KIIN JAMA 2020 SHOWGII MIINNEAPOLIS FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • KIIN JAMA SHOWGII MIINNEAPOLIS
    FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

КОМЕНТАРІ • 67

  • @samatarsaidsalah77
    @samatarsaidsalah77  4 роки тому +5

    WELCOME TO ADFAN PRODUCTIONS CHANNEL SOMALI IN NORHT AMERICA PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL THANKS

  • @umufarah3532
    @umufarah3532 4 роки тому +5

    habaryar hore u soco kiin jaamac yare boqorodadii dhulbahante

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 4 роки тому +1

    Kiin Jaamac TORONTO noogu imoow waa kuu qabaneeynaa showgii qarniga viva Soomaaliya

  • @banditmo09
    @banditmo09 4 роки тому +7

    Jennifer Lopez somalida waa tan❤❤

  • @nastehamalele9375
    @nastehamalele9375 4 роки тому

    I love your kin jamac 🥰🥰🥰😘😘😘😘

  • @nusaybaable
    @nusaybaable 4 роки тому +10

    Kiin alaylehe Boqarad isku kalsoon. Play back Baa na daashaday bagay live ugu heestay❤

  • @Hassan97Mohamed
    @Hassan97Mohamed 4 роки тому +4

    Samatar said salah legend xafladii waan joogtay habeenkii valentine legend kiin and Samatar said salah mahadsanid walal Samatar

  • @kifaaxkeyse8455
    @kifaaxkeyse8455 2 роки тому +1

    Kiin Jaamac Yare inader qli❤❤❤🩸🩸💉💉🥰🥰🥰🥰

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 4 роки тому

    😯😯😯😯😯wow best DJ and best kiin jamac

  • @khalidabdi6449
    @khalidabdi6449 4 роки тому +10

    Walee gaaladu intay dooneysay way muuqataa wax bilaa ujeedo loogu so dhaweeyo wadan aanay lahayni ma jiraan inta ay doonayeena wataa soo if baxday ee dadki diinta islaamka ku dhashay sidii gaalada u waalanaya maanta Allahu Akbar.

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 3 роки тому

      Walal adiga iska bilaw oo iska daa hees dhagasiga UA-cam ka wou badan yaahay! maxaa halkan ku keenay aan duim ahayn!

  • @zahraahmed3397
    @zahraahmed3397 4 роки тому +4

    Janet Jackson cml lo heeseya hhhhhhh wa werey dj iga daraan qayleyda joji ya dhaha

  • @fahimaabdulahi7521
    @fahimaabdulahi7521 3 роки тому

    kiin jaamac ❤❤❤❤❤💋💋 love you my sis

  • @nimcoali7805
    @nimcoali7805 4 роки тому

    keen jama dheere dheer💑💑💑

  • @ifraahmohamed1441
    @ifraahmohamed1441 4 роки тому +2

    Kiin eedo iibashal🥰❣✌

  • @fadumocali8069
    @fadumocali8069 4 роки тому +2

    KINN JAAMAC LOVE NAJAX LOVE 💋💋❤❤❤

  • @shukriismail4834
    @shukriismail4834 4 роки тому +2

    Tageero buuxo kuhaya kiinteyda🥰🥰🥰

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 роки тому +12

    Ka Dj ahi qayla Badanaaa 🤣🤣🤣 Waaba Khatar cadiiim 🤣🤣🤣

  • @shaarifbooy1196
    @shaarifbooy1196 3 роки тому

    Waaw

  • @JustMe-kf3gu
    @JustMe-kf3gu 4 роки тому +9

    Kin ileen habaryaar baad I tahaay 😂❤️😘👏🏽👏🏽

    • @sumayafaraxsumayafarax932
      @sumayafaraxsumayafarax932 4 роки тому

      Waad qasartay jadee tan habo ku yhay

    • @JustMe-kf3gu
      @JustMe-kf3gu 4 роки тому +2

      sumaya farax sumaya farax
      Allah u danbi dhafee somalido dhaan danbi kala noca aye ku jiraan ee hedhee hada iyado kucafisa mahee danbigan hada wuu ku sugaya yomal qiyama ee ogsonow
      I will always be proud of my siblings regardless and I will make duca for them ... a plus
      Asc wr wb

    • @sumayafaraxsumayafarax932
      @sumayafaraxsumayafarax932 4 роки тому

      @@JustMe-kf3gu wan ogahay sxb ee dirisle soo dhigay marka sidaasa ku so racay ee aniga kiin jamac maba ka helo sorry marka abyo waxan is laha showga firi ee kiin jamac xisa u qabo uma imaanin kow dheh marka qof dhalin yaraa hees ma iska dhaafi karo abiga heesaha aadan u jeclahay wax waoba waa dhafi karaa lkn jees ma dhafi karo goorba markan ilmo dhalan daynayaa amiin abyo

    • @JustMe-kf3gu
      @JustMe-kf3gu 4 роки тому +2

      sumaya farax sumaya farax allah y’a xafidkuum sister Allah ha ino wada danbi dhafoo inte hesta iyo inaga dhageysaneyna ba

    • @sumayafaraxsumayafarax932
      @sumayafaraxsumayafarax932 4 роки тому

      @@JustMe-kf3gu amin abyo thanks shamanten ilahay hana hanuuniyo

  • @blossom8569
    @blossom8569 4 роки тому +13

    Laandhere banankeeda ku dhacdy😁 My ina adeer♥️

  • @SamKam______
    @SamKam______ 4 роки тому +2

    SaaS waaye kiin jaamc

  • @rowdokhalif893
    @rowdokhalif893 4 роки тому +7

    Istelkaba iqanciyay kin jamaca waxkale

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 роки тому +1

    Kiin jaamac 🇸🇴🇸🇴😂👸❣️😘

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978
    @fardowsoabdulahimuhamud8978 4 роки тому +8

    Yurub iyo marakan cimarigod dadak joga ma shaw bay kudhamayasanayan iyo faasuqa

    • @abdullahiayoub5631
      @abdullahiayoub5631 4 роки тому +1

      Fardowso Abdulahi muhamud dhulakaas waxaaa xumaaan looga yaqaaan waxii wanaag aaan u nagaaan waxaaana wanaaaga loo yaqaaan waxii aaan anaaa xumaaan u naqaaan ogow walashay

    • @faisoosman4652
      @faisoosman4652 4 роки тому +3

      Soo ducee dhibku mayaraa dhulkan

  • @sagalduraan3489
    @sagalduraan3489 4 роки тому +3

    War ragii qurxoonaa ileen meeshaan bey iskugu yimaadeen

  • @wardojoofle2156
    @wardojoofle2156 4 роки тому +4

    Ninka iyo nqgta isladodayo markosin

  • @fartunhenna3572
    @fartunhenna3572 4 роки тому +1

    Kulaha kin jamac kuduceyso😂😂😂😂😂

  • @nastexonalka7864
    @nastexonalka7864 4 роки тому +5

    wan kaa xumahay ano nin raag ah lacag kuma baxshen meshan aqash wlhi ano gabar ah aya kaa naxay wiilshi somaliyed

  • @AOmer-mu5wh
    @AOmer-mu5wh 4 роки тому +20

    Minneapolis magaalo daarood
    Ku raaxayso kiin jama

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 роки тому +2

      Abdi H gaalada Ku Qabsada Dhulkooda Dee 🤣🤣🤣🤣

    • @AOmer-mu5wh
      @AOmer-mu5wh 4 роки тому +1

      @@bintiahxmedsaleban9682 hehe zxb qabiilada somalidu qurbaha wadanada ama magaalooyinka way kula badanyihiin sidaasa kawada waana ku qabsanaynaa xildhibaano waa ku leenahay dhawaana aqalka sare naga eeg bro

    • @JustMe-kf3gu
      @JustMe-kf3gu 4 роки тому

      Ina Mohammed 😂😂😂😂
      Maxaad ugu shegeen 💁🏽

    • @hafsailkacas6754
      @hafsailkacas6754 4 роки тому +2

      Daaroot America lagama yaqaano America dadba leh ee daaroot somalia dhista

    • @idrissmed7512
      @idrissmed7512 4 роки тому

      Sida maha wll kin wa fananad somaliyed é xisho daro maha so ??????

  • @abdirahmanali5545
    @abdirahmanali5545 4 роки тому

    Xero sheydaan.yahoo.

  • @shamuuqmedia2119
    @shamuuqmedia2119 4 роки тому +1

    Kiin jaamac waa xaasinimadaas markey joogto minisootaa lugahey kala qaadee markey muqdisho imaatana lugahey isku dhejee

  • @najibhassan4793
    @najibhassan4793 3 роки тому

    All broken heart

  • @naajuu5462
    @naajuu5462 4 роки тому +2

    Walee nin mxuu halka iskugu yimid

  • @qaalidcade1000
    @qaalidcade1000 4 роки тому

    Horay usoco

  • @cimranchanal5249
    @cimranchanal5249 4 роки тому +2

    Makrafoon laga il baxay
    IPhone recording

  • @lakicismaan261
    @lakicismaan261 4 роки тому

    Ilhyow dhaqanka now hagji

  • @hamdakhader3087
    @hamdakhader3087 4 роки тому

    taa cadnka xidhan kiij inaderted miya dariqegii lug qawiskay kuso jirta

  • @abiqamarbule6793
    @abiqamarbule6793 4 роки тому

    M.s

  • @ahmedkhaliif2488
    @ahmedkhaliif2488 4 роки тому

    Kiin jaamac cod waaheysa lakinse Waa isqawisaa

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 4 роки тому

    🤷‍♀️🤷‍♀️

  • @rayaansiyaad3337
    @rayaansiyaad3337 4 роки тому +1

    Playback laga daba qeylinayo 😡