Libaaxii Oo La Ogaaday Halka U Joogo Iyo Ciidamo Ku Hareeraysan ''Cali Warancade"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 45

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 роки тому +3

    Habaryoonis waalibaax habarjeclana waa dacawo

  • @abdiazizaliwarabeh926
    @abdiazizaliwarabeh926 3 роки тому +6

    Dhibtuu gaysto yaa masuuliyadeeda qaaday ?????

    • @karoofficial4694
      @karoofficial4694 3 роки тому

      Anagaa

    • @sharmarke1010
      @sharmarke1010 3 роки тому

      @@eidsalahismail5497 xoolo ciyay wax ma dhaantid !!! Su'aal loo baahan yahay in laga jawaabo ayuu keenay ee xoolo yahaw aamus

    • @sharmarke1010
      @sharmarke1010 3 роки тому

      Ninkan warancade waxan uu umadda ku samaynayo waa dulmi libaaxyo ayuu raaxo iyo daawasho iyo magac magac u keensaday umadii masaakiinta ahaydna way cunayaan markasta !!! Sidaasaa dowladnimo ku sheeganaynaa dawlad aan shacabkeeda waxan oo kale ka qabanayn !!!

  • @faizam523
    @faizam523 3 роки тому +10

    Dadkii u tababarnaa kuye, wuxu been badanaa waar meel libaax lagu tabo baro ma joogtide dadka xayawaanada ha usoo xereyn, xayawaankana ha dhibin ee dhulkoodaas Allah ku beerey u daa.

    • @karoofficial4694
      @karoofficial4694 3 роки тому

      UU tababaray isagan hadlayaa u tababaran ee ka hadh odeyga anagaa ku wadan

    • @abdulghaniahmed8310
      @abdulghaniahmed8310 3 роки тому +1

      @@karoofficial4694
      isagaa tababar u baahan badowgan ilbaxa isku haystaa

    • @karoofficial4694
      @karoofficial4694 3 роки тому

      @@abdulghaniahmed8310 WAA wax UU soo korsadey dhabtiisa ayey ku ciyaaraan Tababar kle uma baahna badaw hduu yahayna zxp LIBAAXBA MUU KORSADEEN👏👏

  • @whyibeingstalkedbeingstalk1768
    @whyibeingstalkedbeingstalk1768 3 роки тому +6

    Ciyar laheyne umada kada dhibkan ad ku hayso ma ku aha munasib libaxa na dhibato in ku haysan reerkan badowda libax ba la dhaqda ka fahmay qalad umada ka qabta

    • @abdiali1999
      @abdiali1999 3 роки тому

      Mel kasta Uskag ado kala wa laga helaya War libaxa ninbaa dhaqday Sax iyo qalad Kay tahayna isaga aya wax laga odhankaraa ee maxaa reerka dhan mesha kenay

    • @abdirahman2340
      @abdirahman2340 3 роки тому

      @@abdiali1999 waa inoo caadi dhaqankasi Abti sota madaxweynaha xukunka kolba kii qabta reerkisa la caayo halkii isaga keli ah wax la odhan lahaa.
      wa dhaqan xun wa runtaa lakiin ha ka damqan oo keli ah marka reerkaga la caayo diid reerkasto la caayo.

    • @karoofficial4694
      @karoofficial4694 3 роки тому

      Dhibta aad sheegysaa mxuu ahaa aamus ha hadlin hantidayadii weeye

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 роки тому +3

    libaaxa kuwa gabooba ma fiicana way cunaan qofka koriyaay xataa ilahay inantaas ha u sahlo dadka kalena ha ka hayo

  • @mawlidaxmad9826
    @mawlidaxmad9826 3 роки тому +6

    Wariye imikaka oday waran cade
    Wasir maaha

    • @madashawanaga6577
      @madashawanaga6577 3 роки тому +4

      wasiir hore ayuu yidhi miyad maqlayn qofku hadu wasiir noqdo wasiir wa lagu odhan karaa dhib malaha

  • @kaltuuncali6592
    @kaltuuncali6592 3 роки тому +2

    This man should be put responsible for his actions keeping wild cats in un secure environment and playing with human lives lions should take away , how many times those cats escaped?

    • @ameraahmad1445
      @ameraahmad1445 3 роки тому

      Can't count walahi and the things that they doing r really horrible

    • @bashirfarahaliali2626
      @bashirfarahaliali2626 3 роки тому

      He should be charged and send to jail

  • @saabiriinmohamed9546
    @saabiriinmohamed9546 3 роки тому

    15 Daqiiqo O Libaax Ku Tuur Tuurayay kuLa Yaraa🙄😏

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 роки тому +1

    Waran cadde intuu Siyaad Barre rabaayadaystay ayuu dadka kucabsiiyaa

    • @najibph208
      @najibph208 3 роки тому

      Siyad baare wayo ma kii Christian ah
      Libaxa isaaq dhaladkii weye dhabyco meesha kala taga Gaalka ad sheegayso

  • @سعيدالصومالي-د2ع
    @سعيدالصومالي-د2ع 3 роки тому +2

    liibaxu ma oromada ayuu ogafhsanaya

  • @xasanaxmed9366
    @xasanaxmed9366 3 роки тому +3

    Nin mas korsaday isaga malag odaygan iyo bahalihiisa umada halaga qabto???

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 роки тому +3

    Laba albaab oo kala danbeeya waa in uu yeeshaa.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 роки тому +1

    Been badanaa yaa libaaxa qarashkiisa bixiya. Masruufka ilmahaad kuqayishaaye

    • @najibph208
      @najibph208 3 роки тому

      Bacaaaac wr raga ka fuuq maseer baa ku haye xinani yaha xidhiig izka xidh Bajuunow cawaan baa thye
      isaaaq ma ku kufsaday

  • @yahyeali192
    @yahyeali192 3 роки тому +3

    Uu ku ciiray ma kubadbaa waa qof bili adane

  • @gamaalfaandhe6271
    @gamaalfaandhe6271 3 роки тому +2

    waali habeenkasta libaax baa baxsaday dadka haysal.soo hortaagine ciidamadu waa inaydilaan bahalka

  • @guledfrance283
    @guledfrance283 3 роки тому

    Libaaxan Halista Badan Magaalada Haka Saaro

  • @Ilyaas777
    @Ilyaas777 3 роки тому

    War looma baahna cali waran cadde hala xiro waa heer baadiyo geel jir ah yaahu ufffff

  • @sharmarke1010
    @sharmarke1010 3 роки тому

    Ninkan warancade waxan uu umadda ku samaynayo waa dulmi libaaxyo ayuu raaxo iyo daawasho iyo magac magac u keensaday umadii masaakiinta ahaydna way cunayaan markasta !!! Sidaasaa dowladnimo ku sheeganaynaa dawlad aan shacabkeeda waxan oo kale ka qabanayn !!!

  • @khadarahmed4305
    @khadarahmed4305 3 роки тому +2

    wasiirka waran cade ader noso noqo

  • @khadijarabileh9874
    @khadijarabileh9874 3 роки тому +2

    uqubo xawanaka laga galayo wat kenya geya libax

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 3 роки тому +1

    Sheeko libaax

  • @hilaahcali6615
    @hilaahcali6615 3 роки тому

    Qosalba waa lan, ma lubaax loo soo soryo qaatay,?

  • @innocentorange8677
    @innocentorange8677 3 роки тому +3

    MIRQAN LAND ABUJAHL JAHLI NUUX BASTO LOCAL SHAME ON YOU