Basadiir filimkii cabtoy uur leh part 2😂 Basadiir oo mataan weer kabahabla dulmaray😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • ‪@basadiir436‬ #america #funy #india #africa #qadar

КОМЕНТАРІ • 243

  • @rooblekaamil5019
    @rooblekaamil5019 4 місяці тому +32

    Ninka kaliya ee iga qosliya.... gobalka awdal BOORAMA Ayaan kaa Soo salaamay walaalo ALLAHA KU XAFIDO

  • @madiinomahamed9106
    @madiinomahamed9106 4 місяці тому +25

    Ku sali nabiga scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifatahahmed5600
    @abdifatahahmed5600 4 місяці тому +14

    Ku sali suubanahee Muhammad ScW SCW SCW ❤❤

  • @Jama_Artan
    @Jama_Artan 4 місяці тому +2

    Ina diraacoow ninkii Mataan weer ahaa Wadnahaa riday walhi buud baa lamartay 😂😂😂😂

  • @Waqaal
    @Waqaal 4 місяці тому +2

    Ilaheygi isku key rakiiba ku dhartay kulaha farhan salan sare farom qardho kaso salamaya

  • @RobleDhagax
    @RobleDhagax 4 місяці тому +2

    Sxb waxaan kaa so salamaya Djibouti nolw sxb ninka kaliye iga qosliyaa😂😂😂😂

  • @zuhaip767
    @zuhaip767 4 місяці тому +7

    Ku sali nabiga s cw❤❤❤❤

  • @ABDIFitaah-p1b
    @ABDIFitaah-p1b 4 місяці тому +3

    Nuun shelke
    Waalatagay
    Walaahe
    Rufyaan
    Meelxun
    Baaudanbeeyso🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 4 місяці тому +2

    Intaan gaaro makuu dhaqaa kulahaaa??😂😂😂😂😂

  • @yaasirmuuse7908
    @yaasirmuuse7908 4 місяці тому +2

    war nio farxaan codkii mataan weer ee caadiga ahaaa baa rabnaa 😂

  • @abdyrahmanabdalla9879
    @abdyrahmanabdalla9879 4 місяці тому +2

    Waan ku wadanaa gar iyo gardaraba maamule🙌✨️

  • @Sales556
    @Sales556 4 місяці тому +2

    Waxan uu dawada Botada reeer mudugaa oo kaliya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuurhubane
    @nuurhubane 4 місяці тому +3

    Ukaadi lugta aan fid sadee kulahaa😂😂

  • @C.W.W
    @C.W.W 4 місяці тому +2

    😂😂😂❤❤❤😂😂❤❤
    Adeer ma waxad iga shaxaadeysa aydhiinto iney kareen ku noqoto.
    Legend farxan diraac

  • @Alitarabie
    @Alitarabie 4 місяці тому +2

    Codka mataan weer soo saar sxb codka

  • @FAISALJIMALE
    @FAISALJIMALE 4 місяці тому +3

    Ini diraacoow waa dhintay😂😂

  • @Burhaansiciid-fk3im
    @Burhaansiciid-fk3im 4 місяці тому +2

    Nin kaa wayn baa laqaad walaysay😂😂

  • @cabdiwali-zo5oe
    @cabdiwali-zo5oe 4 місяці тому +2

    Hhh zxb basdiir waxd samysa naag iga soqabo mashd jogta

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 4 місяці тому +4

    War Sxb maanta weer codkiisa hore u daa kaas buu ku fiicnaaye waxan codka weyn leh ka qaad 😂😂😂

  • @XasanAdamXasanKukuu
    @XasanAdamXasanKukuu 4 місяці тому +2

    Basadir is not easy 😂😂❤

  • @mohaqays2146
    @mohaqays2146 4 місяці тому +1

    Wali lagu ma fararin anaa ku farabaraya ma Qaaalin hada curaty baa😂😂

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 4 місяці тому +2

    Labo cqbtoy .iska dhashey😂😂😂

  • @NacimaMohamed-d8f
    @NacimaMohamed-d8f 4 місяці тому +1

    Kaalay adeer waxyaran kuzhegayaye adeer ma in ispitalka lagu dhigad iga shaxaadeysa oo iodintu cream kuu noqota doneysa oo kalkaalisoyinku ee wehelkaagu noqdan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ilyasahmedyusuf2467
    @ilyasahmedyusuf2467 4 місяці тому +2

    Sxb jigjiga Ayaan kazoo salaamay

  • @YayaYim
    @YayaYim 4 місяці тому +1

    Hhhhhh war wiixi gala baa gali legend farhan diraac salan sare ayan ku tagay from djibouti

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 4 місяці тому +1

    Hon farxaan batalalaq siga laxa sare naasartey kaptan😂😂

  • @FaraxAxmed-of3xi
    @FaraxAxmed-of3xi 4 місяці тому +1

    Ina diraacow hore usoco ninkaaweyn baad laqaadwaleysey😅😅😅😅❤❤

  • @kurana289
    @kurana289 4 місяці тому +1

    Legend hon farhan diraac guuleyso legend ❤👑🙏

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 4 місяці тому +3

    Rer mudug War badanaa 😂

  • @JamacabdiFaarax
    @JamacabdiFaarax 4 місяці тому +1

    Warasiga and a very nice one thanks to the same djzz❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @KISTATV
    @KISTATV 4 місяці тому +1

    Kkkkkk Waankaa heeynaa mudane. Waad mahadsan tahay...

  • @ibrahimdubow2783
    @ibrahimdubow2783 4 місяці тому +1

    Muktar Wixii Helen la yabee😂😂😂

  • @Akwadani
    @Akwadani 4 місяці тому +3

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @foozia426
      @foozia426 4 місяці тому

      Ilahay ha caafiyo insha allaah

  • @alixsaanislamictv4126
    @alixsaanislamictv4126 4 місяці тому +1

    Matan wer Mawada faqnaa kulahaa 😅😅😅

  • @ZakakarieHoussein
    @ZakakarieHoussein 4 місяці тому +2

    😂😂 the legend 🙌 brother

  • @NurGang-rv9pb
    @NurGang-rv9pb 4 місяці тому +1

    Baso dir❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😮😢

  • @ShabcaanApdiraxmaan
    @ShabcaanApdiraxmaan 4 місяці тому +2

    Ka daa basooy

  • @kibmussa
    @kibmussa 4 місяці тому +1

    War ilmahan caadi Maha wlhi inay eydhiintu cream ku noqon 😂😂😂😂😂😂

  • @Qeysmireali
    @Qeysmireali 4 місяці тому +1

    Cabtooy uur leeh😂😂😂

  • @geeddibaabow9370
    @geeddibaabow9370 4 місяці тому +1

    Qaad walaynta Annaga si fcn u fahmana from Hargaysa 😂😂😂😂🎉

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 4 місяці тому +1

    ❤ina diraac legend wanku wataa ❤

  • @AbdulFaarah-c5h
    @AbdulFaarah-c5h 4 місяці тому +1

    Dhuunshilke waa lagend 😂😂😂

  • @abdirahmaanaidiid7887
    @abdirahmaanaidiid7887 4 місяці тому +1

    Ma meelanad gaaadhinbaa jirta (jidha)😅😅😂😂

  • @HamzaMed-fm4ty
    @HamzaMed-fm4ty 4 місяці тому +1

    Manta uu iska hagajiyey ninki matan weer 😂😂

  • @sakarieosman9401
    @sakarieosman9401 4 місяці тому +1

    Halkaas ku jabiiiiiiiiiii😅😅😅😅😅😅😅😅😊

  • @ZaynabMoh-s2z
    @ZaynabMoh-s2z 4 місяці тому +1

    Faraxaan waana kulaaamay from buroco🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 4 місяці тому +1

    cabtooyo uurle baatahay 😂😂😂

  • @abdirahmanabdillahi2884
    @abdirahmanabdillahi2884 4 місяці тому

    Jamhuuriyada barakysan reer laascaanod waa u baahan yihiin from laascaanod

  • @AnasYuusuf-yk3zl
    @AnasYuusuf-yk3zl 4 місяці тому +1

    Wixi galaba gali buu yidhi hawl baa si iga ehe😂

  • @Abdala-Ali-02
    @Abdala-Ali-02 4 місяці тому +1

    Soo baadi muuqaalka sxv ❤❤❤❤❤

  • @AbdibasidHamza-cu1cm
    @AbdibasidHamza-cu1cm 4 місяці тому +1

    Ninkaa weynbaa laqudbaqudbayse😂😂😂

  • @Alitarabie
    @Alitarabie 4 місяці тому +1

    Farxanow ader soo badi❤

  • @maxamadonline9165
    @maxamadonline9165 4 місяці тому +1

    basadiir madaxa taatikada waaye walhi

  • @FarxiyoYaasiin-bh2oz
    @FarxiyoYaasiin-bh2oz 4 місяці тому +1

    Wacalo ❤ aarqosolbadanaa

  • @fahadsubeer4471
    @fahadsubeer4471 4 місяці тому +1

    😅😅😅😅😅😅😅Nagata wass Ayaado istin ha😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdiwahabonelove
    @abdiwahabonelove 4 місяці тому +2

    First view,comment and like🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Aliza-n1p
    @Aliza-n1p 4 місяці тому +1

    Kusoo dar wll 😂❤

  • @sacdiyoabshir1044
    @sacdiyoabshir1044 4 місяці тому +2

    Umad ma aha baso😅😅

  • @XasanAdanDhuxul
    @XasanAdanDhuxul 4 місяці тому +1

    Kkkkkkk matan weer waxba garay

  • @MawliidHalaak
    @MawliidHalaak 4 місяці тому +1

    Wallhi wn qosly😂

  • @ahmedboukhari5956
    @ahmedboukhari5956 4 місяці тому +1

    Wixii galaba gali kulaha😂😂😂

  • @dalalabdi3417
    @dalalabdi3417 4 місяці тому +1

    War sxb aaway abradkii iyo jaqalobir rag,gaasaa mu haligiin ahaaye

  • @muuminduceysane
    @muuminduceysane 4 місяці тому +1

    Ma inta gacanteyda ka badbaaday baa si Andacooneysaa😂😂😂

  • @wanaagfaafiye1608
    @wanaagfaafiye1608 4 місяці тому +3

    Farhan diraac waan ku SALAAMAY sxb🖐

  • @abdishakuurshaaciye3302
    @abdishakuurshaaciye3302 4 місяці тому +1

    qofki ugu Horeyey Ee Daawado ayan Ahy

  • @MohamedwarsameAbdi
    @MohamedwarsameAbdi 4 місяці тому +1

    Ugas mar wlabo noso dadaji inshallah

  • @ismahanmawlid2399
    @ismahanmawlid2399 4 місяці тому +1

    Naagbaad ka maydhanysaa 😂

  • @saedabdi2336
    @saedabdi2336 4 місяці тому +1

    Saa igu sotuur 😂 basadiir waa garac😅

  • @clraxmaancllaahi8634
    @clraxmaancllaahi8634 4 місяці тому +1

    codkii mataan weer mee zxp

  • @ZhucayBXabsade
    @ZhucayBXabsade 4 місяці тому +1

    Landhere farhan dirac❤

  • @Adurand
    @Adurand 4 місяці тому +1

    Afkaa ciida iigalisay😂

  • @Mohamett_Qarni_joog
    @Mohamett_Qarni_joog 4 місяці тому +1

    😂😂😊😊

  • @jamaadyuusuf9993
    @jamaadyuusuf9993 4 місяці тому +1

    ههههههه

  • @jamanour9662
    @jamanour9662 4 місяці тому +1

    kkk adhiintu cream kuu noqoto kulahaa

  • @abdiomar3606
    @abdiomar3606 4 місяці тому +1

    Farxan sxb beryhn wa gaabisay dee

  • @XuseencrisaaqxuseencismaanAfga
    @XuseencrisaaqxuseencismaanAfga 4 місяці тому +1

    Part 3 lasoo dhokhso farhanow lph

  • @NacimaMohamed-d8f
    @NacimaMohamed-d8f 4 місяці тому +1

    Wixii Galaba gali 😂😂😂😂

  • @Risaak-sm5wg
    @Risaak-sm5wg 4 місяці тому +1

    Walaahay in tuu dhalanayo baa aduunka sarnaaneysaa😂😂

  • @mohamedqaasim9403
    @mohamedqaasim9403 4 місяці тому

    Hhhh matan weer wa laga dhibco tirsaday 😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 4 місяці тому +1

    Boogsariireed baa kasoo baxaysa kulala😂😂

  • @Mohamedyasin99
    @Mohamedyasin99 4 місяці тому +1

    Brti 3 kuso dhqso😅😅

  • @faysalbariir6753
    @faysalbariir6753 4 місяці тому +1

    Nin kaa wayn baad la Qaadwalaysay😂

  • @husseinibrahim1400
    @husseinibrahim1400 4 місяці тому +1

    😂😂🤣🤣😂😂 matan wer mafaqna kulaha

  • @zakariyehazanali1157
    @zakariyehazanali1157 4 місяці тому

    Sidee anoo taagan Hawl uga yeelan kartaa😂😂😂

  • @zakarieabdikasim8618
    @zakarieabdikasim8618 4 місяці тому +1

    Haan baaa tahay mana kuu qabeen karo 😂

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 4 місяці тому +2

    😂😂🏃

  • @LiibaangaraadMahmoud
    @LiibaangaraadMahmoud 4 місяці тому +1

    Ishaan ku haayaa 👀😂😂

  • @cheikh-kassim
    @cheikh-kassim 4 місяці тому +1

    Basadirr fans like ❤

  • @claahicolow4454
    @claahicolow4454 4 місяці тому +2

    😅😅😅😅😅😅

  • @ju4965
    @ju4965 4 місяці тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤔😂😂😂😂😂😂

  • @LibanXussen
    @LibanXussen 4 місяці тому +1

    Nin wayn baso

  • @ilyasahmedyusuf2467
    @ilyasahmedyusuf2467 4 місяці тому +1

    Ina diraac dhibadanaa 10 jeer Ayaan daawaday ku celis ah

  • @Waliyare614
    @Waliyare614 4 місяці тому +1

    Basadiir qayib Jin ah baa malah kujirta film uu sameyo on musqul kujirin way yartahayi

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 3 місяці тому

    Hhhhhhh boos sariireed

  • @cayaarshealiomar877
    @cayaarshealiomar877 4 місяці тому +1

    Wardhuun waa dhaawac

  • @abdulahiadanali673
    @abdulahiadanali673 4 місяці тому +2

    Qofka 1aad😂😂😂

  • @maxamedcabdullahi4313
    @maxamedcabdullahi4313 4 місяці тому +1

    Qosolkaygii caawa reerkan la dagana oo aanan aad isku aqoon caawa nin walan bay ii aqoonsanayan inay guriga iga saaran waa suuro gal 😂😂😂😂

  • @sayidalimohamed9646
    @sayidalimohamed9646 4 місяці тому

    Ma in hospital 🏥 lagu dhigo baad iga shaxaadaysaa😂😂

  • @AbdiwaliyussufmohamedAbdiwaliy
    @AbdiwaliyussufmohamedAbdiwaliy 4 місяці тому +1

    Wala sodahaday

  • @Ziizow10
    @Ziizow10 4 місяці тому

    codki hore kusoo cili matan weer😂