TOOS:- Suuqa idaacadda oo gubanay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 37

  • @KhadraAhmed-u7i
    @KhadraAhmed-u7i 6 днів тому +2

    Suuq baa gubtay un baad haysane waxa suuqa gubayay Sheeg Adeer

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 6 днів тому +3

    Ilaahay ha ka bad baadiyo shacabka

  • @UztadMuxyadiin
    @UztadMuxyadiin 6 днів тому +1

    Mansha allah madmamisku hanoolado wey shaqeeyeen khibradii waheen away haystaan❤❤❤

  • @baalgoraychanel9116
    @baalgoraychanel9116 6 днів тому

    Qoraalkiinu Waa Khalad Maaha Suuqii Gobanimo ee ka Masaxa Waxa Gubtay Sariibaddii idaacadda Waana La Bakhtiiyay Suuqii 2aad ee Hargeysa ugu Weynaa ee Gobanimo Muu Guban Dabkuna uma Dhawa in badan ayaa u Dhaxaysa Sariibadda iyo Suuqa Gobanimo Markaa Wax Ha isku Qaldina Wariyayaashani Dadka Way Waalayaan in loo Daawado ayuubay ujeedadoodu tahay inay Dad badan ka Nixinayaan oo Beentooda Goordhawna la Ogaanayo Miyaanay Ogayn Waar iska Saxa oo Beenta Joojiya

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 6 днів тому

    Waxa hubaal in Ciidanka Dab Damisku Waayo Aragyihiin.
    Alle badal ka khayr badan ha Siiyo, Umada ku Dhibaatowdey , Dabkuna Wuu Inagu Soo Noqnoqdee Alle Inta Ha Inagaga Ekeeyo. Amare .

  • @ApdiraxmaanLegend
    @ApdiraxmaanLegend 6 днів тому

    I can't believe what is istart this fire first 😢

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 6 днів тому

    Inaalillahi wainaailayhi raajucuun 😢😢😢😢

  • @Xamdi-p9x
    @Xamdi-p9x 6 днів тому

    Subxaan allah

  • @ahmedafrica7276
    @ahmedafrica7276 6 днів тому

    Meesha waxaa ka maqan shaqadii boliska
    Dadkan faraha badani jaam waxaan ahayn ma hayaan
    Meeshuu dab ka kaco in hal qof oo shacaba uu soo istaago maaha
    Ilaa loo baahdo mooyee

  • @ApdiraxmanMaxamed-n7o
    @ApdiraxmanMaxamed-n7o 6 днів тому

    Subxana allah

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 6 днів тому

    waa isbadalkii

  • @SuldaanMaxamedfod
    @SuldaanMaxamedfod 6 днів тому

    Subxaanalaah allah ha inagadamiyo

  • @MawliidXseen
    @MawliidXseen 6 днів тому +1

    Waxa wax gubayaa waa balaayada hoosta lagu haysto ee cadaawada iyo dagsalks inagu iyo malaayiinka oromada dawlad dadwayne mifna jirin

  • @NurGacan
    @NurGacan 6 днів тому

    Waaa l gubaa waxan guva argagususada alshaab ayaaa guvta suuqayda

  • @liibaanmuuse7664
    @liibaanmuuse7664 6 днів тому +1

    Mooga gubay illahay naga qaboojiyo

  • @Fihiima-b8f
    @Fihiima-b8f 6 днів тому

    Daba ma idinka na tusay Illahay ka baqa oo buunbuninta jogiya

  • @enddaoccupation
    @enddaoccupation 6 днів тому

    Dadkan aan waahen ku cibrad qaadan weeyen dadkan oo wali sidii suuqa waahen bila system ku wada dagan.
    Iga qura hadaan suuqas la hagaajin dabkaas wa so noqnoqan

  • @SacadCazowe
    @SacadCazowe 6 днів тому

    Allahadamiyo

  • @MustafeyuusufHajjimustafe
    @MustafeyuusufHajjimustafe 6 днів тому

    Idinka.ayaa.isgubayi

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 6 днів тому +2

    MOOGE AYAA GUBEY IYO LIIBAAN CADAALA OGAADA CADAW AAN CIIDAGALE AHAYN MALIHIDIN WAAHEENA INAGAA ISKALEH DAARAHA DHAADHEER SIRMAQABE ILAAHOW USAHAL TOLKEY WEYDAYACANYIHIIN FROM NUUX ISMAACIIL

    • @munaxaaji9869
      @munaxaaji9869 6 днів тому +1

      Qabyaalada dadka ka daa naayaah. Isaaq hakala saarina. Ilahay ka cabsada. Daarood wuxu doonayaa. Inteynu garxajis iyo habar awal u kala baxno inagu is yareeno kadibna inaga faaidaysto

  • @Xamdi-p9x
    @Xamdi-p9x 6 днів тому

    Allaha ka dabka ka damiyo

  • @abdifataahmuxumedmuse252
    @abdifataahmuxumedmuse252 6 днів тому

    aayadii qur aan kee dabka bakhtiinaysay maa la iloobay warqad kuqora oo ku rida dabka

    • @said1498ify
      @said1498ify 6 днів тому

      Ayaadaa Sxb ii sheeg dabka damisa. Ii faaiidee.

  • @mustafaessa3784
    @mustafaessa3784 6 днів тому

    Saxaafad biis baad tihiin mushkilla dhacda intay leegtahay iyo warkiinu ha islahaado goobtii ayaad ka been sheegaysaanba

  • @SacadCazowe
    @SacadCazowe 6 днів тому

    Allahadamiyo
    2:39

  • @NurGacan
    @NurGacan 6 днів тому

    Alshaab markay wax samayn kari wayaan suuqyada way gubaan

  • @mutafeapdi856
    @mutafeapdi856 6 днів тому

    Nin madaxi waxbakuqaban maye adu allaha uxamdinaq waxwalba ilahay ba kene golahadeganku madabbay bakhtin iyagaba isdawanaye 😂

  • @MohamedabdiD
    @MohamedabdiD 6 днів тому +1

    Ha gubato hargaysa waa mushkulada somaliyed 😅😅😅

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 6 днів тому +1

      Siilka HOOYADAa was yuhuud hargaysa crikey you jirtaa HOOYADA iyo Dhiladii uhadashayba wase

    • @Charkherad
      @Charkherad 6 днів тому +1

      Wll haku farxin dhibka nasoo gaadhay, diintaada u tudh !
      Anaku kuma faraxno dhibka walaalaheena kale ee somazliyeed soo gaadha

    • @enddaoccupation
      @enddaoccupation 6 днів тому +1

      Ku soco xumaanta aad wadid walaahi ilaahayna wa na arka aakhira aniga iyo reer hargeisa kumaanan cafin

  • @garaaddeeq2951
    @garaaddeeq2951 6 днів тому

    Waar dagaalbaa inagusocda waana weerar lagusooqaaday dhaqaalaha ummadda soomaaliyeed suuqyadii halbawlaha u ahaa, baadhitaan culus ayey u baahantahay

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 6 днів тому

    Kamarado la aanta caasimada ayaa dhibkasta sahlaya

  • @KhadraAhmed-u7i
    @KhadraAhmed-u7i 6 днів тому

    Suuq baa gubtay un baad haysane waxa suuqa gubayay Sheeg Adeer

  • @KhadraAhmed-u7i
    @KhadraAhmed-u7i 6 днів тому

    Suuq baa gubtay un baad haysane waxa suuqa gubayay Sheeg Adeer