DUMAROW WLHI MASEER DANBA IDINKA MA YEELEYNO 😂 | MASEERKA RAGGA LACAGTA LEH MA QABTO MIYAA😂 FASHILUU

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 837

  • @ummumawaahib70
    @ummumawaahib70 Рік тому +146

    Maseer kute wasiir kolba lacag haduu hayo oo dubai iyo jigjiga udhaxeeya anigaba uraadin laha minyarada xaajiga 😂

    • @nugaal012
      @nugaal012 Рік тому

      😂😂😂😂😂😊

    • @LoveLove-ko9dl
      @LoveLove-ko9dl Рік тому +4

      Xididka maseyrka lumayo 😂😂😂

    • @haala552
      @haala552 Рік тому +2

      Haa faarax somali maseer iyo nolol xumo lee lagu nacay mahane hadii lacagta naga dhisaan anagana waa fasaxeyna 3 kale

    • @ummumawaahib70
      @ummumawaahib70 Рік тому +3

      @@haala552 ma aragtay iyago shilinba haynin oo anagu leenahay yaa rabi yaa meesha ka saara bay gabadh kale soo wanjalayan 😂😂

    • @haala552
      @haala552 Рік тому +1

      @@ummumawaahib70 hhhh haa wlhi maxa xaq haysto nin somali

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +231

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +151

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Рік тому +114

    Hadaad aragto magaca nabigeena suuban ❤ maxamed SCW SCW SCW an kusalino
    Like isaar NA fadlan

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc Рік тому +91

    Kusali nabigeyna Mohamed scw..❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +126

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

  • @electronicparacticsengshek6488
    @electronicparacticsengshek6488 Рік тому +39

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️❤️🥰💕💕❤️💘💕

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 Рік тому +182

    Hadaad ujeedo magaca Allah like saar❤❤❤❤

  • @jennifer-xq7dq
    @jennifer-xq7dq Рік тому +45

    Masayrku wuu jiraa lkn lacagta ayaa baabiisa😂😂

  • @nour_____kenyow7058
    @nour_____kenyow7058 Рік тому +52

    Team faqiir ismuujiya😂😂😂😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +32

    Maseer is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Mahadsanid ustaad zaki ❤❤❤❤

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Рік тому +13

    Qofwalbo haduu hadaalo wuu gaaribkaraa❤😊
    Say masha Allaah this man made hard struggle.❤

  • @abdihaniabdiqani8183
    @abdihaniabdiqani8183 Рік тому +26

    Inta jiif kudaawanaysa salan sare 😊

  • @raaqiyaahmed7804
    @raaqiyaahmed7804 Рік тому +6

    Wasiir maseerka wuu jiraa lkn maseerka marku bidaar love uu arko ama uso carfo si automatically ayuu off 📴 unoqonaa maseerka 🤣😂

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 Рік тому +18

    Aamiin yaa rabi dumarka cadaalad ma aha waan iska sugnaa free ragga jaabka caatiga ah 🤣🤣🤣

  • @maanka1111
    @maanka1111 Рік тому +35

    Garab igu si inaan noqdo youtubr wll muqalka aan soo dhigay so dawo hadu ku qanciyey waxlee iisaar ❤😢

  • @imansheikh6454
    @imansheikh6454 Рік тому +19

    Masha Allah Masha Allaah ❤❤❤

  • @HusseinIbraHussein-rz2qz
    @HusseinIbraHussein-rz2qz Рік тому +2

    Wariir ceel gaaloow ka yimiye malaguu wadaa hiiraan eey ku taalaa waana xureey satahay macamuusleeynaa kataliso x.l ilaaheeyoow hanoowaayn

  • @LUCAZH23
    @LUCAZH23 Рік тому +8

    Waziir naag lacag leh iga badan isoradi hada wasiirka dhalinyarada tahay😭🤣🤣👍

  • @happyxurmoofficial11
    @happyxurmoofficial11 Рік тому +5

    Wiilkas quruxda badan hadaan heli lahaa tan sadexaad iyo tan afaradba anaa ugurin because is not easy money 😂😂😂

  • @user-sp8sz3ow7i
    @user-sp8sz3ow7i Рік тому +11

    Wasiir lacagtu waa lama huraaan😂😂😂😭❤️

  • @hananmohamed5428
    @hananmohamed5428 Рік тому +18

    Wiil kiisa hala iisoradiyo hadaa xarfaan tihiin😩😂😂

  • @muniraabdiaziz
    @muniraabdiaziz Рік тому +20

    Money talks man 💴😂😂

  • @hawakinabdirizakahmed4636
    @hawakinabdirizakahmed4636 Рік тому +2

    Taas benta maba ahan wazir,
    Nin quracda soo densaday miyan kayelaa inu buuq igu furo.😂

  • @omofadum5893
    @omofadum5893 Рік тому +2

    MAsh Allah de marku farxiya hayo u ku agdhigo adiga iyo xanaq wad Kala foganaysa sidaa u ogada de team qaleyil farxiya best small 🤣🤣🤣

  • @sadiamohamuud4923
    @sadiamohamuud4923 11 місяців тому

    Wlhi wiilkan yar zaki Bin xaji masha ALLAAH TABARAKA LLAAH. Waa wiil dhalinyarada ugu cafimaad ka badan barahan leska dawado no miser kulaha. Xafidullaah abowe qali😂

  • @nimconfg
    @nimconfg Рік тому +6

    ❤❤❤wasiir like 1 kowaad habo waad iga haaysaa habo Allah hakuxafido waanku taageeraa please 🙏 adiga ooiga qaadaayo sallaanta 😢😢😢 aanka codsanaa maamo.

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 Рік тому +1

    Maseerka waaa baahi hadii la dhargan yahay no maseer

  • @hanadabdikhadir8115
    @hanadabdikhadir8115 Рік тому +5

    Money talks ey cadanka dhahaan xalimo waan idin oganay maser dambe nagu gaadi meysaan😂😂😂

  • @maxamedtaashteofficial290
    @maxamedtaashteofficial290 Рік тому +6

    😂😂😂😂😂😂 Dumarku waa imtixaan wey nawalayaa😂

  • @xuskabowyofficial864
    @xuskabowyofficial864 Рік тому +17

    𝐖𝐚𝐳𝐢𝐢𝐫 𝐰𝐚𝐚𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐬𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 ✅🙌💯💯

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Рік тому +2

    Waziir maseerka lacagtaa 🔥🔥ee la soco hee😂😂😂😂

  • @user-fb6uu8ti8t
    @user-fb6uu8ti8t Рік тому +2

    ALLAH baa u baneeyey ninka muslim ah 4 xaas. ALLAH wuxuu baneeyey waa ALXAMDULILAHI MASH ALLAH ❤

    • @qunesfakhy9403
      @qunesfakhy9403 Рік тому

      Ilaahey wuxuu dhahey hadaad awoodo ninkaan wa awoodaa kkkk

  • @zadaamxuseen2511
    @zadaamxuseen2511 Рік тому +5

    AMIN yaa rabi bundo magarin lakiin halka Allah ha isoo dhiiwo 😢😢😢😊😊

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 Рік тому +6

    Wasiir second awal mee maseerta waa mel xun fadhisee only second wife wix rabo lee soo buuqooy 😂😂😂

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 Рік тому +3

    Masayrku wakhti buu leeyhy dee wasiir waa kusideee 😂😂😂😂

  • @ilhansalah6329
    @ilhansalah6329 Рік тому +2

    Mansha allah ninkaa allah ha ubarakeeyo waa nin xaaskiisa ku faanaya horumarkana iyadaa gaadhsiisey xaaskiisa ayaan sheegayaa

  • @yuusufhasan7378
    @yuusufhasan7378 Рік тому +1

    Tii mid lacag leh hesha maseeraatiriyee war juug dhihi mayso
    Inay tartiib reer keeda dhaqato ay lacag teeda tartiib aruursanee
    Haday caqli qabto waa. MASEER KULAHAA😅🤣🤣

  • @mdfilmsdama3098
    @mdfilmsdama3098 Рік тому

    Amiiiiin
    Amiiin
    Amiiin
    Amiiin
    Amiin
    Amiiin
    Wasiir maseerka waa runtaaa
    Dumar runta u sheeq
    Runtu dadka ma dishee way ka nixisaaa
    Haye haaye weeyi sheekadu

  • @H9931honey
    @H9931honey Рік тому +2

    Masha Allah Tabararaka Rahman inta xaanuunsan ila hacaafiyo allahuma amiiinn❤

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 Рік тому +3

    Waziir waa nagu dhamaatee nagadaahee😂😂😂😂😂

  • @caaishoaxmed519
    @caaishoaxmed519 Рік тому +8

    wllhi lacag walbo haheesto lakiin haduu naag kale qabo sooy sooy 😂😂😂

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Рік тому +4

    Wasiir request😂 aya si dhiibanysan
    Dumzhiyo is watching this video 😅😅

  • @hanuunwade2
    @hanuunwade2 Рік тому

    Hhhh sxb daawada masayrku waa lacag Ilaahayoow lacagbarakaysan🤲🏿

  • @hodhanbareibrahim1442
    @hodhanbareibrahim1442 Рік тому +9

    Waad nagu dhamaatey wlhi 😂 money is everything 😂😂😂😂😂😂

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 Рік тому +1

    Hellow wasiiirada wax ma maqashaaa wasiiirka Shan boqol jeebkiisa haku ilaaawin😂😂😂😂😂😂anaga janbal noo tuuri biyaaa zaki shaqadada aniga aqaaana😂😂😂😂😂😂😂

  • @farahfantastic959
    @farahfantastic959 Рік тому +1

    Wasiir haduuna heeysan lacag hal xaas haiskaka ekaado maxuu karabaa naago tabartiisaba ma ahane😂😂😂😂😂😂

  • @Isak.a
    @Isak.a Рік тому +1

    Raga wa iney nag waqti iyo lacag midna aysan aysiinin ee ay xoog iyo waqti iyo hanti waxa ay hestan isku geyan sida ku noqon lahayen nin top 10 ah markas kadib afar dumar ah gursadan.

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +9

    Free faarax aan waxba haysan😂😂😂😂

  • @maxamedsharidmaxamuud-iu4mf
    @maxamedsharidmaxamuud-iu4mf Рік тому +15

    Allow wadada xalkeedu war aragne farxisada no keen aan 4 aroosne😢😢😂❤

  • @mafrica101
    @mafrica101 Рік тому +2

    Jeeb faqiir ah maseer ayaa daba socto lkn jebka Hadii uu ladan yahay maseer ma jiro 😂😂

  • @jawahirshugrimahamud4343
    @jawahirshugrimahamud4343 Рік тому +1

    Waziir wakhtigan oo kale maser majiro hallow 3 xaasle❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @inahagio
    @inahagio Рік тому +5

    Wasiirka ma i aragtaaaa😂😂❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +9

    Soomali madax adaga ani love dhan ma rabi 😂😂😂

  • @hassanelmi7018
    @hassanelmi7018 Рік тому +6

    Zaki bin xaji legend ❤🎉

  • @AhmettAli-oo7zd
    @AhmettAli-oo7zd Рік тому +2

    Maseer ma jiree jeeb cariiri ba jira hdan guursadoba inty xladuhu jirn hala iku msero😅

  • @selmamohamed2904
    @selmamohamed2904 Рік тому

    Dumarkii waxaya ku mayasareen ninka aan Waxab hayasan waayo ninkii ladana waa xagiisa loo leexadaye muxuu love madhana hayaana walaala

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 Рік тому +1

    Fakhhri iyo naag ma ogolin wasiir lkn farxiyadu wax badan bayku ilowsiisaa jacaylka qudhiisa hadii la rabo😂😂

  • @nasteh4967
    @nasteh4967 Рік тому +1

    The way you say hi sweety😅

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Рік тому +2

    Masha Allh wiilkas maaskax ay la is dheer yaahy Allh hu barkeyo walalken ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CazaamJibriil-me9qg
    @CazaamJibriil-me9qg Рік тому

    Hantidisa alla ha ubarakeyo m.a😍😍😍😍

  • @zakariyeaadam7980
    @zakariyeaadam7980 Рік тому +6

    Waxiirkeena madax korkiisa iisarnthy❤

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Рік тому +1

    The legend 😅

  • @cabdiraxman_omar10
    @cabdiraxman_omar10 Рік тому +1

    Aniga ka mid ah wlhi sarakisha ka mashqulsan s media

  • @user-tv3yt3un9p
    @user-tv3yt3un9p Рік тому +3

    Wasiir noo soo badi parti 2 noo soo samee haday maquul tahay❤

  • @mohamedmohamoudibrahim-lk3nt
    @mohamedmohamoudibrahim-lk3nt Рік тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂
    Maseer iyo jiinii iyo sheeq ruusheeye waxa kudhaca maskinkaa lawarersan noloshaa😂😂😂😂

  • @duniamuhamedosman3451
    @duniamuhamedosman3451 Рік тому +1

    Zaki haji maxaa ka qaldan sacaan cml ma la maseeraa😂😂😂😂😂

  • @user-sn8tz4mv6p
    @user-sn8tz4mv6p Рік тому +1

    Aamiin❤

  • @abdullahimohamed1923
    @abdullahimohamed1923 Рік тому +1

    Wazir hadey laacagtalo aktata maseer majiro mesha

  • @xuseenmaxamuudcali7268
    @xuseenmaxamuudcali7268 Рік тому +1

    Sax waaye walahi zakiyow l love money.💰

  • @jaabirabdalla5838
    @jaabirabdalla5838 Рік тому

    Wiilow afkaaga caano lugu qabay. Dhiirigakiyaha dhlinta wziirka ducadaada ilaahay Hanoo aqbalo❤

  • @sulubsomalikamas2923
    @sulubsomalikamas2923 Рік тому

    Wasiirka nin weyn waxgarad ah legend ku soco

  • @farxiyocumar1976
    @farxiyocumar1976 Рік тому +3

    Marba hado ninka lacag leyahay 10 hita ha lela so gursdo😢❤

  • @yalibana6172
    @yalibana6172 Рік тому

    Money is catalyst
    كما قال شاعر في السابق
    رأيت الناس مالوا الي من عنده المال

  • @sadiamahatt5680
    @sadiamahatt5680 Рік тому +3

    Waziir mela laga maseriin baa jiraa😹😹

  • @Garshishe
    @Garshishe Рік тому

    Wllha wasiir benta maha
    Nin weyn meel fog buu wax ka egaa

  • @Ibrahim_yare
    @Ibrahim_yare Рік тому +1

    War nio Ani Wasaaradda Lee kugu Bartaye waa Soo Jabhadeysay 😂 keep going Wasiir

  • @ipnuapraham2525
    @ipnuapraham2525 Рік тому

    AMEIN AMEIN AMEIN AMEIN AMEIN AMEIN AMEIN AMEIN AMEIN AMEIN AMEIN AMEIN AMEIN AMEIN AMEIN AMEIN

  • @ahmedabdullahi2151
    @ahmedabdullahi2151 Рік тому

    Zakiii bin xajii the only talented bwoy ❤

  • @cabdirashiidaxmed2780
    @cabdirashiidaxmed2780 Рік тому

    wasiir waa markii ugu horeyay ee aan cashir kaa barto (cashirka lacagta waa awood) waaku wataa aniga

  • @suatomar8434
    @suatomar8434 Рік тому

    Wasiir geedba geedbaa ka wayn lacag hadii meesha timaado waxkastaa waa isbadalayaan😂😂

  • @asmokhalif4959
    @asmokhalif4959 Рік тому

    Oo waziir hada mawaxa iledahy xita hadad bahu kugursatid marku wax hela walgula gursan😂😂😢 ana maba rabi nin bila lacag min yara lee iska noqon😂💃👋🏃

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Рік тому

    Mashalah wa inu ka faidaysto sadaqaysto masjid dhiso uu 3 kale guursado adeer

    • @myrumeyzaahmed3486
      @myrumeyzaahmed3486 Рік тому

      Hal kiisa ku filan maxaa istarees galinaaya dadka lacagta leh naago badan ma guursadan way ogyihiin inee waxba usoo kordhineeyn

  • @jawaahirqanli1347
    @jawaahirqanli1347 Рік тому +1

    Masaha Allah

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Рік тому

    Aamiin buundada masayrka ilaahaay ha idinka saaro.

  • @abdullahiabdi415
    @abdullahiabdi415 Рік тому

    Amin ya rabbi 🤲🤲🤲

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 Рік тому

    Legend Waziri ❤❤❤

  • @nasriahmed5424
    @nasriahmed5424 Рік тому

    Waziiir zaaana 2019 zan mad ahyd 😂😂

  • @dahirmohamedzilva-dj4we
    @dahirmohamedzilva-dj4we Рік тому +1

    Xigmad ban maqLay ahay benzadu qofka ayay qurxisaa hadaa hadu cawaran yahay 😢 Anuu wa hore dumar ka tashaday iLaa waan ka Taajirayo

  • @deeqsandeeqsan4101
    @deeqsandeeqsan4101 Рік тому +5

    nagamaad xishoon zakiyow 😂

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 Рік тому +1

    Waad la heshay walaahi

  • @saabomahad2504
    @saabomahad2504 Рік тому

    Kkkkkkk walaashaa iyo xaaskaada dumar maka midoo ah

  • @badraanhoyadajaceelka7759
    @badraanhoyadajaceelka7759 Рік тому

    Langen waan ku takeerijiray lakiin manta waan ka sohorjeedaa

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 Рік тому

    Waa sax dee adoo shiid ah maa midkale aadee hayhaata faaraxoow lkn lacag haduu haayo 4 xataa waa kuyartay lkn sorry 4 kabadan Alle kuuma baneenin adeer intaa islamahdada la bashaalee ayadana lacagta ay ku bashaalee win win aa ladhahaa😂

  • @maanka1111
    @maanka1111 Рік тому +3

    qofkii ugu horeeyey waziir alle hku sharfo pin igu sharaf 🔥❤️🦁

  • @aadangacmadheere5996
    @aadangacmadheere5996 Рік тому +1

    iskana jir waxan ahy saraakiisha uxilsaaran qenbta difaaca ogw mida 2labad iiqaado in aan ahy kumanti kudhiigle dilaa ah

  • @ikranyusuf6743
    @ikranyusuf6743 Рік тому

    Alla zakiyoow Mad xishon Adile hakukalakacdo wlhi waa yabee😅

  • @user-zz4eu1tu3g
    @user-zz4eu1tu3g Рік тому

    Nin lagu maseyraya waa faqiir

  • @Calicarab-iv6qh
    @Calicarab-iv6qh Рік тому

    Wasiir wali god Kuma dhihin sida Adi camal😅lkn Hada xooogaa Kis ah Ayaa. Ii uruursan. Naag aad guursatid Ayaan lahaa lkn. Dani markii la doorto Ayaan. Xildhibaan . Raadsanayaaa🎤🎤🎤

  • @boqranabdi3537
    @boqranabdi3537 Рік тому

    Maseer aragtaa shiiid aragta lee wye waziir😅😅😅 Lacaga ku mashquulo hda helo farax mxa idaba dhigay