Walee waa layaabay ragbaa is helay walee legendary ah Ali haybe, khaalid kaamil iyo Dj Adam, waan idinka haynaa tani wey hees dhaaftay khaalidoow sxb nimaan Dj Adam ahayn music haka tuman wallhi codkaaga iyo musiga Dj Adam another level bay soo baxeen walee
Jacaylka Dhabtaa ha Raadin (Hees)
-Cali Ileeye
[1]
Qof rooray sidii dabaysha
Indhaha waxba lala ma raaco,
Risiqa aan kuu qornayna
Rafaad kuma soo helaysid.
Hadduu jiilaalku raago
Nimciyo roob baa danbeeya,
Mugdiga rogay daahyadiina
Iftiinka ayaa ka reyni.
Rasmigu waa sida daruurta
Rugtaada xareedda keenta,
Runtuna iyadaa timaade
Jacaylka dhabtaa ha raadin.
[2]
Bukaan ruux kugu abuuray
Ka rayso ayaa dawaysa,
Rejada aan midhadhalayna
Ka reeban ayaa la qaatay.
Adoo raandhiis helaaya
Riyada nafta lagu ma waalo,
Adoo reer noqon lahaana
Shukaansiga lagu ma raago.
Rasmigu waa sida daruurta
Rugtaada xareedda keenta,
Runtuna iyadaa timaade
Jacaylka dhabtaa ha raadin.
❤
Xabiibu malaayiin khaalid kamil
Waxa aan aamin sanahay fanaaniinta maanta jooga kan kowaad ayaa tahay
Goat bd tahay fanaan blse heesaha emotional'ka ah noo soo badi waa nala wada hayaaye
😂😂😂😂
Kaamil iyo ileeye; nuxurka fanka hadda.
Alle ha idin karaameeyo.
Erayda waxba ha la yaabin waa abwaankii sameeyay heesahan:
1. Soomaalinimo "buuraha Surad baa u dheer"
2. Waraaq ku qor oohintaada
3. Qalbigu saaxiib ma yeesho
4. Taashka Arooska
Cali Ileeye 🔥
Sido kale intaas Hees aad sheegtay ba ninka Laxanka saarey waa isla KHAALID KAAMIL🔥🐐 ft CALI ILEEYE WAA miisanka Fanka💯
@@MOTIVATION8351 sa walahi khaaalid kaamil cid laxan kugaadha majirto
@@fadumomohamudmoalim Aad iyo Aad walal
Khalidow beatka dj Adam UN kusoo Hees runtii fankaaga international ayuu noqnaaya oo waliba cad iyo madoow uu dhageysto
Waxaqiiq
@@Sacad.Official aado wayn
Cali Ileeye
Khaalid Kaamil
Dj Aadam
Kaalay iska arag hee 🔥🐐🐐🐐
Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan 😢
Khaliid kaamiL inuu Yahay Goat ka Fanka hada igu raac san tahy like❤
KHAALID KAAMIL Midkii ugu wanaagsana ee laxan sameeya ahna Abwaan Ahna Hobol Xarago heesa Fankagu ka hadal uma baahne nagu Soo Miis uun Ustaad🔥🐐💯
Wow way hees dhaaftay way qarxysaa tani insha alh❤
Walee waa layaabay ragbaa is helay walee legendary ah Ali haybe, khaalid kaamil iyo Dj Adam, waan idinka haynaa tani wey hees dhaaftay khaalidoow sxb nimaan Dj Adam ahayn music haka tuman wallhi codkaaga iyo musiga Dj Adam another level bay soo baxeen walee
War waa ali ileeye maaha ali haybe
"Hadduu jiilaalku raago
Nimciyo roob baa danbeeya,
Mugdiga rogay daahyadiina
Iftiinka ayaa ka reyni."
Insha allah.❤️
Kaamilka iYo Dj Adam Oo is helaY
Gariir weeye
Let's take a moment to appreciate the wonderful Dj Adam, absolute magician ❤🎉
Hees dad waaweyn iskugu tagay ahaa ❤
Khaalid kaamil laxamiste iyo fanan sare hibole ah yaa taagera 🤚
Sanadka cusub iLahay nabad Haynagu gaaadh siiiyo qof kastana muraaadku wuu LeeeyaHay isagoo wax macaaasiya LaHayn iLahoww midigta ka saaar Aaaamiiin dhaLin yaro Aynu isku sooo ducayno dhamaaanteeeen.😭❤️
Amiin wllo dhamteenba
Jclka dhabta haraadin
Eray caadiyah 🔥
Cali ileeye iyo khaalid kaamil woxooda kahadal malaha awliyada fanka
The one n only khalid kamil is back I can't waittt f🎉🔥
Heestaan markay 1M gaadho hala isoo qabto 🔥
Wow tan hees waydhaaftay❤❤❤❤ thanks khaaalid❤❤❤
Khalid kamkl wuu na walayaa❤
Khaalid kaamil cod maane libaax
Khaalid kaamid goat fanka
Dab & Hollaac Kaamilka 🔥🌊
Kamilka fanka❤
Khaalidka fanka
Dj adam Waxba lagama qabankaro 🎉
Khalid Wll waan ka haya wllo manta walee🎉
Khaalid Kaamil the Best Song 💔🥹
Dj adaM the Best Music 🎶🔥
Kaamilka fanka😊
"Hadduu jiilaalku raago
Nimciyo roob baa danbeeya,
Mugdiga rogay daahyadiina
Iftiinka ayaa ka reyni."
Cali Ileeye, suugaanta fekerka cid kaga wacan ma arag runtii.
Jacaylka dhabtaa ha raadin❤😢
Axsan fanaan ❤
Number 1
The Goat🔥🐐
Wow wan sugayana goat❤
Kaamil yaa kaaamil
KHAALID KAAMIL 🔥🔥🐐🐐
Khalid kaamil🔥🔥
Laba nin oo weyn baa isugu tegay. Ileeye, iyo Kaamil.
Jaceylka dhabtaa ha raadin
Layaab layaab
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
AL UST KHAALID KAAMIL WOW
laxanka waxba hala yaabina waa nin kii laxameeyay heestii'" BUURAHA SURADBAA UDHEER HANKANA SOMALI NIMO''
Best somaliland singer khaalid kaamil
Kaamil🔥🤟
Legendka codka loga hadhay
Khaliid❤
Legend 🌠✨⭐⭐⭐
Saas waaye🔥
Adam on the beat waa mucjiiso
Anni ma illa hadleysa fanaan😢
Jacaylka dhabta ha raadin❤😊
Namay Marin khaalidow
inaba cadi maha
Ustaad Khalid kamil
Qof Rooray sidii Dabaysha
Indhaha waxba Lalama Raaco
Risiqa Aan Kuu Qornayna
Rafaad Kuma Soo Helaysid
Haduu Jiilaalku Raago
Nimco Iyo Rooba Danbeeya
Mugdigaa Rogay Daahyadiina
Iftiinka Ayaa Ka Raynii
Rasmigu Waa Sida Daruurta
Rugtaada Xareeda Keenta
Runtuna Iyada Timaadee
Jacaylka Dhabtaa Ha Raadin
Bukaan Ruux Kugu Abuuray
Ka Rayso Ayaa Dawaysa
Rajadaa Aan Midha Dhalayna
Ka Reebo Ayaa La Qaatay
Adoo Raandhiis Helayaa
Riyada Nafta Lafuma Waalo
Adoo Reer Noqonlahaana
Shukaansiga Laguma Raago
Rasmigu Waa Sida Daruurta
Rugtaada Xareeda Keenta
Runtuna Iyada Timaadee
Jacaylka Dhabtaa Ha Raadin
Waxani wey hees dhaaftey walh😅
Raaga waan salmy dumarkana waan salaxy❤💋🔥
Lion ❤my brother❤❤
Amizing song ❤
Khaalid+Aden Nuux.
jaah taasaan been aheyn 👋👋👋🌺🌸💙🌸🌺👍👋👋🫶✌️
Runtuba iyadaa timada jacelka dhabtaa ha Raadin War cali ilaay intaa Sidee ku soo heshay abwaan😂
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
KHALID kaamil
Fanan ka hadla Dareemada Dhabta ah
Aduu jilaalku raago roob iyo nimcaa danbaysa
QOF AN 20 BARI KA HOR BARTAY IGU BODAY💔 EE MXAAN SAMEYA😭 TOLOW
The goat 🫡❤️🔥
Abwaan cali ileeye miyaanu dhiman
@@caliileeye ilahay unba kudilikara abwaan❤❤❤❤
Top song
Wow wow good
Risiqa aan ku qornayna rafaad kuma soo helaysid😢😢😢😢😢anoo jecelbaa xalay lay dhahay kuma jecli been ayuu igu waday intaa😢😢😢
Heestani uma baahna buunbuunine sidaasay nad ku tahay. Kaamil waa boqorka laxamaystayaasha danbe.
❤❤❤❤
Cool 🆒
Yes
Legend
2025😢
Tag tag hees maha waxan bro
😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Bukaan ruux kugu abuuray😢😢
😢
Shucaac ayaad ku furtay waan fahmi wayay laxanka iyo erayada yaa leh tolow?
Muuqaalka hoostiisa ka eeg.
🩷
❤❤❤❤❤
😢😢😢😢