Wararkii ugu Danbeeyey Gumaystaha Israa'iil oo qirtay in Dagaalkii ku fashilmeen Heshiisna rabaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лис 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

КОМЕНТАРІ • 44

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 Годину тому +1

    Guul xizbulhi

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-443 3 години тому +1

    Nin aduunka jooga iyo nin meel aan aakhiro iyo aduun midna ahayn wasiir ka ah ayaa is garab dhigtay

  • @saalaxqaasimqaasim5826
    @saalaxqaasimqaasim5826 5 годин тому +1

    MAASHAA ALLAAH MAASHAA ALLAAH MAASHAA ALLAAH .
    Thank you horufadhi media . Warbaahin kasta waxaan uga kalsoonahay horufadhi media .
    Thank you mister XAASHI iyo saaxiibadiis horufadhi media.

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 5 годин тому +1

    SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @superfun1819
    @superfun1819 41 хвилина тому +1

    Hawiye hogaan fican allah siiyo😮 hirshebele daroogo lagu abuura Alshabaab iyo Amisom saraakiil Hawiye cuuna....
    Dir Isaaq been iyo khamro iyo Ingriiska dhulka nasiyay....
    Dadka allah aqli haa siiyo

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 5 годин тому

    Kusaliya nabigena Muhammad Scw Scw scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 6 годин тому +1

    ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 5 годин тому

    Allah ha guuleeyo reer Falastiin🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸

  • @marianahmed7557
    @marianahmed7557 4 години тому

    ASC walaal illaahay haku xafido adiga iyo ehelkaaga Aamiin yaa Rabi
    Walaal kuwaan wadanka maamukaaya meelkasta hajoogeena waa kuwo wadanka usooshaqatagay oo raba iyaga iyo ehellkooda geliya kunoolaadan oo wadanka xaalufeyaan
    Illaahay kuwaan kuwa ka khayr badan illaahay ha noogu dheebo Aamiin yaa Rabi

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 5 годин тому

    Wallaahi dhul ninkiisi baa iskale israa,iil iyo taageerayaasheedana weey u cadaatay hadii eeysan indhaha iska rideeyn

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 5 годин тому

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH MASHAALLAH XAQ UDIRIRKU GUUL IYO GOBONIMO MASHAALLAH FALASTIIN ISRAIL BAABA LAGA DHIGAY ALXAMDULILLAH

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 4 години тому

    WAA QOSOL WLHI.

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 6 годин тому

    Falis guul insha Allah ❤❤

  • @ShukriXasan-rh4dx
    @ShukriXasan-rh4dx 24 хвилини тому

    Madaxda hada taliso soo maali machan waa kuwa soomalida saxada ah mahan sidaan dhagan kooda ee somaali sax ah alpha noo keeno aamin

  • @hassansadaaq4988
    @hassansadaaq4988 6 годин тому

    Palestine 🇵🇸 long life soon is coming victory ✌️ free palestine 🇵🇸 inshallah 🙏 🙌 ❤️ ♥️ 💜

  • @fardowsasaid4512
    @fardowsasaid4512 3 години тому

    So true 🎉

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 6 годин тому

    ❤❤❤❤alahu akbar

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 6 годин тому

    War heedhe xaashi walale magaranayo halaka loasocada balase xabaalihina waa lagawarakenaya ☝🏼

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 5 годин тому

    WAA NAGTII BOORSADA QAALIGA AH IBSATAY WEYEY EE QURIYADA KUNFUUREED SOOW MAAHA.

  • @MoussaAden-jc9ys
    @MoussaAden-jc9ys 6 годин тому

    Asc. Huruufadhi. Gumaystuhu. Waxa. Latusay. In. Aan. Dagaal. Waxba. Ku. Iimaan. Karin. Mara. Falastiin. Waa. Uguul. Insha.allah

  • @cawilduale9889
    @cawilduale9889 5 годин тому

    Xaaska.xlshna Rashinki
    Cidanka aye.caruurteda udhacaysa
    Kaaf iyo.kala dheeri

  • @ahmedxajimohamed817
    @ahmedxajimohamed817 Годину тому

    Ubadi Wali cbb Wali

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 5 годин тому

    NACAAM WLHI.

  • @FarhanAyub-v1s
    @FarhanAyub-v1s 6 годин тому

    Anaga Somali hadan nahay damirka ayaan ka dhimanay waxaan xukunka uradineno waa wa Inan hantida qaranka dhacno

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 години тому

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @snw9257
    @snw9257 4 години тому

    Waan ogyahay haweneydas

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 5 годин тому

    SOMALIDA DAD CALOSHOODA U SHAQEYSTA YAAL CULUMA SHEGANAYA AYAA WADDANKA KU HAYSTA XOOG IYO DIIN AAN JIRIN IYO KUUJUB AAN LA ARAG? WAA IN GACMAHA LAGA WADA GOOYA DHAMAAN KUWA WAHABIYADA AAMIN SAN CARUURTANA FAR XUMEEYA 😮😮😢😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 5 годин тому

    Aduunyo kala tagtay weeye dadna dadkii bay iibsanayan!!
    Dadna Boorsay raali galin ka bixinayaan!!

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 3 години тому

    Waala ogyahay sheeg ama hasheegin waa naagaha odaygaan tuugaa ujooga anigu nuucaas qabid uma aqaan waayo waa inaad reerkaaga xaaraanta ka ilaalidaa marka maxey heystaan hantidi dadweynaha somaliyed gabigoodba waa qoys wada xaaraan ah subxanallah illahow xaqqeena noomacee xaqqa islaameedna naga badbaadi

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 5 годин тому

    Naagta Xasan shiiq ayaa wadata mid kaqaaalisan

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 5 годин тому

    DEE XAQIIQADII AYUU ARKAY ASAGOO XASUUQNIMADI WAXBA AY U TARII WEYDEY.

  • @alijama6723
    @alijama6723 5 годин тому

    XASAN DHIIQO IS LAA MIHIISUNA INTAY ILAA XABAALIHII LEEFEEN BAY HADA QOYS MAGEFE AH NOQ DEEN OO AY SHIR KADA U SAMAYS TEEN DAD KII IYAGA IYO AL SHABAAB DALKA UGA CARARAY IN LASOO CELIYO OO AY LACAGA HA DIB U DEJINTA OO HADII LAYSKU DAR DARO MALAAYIIN DOOLARA INAY QAATAAN ALLAAH OO IDINKA QABTA MOOYEE RAJO KALE SOMALI MALEH WUXUU SOO WADIYO WEBIGA YAA WEEYN

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Годину тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿

  • @dukaanledukaanle8322
    @dukaanledukaanle8322 5 годин тому

    Asc Xashi waxaan raba innaan ku waydiina dimuqaradiyada ma in hawaynka iyo caruurta laxaasuuqa mise waa in nin nin wax karaadiyo. Anaga wasiiskena haddi uu caytamo waa ceeb lakin waxa aan dhihi karna waa xoriyatul qol lakin adiga wasiirkaaga waa mid xasuuq gaystay haddi aad ku faani lahayd iyo haddi kale mahadsanid.

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 4 години тому

    Waxaan.isweeydiiyaa.dowladihii.suniyiinta.islaamka.miyaaykalaateen

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 2 години тому

    wx awood ah ma lahayn lowlow ayuu ahaa isku darmay

  • @hakimi-gaming8337
    @hakimi-gaming8337 3 години тому

    Xaashiyoow adiga laftaada wadani haku ahaan markii uu mid reerkaaga ah madaxweyne yahay wadani nimadu maahan wax afka laga dhaho taageer doowladaada xaalad walbo balse iyadoo yaaban dhaliil uun hala daba taagnaan

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 6 годин тому

    Ka warama madaxwenaheena garguurte midka mida ayaa wadata boorso $30 kun ah?😂😂

  • @abdifatahahmad8338
    @abdifatahahmad8338 6 годин тому

    Israel lama Amini karo

  • @CumarMuxumad-e6r
    @CumarMuxumad-e6r Годину тому

    ❤❤😂🎉🎉🎉😂❤❤❤❤😂🎉🎉😢😮😮❤😂🎉😢😢

  • @mohamedaliguled8715
    @mohamedaliguled8715 4 години тому

    Adiga wasaq dadka caaya ayaa tahay