Xisbiga Kulmiye Waa Xisi Guun Ah Mana Waana Sababta ... Solteeco

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 5

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 3 хвилини тому

    Musharaxa xisbiga kulmiye Arab siiya

  • @ahmedyusuf6143
    @ahmedyusuf6143 2 години тому

    Waa xisbi guun ah oo ilko iyo indho beelay dadka adiga oo kale ah soltelcooy oo bilaa sharaf ah oo bilaa wax qaad ah oo 9 sano sida gafanaha dadka dhiiqa ka jaqaayey baa hor taagan ilahay iyo umadiisuba way nacday kulmiye dibna u soo noqon maayo taas niyada u hay dirqi baa ku soo baxdeen shaadh walba hadaa u soo galisaaan kulmiye kulmiye ayuu ahaanayaa hoosta ka fadare .. ragii tartanka ka dhex lahaa cadaw baynu is haynaa ee shacabka somailand cadawga u yaqaan baa idinka buuxa cid danbe oo wax idiinku aaminysaa ma jirtee taa ku bushaaraysta qudhmiyow

  • @Charkherad
    @Charkherad 2 години тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @AliJama-k5s
    @AliJama-k5s 13 хвилин тому

    Ex Mayorkii qaxoontiga Oromada diiwangelin jirow,balwad iyo wax darran ubaxi hablaha bashaal bashaal guriyaha furay-furay taageero doon meesha xun ka dayeey

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 години тому

    Kulmiye axmed siilaanyo kama danbeyn, laba nin oo cadhaysan oo ciil qabayaal afxun oo SNM kaligood sheegtay baa kulmiye baabiiyay waa ina biixi iyo ina Kaahin, axmed siilaanyo hogaamiye afgaaban buu ahaa oo aan afxumo iyo cay iyo qabiil ku dhagohadal aan aqoon oo ku neceb iyo ku jecelba isku haya