ciilay baa tahay Majeerteen waa indhihii Daarood iyo Soomaali Hawiye hadii uu awood leeyahay deegaanadiisa argagixisada haka saaro Masjid Cali gaduud matagikaraa Xasan 😂😂😂😂 Ceelbuur soo xoreeya Balcad matagi kartaa diyaarad baad u raacdaa
Waa dhoq qof waxan inayba ciidan ahayn baa laga yaabaa xataa ma garanaayo magaca madaxweynaha
Ma xasan baa mishaar ku siin,dadkii masakinta ahaa ee muqdisho daganaa ayuu dhulkii ay daganaayen ka saaro kadib gadanayaa,xasan gurguurte,war dhulkeena hawiye fatamadoobe ,aan ka ilaashano oon isku duubnaano,dhulka beerta oo iskiin wax u qabsadada.
Hawiye dawada yu kaa wasin meshaan qawil ma tagno shali farmajo hawiye miyo ahay wxa diday waa butlaan majerteyn jublaand ogeydeyn aya diday siyad bare amxaro wxaa oso watay waa majerteyn cabdulahi yusuf axmad yaa waye daarood miya mise waa daarood cuqdada hawiye ku heso
Kkķkkkkk waxaan ku qoslayaa xaguu federal joogaa war dadkiina dhinac ka raaca xassan ahmed uma jeedo oohinta orgiga ka weyn waxba ha calaacalina iska celiya waa la idiin soo socdaa
Guul ciidankeena qabta cadawga dowlad diidka
😊
HADDII AAN NAHAY QABIILKA CIISEE DEEGAA. GOBOLKA AWDAL STATE OF CIISE SOMALIYA. WAXAA. AAN. HAMPALYO. YEEY.NEY.NAA. CIIDAMAADA juballand EE. SII. NABAD. AAH. IISKUU. DHIIBAY.CIIDANKA. XOOGAA DALKEENAA JAMHUURIYADDAA. SOMALIYA. HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO
Somali 🇸🇴 ❤
Sax 🇸🇴👍❤️🇸🇴👍❤️🇸🇴👍❤️🇸🇴👍❤️alxamdulilaah
Waa saas dabadhilif hala soo qabto
Geeriyaashaa dalku leeyahaatihiin waan idin soodhaweeyneey naa wiilasheeni dalka lagu ogaabaatihiin guuuleysta kuwakalana halasoodhaweeyo
Cadawgeena waa ethiopia wana iska celineeynaa.
Xamarta aad u ordeeysaan soo ogaada in mushaar toos loo siiyo ciidamadda iyo shaqaalaha Dawladda.
👏👏👏👏👏👏👏✅✅✅
Xaqiiqda ayaad fahanteen
Rag SAX ku taagan ayaad tihiin. Axmedc madoobe waa la soo qaban doonaa Inshaallah
RAGA SOOMAALIYEED DALKA DADKA IYO DIINTU BACDALAAHI IDINKAY IDIN SUGEYSAA , MARNA HA OGOLAANINA WAXAAN SOOMAALI WEYN AHAYN QAYRAADKAA NAGA BADAN LA DAGAALAMA QABYAALADA IYO QOLO QOLADA IYO ARGAGIXISADA
Sheeko jubalaney tugtan lasoo dirsaday yANAY Soomalinimo idinku soogaban
Orom ka ahaaw waxba kaama.gelin😂😂
Cidankina soo dhawesta gul iyo gobanimo sharciga hashaqeyo
odaygaan madoobe yuu dadka isku dirin oo qabyaalada ka shaqeyeynayo dhalinyarad soomaaliyeed ee ciidaanka ha la caawiyo 15 ayuu iska saaran yahay kismaayo buu iska fadhiya Alkah idin xifdiyo asagoon dagaal dhacin ha la qabto ninkaas iyo kuwa ilaalinay
Dhiirane manka notajiyaa af kina cano iyo malab laguqabaay
Guuul iyo gobanimo somaaliya
😂😂😂😂😂
Xasan dhiiqo waa tuug moryan eeh 😂😂😂😂😂
DOWLADNIMO WAX DHAAMA MA JIRO. ALLOW UMADA SOOMAALIYEED DHEXDOODA DHIG JACAYL
Dhamaantiin iswada dhiiba
Xawayayn xuquqdi.xagay tala.xasan iyo xamse kuwa lajoga xuqu hasiyan tugyahay
Guul iyo gobonimo
War ragan wax xun ma sheegayaan, ee baahidooda halooga jawaabo..