👍👍 JIMCA WALBA IYO QISO CUSUB 👍👍 Gabar QUDBO SIRO Lagu Guursaday Maxaa Ku Dhicidoono?Dr Yamaani

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Please: Subscribe, Like, comment and Share / @ahmedalyamaani follow us on / ahmedalyamaani / yamani1979 / ahmed_alyamaani

КОМЕНТАРІ • 220

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 5 років тому +32

    Ilahayow gabrdhahen no asatura yaa Allah xanu badn 😭😭😭

    • @MiskiaMiskia
      @MiskiaMiskia 5 років тому +1

      🍸🌹🌹🍸🌹🌹🍸
      🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
      🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
      🍸🌹🌹🌹🌹🌹🍸
      🍸🍸🌹🌹🌹🍸🍸
      🍸🍸🍸🌹🍸🍸🍸
      🍸🍸🍸🌹🍸🍸🍸
      🍸🎁😊❤☺🎁🍸
      💯😊☁😘😘☁😘😘☁
      😘😘😘😘😘😘😘
      😘😘😘😘😘😘😘
      ☁😘😘😘😘😘☁
      ☁☁😘😘😘☁☁
      ☁☁☁😘☁☁☁
      Thanks

    • @hamdamuhumed5311
      @hamdamuhumed5311 5 років тому

      Masha alah

    • @sacdiyaabdimaquul5861
      @sacdiyaabdimaquul5861 4 роки тому

      Waaa qiso aad uxanuun badan

    • @asmahkalindah4441
      @asmahkalindah4441 4 роки тому

      اللهم آمين

  • @fatumaabdiwahid9103
    @fatumaabdiwahid9103 5 років тому +22

    Qiso nocan cml abaahy igaa shekeyay 😣😥 waa shekh abhy wana saxibkey wuna ii waniyaa hablow is asturaa 😣😣😥😥 yaa allh adiga amanadada nahy

    • @tiirri
      @tiirri 4 роки тому +2

      Fatuma Abdiwahid aabahaas waa nin fiican oo mudan inn lala xidido ee fatuma ma lagu qabaa walaal?

    • @hormarintanafta8765
      @hormarintanafta8765 4 роки тому

      Capitano mesha ka shafto bilabdaya qisada ma.ku samen rabtaa 😂😂😂😂

    • @subeerheif8800
      @subeerheif8800 4 роки тому

      ;-)😃😄😄😆😅🙃🤩😙,
      To I love it

  • @asmahkalindah4441
    @asmahkalindah4441 4 роки тому +2

    Wcs
    MASHA ALLAH
    جزاك لله خيرا
    اللهم آمين

  • @nasrahassan9824
    @nasrahassan9824 4 роки тому +2

    Ya allah xifdi gabarnimadena nagana ilali kuwan mustaqbalka dhabka naga rabin 🤲

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 років тому +6

    Dumarka soomaaliyeed allaha ugargaaro dal iyo dibadba wey kudhiban yihiin ragiina xishoodkii kaguurey maalin walba gabar walaashood ah ayey wax xun kusameeyaan mana xasuusna xisaabta dambeyso

  • @bisharoabdi180
    @bisharoabdi180 4 роки тому

    Masha Allah fav sheikh
    Jazakallahu kheir

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 5 років тому

    mazha allh sheekh wa Qiso cajiiipa waa dhacaaan inta badan kuwa lamida lkn anu waxan ka faiiday nin ku yiri qudba siro aan izku guursano inanu sharfkula rabin mustaqbalna ka rabin e rabo inuu INANIMADADA ku dhaafsho Mana aha wax la helo INANIMADU hablow taxadara o ilhy tala saarta wuxuu ku qoray kuma dhaafayan mhznd sheekh Ahmed Yamani ilhy haku barakeeyo

  • @yussufmohamed5341
    @yussufmohamed5341 4 роки тому +2

    Asc
    dr ahmed waxaad ka qor taa
    qisoo yin ka.aad hay so
    kitaab
    mahad sanid

  • @hayatshegow7916
    @hayatshegow7916 4 роки тому

    😢😢😢😢 gabdhow is ilaaliya ilahey haidin ilaaliyo ilahey hanasoo hanuuniyo dhamanteen 🤲🏽😢

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 5 років тому +7

    Gabar iyo wiil waxaa fiican iney waalidkood kala tashadaan guurkooda..

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 4 роки тому

    Maashaalaa maashaalaa Alle yaa baarig

  • @haarunofficial5006
    @haarunofficial5006 4 роки тому +1

    asc masha Allah shekh Axmed wax wangsan baad ino Shegta ale haku xafido asc

  • @hannahahmed6920
    @hannahahmed6920 5 років тому +6

    ‏جزاك الله خير وأحسن الله إليك

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 5 років тому

    Ax Ax shukran sheekh waxbadan kafaiday

  • @muuminhanan8051
    @muuminhanan8051 4 роки тому +1

    Xasbiyallah wanicma wakiil

  • @fahiimahodan8305
    @fahiimahodan8305 4 роки тому +1

    Xaqiiq waa qiso xanuun badan

  • @hafssaadoontiialle5585
    @hafssaadoontiialle5585 5 років тому +4

    Subxanalah ilaahay xumaanta ha inaga ilaaliyo isagaa awood Lee jasaakalahu khayran

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 5 років тому +4

    Subxanallah, this is heartbreaking. Ya Allah protect us all from such things and may Allah ease their pain through all those that are going through these difficulties 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾.

    • @hamdiali846
      @hamdiali846 4 роки тому

      Khadija Hassan 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @azmaahmed9973
    @azmaahmed9973 4 роки тому +2

    جزاك الله خيرا يا دكتور احمد

  • @sacdiyomustaf1477
    @sacdiyomustaf1477 5 років тому +15

    Jizaakallahu qeyr shiikh sida ad noogu aqli celisey waxbadan IGA maqnaa ayan LA faa,ideystey ajar iyo xasanaad allow ka sii shiikhow

  • @qamaraxmed8296
    @qamaraxmed8296 5 років тому +2

    subxaallah al xamduillah

  • @farxiyah143
    @farxiyah143 5 років тому

    Masha Allah

  • @saynabfarah3969
    @saynabfarah3969 3 роки тому

    Salamu aleykum Shiikh

  • @albaqdaadimaxamed4162
    @albaqdaadimaxamed4162 5 років тому +2

    السلام عليكم ورحمةالله وبركاته
    Al hamdulilaah wlalahay waxaan kula talinayaa AQOONTA waxaa lookala saa AQOON Absolute oo aan qaldamin iyo AQOON Try and error ah. Marka wax waliba oo aad rabtid FIIRI Maxay DIINTU kaqabtaa , Sabbath waxaa weeye waxa ILLAAHAY shrciyeeyay waa ABSOLUTE MA qaldamaan lkn wixii Sharciga kabaxsan waxaad kalakulmaysaa khasaare aakhiro iyo aduuun

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 років тому +4

    ‏جزاك الله خير شيخ أحمد

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 5 років тому +2

    Manshaa Allah illahay haku xafido sheekh ahmed jazakalalahu kheeyr anagana illahay hana xafido

  • @ifraxabdullahi6485
    @ifraxabdullahi6485 3 роки тому

    QOFKA AAD GUUR KU BALANTEEN BEEN HA U SHEEGIN OO WAXA JIRA U SHEEG. HADAADAN Gabar aheen haka qarinin wll

  • @sagalmohamed9919
    @sagalmohamed9919 5 років тому +2

    Gabarey nin ha isku aaminin allah naxifdyo hada dumar nahy

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2 4 роки тому

    Asc sheeq axmed qudbo siro downtrend maxeey ka qabta hortageeynaa yaa sheequnaa inoogu soo jawaab plus wsc warxmtlhi wabrktu

  • @deeqomohamud1426
    @deeqomohamud1426 5 років тому +2

    jisakumullhu Qeer shiiQwwaad noofaiideysay adiganaa Qeerkeda Allah Ku siiyoo

  • @hidaayo4049
    @hidaayo4049 4 роки тому

    Dr Ahmed yamani shukran sheikhow jasakallahu wayo qisoyinkaga wan jclahy allow gabdhahena astur

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 років тому +1

    Sh axmed dumarka ooga dig guurka qurba sireedka sababtoo ah raga sharafta ayey ooga cayaaraan dumarka Kamara xishoodaan gabadha walaashooda ah

  • @سموري-ت2ش
    @سموري-ت2ش 5 років тому +2

    Jaskalahu qeer sheikh allah ku xifdiyo allahuma astur cowratan wa amiin row caata ilaahay xiffiyo gabdhahen iyo gabdhah musllinmita amiin

  • @اللهاللهاللهاللهاللهاللهال-ع4د

    Wcs sh ahmed ilahey haku xifdiyo adiga iyo familkaga sh subxanalah subxanalah ya rabbi wllhi ilahey hana xifdiyo gabdhaha muslaminta iyo wilasha

  • @maamecabdalla3356
    @maamecabdalla3356 5 років тому +2

    Asc shekow midas camal ayaa igu
    Dhecdhey maxa luguugu
    Soodiri kara
    Waxan rawa ina
    Wax iiga faaidheyso
    Maxa sameya
    Sheq WhatsApp
    Maleedhahy
    Maxad
    Sanid

  • @CilmiQaado
    @CilmiQaado 5 років тому +5

    *Faaidooyin*
    1 Hadaad gabadh tahay iska ilaali
    Ninka aad arkayso inuuna daacad kuu ahayn
    2 marna gabadhu ninka ay sheekaysanayso yayna ka ogalaan wax khiyaamo ah
    3 raggu dumarka yayna khiyaamayn
    4 gabdhuhu yayna xumaanta isku caawin
    5 Waalidku waa inay la saaxiibaan caruurtooda

    • @gureyfanax5005
      @gureyfanax5005 5 років тому

      Walaal fadlan subscribe iisaar oo wanaaga iigu caawi

  • @3afie
    @3afie 5 років тому +3

    ASC SHEEKH AXMED jazaakallah kheyr

  • @sumayayusuf3256
    @sumayayusuf3256 5 років тому

    Allow na astur oo cayb anagoo leh hanadilin gabdhihiinoow is astura oo allah kabaqa intaanan dambigaasi sameenin waxaad isweydiisaa suaalahaan soosocda 1 adigoo malakul mawdkii ku agjoogo oo kudhahaayo nafta keen waxani masameen lahayd 2 adigoo qabriga jooga waxani masameen lahayd 3 adigoo allah hortiisa joogo waxani masameen lahayd

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 5 років тому +2

    jizakallah khayr sh Axmed al yamaani Allah ku barakeyo

  • @xaliimomaxamed8301
    @xaliimomaxamed8301 5 років тому +2

    Masha allah shekh ahmed illahey haku xifdiyo aduunyo iyo aaqiro jazakallahu qer sida aad qerka iyo wanaga noso garsisay illahey haku jeclaado amiin alle ha inaga dhigo kuwa waanada qaata o ku camal fala amiin

    • @mahameddhaqane3595
      @mahameddhaqane3595 5 років тому

      Masha al laah sheeq runti aad ayaan kuu tagera 😍.jizakal laah kheer ya shiq😭

    • @hamdiali846
      @hamdiali846 4 роки тому

      Xaliimo Maxamed 😍😍

  • @cadar1499
    @cadar1499 4 роки тому

    Shiikhan hooga iyo ba ‘a dumarka qisadooda lee noo shegaa dumarla furay oo shalaayay marka waarun qisoo yinkaan ookale laakiin raga dhibkeey dumarka kagalaan hadey furaan aan bileeyn caruurtooda ka hadal shiiq

  • @janadabbe9134
    @janadabbe9134 5 років тому +2

    wax yaaboh badan ayah Kafaa iday shikh jazakalah kheeran shikh

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 років тому +9

    ‏الله يحفظ كل البنات والعيال يا رب

  • @xamdixaali2737
    @xamdixaali2737 4 роки тому

    Masha allh shiq alh ku xifdiyo mar walbo wan ku dhagista

  • @TEAM_27_HAGIO
    @TEAM_27_HAGIO 5 років тому +1

    Masha Allah sheikh Ahmed shukran jazakallahu qeyr wad inoo faaidesay👍👍👍👍👍👍

  • @amiiraqurux3431
    @amiiraqurux3431 4 роки тому

    Manshllh shekh jazakaallah khayr

  • @janadabbe9134
    @janadabbe9134 5 років тому +2

    jazakalah kheeran shikh ilahay dardis ayaah ku jeclahay shikh ilahay hakuxafidoh shikh

  • @SDPRODS711
    @SDPRODS711 4 роки тому

    Jazz aka Allah

  • @mariaabdi6265
    @mariaabdi6265 4 роки тому

    Wlh wa dhibato jirto dhaman gabdhaha Wada haysto ragiii dhanba wax kala maraban alaha naga badbadiyee

  • @saynabsaynab930
    @saynabsaynab930 5 років тому +3

    Ilaahey ha amaansado inta muslim umada nabimuxamad scw

    • @adoontiialle8127
      @adoontiialle8127 4 роки тому

      Muhammed salalahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @tahiramao
    @tahiramao 4 роки тому

    Talo waxaa iga ah in aan lasameynin wax waalidka aan ogeen, gabdhaheena waxaan kuwaaninayaa in aay is ilaaliyaan, wiilasheenana sidoo kale waxaan kuwaaninayaa in gabdhaha walaalahooda aysa khiyaanin oo sixun ugalin

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 5 років тому +1

    Asc sheekh Ahmad ilahey ha ku barkeyo walhi wan ku jeclahy ilahey dartis iiso ducoy inu ilahey ii siyo waxn raba

  • @iiguwaclibancade3661
    @iiguwaclibancade3661 5 років тому +1

    bro, sheekada aad inooga sheekeysay aad ayeey dadka qaar u anfacaysaa hadey fahmayaan micnaha dhabta ah ee ku duugan inkastoo aad sicad ugu sheegtay ama aad uguqeexday, Balse aniga halmid ayaaan rabaa in aan kudarsado taaso ah talo aan ugu baaqayo wiilasha somaliyed in ay dhamaan gabdhaha somaliyeed kafogadaan waayo ruuxa aanan si fican kuufahmeyn ama aanan kudareemayn marka aad kafogaato ayuu kudareemaa oo uu fahmaa in aad muhiim u ahayd. waalidka gabdhahiisa udiiday wiil somaliyeed qabiil owgiis hhh waxuu farxi donaa marka uu gabadhiisa ku arko nin ajaanib ah igadoo wadata!!!!

  • @ugbadabdiali4727
    @ugbadabdiali4727 4 роки тому +1

    Dhamaanteen into aanad wax qaldan sameyn ilaahay xasuuso oo ka cabso

  • @jjenko6366
    @jjenko6366 4 роки тому

    Maxa ka khaldan Gabar lasoo gursadey in la gursado? Waa Yaab

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 4 роки тому +1

    جزاك الله خير شيخ
    Sheikh waa qiso
    Xanuunbadan
    Haa Allaah

  • @sacdiyofaaraxciise5935
    @sacdiyofaaraxciise5935 5 років тому +1

    Asc xalaal xaarax Laguna gudo

  • @hafsahussein1925
    @hafsahussein1925 5 років тому +2

    جزاك الله خيرا تبارك الله فيك شيخ

  • @fadumofaraxsan33
    @fadumofaraxsan33 4 роки тому

    Mashalah walal mahadsanid waxan kafahmey ingabadha la igaado

  • @foos7330
    @foos7330 5 років тому +1

    Asc sheeq jazaakuma laahu qeyr aduunka Iyo aaqiraba ilaahey hana ceyb asturo awlaadana alah nooceybasturo

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 років тому +1

    Second men was very nice men masha allah

  • @aishahasan6252
    @aishahasan6252 3 роки тому

    Jazaka allah yaa sheikh

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 5 років тому +2

    waa qiso murugo leh wlhi 😢😢waana qaadan doonaa taladada sheeq mahadsanid

  • @caish3987
    @caish3987 3 роки тому

    رضى الله ورض الوالدين

  • @nimcoaxmed6062
    @nimcoaxmed6062 4 роки тому

    Masha Allah wllo qali

  • @nimcoaxmed6062
    @nimcoaxmed6062 4 роки тому

    Masha Allah wllo qali

  • @asiyahussen8954
    @asiyahussen8954 5 років тому +3

    Alle khayri hakusiiyo sheikh sida noo waniso

  • @farhiyasharif1903
    @farhiyasharif1903 4 роки тому

    Jazaka khayr walaalo

  • @hannahahmed6920
    @hannahahmed6920 5 років тому +1

    السلام عليكم ورحمةالله وبركاته sual ayaa rabaa inaa kuwaydiyo insha allah hoyo mcn waygeriyitay illhay haunxristo waxan rabaa inaa xajka kasobixiyo sidee okasobixinikaraa mahadsanid

    • @adoontiialle8127
      @adoontiialle8127 4 роки тому

      Ah abaayo qaali in sha Allah janada ayaad ku kulmeysaan 👍

  • @ubahduaale5374
    @ubahduaale5374 5 років тому +1

    Faa'iido in mar walba Ilaahay laga cabsado markasta iyo meel kasta

  • @bisharoabdi180
    @bisharoabdi180 4 роки тому +1

    Dumarow sharafteena aan dhowrano
    Niin qudbo siro rabo daan kama lahan wlhi

  • @saynabfarah3969
    @saynabfarah3969 3 роки тому

    Sidee ayaan kuula soo xidhiidhin karaa

  • @suldaanilkacase5262
    @suldaanilkacase5262 4 роки тому

    Jasakalaah khayr

  • @farxiyo8500
    @farxiyo8500 4 роки тому

    Jazakallah qer

  • @hannahahmed6920
    @hannahahmed6920 5 років тому +1

    Sheikh Ahmed sual
    Maxey kaqabtaaa diinta qubsirada?
    In walidkaaa wax kaqarisid oo ninka ismahersadaan walidkaa oo ogeen madanbibaaa?? Ijwb

    • @xaliimoxajjinuur2331
      @xaliimoxajjinuur2331 5 років тому +1

      Fathi Shidene haaaa Abayoo quthba siradu waxay dhehen culumada guur sharci ah mohoo

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  5 років тому +2

      Fathi Shidene
      Magacaa Ka Garan Kartaa.... QUdbo Sirees!!
      Xalaal Maalin Cad Baa laquuta

    • @hannahahmed6920
      @hannahahmed6920 5 років тому

      Ahmed Al Yamaani thanks sheikh Ahmed illahy haa kusiyaadiyo aqontada anakaneh ilahy xaqa hanatuso

  • @nastexonur1182
    @nastexonur1182 5 років тому

    Wankaxumahay Gabadhas waxah kudhacay

  • @saynabfarah3969
    @saynabfarah3969 3 роки тому

    Shiikh tali ayaan raabaa inaan kuwaydiiyo

  • @malihaabdulrahman1777
    @malihaabdulrahman1777 5 років тому +1

    Maa sha Allah shukran sheikh Allaha kuxifdhiyo, sida nogu faideysi Allaha kugu faideyo

  • @nimcoxamse3945
    @nimcoxamse3945 4 роки тому

    mansh allh

  • @halimaadan6461
    @halimaadan6461 5 років тому +2

    ماشاء الله جزاك الله خيراً

  • @hiboabdala4908
    @hiboabdala4908 5 років тому +1

    Sheeqow jasaakalaahu qeer

  • @ilwadquruxsanquruxsan8202
    @ilwadquruxsanquruxsan8202 4 роки тому

    Wa qiso cajiib ah 😢😢😢😢😢

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 2 роки тому

    Manshallah sheikh Ahmed

  • @nasteexoyuusuf7235
    @nasteexoyuusuf7235 4 роки тому

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @fadumoilaal4606
    @fadumoilaal4606 5 років тому

    Meel anka helo isoodir

  • @rahmanur5945
    @rahmanur5945 5 років тому +1

    Subxaanalaah subxaanalaah ilaahow na astur

  • @umulkhayribrahin7402
    @umulkhayribrahin7402 4 роки тому

    jasaa akalaahu khayran

  • @indheergaradchannel3269
    @indheergaradchannel3269 4 роки тому

    Qodbasaro ma xalaalbaa

  • @ismacilabdullahi7130
    @ismacilabdullahi7130 4 роки тому

    Inee qofba la aminin

  • @caish3987
    @caish3987 3 роки тому

    Subxaaaaaaaaanallaah

  • @sahromaxamed2786
    @sahromaxamed2786 4 роки тому

    Jasaakalaahu khyrn

  • @mumtazamiira710
    @mumtazamiira710 4 роки тому

    Acuudu bilaahi

  • @adoontialleinaartan2843
    @adoontialleinaartan2843 5 років тому +1

    Waxaa iga yabisay gabar nimada laso celinaayo iyo Dr ka gabarta😥😥😥 sinada usobandhigty subxnalah ma wx dhici karaa cjb ilaahow na xafid o umaha naga ilaalih sh Ahmed yamani mahadsanid Alah no kadaayo 😘

    • @amaaniamiin1571
      @amaaniamiin1571 5 років тому

      Sheekh wax yaabo badan ayaaban kafaaday jisah kalaah khary

  • @adoontialleinaartan2843
    @adoontialleinaartan2843 5 років тому +1

    😪😪😪ragu waa bahalo qaarkood hadan iska celin way ku bobayaan
    Qisadan qaybta qodba sirada way iso martay
    Lkni ilahay iyo caqligayn ku diiday waxana ku xujeyy markaad gaarto heerkad familkayga hor imaankarti o so shqysati isku kaya keen ruxiina wan isku dhacnay wana kala harnay

    • @xaliimoxajjinuur2331
      @xaliimoxajjinuur2331 5 років тому

      ina Artan S.S.J. Nin hadad isku dhiib to nolosha wadka dheceysa ohiin wel wel aya kudanbeyna

    • @adoontialleinaartan2843
      @adoontialleinaartan2843 5 років тому

      @@xaliimoxajjinuur2331 haa qaali waa sas raga qaar duli ah baa ka buxa alaha nawda asturo o naxafidoo amiin dhamanten sharafey

  • @sahraabdi4013
    @sahraabdi4013 5 років тому +2

    illahay hana asturo asaga waxide oo wax walba awode shugran sheq wanada nasisey

  • @laylonuur4297
    @laylonuur4297 5 років тому

    Asc sheeq waxan kadhihi lahay waalidiinta ineey guurka fududeyan aabaha somali wuxuusameyaa guur badan wexey dhaleyn umaogalo guurka lacg darted wiil iyo gawadh walidinta kafikira arintas fadln

  • @mumtazamiira710
    @mumtazamiira710 4 роки тому

    😭😭😭😭😭

  • @boqoradareercabdi4356
    @boqoradareercabdi4356 4 роки тому

    😭😭😭😭

  • @nesreina6238
    @nesreina6238 5 років тому

    Faaaiidada
    8.Gabareey hadii nin aad i rabtiin aad si walbo u jeceshahay weligaaa haka ogolaaan inuu qudbo siro kuugu guursado hadii uu daacad ka yahay oo rabo inuu nolosha kula qeybsado si sharaf leh ayuu waalidkaaga kaaga doonanayaaa.
    9. Wiilasha waxaan leeyahay Naftaada waxaadan la jecleen walashaa hala jeclaan adigaba ma ogolaan leheen walaashaa in sidaas oo kale lagu sameeyo.
    10. Dambi hadii qof bani aadam ka gashid ama aad qayaano ku sameysid qof ku aaminay ogoow in maalin adigane laguugu sameyn doono .
    #Allaha na xafido wixii shar wado ilaahey hanaga qabto
    #Jazakallah kheer sheekh

  • @abdikade8509
    @abdikade8509 5 років тому

    Jazakallahu khyiran sh barklhufiik elahay haa ku xifdiiyo jamican allhuma amiin