Burco Muuqaal guud Maalin iyo Habeen 2020 | Drone Footages

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • #Burco #Burao #Somaliland #Togdheer #FutureBrothersProduction
    Please don't forget to subscribe This Channel.
    facebook: Future Brothers Production
    Twitter: Future Brothers Pro

КОМЕНТАРІ • 75

  • @AhmedAli-sf2ji
    @AhmedAli-sf2ji 4 роки тому +18

    Burco,magaalada aan dunida ugu jeclahay❤
    Muuqaal bilicsan iyo farsamo yaqaano taabo galay FB

  • @mohamethapip3499
    @mohamethapip3499 4 роки тому +11

    Magaalada 3 ee dhulka soomaaliyeed ugu weyn burcoH Jir oo JooG❤❤

  • @iloveuallah8889
    @iloveuallah8889 4 роки тому +17

    MchLh Nio Burco show waa hargeisa 2 wlLhi weynideedan kayaaBaybah🤩mida kale burCo boodhweyNba laGu tiLmaamayo😅anna waNka meermeraye waa inaaN TaGa MaaLin hargeisa naGa badnaaTo dhiNacna uMa dhaafne🤗
    SomaLiLand dhuLkii hooYo💚💬❤

  • @Daaaaaax
    @Daaaaaax 4 роки тому +24

    Born and raised in Burao somaliland😍

  • @qunbe
    @qunbe 4 роки тому +9

    Future brothers Alle gacanta ha idiin barakeeyo zhp it's my city

  • @z012y
    @z012y 4 роки тому +9

    *Masha Allah **#Burco** waa magaalo aad u wayn inaan mar uun tago waan ku taamaa* 🌃

  • @yaxyecabdirashiid5560
    @yaxyecabdirashiid5560 4 роки тому +9

    Burco anagaa intaa ku soo le,ekaanay burco waa magaalada kaliya ee midhaha istoroobarigu ka baxo waana magaalada somaliland ugu togga wayn waana magaalo taariikh wayn magaalooyin ka taariikh wayn ayay ka qurux badan tahay waana magaaladii somaliland ay ka beermatay

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 4 роки тому +6

      Waxan maqlay waa magaalada biyoha kujira ay ku noolaan karaan Somaliland oo dhan
      kaydbiyood badan baa ku jira sida lasheegay.

    • @rahiimaqli5468
      @rahiimaqli5468 3 роки тому +1

      Haa waa run

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 4 роки тому +6

    Masha AllaaH Burco Horumar wayn ku talabsaden waligay ma Arkin #HARGEISA ba masoo dhafaba iyo #BERBERA marmar dalxiis U tago wan rajaynaya in mar Uun Soo booqdo Reer #BURCO ☺

  • @rahiimaqli5468
    @rahiimaqli5468 3 роки тому +8

    My home miss you 🇫🇮🇫🇮😭😭💚💬♥️

  • @abdillahiabdisamad6161
    @abdillahiabdisamad6161 4 роки тому +5

    Maasha allaah. Burco magaalada ugu townplan ka wanaagsan dhamaan dalka.

  • @mohamedaden8637
    @mohamedaden8637 4 роки тому +6

    Wow I really Miss Burao my home. I tried to Come this year but COVID-19 cancelled my ticket😥😥😥 but Insha Allah 2021 I will come Insha Allah🤲🤲. # Home is where Heart is❤❤❤

  • @cashawarsame6213
    @cashawarsame6213 3 роки тому +2

    The best City in Somaliland 💚☁❤🙋

  • @shaaficihassan2805
    @shaaficihassan2805 Рік тому +1

    1 Xamar
    2 Hargaysa
    3 Burco
    Well done❤🖐

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому

    Maanshalaah ilaahey ha barakeeyo Burco city it's so big and beautiful 😍 🤩 👌

  • @salmajama3829
    @salmajama3829 4 роки тому +5

    Burco waay ku taal xidida tin iyo cidhi tabunaya dhigeeh❤❤❤

  • @zakariyeibrahim3256
    @zakariyeibrahim3256 3 роки тому +6

    Caasimada 3aad ee umada soomaaliyeed iyo caasimada 2aad ee dalka somaliland iyo caasimada 1aad ee gobolka togdheer

  • @shankaroonaden2275
    @shankaroonaden2275 4 роки тому +2

    Masha allaah Tabarkallaaah Walaalo Mubaarig Mariyo Gacanta Eebe Ha ku barakeeyo

  • @hannydheemanchannel8430
    @hannydheemanchannel8430 4 роки тому +1

    Man sha allh my province burco togdheer gobolka raga ❤♥️♥️♥️♥️♥️💉💉👍

  • @ayaanhusein123
    @ayaanhusein123 4 роки тому +5

    Masha Allah ♥️♥️

  • @nuuxbukhaarinuuxbukhaari8526
    @nuuxbukhaarinuuxbukhaari8526 3 роки тому +2

    Waa magaalo fac weyn burco

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf9445 3 роки тому +2

    Magaalada sadexaad Ee ugu wayn magaalooyinka soomalida

  • @najmamohameth531
    @najmamohameth531 4 роки тому +1

    Mnch alH Gobolkayga walalday Ahmeth somaaLi iyo mubaariG mario gacanta Alle ha idin barkeeYo

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 10 місяців тому

    Masha allllah reer burco noooolaada❤

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 3 роки тому +1

    Mashallhu home sweet home burco😍😍😍😍😍

  • @najaxmxamed3660
    @najaxmxamed3660 4 роки тому +1

    alxm illahay bay mahadi usugnaatay nabada nasiiyay iyo dhulka hooye quruxda badan 💚💬❤

  • @zaalimabdilaahi4466
    @zaalimabdilaahi4466 3 роки тому +1

    Future brother's keep going

  • @aymanmaxamed3454
    @aymanmaxamed3454 Рік тому

    Mansha alaah burco maglydiii

  • @ubaxismailfarah9517
    @ubaxismailfarah9517 2 роки тому

    Tog dheer my dhiiga❤️❤️❤️

  • @asiyaahmed5182
    @asiyaahmed5182 3 роки тому +1

    Burcanimo😍😘✌

  • @muunasicid4733
    @muunasicid4733 Рік тому

    M sh alah Bauero💪💪💪🥰🥰🥰

  • @clweligaas2795
    @clweligaas2795 3 роки тому +1

    Burco my home

  • @platosocrates9980
    @platosocrates9980 3 роки тому

    ManshaAllah burco is beautiful.

  • @tayaysteinayuusuf3776
    @tayaysteinayuusuf3776 4 роки тому

    Future gacanta alle idinma gooyo masha allah wa muuqal ad u qurxoon

  • @dalayshafiyan6892
    @dalayshafiyan6892 4 роки тому +1

    Wewewe gopolkiiH bUrCo❤

  • @yasin12osmaan53
    @yasin12osmaan53 4 роки тому +4

    Burco waa gobta somaliland

  • @yoyo-tf7eh
    @yoyo-tf7eh 4 роки тому +3

    ❤️🌍

  • @aminaibrahim8120
    @aminaibrahim8120 3 роки тому

    Waaw m.sha allaah ilaahay waxaan ka baryaya anigaan sii arkin ilaahay inaanuu idilin horta anigu burco waan Ku dhashay waanan Ku soo barbaaray dadaydu waa 13 jir hada 2 bil waxaan joogaa kambaala waxaanan u socdaa jarmal magacaygu waa ilka case waxaan jeclaan lahaa inaan ku soo laabto markaan shaqaysto inahaallaah

  • @axmeddalab4075
    @axmeddalab4075 3 роки тому

    mansh allah burco labanlaab bay kortay 3 sanee udanbaysay

  • @liibaanapdi4271
    @liibaanapdi4271 3 роки тому +1

    Legend 🙌

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 3 роки тому

    Amazing. Well done guys.

  • @amalmahdi9265
    @amalmahdi9265 4 роки тому +1

    Burco🌍❣

  • @mahamedabdikadiryusuf4213
    @mahamedabdikadiryusuf4213 3 роки тому

    Wa maxay tuuladan yar waaba kaam yare

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 роки тому

    Togdheer region

  • @cabdiraxmaankaahiye3567
    @cabdiraxmaankaahiye3567 4 роки тому

    Mahadsanidiin Future brothers.

  • @nimoabdihassan2508
    @nimoabdihassan2508 3 роки тому

    Burco ♥️

  • @Xareed26
    @Xareed26 3 роки тому

    Heestan inbadan baan maqlayey lakiin waligay magacyga hore uga maan maqlin (maxamuud ka toox wayn ) toox micneheeda ha laysoo sheego👍

    • @aodemaaothrus7023
      @aodemaaothrus7023 3 роки тому

      maxamuudi waa white /cadaan
      markaa waa maracad 3 qayd waa dhac qaali ahaa oo dumarku tolan jireen

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 3 роки тому

    Magaaladu Way SIMANTAHAY ileen hal Buur ah maleh

  • @soolsanaag9518
    @soolsanaag9518 3 роки тому

    MashalH gopalkaygii burco

  • @yaasinsahal
    @yaasinsahal Рік тому

    Gobolka ❤❤

  • @zakibusuuriofficial9450
    @zakibusuuriofficial9450 3 роки тому

    My home kuu xuusat wlhi

  • @DavidThomas-fn7xh
    @DavidThomas-fn7xh 3 роки тому +1

    Burco waa magaalo Qaabaysan waxay ilatahay waa caasimada mustaqbalka somaliland

  • @sicidismaciil5080
    @sicidismaciil5080 3 роки тому

    Burco togdheer somalia💯❤🇸🇴

  • @xareed1
    @xareed1 3 роки тому

    my home

  • @nimcocabdilahigalaydh5163
    @nimcocabdilahigalaydh5163 4 роки тому +4

    gobolkaygii

  • @deeqaahmed2327
    @deeqaahmed2327 3 роки тому +1

    War meshu waa hargysa ilahay la baqa burco waa tule🤨

    • @suxufisalmaan7524
      @suxufisalmaan7524 3 роки тому

      War zxp ma indhahaad isku haysataa hargeisa ayaaba nagasi daran lkin waa burao oo asala

    • @suxufisalmaan7524
      @suxufisalmaan7524 3 роки тому

      Mida kale ogow FB waa reer burao hargeisa ma tagaaan ragaas

  • @honestboy1200
    @honestboy1200 4 роки тому

    Mijn haart caasimada gobolka ragga

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 роки тому +1

    War Farxad leh : Hadaad Maqli jirtay Yurub sida Ingiriiska ayaa loo tagaa caafimaad , hada London baa u baahan dhakhaatiirta Somaliland ee Hargeysa Ka howl gala .. MASHA ALLAH ua-cam.com/video/bFN9tjyt3kk/v-deo.html

  • @goodlyrics2243
    @goodlyrics2243 3 роки тому +3

    Porn Buroa but I grew up in Hargeisa
    I miss you really I swear god I will com when I finish the college.