Ilaahoow soon lagu jiraa nin saan udulqaad badan isii oo qorxoon six bag leh shaqeesta balwad leheen nolosha wax ka kasaayo🤲 wali waa soomanahay ma afurinee
RAJAAL WAA WIIL DULQADA BADAN OO BULOSHO BADAN SAAN KA ARKO QOSOL BADAN KAFTAN YAQAAN 5FARTO ALLE MA SIMIN DAAD XANAAQA BADAN IS DA MALYUUN MAANKA IYO AXMED TAHIIL RAJAAL WAA WIIL DULQADA BADAN XITIRAMA BADAN MASHALLAAH WAAN KA HELAYA QARAAXO HORE U SOCOD GUUUL NI RAJIN IYO HOR MAR WACAAN 🤝🤝🌹🌹🌹👑👑👑❤❤👍👍👍💯💯💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙
Ramadan ka hor aya la duube. Barnamijka. Dadka biyo aye cabayaaan. Xajona we cunayaaan Astaan barnamijka wo fcnyahe Lkn Dadka usheeege. Inaa duubten. Ramadan ka hor. Jizakalah
Maalin xaalku aad u adag yahay oo u dhiganta 50 kun oo sano, warwarku badan yahay, cadceeddu aad u kulushahay oo Qiyaame la taagan yahay ayuu Allah ﷻ dadka Calaamadahan hoose leh ugu deeqi doonaa hadh ay ka galaan kulaylka cadceedda inta xisaabtu socoto: 1. Xaakim (Masuul) caadil ah. 2. Qof cibaadada Alle yaraan ku bilaabay. 3. Qof qalbigiisu mar walba ku xidhan yahay Masjidka. 4. Laba qof oo dar Alle isu jecel una kulma dar Alle. 5. Nin ay u yeedhatay gabadh qurux iyo darajo leh, kadib ku yidhi “Waxaan ka baqayaa Allah.” 6. Qof sadaqo bixin badan, xataa heer ay gaadhay bidixdiisu inaysan ogaan waxa ay midigtiisu bixinayso. 7. Qof Alle dartiis u ooyahay isaga oo kali ah. Xadiis saxiix - waxaa isku raacay Al-Bukhaari no. 620 iyo Muslim no. 1712.
Rajaal Wllhi legend
Dabeecad 80%
Dulqaad 100%
Dagnaan 100%
Xushmad 100%
Akhlaaq 80%
Wllhi Aso Qoslaayo bilowdey Aso Qoslaayo Dhamaadey Muqaalka !! 🙏🙏
Haa waanka qeelshay cadi mha😁😁🤗
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal
Wxii uurkisa ku jiro ilaah og🤣
Hhhhh kan mee hadl ku garan ne tagero arsinal maa wax fcn ka helee maba xanaqan bee hhhhhhhhh
sax
Abtiriska rasuulkeena s c w
1❤muxamed
2❤binu cabdulahi
3❤binu cabdi mudalib
4❤binu haashim
5❤binu cabd manaaf
6❤binu qusayi
7❤binu kilaab
8❤binu muraat
9❤binu kacab
10❤binu lu ayi
11❤binu qaalib
12❤binu fahrin
13❤binu maalik
14❤binu nadar
15❤binu kinaanata
16❤binu khuzaymata
17❤binu mudrikata
18❤binu ilyaas
19❤binu nadar
20❤binu nazaar
21❤binu macad
22❤binu cadnaan
Wow nice 👏
Scw scw scw
Scw
Scw scw
صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا
Wlh dadka reer muqdisho waa dadka ugu dulqaadka badan wayna adagtahay sidee ku xanaaqaan masha allah 😍😍😍
@@asaldhalad6562 gcanaa nii taagey from puntland
Kkkkk dhibka waxaa waaye hadal ma nagalo xanaajinkaro hadee gacan tagto waaye xanaaqena
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal.
Hadu ree jabuti ahaan laha war afkaaga iga hayso hoyada farakha ka wase uu ku bilaabi laha
Hadaanu nahay reer somaliland kal mada ugu horeysa ka xanaqnaa waxaasina waxay tahy hilib geelka
Kan ugu like ta badan inaan noqdaa rabaa fadlan isaar walashay iyo walalkay qaaliga aha waligay like badan mahelin 😀
Si sharafleh ba utuugsatay wana ku saray😂😂
Tuugsi SHARAF LEH
@@somaliachannal5442
M just iiooooooooooooo
Dadka qaar dhaanta
Asc brother
Khadar keyow next inta ila qabto ismuujiya😁
Itabaheee a rabta Miyaaa keyow
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal
Waxan son inta la gaarin aya la duubay
Coming soon khadar keeyoow
Rijaal is legend
Wuu iska boojeynaayay odaga inta badan yarkuu isku mashqulinaayay
Waxjale Rijaal full respect walhi🙏🙏🙏🙏🇸🇴🙏🙏🙏🇸🇴🙏🙏🙏
Allah waxu aburay waxa ugu sharafbadan nabi maxamed scw scw
Qaraaxo intii ka heshay like saara
Hibaaq jacaylki aad u ooyeysay makaa ba ay
@@mukhtar298 rer mii baad tahe ka dhamow gabdha
Mukhtaar cumary Afkaaga dheer nooga jeeedi gabadha
Hibaaq ka leexda
@@mukhtar298 hadalka wanagsan wa sadaqo qudhacow😂😂😂
Wlhi rijaal lamagaadi Karo qofkaa warbadan dhaxal abahaa Kula qeybsadaa maqli jiray 🥰🥰🥰🥰
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal.
inta nabigeena jacel ismuu jiya💞
Scw Scw Scw Scw
Scw scw scw scw
Wlhy waa nin dulqaadbadn geesi naftiisa kalsooni kuqaba 👍🙏🙏
Xalay inuu naga baaqday inta og like👍 plz
Mabaqday manta waradinaye meqo mara astan dhexwategay 😂😂😂💆♀️
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal
Zeynab kaligey iskumalenaye qaf xala laguxumeyee
Rajaaal nin rag ah wlhi hal mar ma xanaqin asigaba ushekenayy 🥰🥰🥰
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal
KHadar keeyow inta sugaysa gacanta taaga
😂😭😂😂waan sugi la'nahay wlhy 😭😂😂😂😂
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal
@@socdaalfilmsvlogs hehe keygqba maad saarto pl 🤣🥺
@@bushramohamed9297 h
Ninka kaliya ee ka raayey team astaan 😂😂
Qaraaxo sanadkii hore in ka macaanyahay Inta igu raacsan like dhac
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal
benta ma ahan kan Wax jiro ma ahan
soon lagu jiraa ilaahayoo wiilkaana cml nin u dulqaad badan isii masha alh Asna Alah u ziyaadiyo 🥰🥰🥰🥰
Hhhhhh asikaba yuusan kaa fakan
Naaa iga amus naagtiisa yay igu soo bixin wah 😏😏😏😏
Ani aYaa jogo 🤣🤣🤣
@@Mohan_7-7 Waad yartahay habo soo waynaaw 🙄🙄🙄🙄
Rijaal daris aheen hooyo faadumo wilkeeda
Wllhi nikaaan waa nin cajiib ah runtii habdhaqan kiisa aad baan ula dhacay markaa thy qof bulsho bdn kuso dhex bar baaray waa iska sidaan allaha u siyaadiyo
inta Uxiistay Cusbo kushibto
Iyo Kabtan bara🥰🥰🥰🥰Odigaan Bahasha mamaceynoyo wlh tii Xore
Xamaasad laheyd😀
Haa walhi 😂😂
Rijaal wlhi illah dulqaad iyo akhlaag ugadeegey mashaa,Allah qof wangsan waye
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal.
@@socdaalfilmsvlogs ok wll qaali
Hadaa afurtay walaale ilaahey dartiis aan nabiga ugu salino( scw)
Scw
Scw scw scw
Scw
Scw scw scw
Aniga wili ma anfurin, hadana Scw😇
Ninkaan wlh waxba kama qaadi karaan runtii asigaa ka cabaajiyay 🥰🥰🥰🥰
Rijaal xariif waaye ninkii loo soo diray inuu ka xanajiyo ayuu darawalkii iskaga dhagay maba u qabanooyo oday qasaaye inta igu fikira like ta 🥰🙌
Wlhi nin dheeli tiran waaye deganan iyo hab maamuus buu leeyhy iyo qadarin masha allah ,Rijaal 100%
Inta Baaquli Boy sugaysa Is Muujiya Like ha Ila dhaafina
Gos hoak mu ku jira baquli boy🤔
liinta ayuu xabsiga ku cabaya
Wa xiranyhy Ninkas
baquli kuma jiro
Haloo duceeyo wllkeen baquli boy waayo wuu xiran yahy
Ciyaal wardhiig ley ismuujiya💪 like
Inta khadar keeyow prankiisa suugaysa like isaara ramadan mubarik 🌙 all Muslim oo dhaan 👇👇👇👍
inta ila fahantay barnaamijka qaraaxo in la duubay maalmo ka hor xaqayga isiiya hee😄😃💯♥️💯👍👍
San u sugaayey wn daaley yaa ila sugaayey hee like DAC ku sii
cild ani i heysataa modyy
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal
@@anisaqorox9848 k7777k77kk777777k777777k7k777kk77k7777k77k77777k7777k7777k777777777k77k77k7k7k77777k77777k77777777777777k777k77k777k77k77777k777k77k7k77k777k777777k777777k777k7777777k7k7k7777k777k777777777k7777k777777k77777777777k7k7777777777777k7777777777k77777k7777777k7k77777777k777k77k7777k777777777k7k7777777777k77k777777k777777777777777777777k7k77777
Rijaal macaga waad u qalantaa masha allaah wll,♥️🙏
Ilaahoow soon lagu jiraa nin saan udulqaad badan isii oo qorxoon six bag leh shaqeesta balwad leheen nolosha wax ka kasaayo🤲 wali waa soomanahay ma afurinee
Aamin wll alla hakusahlo riyadada alla haku rumeyo wll sonka iyo saladana alla haka aqbalo wll
@@dicdic2767 aamiin wll mahadsanid
Amiin yarabi
hada adi foolxun tahay saa ku hesha waa adag tahay hhh
Anaa ka kow ah
😁😁😁 The One nd Only ugu dulqaadka io ixtiraamka bdnaa wye Rijaal M.a Magaciisa kuma qaasrin barnamijkan qofka ugu fcn waye ayan dhihi karaa👌❤🇸🇴🤚
Manshaallaahh wiilkaan. Siduu uxushmeenaayo ninka weyn waankahelay runtii asaga iyo magaciisa wee isleeyihiin rijaal yare maamo allaah hakuxafido 🙏🙏
RAJAAL WAA WIIL DULQADA BADAN OO BULOSHO BADAN SAAN KA ARKO QOSOL BADAN KAFTAN YAQAAN 5FARTO ALLE MA SIMIN DAAD XANAAQA BADAN IS DA MALYUUN MAANKA IYO AXMED TAHIIL RAJAAL WAA WIIL DULQADA BADAN XITIRAMA BADAN MASHALLAAH WAAN KA HELAYA QARAAXO HORE U SOCOD GUUUL NI RAJIN IYO HOR MAR WACAAN 🤝🤝🌹🌹🌹👑👑👑❤❤👍👍👍💯💯💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙
Geed jeceel sxpteey hibaaq cali ma i maqleesa 👂
Asxaapey iiraadiya gbrtaas😥
He is number one intaan dawanayay barnaamijka walaahi rejaaal reeer magaal asal ah hal mar ma xanaqin ayagoo kaxaanaajiyay
RijaaL wa legend AniGu taaGeeraHaaaGa baaN aHaY Zxp 🤣🤣🤣
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal.
Rajaal Hodan baadiYo waYe ku dheh afkaa ka garacaa wllhi reer hodan like saar👍❤❤❤❤
Teda kle ahmed tahliil afka kala bax wajigaada cune😝😂😂
Wlhi waa wiiil dagaaan 🥺 ManshaAllah 💖
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal..
Yaa jecel dulqaadka Rijaal oo kale. Waxaan odhan karaa waa No. 1 intii aynu soo daawanay xaga dulqaadka 👏🏽
Ninkaan inuu arsenal taagero doo da ayaan kufahmay
Reer Mancher united🙌
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal.
Wllh waa run amba united fan wayn ayan ahy lets beat burnely to night💪💪💪
Rajal waxa lo yidhi bu qaba masha alh
Dulbadana👍🏾👏🏼
Masha allah igu la saliya xabiibken scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw
@@mahbuubaj9046 scw
Scw
Rijaaal inta aan firsanaayay ninka aan wax qalad ah samayn dulqad m .a👏👏👏👏🥰🥰🥰
Rijaal waa legend wlhi dabeecadiisa waa degantahay.
Ninkaan Rijaal ladha haayo waa runti Economics wuxuu ukala baxaa 2 Waa runti waa MI oo dhiganta Microeconomics iyo MA oo udhiganta Macroeconomics waaye. Wax waa bartay duqa..Aqoon sidaa umalihi ninkaan Rijaal ladha haayo lakinse waa Runtii.Anigo reer Jabuti ah waa usaxay siiba Economics waxee kusoo uruurtay Macroeconomics ninkii garan ayaa garan. Dowlo Salaan Sare waa Salaaman tihiin dhamaan Bahda Saxaafada Astaan Tv soo badiya Qaraaxo badan oo qosol ah..Peace
Magala oo dhan waa wardhigley iga gadan🤣😍
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal..
I can’t wait cabdikariim cali shaah iyo qamar sugaani 😂
Kuwaas Mogadishu ma joogaan
@@ismo24h42 Sax Lkn Hargesa Prank saan cml lagu sameynoyaa Oo Astaaan aH👍
@@ismo24h42 astaan tv qeybta hargeysa ku tala ba iyadana prank wada sidana musician ka buulo xubey hargeysu joga prank lagu sameyo mad arag miya
@@bbenacnac OK lkn prankiga ramadaan kahor laduubay sowmaaha
@@ismo24h42 ha Ramadan kahor waye prank yo bdn bey duben mr ba hal video ey so geliyan
Reer wardhiigey dad lahubo 🥰🥰🥰
Uk ayaa kadhabanayaa I love my country Somali 😘😘🥰🥰
1 QOF MA HELI KARAA OO IGULA SALIYA NABIGEENA MOHAMED SCW 🗣
Scw scw
Scw
Scw
Scw
Scw scw
Reer Wardhiigley Dadka ugu dulqaadka badan kunool viva warta Dulqaadka
Still waan sugayaa khadar keyow iyo qamar sugaani iyo hamdi bilan ✌️
Hawen danbo hargeysa waaye
Qamar suugaani ama c.kariin cali shaah sugeynaa
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal.
Ninkaan wllhi rag wayeh dulqaadkiisa 💯
War xarfaaney baaba jey kusoo xijina
We cant wait
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal..
Rijaal nin ka kaliyeee ka badidayay astaan 🤜🤜🤜🤜🤜
rijaal nin dulqadad iyo degann badan💚💭❤
Mashallh wllhi wiil kan qof kadulqad badan ma arkin mashallh ❤️❤️
Odayga inuu xasan top uegyahay inta ila aragtay like
Rijaal waa laga yaabay barnaamijku intuu socday halmar muu xanaaqin mansha allah
I can’t wait wllHi😂😅😂 Doood lugo leh ayaa cwda ka dhici dooonta mesHaaan 😂
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal.
Maasha Allah Rajaal hooyadiis magaca lama hareer marin aadbuu dabeecad madan waana nin dagan
Oday qasaaye : xagee igu qiyaase
Rijaal : saan axmed tahliilna saan
Manoooli😅😅🤣
Wa nin samir badan mashallah
cawa xiiso malahan kan asigaaba faatala ah oo nimanka war kudilay🤣🤣🤣🤣
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal.
hhhhhhhhh igo qoslisay😂😂😂
Rijaal xasan ahmed waa dulqaad badan yahay linbantisa hala siiyo legend
Inta khafar keyow in lodambesina og like dhac 😂😂😂😂😂
khafar keyow Hada Muu soo baxay 😂😂 magaca iska sax wllo
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal
😂😂😂
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
Inta umaleysa caawa inuu feer dhacaayo 👍 isaar like 👍
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal
Rajaal waa qof aaad u dulqaad badan m,a
Wlhi pllhi toLhi comantigan like ban saraya Wadba Dharate Ramadan weye like sar😂
Astaqfirullah
Wardhigley waasarad waaye inta kale wakalaad waaye maxan uxiisay ❤❤❤
Wilka darawlkan kaheley he is cute
Aniga adigaan kaa helay🤣
Ramadan ka hor aya la duube. Barnamijka. Dadka biyo aye cabayaaan. Xajona we cunayaaan
Astaan barnamijka wo fcnyahe Lkn Dadka usheeege. Inaa duubten. Ramadan ka hor. Jizakalah
Kani isgaa xanaaqsaba🤣🤣 from borama 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wiilkan walahi wuu dulqaad iyo xushmad badanyahay’ wax walboo la dhoho wuu iska qoslaa. Qoslaaye ayaan u bixiyay aniga mar hore ayaan furka tuuran lahaa
Allhaa duqaadka rijnaal ha I siiyo mansha allhaa
walahi baraamujka dhan waxaan u nacay midka darawalkaaa
KHADAR KEYOW🥺 YA ILA SUGOOYO😪😪
I cant wait khadar keyow baaba jeey io qamar sugaani
Rer wardhiigley wadku daleysan wlhi😂😂
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal..
Warta Nabada ✌
wrta nabada gar ahaan xariryaale
Ninkaa kaliyh oo astan tv kaa raayey mnzha alh rajaal keep going pro
Rijaal wuxuu qaadi doonaa cup dulqaadka 👊🥰😇
Nin dulqaad badan alaykhe rijaaal💪🏻💪🏻💪🏻
Axmed Tahliil hdaa xanto xataa Ma la ii qoraayo kulahaa 😂✌
Ramadan kariim sokora ales kukeciya..mahad said astan 📺
INTA BARNAAMIJKAAN ILA JECEL ISMUUJIYA 💪
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal.
Mash alh magacisaba rajaala magaca iyo dabacdiisa waa isledahy
inta sideyda okle rabto darwalka wajigiis iney arkaan like ta
Maalin xaalku aad u adag yahay oo u dhiganta 50 kun oo sano, warwarku badan yahay, cadceeddu aad u kulushahay oo Qiyaame la taagan yahay ayuu Allah ﷻ dadka Calaamadahan hoose leh ugu deeqi doonaa hadh ay ka galaan kulaylka cadceedda inta xisaabtu socoto:
1. Xaakim (Masuul) caadil ah.
2. Qof cibaadada Alle yaraan ku bilaabay.
3. Qof qalbigiisu mar walba ku xidhan yahay Masjidka.
4. Laba qof oo dar Alle isu jecel una kulma dar Alle.
5. Nin ay u yeedhatay gabadh qurux iyo darajo leh, kadib ku yidhi “Waxaan ka baqayaa Allah.”
6. Qof sadaqo bixin badan, xataa heer ay gaadhay bidixdiisu inaysan ogaan waxa ay midigtiisu bixinayso.
7. Qof Alle dartiis u ooyahay isaga oo kali ah.
Xadiis saxiix - waxaa isku raacay Al-Bukhaari no. 620 iyo Muslim no. 1712.
Axmed tahliil io rijaal HG boys
2ba nin oo prankga ugu warka badan 😂
hhh waan wataa hg
Msha allaha wilkan aad u aqlaq wanagsan yahay udulqad badan yahay msha allaha qosol kudhameye
22:45 daqiiqo markey mareyso talefanka uu ku hadlaayo ku leetiga qabo ninka ma maqashaan 😂
Haa wlhi kkkk
@@boqoradapuntland1250 Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal.
@@socdaalfilmsvlogs waxba lagaa faaiidi mayo somalidab beenta badan balse ku saray qof walbo somalia inan caawiyan jeclhy
Ha
Wlhy Rijaaal waa Libaax Waa laga Xanaajin waayey👏👏👏👏
Dulqaadka 100%
Wllhi gaariga ka dhacaa kulahaa dhulku kula galay wllhi🤣🤣🤣🤣
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal.
😂😂😂
Rijaal ixtiraamka dadka wawayn ayuu yqqanaa wlhy 🥰
Inta ismaaciil aarka ila rabto in barnaamijka lgu soo daro iyo clfitaax yare✌✌🇸🇴
Hhhh war waxaan 4 bil kahor laduube rijaal goormee turkey aade
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal
Wiilkaan sabar waa dhameeyay mashaa alah👍👍👍👌👌💯💯🙏🙏
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal...
Inta aragtay in odayga xasan toob qaabkiisa leeyahay like
Iga cilmi bdnthy 😂😂😂
Fadlan UA-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
Ifka lagu yahay walaal..
Sxbey odayga saa uu firisay ar maxa wax badan daayday hhhhhh
Wlhi isku rayi aanahay😂😂😂😂🙆♀️🙆♀️
Masha Allah Rijaal Dulqaad ayaa ILLAH KU SIIYAYA WALHO