Gudida Garxajis Iyo Wasiirka madaxtooyada Ayaa Isheegay In Laxidhayo Hadii Uuyimado waanu baqay....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 78

  • @hisjama9312
    @hisjama9312 31 хвилина тому +2

    Well done we waited for long time sharciiga mansha Alla 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 години тому +6

    Liiban wuxuu Qaranka u soo raacay Cadow. Taasa lagu haystaa. Ninkan Cadow baa maal gashaday.

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 3 години тому +2

    Maansha Allah. Mar hadii ninkaa
    meel layga saaray Guul

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 6 годин тому +3

    Masha allah guuuul somaliland waa sax❤❤❤❤❤

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 5 годин тому +2

    WAA LAGU XIDHAYAA ADIGABA SOO NINKII JABHADA QALBI WAREEN TAGEERSANAA EE DALKA BURBURINAYAY MA TIHID

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 години тому

    Adkaatay, Masha Allah

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Годину тому +1

    Burush xaarleh😂😂😂😂
    Waa xaqiiq😂😂

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 2 години тому

    BEENAALE. HUWANA. OO HEEGO NAASDHEER AH AYAAD TAHAY. NOODAA. GUDIDA. BEEMAALEYAHOW❤

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m 51 хвилина тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 5 годин тому +1

    Muuse biixi waa geesi ❤❤🎉🎉

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 години тому

    Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva viiva somaliland viiva viiva viiva somaliland viiva somaliland

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 31 хвилина тому +1

    Dowlada somaliland ee uu madaxweynaha ka yahay cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi waanu ku hambal yeynaynaa inuu dalka ka celiyo liibaan iyo kuwa la midka ah kuwaasi waxay denbi ka galen somaliland ee muuse biixi kama gelin dowladuhuna waxay ku shaqeeyaan sharciga oo aan isagu isbedeli.Madaxdu waa isbedeshaa laakiin sharcigu isma bedelo waysha garac sacu haku quustee

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 5 годин тому +1

    Saxiib qofkasta oo warxumo tashiila o isu arka in u wax gudbin jirey lakiin nacayb iyo xumaan ka sheekeyn jirey oo aad ka mitahay sidaas ayaa u danbeysa

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 5 годин тому

    SOOMAALILAND MAANTEY MADAXWEYNE HESHEY ILLAAHOW NOOBARAKEE GUULEYSO GARABKAAGA AYAANUNAHAY NOOLOW MADAXWEYNE WALLEE WAA DARBI AANLAMARIKARIN FROM NUUX ISMAACIIL

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 5 годин тому +1

    Liibaan mawaxaad kuhaysataan heegoy inuu garxajis mideeyay oo uuyidhi xaqiina raadsada ida dadkalalaba xukunka uqabanayaan wuu soonoqonayaa hargaysana wuu imanayaa

  • @abdillahiaden1622
    @abdillahiaden1622 2 години тому

    Doofaar kasta ha ku tusaalo qaato.
    In aan xataa aakhiro la isu cafinayn.!!!!

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 4 години тому +2

    Liibaan dayuus xamar hatago horgalka bilaa caqliga ah

  • @SahraAbdilahi-g7p
    @SahraAbdilahi-g7p 5 годин тому +2

    Dadka.iyo.asgarta.lamacaayo.waaceeb

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 години тому

    Buuuufi huwante faqash xaarmajo xaarood dameeer xaarmajo xaarmajo

  • @deqabulhan7735
    @deqabulhan7735 43 хвилини тому

    👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰

  • @Nasiim-l6k
    @Nasiim-l6k 6 годин тому

    Abti.ok waa xowaran sax ah SLND.GUUL

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 години тому +3

    LIIBAN GO BACK DON'T COME BACK.😂

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 2 години тому

    goodh wixii wadanka wax dhima masoo geli karaan gacan bir baalagu qaban isaga iyo wixii lamida

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 5 годин тому +2

    dadkii waxaaney kala garaneyn mucaaradadii iyo qaranka ninka ciro caayi doona ogaada sharciga qaban maayo haddii maanta liibaan oo ex madaxweyne muuse iyo qaranka soomaaliland ugafay la cafiyo

  • @MustafaAxmed-q3i
    @MustafaAxmed-q3i 2 години тому +1

    Saxa

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 2 години тому

    Anagu waxaanu cadow u naqaan dadkii ciro u mudaharaadayeey xiligiì ku darsashada sharci daraada ahayd kuwii rasaasta nool la dhacaayeey ee sida xaqdarada ah dhiiga ku daadiiyeey ayaa hargeysa jooga keebaa dambiile ah ma ninka hal qof aan waxyeelaayn ayaa dambiile ah waa in uumada sharciiga la wada mariyaa oo sharciigaan cidgaara taargiidgaraaynaaya la joojiiyaa

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 5 годин тому +1

    LIIBAAN BILAA CADAALA ADEER WAA IN SHARCIGA LA HORKEENAA WAA IN UU LIINTA CABAA

  • @RashidAli-z8u
    @RashidAli-z8u 5 годин тому +4

    Isiga iyo adigaba iskumid baa tihiin
    Oo reer somaliland baa isku dirtaane waa in la idin xidho. Oo dadka la idinka fadhiisyo. Waxaad tihiin laba qabiilayste.

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa Годину тому

    Beenalow Wanad arki dontaa Wuu imanaya Isha allah sida ugu dhakhsiyaha badan

  • @AbdoGadhle
    @AbdoGadhle Годину тому

    Guul somaliland

  • @abdirashitshiikh3228
    @abdirashitshiikh3228 Годину тому

    WAX KALE KA SHEEKEE LAGA ROONOW, MA LIIBAAN AYAA WADNAHA IDIIN GALAY....

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 3 години тому +1

    Sheeko aan liibaan ahayn ma haysid miyaa ? Please be always fruitful points .

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 6 годин тому

    Wasir khadar iyo liban waa isku mid

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 3 години тому +2

    reerkan jaahilsana horta war qaranka ninkan xidhey cid gaar ahi may xidhan muusena mesha majoge mxd ciro ku haystan

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 5 годин тому +2

    Wuu madax adag yahay liiban wuuna afxun yahay horaan ugu degey

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 5 годин тому +1

    War adigu ha ka hadlin cunsuri yohow.khAin

  • @abdulwahidmohamud-s1n
    @abdulwahidmohamud-s1n 3 години тому +1

    War nacas ayad tahay ,liibaan waa khaansiir waana in la dilo .adigu liibaan waxba kama duwanid isku dirbad wada sida liibaan.

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Годину тому

    Oo Libaan qabyaalad muxuu Hargaysa doonay sawkii oromo iyo Khaniisiin ayaa degan oo xukunta lahaa kkk.

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 6 годин тому

    Huwanta isagaa ka xuna walaahi hadu hargeisa yomasfo waa lagu jihaadaya naaga naagu dhaleya laascoond qabo yusar harti inader haguu mrheriyee😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 4 години тому

    Liibaan waa ninkii lahaa Habar jeclo waa Habar Maxbuus Oofwareena halagu daro isba wuxuu ku hadlayey way duubantahay

  • @Hismail-x4x
    @Hismail-x4x 5 годин тому

    Niicle

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 3 години тому

    Wadaniyada fahma. Kii jiishana ha u aabo yeelina

  • @KastamMur
    @KastamMur 4 години тому +2

    Siyaasiyiinta ayuunba is bedeshe e mar walba dowladu wa Subeeriya marka Barta waxa la idhaahdo SHADOW GOVERNMENT

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 години тому

    Kan waa munafaq waa kih oromadah ahah waxaa wanagsan in Adigah lagu diloh

  • @Subeyra
    @Subeyra 5 годин тому +2

    Waaryaa niicle iska aamus qabyaaladeeyste orod iska aamus

  • @salmaancabdisitaargeesoody441
    @salmaancabdisitaargeesoody441 4 години тому

    Waxaan Maqli Jirey Riyaha oo Qaawan Ayaa idaha Ku Qosla Bal Adba.!

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 3 години тому +1

    Kan bukaanka ahina weli Ma sidii buu u ciyayaa😂😂😂😂

  • @KastamMur
    @KastamMur 4 години тому +2

    Suber Awal wa DEEP STATE marka kan yare dhukuran iga gaadhsiiya

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 4 години тому +1

      ADEER SHARCIGA CID KA WAYNI MA JIRTO DEE, WALAALKAY NA HA AHAATEE!!!!!.MIYAANAD ISLAAM AHAYN??????.

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz Годину тому

    Macquul ma ahaa in uu dhex yimaado nin burush xaar qaba wataa shacabka reer somaliland ee walaalobey, iskuna danta ah.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 6 годин тому

    dowlad jilicsan iyo qodhe jilicsan midna fayido maleh !!!!!!!!!!!!

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 години тому

    Waa gardaro kuwii muuse biixi oo jooga oo madaxweeyne ah lahaa Mucaarid baanu ku nahay madaxweeyne Ciro iyo GARXAJIS aan waxba laga qaban liibaan oo Qurbo joog ahna waa la xirayaa macnaheedu waa QUDHMIYE ayaa wali taliya Cirona waa Covar .

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 5 годин тому

    ADEER MUUSE SOOMAALI LAAND MUU AHAYN MUUSE WUU TAGAY LAAKIIN SOOMAALI LAAND IYO SHARCIGEEDII WUU JIRAA

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 4 години тому +1

    Cirro waa la hayste u afduuban Muuse Biixi iyo Beeshiisa.
    Listka golaha wasiirada waxa soo qoray Muuse gudiga Beesha Habar Awal.
    Waa misgiin.

    • @Hayesaxib
      @Hayesaxib 3 години тому +1

      Hadalkaaga waxba kamasoo khaadeeno because you’re a fraud 😂

    • @AshaAbdi-rd8fy
      @AshaAbdi-rd8fy 3 години тому +1

      Cirro wa liibx

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 53 хвилини тому

    Qabiil ayaa u diidan inuu yimaado Hargisa.
    Habar Awal ayaaa u diiday.
    Habar Awal ma dawladbaa?
    Ma maxkabadbaa?
    Dee waa yaab.

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz Годину тому

    Waar waxa loo diiday diyaarada lafteeda lagu yidhi ma soo qaadi kartid hadii kale liisankaa lagaa qaadayaa. Maaha dubai waxa reebay diyaaradaa haysata liiska dad fara badan oo dawladu ku tidhi
    Ma soo qaadi kartaan

  • @Hismail-x4x
    @Hismail-x4x 5 годин тому

    Ciro ma hooyo baa leh

  • @user-horo
    @user-horo 2 години тому

    oo kuwii Djibouti uyaacay ee khiyaamada qaran ku kacay maxaa loo hor istaagiwaayay?

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Годину тому +1

    Kkk been iyo bori bagaandha fm masaakiinta loo sheegaua. Baqar madaw sowkii shalay ka yimid ee Muuse soo dhawaynayay. Maxa loo xidhi waayay.

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp 6 годин тому

    Aniga ethiopia iso celisaye xiliga farmajo maxa ku dhacadye.

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 Годину тому

    Waa munaafaq mana metelo Garxajis kuma taageerin weligay qabyaalad waayo waa cadow dabadhilif raba inuu isku diro reer Somaliland, waxa jira nin kaloo magaciisa la yidhaahdo Arag Weerar oo been iyo isku dir wada, inta xun meel uga soo wada jeesta guul JSL qaran dumis ha ku raacin qabyaalad.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 6 годин тому

    Adeer Bushaaro Baanday 4 bilood ayay xidhnayd yaan lagu talo gelin intaad waxaad doonto samayso iska soo gal Nooo Way 🚫🚫🚫😡

  • @ND0564
    @ND0564 5 годин тому

    Ciidankuu u gefey ninkani

  • @CaliXasan-rm6ni
    @CaliXasan-rm6ni Годину тому

    waryaa sac sac muse dawlada iyo cidanka iyo dalka somalilan miyad dadka kale ka xigtaan ma idinkaa wadanka iska leh no jawaab cunsuri yahaw

  • @KhadraJama-x5i
    @KhadraJama-x5i 4 години тому +1

    hus bulaacadyahay qudhuntay liibaan kabihiisa ku dhaame

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 5 годин тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa xaqiiqadu waxay tahay beesha habaryoonis iyo guud ahaan garxajis waa nasab nasab dhalay.
    2.0. Habaryoonis waa hal doorka somaliland waana nasab nasab dhaley oonay ciddina gaadheynin.
    3.0. Haddaba wadadii caddeyd cagta saartee ku carraabiyoo* cimrigii jiryow* jiryow jiryow* caynaanka hay * hay hay*weligaa hey* hey hey weligaa hay*.

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 4 години тому

    Nimcan ya ka aff xuum dadko wa eno semnadoo libaan hada lu dedyoo hargisa nimcan ha lo deydo isaqanaa.

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 4 години тому

    Shuut up ayyo wan la hadly liibaan benta naqaa daa.

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 4 години тому +2

    Adiga Muxuu kuu qabanwaayay diradiraale ayaad tahaye.

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 5 годин тому

    This is the same guy who supported the so-called SSC and other enemies of Somaliland. He has called for the distraction of Somaliland and as such how can he be allowed to enter the country he called for distraction?

  • @HorsedHorsed
    @HorsedHorsed 3 години тому

    Jilicsan ayaad tahee gabdhaha hadlkooda ka fagoow