ANI IYO SAMIIXA KHALIIL SIDAAN ISKU BARANAY\STORY TIME😮

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024
  • ANI IYO SAMIIXA KHALIIL SIDAAN ISKU BARANAY\STORY TIME,DIRISLE ABDI,SAMIIXA KHALIIL,DIRISLE IYO SAMIIXA SIDAY ISKU BARTEEN
    AFURI WALAALKA BISHA RAMADAN KHAYR ILLAHAY HAKU SIIYEE⬇︎
    www.paypal.com...
    LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
    / @dirisleabdi
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW UA-cam CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    UA-camKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle

КОМЕНТАРІ • 2,4 тис.

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 роки тому +2089

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @hikmarashid1729
    @hikmarashid1729 2 роки тому +82

    This girl is mature enough I thank I thank Allah for giving her this beautiful brain she is like a ball lovable and respectful so I will tell you she's the right one for you Abdirizack (dirsle) SAMIHA BLESS YOU DEALING

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno 2 роки тому +256

    Qaali Ladan iyo Raage Abdi Saan iskuLa JecleeN Finally weeY is guursadeeN
    Hdane samiixa iyo ABDIRIZAAQ ayaan isLa JeclaanaY dee DuceeYa ha isku YaacaaNe😊🏃✌️🙏♥️😔♥️♥️

    • @farida669
      @farida669 2 роки тому +2

      🤣matiri

    • @nimcosaciid5380
      @nimcosaciid5380 2 роки тому +4

      Aamiin wlhida waaba isla jeclahy

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns 2 роки тому +5

      Amiin allow calaf isugu dar way is fahmansanyihin

    • @aishaabdi4904
      @aishaabdi4904 2 роки тому +2

      Atarisho badiyo iyo nuradin kl sidokale ahayeen

    • @munahilwa9490
      @munahilwa9490 2 роки тому +1

      haa wlhi sidaan iskulaa jecleen ayay is calfadeen hadana kuwan ban sugeynaa inshs allh

  • @HamzaSheikhJabir
    @HamzaSheikhJabir 2 роки тому +301

    Dirisle bro am oromo and I love all somali people ❤️ and am your fun long time ⌛️

    • @Militarywifekimseokjin22
      @Militarywifekimseokjin22 2 роки тому +6

      Oromo samali tagero u ah wa ikow sotat naxasuqden malmahin sodhafne mm

    • @meriemmadia5738
      @meriemmadia5738 2 роки тому +14

      Xasuuqun muxuu ahaa wllo tageerida iyo dagaalka maxa iska galay.
      Meeqee dad ajaanib ah is tageerayeen.

    • @idmanabdi6910
      @idmanabdi6910 2 роки тому +3

      Dadkan maxa ka qaldan wll love u tooo ❤❤

    • @sahra4091
      @sahra4091 2 роки тому +4

      @@meriemmadia5738 smart girl.

    • @sahra4091
      @sahra4091 2 роки тому +3

      I love my Oromo people.

  • @shukriabdirashid5807
    @shukriabdirashid5807 2 роки тому +181

    i like the honesty and without filtering way they share their story with us ❤🌹

  • @AfricanHistory11
    @AfricanHistory11 2 роки тому +442

    Inta murugeysan Allah murugta hakaqaado Ameen, isoboqo wll macan

  • @fadumomaxamed3075
    @fadumomaxamed3075 2 роки тому +300

    Ilaahow rabiyow calaf iskugu dara dirisle iyo samiiha aamin waa isku quruxoonyihiin

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial 2 роки тому +1354

    Samiixa & Dirisle Labada qof an ugu jeclahay Social media ixim ixim walax walax an dareemaya kheyr Allah ka dhigo😂😂 daqiiqada 11:14 cabsi Cabsi waye

    • @Shaficisaid
      @Shaficisaid 2 роки тому +11

      😄😄

    • @maxamedcabdi5523
      @maxamedcabdi5523 2 роки тому +8

      😃😃😃

    • @sacdiyoabanuur2949
      @sacdiyoabanuur2949 2 роки тому +9

      Haa adi wardiye lee ohow anagana dhagta notagan waxa sugnaba kheer iyo farxad insha allah😍

    • @filsanxuseencabdi2958
      @filsanxuseencabdi2958 2 роки тому +5

      Ala buskudow😆😆😆

    • @amiiin____samadoon4175
      @amiiin____samadoon4175 2 роки тому +7

      Uff saqajaanyahow laso fadhiiso way isguursadeen koly waad dhahaysaaye anaaba ku ogee 😏😏😏ninkii baabjy aa yackoo sixri lasoo fadheete

  • @naruraobsie8763
    @naruraobsie8763 2 роки тому +36

    Samixa, she loves you, dirisle. Really, we can read on her eyes 😍

  • @idylmohamed2367
    @idylmohamed2367 2 роки тому +36

    15:40 "xaxan raga dhan uga doortey" halal ku wA CADYAHEY😉😉😉😉😉 WAD ISKU NUREYSIN dirisle iyo samixa😍

  • @simaneymediapro625
    @simaneymediapro625 2 роки тому +97

    Samixa is a beautiful person from inside and outside

    • @zaynabnuur3156
      @zaynabnuur3156 2 роки тому +3

      SIMAN MEDIA () true♥️

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 2 роки тому

      @@sadikhire5572 hhhhh shaqsiyana qalbigeeda bay ula jeeda

  • @suhaybcabdi1813
    @suhaybcabdi1813 2 роки тому +64

    War aawaya dadkii jeclaa rasuuulka scw
    👍and 💘

    • @kostavodehonestboi22
      @kostavodehonestboi22 2 роки тому

      Scw scw scw 💯❣❣❣

    • @husseinofficials4182
      @husseinofficials4182 2 роки тому

      Scw

    • @ikranfaiz3737
      @ikranfaiz3737 2 роки тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw 💯❤️❤️❤️❤️❤️

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 роки тому

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @lucky9893
    @lucky9893 2 роки тому +151

    Maalinba waaxa isoqorte xapiptiii kulaha another level 🥰🥰 🥰

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 2 роки тому +13

    This lady is lively. I wish her all the best in her life

  • @Maskaguy7903
    @Maskaguy7903 2 роки тому +16

    Saaid xad dhaaf ah bey ugu faraxsan tahay ka ag dhawaan shihiisa masha alah,dirisle haduu wax garad yahay gabadhaan yuusan isdhaafin,samixa wa gabar qalpi wanaagsan hooyo wanaagsana noqon karta sidaan ka dareemaya.

    • @tawalyusuf1851
      @tawalyusuf1851 2 роки тому +2

      Waa runtaa hooyo fiican allaha ka dhigo

  • @jasminej6281
    @jasminej6281 2 роки тому +417

    Wow I love their chemistry and their connections, Mashallah. She’s right people that get each other and can be bestfriends make the perfect marriage. May Allah bless you both with happiness with or without each other.

    • @asmabintimohamed5553
      @asmabintimohamed5553 2 роки тому +5

      MashaAllah

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 2 роки тому +3

      Jaiza
      No chemistry runtii
      Bestfriends u eg yahiin
      Sidee u fadhiso xataa waa gabar furfuran

    • @jasminej6281
      @jasminej6281 2 роки тому +10

      @@blessedme8532 nothing better than having chemistry with your best friend. Yaaba helikara Mashallah.
      She’s sitting like that because she has confidence and trust in him. He gets her and she gets him no need to pretend and fake this is gold. Mashallah.
      This is the whole point. If you have that with your husband/wife. You are blessed lol no pun intended. Marriage made in heaven waaye. Mashallah.

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 2 роки тому +2

      @@jasminej6281 horta diiniyan meeshaan wax maashaa Allah la dhaho ma yaalaan😁
      Dhinaca inuu chemistry dhexdooda yaalo ani waxa arki karaa bas physical attraction because fadhiga gabadha iyo jawoga quruxda badan iyo dee winter time
      Intaa marka laga soo tago feeling ma u jeedo. Welbo wiilka dhinaciisa
      Waa qaldanaan karaa laakiin experience baa ahey xataa gabdhaha saaxiibadey ah aan garto kan feeling ka u haayo iyo ka kale
      Waa first time Gabdhaan arko waa fiirsani doonaa

    • @jasminej6281
      @jasminej6281 2 роки тому +3

      @@blessedme8532 lol diiniyan mesha lagama hadliin labo qofka oo isfahney oo isku Fiican in mashallah ladhaho oo loduceyo nothing is better than that.
      That’s ok that’s your view waa caadi
      From what I see they make great couple Allah isku waaro.

  • @billecaddebaariyow9510
    @billecaddebaariyow9510 2 роки тому +121

    This is why I applaud love. Understanding is the best thing you can do with someone. 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @umuabdirahmanalwajeria7014
    @umuabdirahmanalwajeria7014 2 роки тому +168

    my bro Dirisle iyo musliminta somaliyed ee halkan kujirto damaan waxan oogeisinaya inaan sogudbiyo ducoyin qimabadhan marka isoboqdo walalyal

  • @beautifulnature3392
    @beautifulnature3392 2 роки тому +43

    Mnsha Allah wllhi inantan yar wan jeclahay way qalbi ficantahay quruxeey wllo noo kaalay sida dirisle oo kale from somaliland ❤🙏 dirisle darteed baan wllhi bilaahi subscribe ugu saaray

    • @queenamaara4359
      @queenamaara4359 2 роки тому

      WAxAA LAYIRI WEEY ISLAWEEYNTHY🤨🤨🤨

  • @hanaali1380
    @hanaali1380 2 роки тому +30

    They are both smart and take well Calculated moves. Love them.

  • @ubahelmi9164
    @ubahelmi9164 2 роки тому +84

    I like the way they agreeing with each other

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 2 роки тому +32

    Sc. Idiriisle abdi. Iyo samixa. Khaliil Hadii. Aad is jeceshihiin. Alle haa isku kiin barakayo. Hadii aad sxb tihiinaa. Waligiin ahada walalol jiiraa. We love. You

  • @SNAZamiir-
    @SNAZamiir- 2 роки тому +170

    Dirisle iyo samiixa waa dad romantic ah lkn jacayl kooda qariya is qarsada waa idiinku tageersanahayye❤❤❤

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +2

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ❤🥰🥰

  • @kinggoleygoley712
    @kinggoleygoley712 2 роки тому +16

    999k uu mayaa 1m coming soon to dirisle Abdi 🥰🥰🤙👍👍👍

  • @jagnaaofficial3577
    @jagnaaofficial3577 2 роки тому +24

    Keep going Legend dirisle we waiting achieving one of your goals 1 million🥰🙏

  • @munamnir171
    @munamnir171 2 роки тому +67

    Mansh Allah samixa is so real,so beautiful, so lovely ,very good story teller so qurux Nd young without mekup Mansh Allah Mansh Allah

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ❤ ♥

  • @hodanabdirahman807
    @hodanabdirahman807 2 роки тому +56

    Maansha alaah samiixa waa gabar yar oo qalbi fiican derislena waa wiil aad u wanaagsan guulaysta ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @naimoabdullahi6887
    @naimoabdullahi6887 2 роки тому +287

    In ey Mgciisa saxda eh ugu yeerto shows he is special for her, isago nin ad adag eh qofta kaliye u jilcanyahy ine tahy shows she is special for him. ☺️☺️🥺🙏
    Waa Caadiya is guursada, koley qofbaa feeling ku jiraaye 😁😉

    • @mrcoolerman5449
      @mrcoolerman5449 2 роки тому +6

      Your iq level is so high m.a

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 2 роки тому +6

      Naimo Abdulahi 🤣🤣🤣 marka nin jacel lagu abuurayo magacisa dhabta logu yeraa aad bey ugu rayaaqan kaligisa ma ahan raga dhan wa sida sirta iga hoo so tijaabi

    • @maxamedxuseen4049
      @maxamedxuseen4049 2 роки тому

      Agree isgaraaca dheh waa caadiye

    • @justhaveafunn3904
      @justhaveafunn3904 2 роки тому +1

      Run badanidaa🤣🤣

    • @fardoosmaxamed4817
      @fardoosmaxamed4817 2 роки тому

      @@fatmaxuseenmohamed4416 hhh midan 2 sano la socda marka lacag ka raba ku wca bes kkkkk

  • @Aslandj2024
    @Aslandj2024 2 роки тому +11

    1M is coming inshallah see you this day how every somali people's reer calool nadiif they feels happy for you because you are our legend 🙏🙏🙏🤟🌍🎖🎖🎖

    • @hafsaali9923
      @hafsaali9923 2 роки тому

      how come i don’t see his subscribers

  • @cumarmaxamud6720
    @cumarmaxamud6720 2 роки тому +15

    Xaqiiqdii waa gabadha kaliya ee aan ku tgro,madiha,dirisle inbadan ilaali gabdhena,for muqdisho nolaada weligiin💟💟💟💟💟

  • @nasromaxamedcilmixasan4556
    @nasromaxamedcilmixasan4556 2 роки тому +57

    dirisle samixa mashalah waidinsalamay 👸🤴❤

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 2 роки тому +649

    1 Million coming soon before going to Austria

    • @zakiabdi8617
      @zakiabdi8617 2 роки тому +10

      900k miyuu gaadhay sida Ck

    • @abdulahimohamed4306
      @abdulahimohamed4306 2 роки тому

      @@zakiabdi8617 mar hor 🥰

    • @abdiqaadirawgab6857
      @abdiqaadirawgab6857 2 роки тому +1

      Kep going on 👏

    • @buddy.36
      @buddy.36 2 роки тому +12

      @@zakiabdi8617 wuu dhaafay. Total subscribers all channels waa almost 1.6 million mashaAllah

    • @zakiabdi8617
      @zakiabdi8617 2 роки тому +4

      @@buddy.36 total maha only chenalka dirisle abdi ayan jedaa

  • @amiiraaxlaam9032
    @amiiraaxlaam9032 2 роки тому +258

    Waryaa dirisle maalin walba comments waan ka bixinaa hadana like one day nooma saartid ma lacag baad na siinaysaa horta 🤣🤣

    • @muhiiz4728
      @muhiiz4728 2 роки тому +2

      Ana ku saray

    • @najaxmaxamed6
      @najaxmaxamed6 2 роки тому +5

      Kusaarey ku naax kaftan lee hppti

    • @English--Somali
      @English--Somali 2 роки тому +6

      Hadaad aniga like maalin kasta ii saari lahayd gaadhi cusub baad ku guulaysan lahayd 🤣🤣🤣

    • @ayaanjamac4587
      @ayaanjamac4587 2 роки тому

      Wuka baqay dirisle 😂

  • @safiyoahmed1902
    @safiyoahmed1902 2 роки тому +8

    Inta ila aragtay in vedio kan after prank ay sameeyeen liketa dhac ku sii👍

  • @ALi-wn1qg
    @ALi-wn1qg 2 роки тому +6

    Samiixa waa gabdh caqli badan wlhi salute to you

  • @suheipshroff7530
    @suheipshroff7530 2 роки тому +254

    Coming Son 1Million Insha Allah Dirisle Abdi 🥰♥️

    • @fartuncali9815
      @fartuncali9815 2 роки тому +1

      Yaa sheegay warkaaas

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      @@fartuncali9815 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Inshaa allaha wllka alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥

    • @moonlightkitchen666
      @moonlightkitchen666 2 роки тому +1

      Waan gaarsiiney naa hadey balan qaada an in ay is guur sana yaan ✌🏽❤️

    • @hibomuhumed8020
      @hibomuhumed8020 2 роки тому

      @@fartuncali9815 asaqa

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 роки тому +31

    Saxiibkay dhabka ahaa oon waxkasta isku sheegan jirnay hada waa ninkayga Allaha iskukaayo xifto amiiiiiin yaa rabbi 🌹 💖 ♥ 😍 dirisle Abdi iyo Samiixa khaliil sadaas ayaan idinla jeclahay

    • @English--Somali
      @English--Somali 2 роки тому

      aamiin

    • @Muslimah536
      @Muslimah536 2 роки тому

      ha wlahi wax ka macan ma jirto qof aad saxiib hayden is dabecad fahan santihin inad nolol wadagtan wa farxad meshi igu danbaysy ilhy xbbti haysku kiin daayo ❤️😍🤲

    • @jasminej6281
      @jasminej6281 2 роки тому

      Mashallah you are very lucky

    • @faiza8032
      @faiza8032 2 роки тому +1

      Wlhi anigaba saxibkeygi aan waxwalbo usheegan jirey waa seygeyga maanta ❤️

  • @sagalmohamed7355
    @sagalmohamed7355 2 роки тому +32

    1 million Comming Soon Drisle Abdi Keeep going 👏🏼

  • @abdirahman8954
    @abdirahman8954 2 роки тому +58

    15:36.
    Ragga Kle Oo dhan Ayay Ka dooratay!🥰
    Muqaalkan Muuqaalka Ku Xiga
    Waaa Arooskii
    Cooming soon..I.A😂♥️☺🥰

  • @ladanibrahim435
    @ladanibrahim435 2 роки тому +17

    Masha Allah illahay ha idin barakeeyo waa isku nureysa illahay calaf ha iskugu kiin daro ameen yaa Allah please isgursada dhaqso anaka duco iyo hambalyo idin wadna❣💖❤💖💝

  • @aarhassan5567
    @aarhassan5567 2 роки тому +59

    Dirsle ur smilling like never before

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 2 роки тому +25

    6:22 walhi anaba xasusta videogas Instagram ayu oga qoray hello xbbi 😂aso video reaction wada 😂😂😂ayu qoray 😂

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 2 роки тому +20

    Idirsle iyo Samiixa wali DHAQankii Soomalida wey Hayan Mashllah hore u socds my freinds✌💥💯

  • @abdirazakhassan5419
    @abdirazakhassan5419 2 роки тому +16

    1M COMING SOON DIRISLE ABDI LEGEND

  • @abdimaliknajib
    @abdimaliknajib 2 роки тому +14

    One million coming soon isha alh🔥🤗

  • @darmaanyare3841
    @darmaanyare3841 2 роки тому +69

    Already you have told what exists between you and her keep going my bro really you are great actors

  • @mohamedjamamohamed5444
    @mohamedjamamohamed5444 2 роки тому +35

    Abditisaaq iyo samiha waa labo qof oo qalbiga furan somalida ayaa ku maahmaahda guri furan lama galee qalbi furan la galaa anigu labadiinaba taagero idiin ahay hal video ima dhaafo hadhow hadaan caan noqdo
    Kawada sheekeysan youtupe inan ku soo biiro dhici karta❤✌🐎✅

  • @elhammohamud4158
    @elhammohamud4158 2 роки тому +128

    I don't know why I like these two they enter my heart without permission God bless you 🙏❤💓

  • @dekaali2808
    @dekaali2808 2 роки тому +13

    Masha Allah be good friends no matter what.

  • @quruxdumarwaaxishod7949
    @quruxdumarwaaxishod7949 2 роки тому +2

    Waxaa farxad ii ah caawo inaan idirisle si lama filaan ula kulmay Nerobi garden city mall waa qof aad u qalbi fiican oo respect leh masha allah

  • @saedguure5850
    @saedguure5850 2 роки тому +30

    Muhiimadu waa meherkiina coming soon incha Allah two legends 💖

  • @jamacjaxanka4448
    @jamacjaxanka4448 2 роки тому +18

    1 million dirisle coming soon inshallah💯

  • @a-kanitechconsumer49
    @a-kanitechconsumer49 2 роки тому +28

    Coming soon Cong dirisle 1millon sub 🤩🤩❤

  • @aishaomr6351
    @aishaomr6351 2 роки тому +2

    congratulation 1m my Favorite UA-camdirisle 🎊🎉🎉🎉

  • @asiyamoh7064
    @asiyamoh7064 2 роки тому +3

    Cabdirisaq kaliya jecla cawana samixan jecladay si qalbi qalbiya oo kalsoni ku dhehantay bay u hadlaysaa oo qalbi wacan❤️❤️❤️

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 роки тому +72

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❣❤

  • @tusaale7565
    @tusaale7565 2 роки тому +30

    Dirisle and samiiha another level 💔

    • @deeqa2771
      @deeqa2771 2 роки тому +1

      Yes, indeed masha, Allah ❤️❤️❤️❤️best wishes both 🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇸🇴🇸🇴🇸🇴from London UK, deeqa warsame

  • @kasaifatuma1671
    @kasaifatuma1671 2 роки тому +22

    Abdirizaq and samiha walal salan sare may Allah protect you from the evil eyes MashAllah

  • @zuzukhaluud8464
    @zuzukhaluud8464 2 роки тому +11

    Ma garanayo sababtan barigi hore u necba Idirisle even walhi videoskisa wan arki jiray ilayo malinki uu youtube bilabay ee mama Malyuun daba dhigtay😂😂hadana cawa igu horaysa waliba this video aya Subscribe u saaray video u leyhyna kan ayan waligay dhamaystay!!! .
    Samiixa waxay ka dhigtay qof aan jeclado oon tagero videogan ka dib😢🥰

  • @inamasale6278
    @inamasale6278 2 роки тому +21

    The chemistry between them is lit 😸😅🇸🇴🔥💯

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 2 роки тому

      U gays are so lovely funny Mashallhe ❤️👏🥳

  • @sacdiyoabanuur2949
    @sacdiyoabanuur2949 2 роки тому +44

    Maya is guursada farxada sas ku qurux bdn masha allah dad is fahansan ugu fiican hadane inee calaf wadagan 😍😍hambalyo hambalyo

  • @samawade6470
    @samawade6470 2 роки тому +284

    Dirislow wan idin aragnaaye howlaha naga dhameeya hee 🤣🤣🤣🤣 wad nagu daahiseen wlhida🤣👍.

  • @matkainaabdullahi9980
    @matkainaabdullahi9980 2 роки тому +11

    5 minutes
    I.3k another level bro
    Kep going

  • @abdullahialimohamed4188
    @abdullahialimohamed4188 2 роки тому +10

    This is realy heart touching love video, I can feel the real love heat between them, I think they're both trying to confess their love to each other, but they're little bit afraid of each other, and I think that fear is all about they don't want to lose their love between them, I am urging you both to dare to step to the next level, I think you guys Dirisle & Samiha are both lucky, coz you're perfect match. When I evaluate their love attitude to each other Samiha is open minded, inspiring, caring, strong and loving to Dirisle Abdi, but Dirisle is also a good hearted, truthful, nice and genuine person although he is little bit too conservative, I think Dirisle is trying to convey message to Samiha, like I watched the other video that Samiha cooked the food by herself, he wants Samiha to be a professional cooker, and little bit slow and listen to him deeply coz Samiha is very speedy and wildly energetic and most importantly uncontrollable, Dirisle wants someone who he is able to control by him, this is just my personal opinion, it may be wrong.

    • @fartunlastbrn8323
      @fartunlastbrn8323 2 роки тому

      Truly you already finished what i wantex to say, bt we are daring them to take de step forward especially dirisle cz he is de gentleman us women we wnt de man to confess first💌

  • @saskianuur6062
    @saskianuur6062 2 роки тому +11

    Ooh ina khaliil waa masakin wara dirisle inanta hadii eey ku jeceshahay gurso o qalbigeda no ilali wlhi samiha waa inan yar o qalbiga kaa qurux badan markasta wan ku farxa dhaqankii rer Ogadenia bey ilalisa Media qawani iyo ceeb kuma jogto huno allaah ku ilaliyo Og queen Ba tahay

  • @Ak-ut4xy
    @Ak-ut4xy 2 роки тому +26

    Real love story just make it official the best youtubers get married already

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 2 роки тому +12

    Waxad ad iskugu ektihin Amina muse weheliye. Qurux ley mansha Allah

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 2 роки тому +40

    Woooow lmilyon Mansho allh waxan xoog u jeclhy in aad noqoto qofka kaliya ee 1m gaadha soomaliya

    • @jabibabaa4022
      @jabibabaa4022 2 роки тому

      Abdi askari tuyube iyo wiil kalo heso sogaliya garay somali intaa ka arkay balse UA-cam leyda cadiga dirisle abdi urajeynah one million I.a

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 2 роки тому +11

    Anyway made for each other so cute together ❤️ masha Allah I hope in alle calafkina isku daro saxiibta guurso nolosha wax kamacan malahan, Lakin Somalida dad aan isu jeedin bey istusaan ee somali warkeeda ha isku jeclanina ee just natural relationship asaga ha iska imaado.
    May Allah bless you both 🤲🙌

  • @hodankeynaan3725
    @hodankeynaan3725 2 роки тому +19

    when r u guys getting married ? You guys are so cute together. Mashallah !!!

  • @najiibofficial4514
    @najiibofficial4514 2 роки тому +20

    Dirislow every video aa soo dhigto waan fiirsada lkn comanti kama bixiyo sababtana dadka comantiga kuu soo qora love ooma saartid keep going pro 1m coming soon the first UA-camr of
    Soomali

    • @JIMCAALE__10
      @JIMCAALE__10 2 роки тому +1

      Uu u saaraa se waanu ku badneyd waa mid iyo laba

  • @kingnaaji447
    @kingnaaji447 2 роки тому +23

    Labidna ba si Wallnimo ah idin jeclahey guleysta💖👑

  • @luckydeskipper1569
    @luckydeskipper1569 2 роки тому +227

    NOBODY KNOWS WHERE DESTINY LIES ❣...ALL THE BEST GUYS 👏

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 роки тому +9

      Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❣❤❣💔

    • @ibraahininter4632
      @ibraahininter4632 2 роки тому +1

      Woow waad isku quruxbadan tihiin wll

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      @@ibraahininter4632 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ❤

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ❤

    • @maxamedibraahim8352
      @maxamedibraahim8352 Рік тому

      Abyo iyo abowe waan idin tageraa waan idin jeclehay wllhi ❤️💋🌹🔐

  • @fartunomar2528
    @fartunomar2528 2 роки тому +5

    Yes, You right Abdirizaq. Someone has feelings.

  • @anisaqueen2105
    @anisaqueen2105 2 роки тому +46

    I wish you guys out together like forever beautiful couples that's the way I see🥰❤

  • @mohamedabdirashid8503
    @mohamedabdirashid8503 2 роки тому +41

    1million can't wait

  • @abdiomerchanelcom4880
    @abdiomerchanelcom4880 2 роки тому +58

    Dirisle waaku
    Heystaabe
    Waa goorma
    Dhagax dhiggiinu
    Wiil soomaaliyeedaw❤❤❤❤❤

  • @iam-gouled3201
    @iam-gouled3201 2 роки тому +14

    Dirisle keep going brother 🇩🇯

  • @nasrudinadam5013
    @nasrudinadam5013 2 роки тому +3

    Wadadi Isku filan bd kusocota wllshada Mnta xaaskga bari Allah ha Isku kin barakeyo wx kle Idin dhihi myo ❤️🙏

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 роки тому +5

    6 Months Silent💞💞💞True Love🥰Also, she call his real name Abdirizak this is for Love.

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 роки тому +18

    Mashaa Allah, Cabdirisaq iyo samiixa
    Walalo iyo saxiibo qaali ah, guuleysta❤️

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 2 роки тому +9

    Ha waaro jacaylku from jamhuriyada barakaysan
    Illahay calaf ha iskugu kiin daro waan soo manahaye laba qof oo qalbi wanaagsan

  • @leilania.khalif113
    @leilania.khalif113 2 роки тому +11

    MashaaAllaah You look nice together sweet friendships ❤️

  • @simanhirey3244
    @simanhirey3244 2 роки тому +6

    Inta prankiga samiixa so dawatey kadib inta imaatey like isara🤣

  • @ilsouilsouomar3908
    @ilsouilsouomar3908 2 роки тому +15

    Bientôt 1million ❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @crisscross5698
    @crisscross5698 2 роки тому +15

    Dirisle Marka Hore Anu Sii Ficn Ayan Kuu Tagera Inasha Allah 1m Is Coming Soon

    • @jasminej6281
      @jasminej6281 2 роки тому

      What’s with the kris cross aren’t you muslim? Subxanallah

  • @ciltrain9976
    @ciltrain9976 2 роки тому +142

    They are soooooo cute together ❤ baarakaallah

    • @zimzima193
      @zimzima193 2 роки тому +2

      Naya nacimo

    • @ciltrain9976
      @ciltrain9976 2 роки тому +1

      @@zimzima193 yep yawaye

    • @zimzima193
      @zimzima193 2 роки тому +1

      @@ciltrain9976 walal waa ahmed ali

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      @@zimzima193 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      @@ciltrain9976 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo is

  • @abdirizaknoradinomar7072
    @abdirizaknoradinomar7072 2 роки тому +1

    labadan hada ila jeceshay like haila dhafin

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 2 роки тому +42

    Labadani inay isla joogaan Way ku faraxsanyihiin wlhi mashallah🥺❤
    Labadan wa labada qof ee an social media ka tagero,waanan isla jeclahay ilaahayoow xittaa haddanay is jeclayn,is jeclaysii,oo calaf iskugu dar❤
    aamiinta dhaha😂❤

    • @ruqiyocali4451
      @ruqiyocali4451 2 роки тому

      Aamin😂😩

    • @ifrahsarhaye2013
      @ifrahsarhaye2013 2 роки тому

      Aamiin

    • @luulismail5084
      @luulismail5084 Рік тому

      Allahuma aaaamiiiin Allahuma aaaamiiiin Allahuma aaaamiiiin Allahuma aaaamiiiin Allahuma aaaamiiiin Allahuma aaaamiiiin Allahuma aaaamiiiin Allahuma aaaamiiiin 😂

  • @asmageele4539
    @asmageele4539 2 роки тому +22

    Dirisle and samiiha laba qof oon tageero😘

  • @ayanwarsame7044
    @ayanwarsame7044 2 роки тому +34

    EDO wan idin salamay samixo waad isku ficantihin wana isjeceshihin yeynan kafakan I give you best advice meheka iyo gurka dhaqso kadhiga cadaw ayaajiro edo cabdirisaqow janiska haiska qarin intaa jogto kenya jogto kafaideyso qofkujecel lamahelo wanadeyda qado ilaheyna calif haiskugu kindaro good luck

  • @MDeeq5500
    @MDeeq5500 2 роки тому +25

    1M goorma garayna team darisle❤

  • @abdikadarsalatali1375
    @abdikadarsalatali1375 2 роки тому +1

    Darsle abdi whli man arkin vedo gan hada arkey waa iskunoreesan allah haidinkurumeyo riyadina in sha allah

  • @abdikadirgalad3717
    @abdikadirgalad3717 2 роки тому +3

    Legend of the legends wankuwada marka x
    Waxan kudhihi laha sxp gabadhan yey kafakan libax barahay samixa waa gabar fican wan iskukenduceynaya

  • @naemageelle5264
    @naemageelle5264 2 роки тому +17

    11:31 absolutely 💯 waan kugu raacsanahy

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 роки тому +71

    Keep going brother N sister 🙏 💪🏻

  • @fahimagood5742
    @fahimagood5742 2 роки тому +7

    Masha allah tabarika allah waa isku soo baxeysan ee halkaa kasii wadda farxadda iyo nolosha alle haydinka dhigo labdii laggu deydo wnagoga

  • @quruxsan6
    @quruxsan6 2 роки тому +18

    Samixay wiilka xageed uhor,ordeysaa ❤️👈kana kuhayee Alah sahloo 😂😂😂😂😂😂

  • @SALMAANODAYOFFICIAL
    @SALMAANODAYOFFICIAL 2 роки тому +3

    Team idirisle keep Going pro coming soon 1M subscribe

  • @mohamedkeynan4983
    @mohamedkeynan4983 2 роки тому +13

    Those 6 months lakala amusna dirisle jiya ppe ayuu kumashqulsana who remember guys 😅😄😅😄😅😃😅😃😅😃😅